Dhismaha ID 21 181 New Hargeisa, Hodan Hills

  Рет қаралды 57,576

Somproperty construction company

Somproperty construction company

Күн бұрын

Cabirka iyo faahfaahinta dhismaha
Size 18m x 24m
Bed rooms 5
Living room, dining and kitchen
Toilets 3
Fadlan Nagala soo xidhiidh (Please contact us):-
Tel: +252 63 6000091
WhatsAapp:wa.me/+25263600...
Email: somproperty@outlook.com
Waad ku mahadsantihiin garab istaaga aad mar walba na garab taagantihiin.
Facebook page
/ somproperties
Instagram
/ somproperty_com. .

Пікірлер: 86
@mariza101_
@mariza101_ 3 жыл бұрын
Masha allah beautiful loved loved loved loved loved loved ilahow isii qofkan heestane u siyaadi aamin yaa Rabi 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@landerboy90
@landerboy90 2 жыл бұрын
Mashallah this house 🏠 is one of best homes I've seen in somaliland. As far as interior design. A+! New hargeisa is going be the best place to live inshallah
@zackjoseph8272
@zackjoseph8272 3 жыл бұрын
Macha allah Alle ha u barakeyo reerka leh Shirkadana hori u socda
@I.A.IBRAHIM
@I.A.IBRAHIM 2 жыл бұрын
Maansha allaah illaahay ha idiin kadbo inta aan haysana illaahay ha siiyo amiin yaarabi
@ayaanmohamed154
@ayaanmohamed154 2 жыл бұрын
Maasha allah allaha u calfo reerka leh waa gorgeous house anagana ha noogu deeqo mid kasii quruxbadan
@cabdikhadarahmed5360
@cabdikhadarahmed5360 2 жыл бұрын
Masha Allah in sha allah ana waad iidhisi dontan ❤️
@nasirmohamed5602
@nasirmohamed5602 Жыл бұрын
Maasha allaah shirkadu caadi maaha horay usocda gurigan oo kale shirkadu puntlad ma iiga dhisi kartaa qiima se waa intee
@fanaan1
@fanaan1 3 жыл бұрын
please be more professional and give viewers more details as the price include the land and with out it so buyers my call for deals, thanks anyway
@salwanoor7228
@salwanoor7228 2 жыл бұрын
Not worth it there are cheaper options out there
@fanaan1
@fanaan1 2 жыл бұрын
@@salwanoor7228 need more info about this sis if you know any. thanks
@salwanoor7228
@salwanoor7228 2 жыл бұрын
@@fanaan1 well the charge alot and every house looks similar. Try a new upcoming companies they have better prices.
@fanaan1
@fanaan1 2 жыл бұрын
@@salwanoor7228 i will insha Allah thanks again
@Gaaraabidhaan
@Gaaraabidhaan 2 жыл бұрын
Ok walaal insha allah thanks for the feed back
@awilalimuse1025
@awilalimuse1025 3 жыл бұрын
meel walbo oo aad camerada ku qabataan magac ku qora sida tan waa suulida tan waa jikada tan waa qolka jiifka
@abdirizakmohamudyusuf6571
@abdirizakmohamudyusuf6571 3 жыл бұрын
Maasha Allah waa guri quruxbadan
@guuleedfaracade8964
@guuleedfaracade8964 3 жыл бұрын
Waxaasa shirkad dhidmee layidhahada mashallah
@oskafamily3863
@oskafamily3863 3 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن
@amranxadaadir3267
@amranxadaadir3267 3 жыл бұрын
war lacagta so shega illa alabtisa gurigan indhahayaga wu ka bate yann ka dhex bixine
@Brightone1
@Brightone1 2 жыл бұрын
Shirkadu guryo qurux badan bay dhistaa lkn shirkadaheena waxa kawada maqan waxay dhisaayaan guri qurux badan lkn dhinac jaajuur yahay miyaad garanwaydeen ama istanbar iyo rinji mariya ama dhagax kawada dhiga?
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 3 жыл бұрын
Waaw Maasha inaba caadi ma ahin guri aduunyo iga dheh
@bintissa6179
@bintissa6179 3 жыл бұрын
Ilmaha maska loo dhex dhigay waxay xoolka 😂 lkn masha allah waa guri aad u qurux badan ee lacagta soo raaciya plz
