Dhuux Tagoogo, Gabay YamYam,SNM u tirayay

  Рет қаралды 113,496

MrRunsheeg1

MrRunsheeg1

11 жыл бұрын

Пікірлер: 126
@moderninformation7931
@moderninformation7931 4 жыл бұрын
Gabayga AUN yamyam deelqaaf baa ku jira oo ah dhinacyadan soo socda 1. Xagga diinta ah oo jahnama ilaahay uun cid u dira 2. Xagga cadaalada ma bay jirin waqtiga garsoor iyo dastuur toona muu lahayn ee dadka waxa la saari jiray maxkamad millatry ga hoosta taga 3. Kamuu hadlin dhibaatadii xukuumada uu difaacayay gaysatay kamuu hadlin sida xasuuqiiyadii kala ahaa Culimada muqdisho 1974 Saraakiisha muqdisho 1972 Sarakiisha jigjiga 1977 Reer miyiga mudug 1978 Ganacsatadii burco 1984 Jasiira muqdisho 1989 4. Aflagaado beeleed 5. Deelqaaf xagga macnaha iyo ereyada qaar Laakiin markii dambe nabsigii baa helay hargeisa ayuu yimi waanay is cafiyeen dhamaan abwaanadii reer somaliland arintiina halkaas.bay ku dhammaatay Waa bashar qaldamay markaa iskadaya cayda raggani way isa saamaxeen
@jamaahmed3965
@jamaahmed3965 4 жыл бұрын
Alley-lehe adaa tacab qasaarey oo tusbax furtey noqday oo tawradii kaa dhacday oo adiga oo qaxooti ah meelaha adiga iyo adeerkaa ku baqtideen.... Allah ku qabey...
@abdillaahiawed3697
@abdillaahiawed3697 Жыл бұрын
Waa sida ay hadda isaaqu dhahan " burcad dagaalamaysa uyaqaanan dhulbahantaha dadkooda iyo dhulkooda difaacanaya" Garaad jaamac waa hadraawigii shalay Isaaqna waa mareeaxaankii shalay
@camayabdi1153
@camayabdi1153 7 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Abwaan kii waynaa ee Yamyam walee run buu sheegay
@imanhaji7166
@imanhaji7166 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Abwaankii weynaa ee xikmadda badnaa Abdulkadir Hirsi Yam Yam
@aliaabo394
@aliaabo394 6 жыл бұрын
Hawl soojireen abwaan cadikhadir xirsi yemyeem allaha unaxaristo asagiyo dhamaan abwaaniinta soomaliyeede dhimatayba illahay qabriga unuuriyo ameeeeeeen
@Ameendada1
@Ameendada1 Жыл бұрын
AUN Abwaan YamYam Iidoor Karbaashe
@cabdiqanikaraaf9826
@cabdiqanikaraaf9826 6 жыл бұрын
Abwaan wadani ah oo sharafle weeye yamyam, allaha u maxariisto, wixii ka soo horjeeda waxaan leeyahay, ciil la dibira
@cosmicadventure9184
@cosmicadventure9184 7 жыл бұрын
ilaaahay ha unaxariisto abwaaan ibraahin gadhle ilaahbaan kugu dhaarshee qofkii commentigyga arka we garanay ibraahin gadhle faataxda ha umaro kanoo kaloo abwaaniintii waawaynayd Ku dherersan jiray ayuu geed Ku xidhaye
@ahmedhdf3362
@ahmedhdf3362 7 жыл бұрын
Yam yam(AUN) walee waa Abwaan ka Abwaaniinta.
@amalnor
@amalnor 6 жыл бұрын
waayo arag qabriga alla haw waasiciyo dambigiisa alla hadhaafo isaga iyo abwanadii SNM
@musphaibrahim171
@musphaibrahim171 5 жыл бұрын
Aamiin mujahid wayn bui ahaa abwaanku
@yassinawil5158
@yassinawil5158 3 жыл бұрын
Alle haw naxaristo marxuumka ibraahim gadhle mujaahidka
@asadbarre1040
@asadbarre1040 6 жыл бұрын
#fan yaqaan nin dhintaay ayaad waxa aad ka sheeyagaysaa wax u San somarin abdiqaadiir xirsi yamyam waa mujaahiid somaliyeed ruun ayaa kahadlay hadarawi waa amaxar afsomali nagu barteen waana wurtad qab qable ah waxii Somali diid ah ayuu wax kasheygaay abwanka Allah u naxariisto yamyam
@Somaliilaqsol
@Somaliilaqsol 5 жыл бұрын
Magaca Somali aduunka kuceebaysen argagaxiso iyo gaajo qarax qaxooti somalida waxay sharaf lahayd intaa idinla joognay dugaag 30sano iscunaya african aduunka ugu liita hooyooyinka iyo caruurta idinka ilaaliyaan ileen dugaag ayaa tihiin somalinimo cid kama xigtaan
@sahalcali4196
@sahalcali4196 6 жыл бұрын
Hadraawi kulahaa Abwaanoo dhanbaa kabaqijiray Hadraawi haduu gabyo waalayaabijiray Abwaan dheeg weydii
