Waa maxay filim khaayimintu guulaysto oo dhamaad ah abdiqadir iyo amal sidee isagoon la soo qaban wuu udhamaaday
@sarahabdi11742 ай бұрын
Filimka comment tiga maa ka xiran aawey nahaayadiisii
@hodanhawsi5752 ай бұрын
Idea the sheekadu way fiicnaydee, laakiin habkii each episode loo misaamayay ayaan habseenen. About 60 episodes shaydan baa iska meeraysanayay 😂 build up & wixii soo qarxo lahaa, xagaas ayuu ku halaabay. Last episode kana dag dag baa la gu Dhameeyay. No cadaalad no results
A/ qadir iyo amal wa in lasoqabta filimka waqabyo plz
@Zahruji-o8p2 ай бұрын
Nadiifo Gele ar Sagal funy😂😂😂
@MemoMemo-g7c3x2 ай бұрын
Nadiifo runtay sheegtay
@nasrocabdiqadircabdullahi63382 ай бұрын
Oo flimki ma saan buu ku dhamaaday😂
@mocishqimustafa33032 ай бұрын
Sirnaaged noso badi wll
@MemoMemo-g7c3x2 ай бұрын
Sagaleey guulayso
@XaliimoAbshirxaliimo2 ай бұрын
yaa dhaamaad aa waa qabyo wili sagalay dhoof😂
@HiboMaxamad-i8c2 ай бұрын
Anaa cawa ugu horeya
@mohamedfaqi10252 ай бұрын
Cabsi cabsi waaye
@FarhiaFarah-wg5qe2 ай бұрын
Ba hEEYE lahy yirahdaba, Familyyyyyy
@kaltoumragueh62882 ай бұрын
Kkkkkkkkk kkkkkkkkk caawa waa isku dhamaatay asad waa ku haysataa islaanyahay cajuusada ah laga yeersiiyay
@Jamaal-l1g22 күн бұрын
RUWYDA SOBDIY🎉❤
@saciidomaxamuud2302 ай бұрын
Labo labo ba laysu dagalay😮😮
@HaweyomaxamedHaweeyomaxmed2 ай бұрын
Maxa dhamada 82 mu ku dhamaday 100 ku so xiraa meshi ugu macaned bu marayaa mama nadifo cartedi dhimatay ma ogaa munasar wali ma qiran dabigi sagal su asad iyo mama nadifo u rali galin laha wali lama garin duq fadumo sey khadar urali galin laha lama garin war meshi ugu macaned bad ku jojisen saga plz fimka100 garsiyaa😢
@NajmaCumar-lb3ig2 ай бұрын
😅😅😅😅
@LakiMohamed-f2r2 ай бұрын
Wuu dhamaadey bey iska Lee yihiin Maxaa khaldan khaayimiintiii filimkaba Lama HaYeee
@FalxadoFalxadoisaaq2 ай бұрын
Kggu
@nuuribrahimmaxamed41902 ай бұрын
Filimka fashil buu ku dhamaaday mana aha mid u qalma inuu intaas ku dhamaado,
@daruurcuratay19692 ай бұрын
Filimka wuxuu u baahnaa hal xalqo oo dambe oo gabo gabo ah. Nadiifo sida ay u saamaysay waxa ay ka shaqaysay. Asad sida ay u saameysay dhibka uu sagal u gayatay. Abdulladir sida ay u saamaysay xasarada uu maleegay,iyp Amal iyo sida ay u saamaysay dulmiga ay gashay.
@ShukraanWardheere-gz3zc2 ай бұрын
Meesha ilhaan waa ka naxay walhi
@yaxyexuseen-pp7eh2 ай бұрын
Sir naageed noo so geli
@hanijamal89192 ай бұрын
Ader filimka bartisa dhiga mxa diinka qaldan wa dhamaday waxay