Walaahi waa runtii cajiib qomiyada ugu liidata caalamka wuxu diin male ugaas ku isu sheegaya ku oday isu sheegaya ku wariye isusheegaya afkooda waxaa ka soo burqanaya xaar wax ka daran
@Mahmed-td2bk14 сағат бұрын
Sh.cisman allah haku barekeyo lkn somali ayaan daro weyn ayaa ku heysata aduunka ogaada maanta waa if berina akhiro allah ayaa lays hortagayaa tan aduunka inagu heysata caano ayey noqoneysaa marka akhiro loo eego waxan leeyahay waar dad muslim ayaad tihiin waar hoy allah haloo toobad keeno baaqa culimada hala maqlo dadka la wacdiyo ee la waaniyo ee dhagaha fureysta waxan leeyahay waxad ku socotaa waa naar shrcigeena islaamka markad eegto islaamku xuduud ma kala laha gaalo ayaa waxaa inoo sameeyey inaguna weynu qaadaney waar allah aan ka cabsano dhamanteen from awdal