@Internut1985
@Internut1985 2 жыл бұрын
Kkkk soomalidu waa funny
@mushtakkahin4597
@mushtakkahin4597 2 жыл бұрын
masha alaah waa guri lagu faro yaraystay waxaana ka dambaysay shirkada shirakadaha somproperty
@feyrussiad9549
@feyrussiad9549 Жыл бұрын
manshaallah hal mid oo kaliya ayaa idinka dhiman waa price-ka oo aad noosoo raacisaan bas si aan jeebkayaga ula tashano
@yasinabdi8157
@yasinabdi8157 2 жыл бұрын
Mansha allah ninka dhistay iyo raga dhisay guulaysta dadka qurbaha joga baad dhiri gelinaysan dad wax dhisi kara inay jogan waddanki 💪💪💪💪
@somproperty
@somproperty 2 жыл бұрын
Mahadsanid mudane
@jamilanor653
@jamilanor653 8 ай бұрын
Guri wasiir miyaa mise mid xildhibaan, ilahey ha u barakeeyo cidii lehba❤❤❤
@MUBAARIGMuhammad1999
@MUBAARIGMuhammad1999 2 ай бұрын
Maasha allah qiimaha soo raacoya
@oumaharoun
@oumaharoun 2 ай бұрын
How much is this house please?
@amfaridabarudmobler5145
@amfaridabarudmobler5145 2 жыл бұрын
Qurux maansha allah
@Zihaam011
@Zihaam011 2 жыл бұрын
Mansha Allah
@uniqueperson6294
@uniqueperson6294 2 жыл бұрын
masha allh. vip house really .
@maxamudyasin8848
@maxamudyasin8848 Жыл бұрын
waxanu nacnay fadhiga kii madax tooyada u eeg bye
@Huioejusyki22
@Huioejusyki22 Жыл бұрын
Masha allaah beautiful
@halimoismail9379
@halimoismail9379 8 ай бұрын
Ma lakiraynayaa wallo
@jaansiiscaankamohamed3574
@jaansiiscaankamohamed3574 2 жыл бұрын
Maa la iib saday guriga anaa qof diyaara hayee
@ayaanmowlid3969
@ayaanmowlid3969 3 жыл бұрын
Mashallah alahuma baarik
@saeedgullsomalilandahmed6383
@saeedgullsomalilandahmed6383 2 жыл бұрын
Wow
@sali1269
@sali1269 3 жыл бұрын
Masha allaah
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 3 жыл бұрын
Waaw
@malyuundirrir216
@malyuundirrir216 10 ай бұрын
Masha allah gurux
@aliomer9888
@aliomer9888 2 жыл бұрын
Do you guys also do decorations or you just build?
@Gaaraabidhaan
@Gaaraabidhaan 2 жыл бұрын
Yes
@amiinyaasiin5711
@amiinyaasiin5711 2 жыл бұрын
Masha Allah
@nimcoizmail7753
@nimcoizmail7753 2 жыл бұрын
Alle ha ubarkeyo angana ha ngu arsaqo
@jaansiiscaankamohamed3574
@jaansiiscaankamohamed3574 2 жыл бұрын
Gurigu xaguu ku yaalaa
@wardafarah8714
@wardafarah8714 3 жыл бұрын
Beautiful house beautiful furniture to MashaAllah
@umaaisha9876
@umaaisha9876 2 жыл бұрын
Maasha Allah beautiful home but the sad thing is there no running water, no pavements and sewage system .
@zapbranigan5099
@zapbranigan5099 Жыл бұрын
Why no water?
@samiiraaadan8463
@samiiraaadan8463 2 жыл бұрын
Mansha aalllah
@jeesto9141
@jeesto9141 2 жыл бұрын
Waxan u baahanahy numberka Shirkada kula xidhiidhi laha
@shadia679
@shadia679 2 жыл бұрын
Waa imisa gurigani walallo
@somproperty
@somproperty 2 жыл бұрын
Nala soo xiriir si aad qiimaha u ogaato
@aarmaarke7440
@aarmaarke7440 Жыл бұрын
How Much is two months rent? Labo bil ma kireesan kara vacation u imaana? how much is rent ?
@umusafia-jm5dt
@umusafia-jm5dt Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@buczy
@buczy 2 жыл бұрын
As qiimah ma ogaan karnaa fadlan
@seidmohammadabdalla2353
@seidmohammadabdalla2353 Жыл бұрын
Asc wll gurigaan kiro miya wll guri gogolan oo kara rabaye
@hibomaxamed5997
@hibomaxamed5997 Жыл бұрын
Guriga ku la mida ayan raba qiimihisu imnsu noqonaya Hnlayon walal⚘
@fttytuthrutty1172
@fttytuthrutty1172 Жыл бұрын
Masha alaaah
@Huioejusyki22
@Huioejusyki22 Жыл бұрын
