durdurki markuu guray | maandeeq iyo axmed cali cigaal | shalay diricsanaydaa | dodoroad dhirananda

  Рет қаралды 401,046

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Күн бұрын

HEESTA : Durdurkii markuu Gudhay
ERAYDA : Maxamed Cali Kaariye
LAXANKA: Maxamed S Tubeec
CODADKA: Axmed C Cigaal & Fadumo C Maandeeq
SANADKA: waxaa la qabtay 1973 kii
LYRICS : DHUGMAAL LYRICS
QORAALKA HEESTA (LYRICS )
✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️
Maandeeq
Markuu damac ku qaadaa
Cawaysaa daruuraha
Waanadu ku deeqine
Duuduub wixii hore
Geela daran ha loo raro
Lo'da webi ku sii daa
Da'deenana kalgacalkuye
Isu soo dalxiis iyoo
Dookhaa is raacshee
Ee ma wax la isu diidaa ?
Axmed Cali Cigaal
Markii aan ku doortay
Dugsi aan ku mooday
Adoon diir naxaynin
Waa taad i diiddee
Durdurkii markuu gudhay
Daaqsinkii la sahansaday
Dabayluhu ku qaadeen
Dib u noqo haddaad tidhi
Kuu dul qaadan maayee
Haygu daaline samireey
Faadumo-Maandeeq
Dadan maahee daalacan
Dagaal maahee waa nabad
Dawadiisa caashaqa
Waa dadkii is doortee
Doogsi roob kaliileed
Halo dararan oo dhalay
Dadab iyo aroos baa
Isu daa ku fiicane
Ma danbaa ma daw baa
Ma wax la isu diiddaa?
Axmed Cali Cigaal
Doraad dhiiranaydaa
Shalay Diricsanaydaa
Maantana ku dabartoo
Dan baa kuu run sheegtee
Dayro ruuxii qaadaba
Dayn baa u yaallee
Wali digashadaadiyo
Daw-dhaafka caashaqa
Dib u soo xasuustee
Haygu daaline samireey
#dhugmaal_lyrics #cigaal #maandeeq

Пікірлер: 62
@abdifatahhashi4942
@abdifatahhashi4942 3 күн бұрын
Ahmad ali cigal iyo mandeeq Ilaahay caafimaad iyo cimri dheer idinka rajeynaya Aamin
@Abdullahi-wx8uv
@Abdullahi-wx8uv Жыл бұрын
Hobalkii waynaa Axmed cali cigaal io maamo maan deeq fanku waa guu fanka Ahaaa
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh Жыл бұрын
waxaan aad ujeclahay codka dahabiga ahee maama maandeeq ❤❤❤❤✔ cimri dheer io cibaada san🙏
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 Жыл бұрын
Heeta Daalacan Miraha Maxamed Cali Kaariye AUN Laxanka Maxamed Saleebaan Tubeec AUN Cododka Faaduma Cabdullaahi Kaahin (Maandeeq) & Axmed Cali Cigaal. Riwaayaddii Aabahay ka samraye adiga.
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 9 ай бұрын
KOLAMA DAKHALA. CALAYHA ZAKARIIYA AL. MIXRABA. WAJADA. CIIDAHA . .WADAJA
@muxyadiinkhadarmuxyadiin-lj1pr
@muxyadiinkhadarmuxyadiin-lj1pr 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤ axyaa fan heesta garanayuunpaa garanaya
@abshirdagel5135
@abshirdagel5135 10 ай бұрын
Heesihii Yaraanta xasuus❤🎉
@saidali9435
@saidali9435 Жыл бұрын
War Waa ereyadii aabihi jaceyl ka ina cali kaariye❤
@AbdizYusuf
@AbdizYusuf 10 ай бұрын
Erayada iyo laxanka iyo codka waxa iska leh awoowe axmed cali cigal saida karbaashka miya ka xanaaqday abwaan axmed wax isaga u leyahay le ku heesa marke beenta melaha aad kusoo qoreyso jooji
@Hamzepathaan-xc9po
@Hamzepathaan-xc9po 8 ай бұрын
Doraad dhiiranaydaa Shalay Diricsanaydaa Maantana ku dabartoo Dan baa kuu run sheegtee
@ahmedeidtoor5563
@ahmedeidtoor5563 8 ай бұрын
L
@cabdiwalikhaliif
@cabdiwalikhaliif 22 күн бұрын
Deyro ruuxii qaadaba Dayn baa u yaalee Wali digashadaadiyo Daw dhaafka caashaqa Dib usoo xasuustee Haygu daaline samir
@AbdinassirAbdullahi21
@AbdinassirAbdullahi21 5 ай бұрын
Sida ufiican yaad usoo gudbisaa hesihii hore Gacmaha allahaku daayo brother 🙏🤲
@SareyFarah
@SareyFarah 10 ай бұрын
heestii ❤SAMIR❤Two icons and legends Ahmed Cali cigaal iyo Faadumo Cabdullaahi kaahin maandeeq👏 31/01/2024❤Wednesday.