Can I rent this place for few months??
@samiirasamiira1318
@samiirasamiira1318 Жыл бұрын
Waa intee qiimihiisu
@farhanabdullahi6236
@farhanabdullahi6236 Жыл бұрын
Masha allah
@awliyosporttrainer3615
@awliyosporttrainer3615 Жыл бұрын
MashaAllah ❤
@nimoyusuf6995
@nimoyusuf6995 2 жыл бұрын
Waxaan garan waayey Aida caalamka waxay qiimaha ugu hooseya ugu Soo qori wayan daad badan oo an dhaqankan aqoon baa wax kaga iibsan lahaa
@nimcoizmail7753
@nimcoizmail7753 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن حلوه ولله
@sumeyayousef5473
@sumeyayousef5473 2 жыл бұрын
Ma sha Allah
@samiiraaadan8463
@samiiraaadan8463 2 жыл бұрын
Wlo telka so raci la idinka helllyo
@nimcodahir3549
@nimcodahir3549 Жыл бұрын
Masha alaah
@safiya0986
@safiya0986 Жыл бұрын
Maashaa allaah
@hodanali4846
@hodanali4846 2 жыл бұрын
Maashallaah tabaaralallaah
@ThatOneSlapBattlian7
@ThatOneSlapBattlian7 Жыл бұрын
Wow, house or hotel?
@livinglegend101
@livinglegend101 2 жыл бұрын
Masha Allah
@ahmedshaani5604
@ahmedshaani5604 2 жыл бұрын
Mansha allaaah
@ibrahimyusuf3850
@ibrahimyusuf3850 2 жыл бұрын
Waw Nice home
@wiilhoog455
@wiilhoog455 3 жыл бұрын
meeqa waaye?
@somproperty
@somproperty 2 жыл бұрын
Fadlan mudane/marwo nagala soo xidhiidh number-ada hoos ku xusan,fariinna noogu reeb barta fariimaha khaaska/gaarka ah ee aan ku lenahay what'sapp,Facebook iyo Email. Tel: +252 63 6000091 WhatsAapp:wa.me/+252636000091 Email: somproperty@outlook.com Mahadsanid.
@ibrahimbarreibrahim559
@ibrahimbarreibrahim559 2 жыл бұрын
@@somproperty asc wll offer Kani wali majira
@cabdiwalisheekh2033
@cabdiwalisheekh2033 2 жыл бұрын
Malkiraynayaa guri goglan hoodan hilis
@somproperty
@somproperty 2 жыл бұрын
Maya walal
@mmmg1133
@mmmg1133 3 жыл бұрын
Masha allah waa guri aad u qurux badan lkn qiimaha soo raaciya oo dadka la wadaaga
@ummunabilakram9130
@ummunabilakram9130 2 жыл бұрын
Qiimuhu waa 60000 ilaa 80000. Badanaa inta ayey ku iibiyaan
@Gaaraabidhaan
@Gaaraabidhaan 2 жыл бұрын
Walalo waa $85000
@saphiamussa1689
@saphiamussa1689 2 жыл бұрын
How can we contact you?! Email?!
@somproperty
@somproperty 2 жыл бұрын
Fadlan mudane/marwo nagala soo xidhiidh number-ada hoos ku xusan,fariinna noogu reeb barta fariimaha khaaska/gaarka ah ee aan ku lenahay what'sapp,Facebook iyo Email. Tel: +252 63 6000091 WhatsAapp:wa.me/+252636000091 Email: somproperty@outlook.com Mahadsanid.
Dhismayaal casri ah iyo hargeysa
13:49
Arch Geelle
Рет қаралды 15 М.
Dhismaha ID 20 110,Jig-jigayar/Hargeisa
5:52
Somproperty construction company
Рет қаралды 32 М.
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 38 МЛН
QIIMAHA IIBKA DHULKA XAAFADA HODAN HILLS HARGEISA
17:17
Somali Vlogger.
Рет қаралды 26 М.
DHISMAHA:1020 xaafada  ILAYS, Hargeisa:  By Arwo Real Estate Development  Hargeisa Somaliland
4:40
Quruxda Hargeisa 2024
10:13
GorGor Tv
Рет қаралды 5 М.
Furaha farxadaadu waa raadinta furaha aqal haboon || Dhismaha ID 20 112.
5:02
Somproperty construction company
Рет қаралды 75 М.
BURTA KALAJEXAN NEIGHBORHOOD | HARGEISA SOMALILAND 2024
13:52
The Somaliland Tourists - Samiya Hashi
Рет қаралды 22 М.
Hargeisa, Somaliland | Modern G + 1 House built by Som Property.
3:39
Somali Fair Media
Рет қаралды 10 М.
$65,000, Guri nuucee ah ayaad uga dhisan kartaa Muqdisho?
7:00
Jimcaale Deals
Рет қаралды 25 М.
garidi haweynka by ahmed mooge and a beautiful video of hargeysa
6:20