@SuperKahin
@SuperKahin 5 ай бұрын
Waa ereyadi hal aburka jacaylka looga hadhay kaariye AHUN. Riwayadi aabahay ka samray
@maxamedcllaahi5722
@maxamedcllaahi5722 9 ай бұрын
Laxnag waa xasan great iska fiir wax soo qoreysa😂😂😂
@Ahmadhassan-ln7kt
@Ahmadhassan-ln7kt 4 ай бұрын
Ma ahan sxb waa tubeec
@istarlini
@istarlini Ай бұрын
😂😂
@Cartan7
@Cartan7 Ай бұрын
LAXANKA: Maxamed Saleban Tubeec Somali Waqooyi
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 15 күн бұрын
Waayo waayo❤
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 14 күн бұрын
Car faadumo yaa ka cod macaan 👏 👌
@channelshortvlogs2927
@channelshortvlogs2927 Жыл бұрын
Marbuu damac kuqaadaa Cawaysaa daruuraha Waanaduna ku deeqine Duuduub wixii hore Geela daran haloo raro Lo'da webi ku sii daa Da'deenana kalgacalkuye Isu soo dalxiis tiyo Dookhaa is raac shee Ee ma wax la isu diida
@foosmohamed1641
@foosmohamed1641 Жыл бұрын
Top songs
@HalimoSacdiyo-oh7zr
@HalimoSacdiyo-oh7zr 8 ай бұрын
Deyro ruuxi qadaba denba uyaalee wali digashadadiyo daw dhaafka caashaqa 👌🏾
@LihleNukani
@LihleNukani 10 ай бұрын
Xasuus 2002 2003. Tuulo layiraahdo taabto o ku taal gobalka jubada hose e waamo anagoo lo kasoo dojinay jooree e deganada hartiga lkn taabto waxaa dega maxmad subeer ayaan ku dhageysan jiray heeskaan
@ruumi1665
@ruumi1665 7 ай бұрын
Ninkii tol yar baa taawawacaye moorgan taabta soo dhaaf baan hore u maqlay
@LihleNukani
@LihleNukani 5 ай бұрын
@@ruumi1665haa waqtigas waa 1992 xiligas ey dhaantada ku qadayaan maxamad subeyrkii heystay kismaayo 9 blood ayey jogeen cumar jees iyo ceydiid janaraal morgan o ciidamo xoogleh wato o hartiya o layiraahdo dameeraley ayuu qabsaday dhoobley iyo taabto marks ayaa saa layiri anoo tolyar baa tababacayey taliye morgan taabto soodhaaf waa una qabsaday kismaayo ilaa jilib 1992
@officialahmedlamaane1278
@officialahmedlamaane1278 7 ай бұрын
This is what we call classics 👏
@KhadarAxmed-ig6jc
@KhadarAxmed-ig6jc 11 ай бұрын
Khadar
@AbdiYu-s7i
@AbdiYu-s7i Ай бұрын
King axmed ali cigal Abaha fanka soo laabay 2024.
@Gaacshe
@Gaacshe 11 ай бұрын
Heesta murti baa kabuuxda
@xafsahassan8734
@xafsahassan8734 26 күн бұрын
Dhulka daranta leh deegan Habar jeclo bari ❤️🦊🩸
@CadnaanCadnaanyare
@CadnaanCadnaanyare 2 ай бұрын
2024 bisha 10 naad 10keeda habeen khamiisa
@ibrahimbrody2720
@ibrahimbrody2720 6 ай бұрын
Allah ha u naxariisto
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 9 ай бұрын
DEEQ HEELID. NIKIS
@Cartan7
@Cartan7 2 ай бұрын
Somali Waqooyi aa heesayaa Faadumo Cabdulahi Maandeeq
@alisaid2008
@alisaid2008 5 ай бұрын
Mirihii m.c.kaariye laxankii m.s.tubeec codka maandeeq iyo a.c.cigaal
@mohamedabdo1458
@mohamedabdo1458 Жыл бұрын
Axsan
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 жыл бұрын
Mhdsnd sxp iyadoo tubeec laqaadaysana waan arkay heestaan waa caan
@dhugmaallyrics
@dhugmaallyrics 2 жыл бұрын
Haa sxp way jirtaa
@ibarahimcali7574
@ibarahimcali7574 Жыл бұрын
Xasan geryt ba leh laxanka malaha tubec
@Amira-x4g
@Amira-x4g 8 ай бұрын
Tubeec ayaa leh laxanka
@IfrahMahamed-g8o
@IfrahMahamed-g8o 8 ай бұрын
Wajirta hestu
@NK.135
@NK.135 7 ай бұрын
Heesta wxn ka fahmay nafsi jecayl qofkii la jecla mrkii u diiday isaga u danbeeyey
@KayseCaliyuusuf
@KayseCaliyuusuf Жыл бұрын
Hadalo
@SkyGumcadlle
@SkyGumcadlle 8 ай бұрын
Laxan-ku manay Xasan Great ahyn
@Cartan7
@Cartan7 2 ай бұрын
LAXANKA: Maxamed S Tubeec Somali Waqooyi
@ShacayebJaamac
@ShacayebJaamac 11 ай бұрын
Shucayb jaamac
@mascuudcade1585
@mascuudcade1585 7 ай бұрын
Dagaal maaha waa nabad😁
@mukhtarabdi8568
@mukhtarabdi8568 4 ай бұрын
waa maan deeq
@AmiirAmiir-i5g
@AmiirAmiir-i5g Жыл бұрын
Xasn❤❤🎉
@elmijabane1247
@elmijabane1247 4 ай бұрын
Mandeeq waa mida ugu dagan hablaha heesa
@CasiisaAddu
@CasiisaAddu Ай бұрын
Doraad dhiiranaydaa
@gaashAhmedgaash
@gaashAhmedgaash Ай бұрын
Wanaduna ku deeqinee
@CabduqaadirMaxamed-d5p
@CabduqaadirMaxamed-d5p 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@AxmeMohamud
@AxmeMohamud 10 ай бұрын
❤❤😂🎉😢
@FaadumoCabdi1212
@FaadumoCabdi1212 Жыл бұрын
Hatimaado taan ciriq uhayeyey
@CabdiRashid-di1rk
@CabdiRashid-di1rk Жыл бұрын
Ok
@shaqodoonali7146
@shaqodoonali7146 3 ай бұрын
Kkkk waa heestan calaacalkee kabaxaysa radio 📻 muqdisho iyo jawaabtii radio 📻 hargeisa durdurkii markuu gudhay daaqsintii ladaaqsaday igu noqo hadaad tidhi ma wax loo dulqaata 😂😂 koonfureey buudhigaaga jiido 😂👋🏼
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 11 ай бұрын
Iska ciiyar. Caalim ito waydiin la socdan
@Cartan7
@Cartan7 2 ай бұрын
LAXANKA: Maxamed Saleban Tubeec Somali Waqooyi
@XasanXuseen-c9e
@XasanXuseen-c9e 10 ай бұрын
😂😢
daa,uud cali iyo maandeeq hees sidii webi durdurayoo orginal +lyrics
11:43
Wednesday VS Enid: Who is The Best Mommy? #shorts
0:14
Troom Oki Toki
Рет қаралды 50 МЛН
Почему Катар богатый? #shorts
0:45
Послезавтра
Рет қаралды 2 МЛН
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 407 М.
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,4 МЛН
HEESTA DINQAARO ABDILAAHI A.XIRSI WIGIC
8:02
SHAQALLE CHANNEL
Рет қаралды 10 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,9 МЛН
Heestii: Yaa Dooxay Caashaqa (lyrics)
8:55
Hal Abuur channel
Рет қаралды 2,3 МЛН