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Dheeg iyo hadraawi iyo waxaad sheegayso waa hal abuuro hadraawi auntee baa hal gabay tiriyay ninkaan soo baro horta naayastiisu waa abwankii dhul baraha ahaa marka abwaan waakan macalin af somali ah buu ahaa aun
@abdirahmandaud1458
@abdirahmandaud1458 10 жыл бұрын
Mashallah ilaahayow kuu naaxariiso. Wallee garaad, xikmad iyo waayo aragnimo meeshaan waa ku dhamaatay
@camayabdi1153
@camayabdi1153 7 жыл бұрын
Kkkkkkkk Ma qoys baa u talinkara beelaha tamuuxda ah
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 6 жыл бұрын
MASHA ALLAAH AUN YAMYAM WUXUU AHAA NIN QARAN MURTI HUFAN GOBANIMO WAA UDHALASHO
@malikibrahim4677
@malikibrahim4677 8 жыл бұрын
Ibrahim gadhle (AUN) ayaa jawaab culus siiye
@abdulljama4591
@abdulljama4591 7 жыл бұрын
abwaan wayn yamyam ilaahy haku raxmado Gabay cajiib ah ba sidi gantaaladi ugu garaacday
@MrToooor
@MrToooor 10 жыл бұрын
Faqashkan ciil ayuu uu dhintay ayaan uu malaynaya
@camayabdi1153
@camayabdi1153 7 жыл бұрын
MrToooor IIDOOR cuqdadaysan
@adamturab3252
@adamturab3252 5 жыл бұрын
Ileen odayga tebiyee goblamaa cid uma tudho oo ileen hadraawi goblan buu ahaa haddana maskaxdii baa ka tagtay xusuus maleh naartii ilaahayna way sugayaa ilaahay wuu saamixi karaa lkn dadkuu laayay waa sugayaan
@alimdualeh
@alimdualeh 7 ай бұрын
Yamyam tuutahaa dhalay :abwaan ibrahim Gadhle
@cabdiadancabdi5058
@cabdiadancabdi5058 3 жыл бұрын
Maanshe ibraahin gadhle ku sheegay illahay labadiinaba haydin naxariisto
@nimcoh1532
@nimcoh1532 6 жыл бұрын
Allaha unaxariisto raximahullah
@ayanledangarad9033
@ayanledangarad9033 10 жыл бұрын
Acuudu bilaah This guy was Extreme kulaa kuli cadaabtay wada gaeen while its forbidden to call ur fellow muslim brother as Jahanba pple, may Allah have mercy on him..
@updicaziizxikaayo7874
@updicaziizxikaayo7874 4 жыл бұрын
Yamyam ba wax so tirin taladaydaba kuma darin
@maxamedcabdicilmi6181
@maxamedcabdicilmi6181 4 ай бұрын
Yam yam tutaha dhalay Tahordu la kawsada Shala tayga lo xidhay
@ayaanleabdullahi6308
@ayaanleabdullahi6308 6 жыл бұрын
كان ناصحا للصومال رضي الله عنه
@musdafemaxamed9752
@musdafemaxamed9752 7 жыл бұрын
Haku qasaarinina doqon waqtigiina hadii kale waad qasaaraysa bal muxuu ka hadli tiusiibaa tuulane Guul dalkayga hooyo Somaliland iyo dadkaygaba.
@mohamedyusuf6427
@mohamedyusuf6427 7 жыл бұрын
Guul 💪
@xamzamahad3691
@xamzamahad3691 5 жыл бұрын
Qabiilayste ayuu ahaa
@imanhaji7166
@imanhaji7166 3 жыл бұрын
Rashi saed ALlah ka baq ninkaan waa ninka heesaha ugu xikmadda badan soo saaray Istaqfaarsi baa kugu waajiba.
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 3 жыл бұрын
Adaa waxaa xigmad u yaqaanee, dadka kale Sanka ha ka gelinin
@ducaysaneduca2940
@ducaysaneduca2940 9 жыл бұрын
wax uu ku hadlaayo ma la garanayo waxan meesha ka saara .waa wax aan la fahmayn waxaa waaye doqan walini wax waalan iga dhig ..
@sahalcali4196
@sahalcali4196 6 жыл бұрын
Abwaan Ibraahim Gadhle ayaa ugujawaabay gabay uuyaabay Yamyam baa wax idiin tirini Taladaba kumaan darin ayuu yidhi
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 9 жыл бұрын
waa kuma abwaanku uu leeyahay hortaydaa lagu toogtay ee uu leeyahay naartaan idhi u dira talow abwaanka lagu faanaya waa kuma??
@fowsicumar1073
@fowsicumar1073 6 жыл бұрын
abdulahi ahmed waa axmed gcayte alaah haw naxariistee daaraha madfaca kadaa hadaad doontana kusoo dumi dadbaa dibadaha ugu maqane
@shafigarad7074
@shafigarad7074 7 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto yam yam wuu u dhameyay Hadraawi hhhh
@maxamadcqaadir3947
@maxamadcqaadir3947 10 жыл бұрын
heersare ayuu ahaa alla hawnaxariisteee
@mahadaxmed2803
@mahadaxmed2803 7 жыл бұрын
inaga.daaya.ninkan.shar.iyo.khayrba.wuxuu.falay.maanta.rabi.ayaa.kala.xisaabtami.qabri.ayuuna.kujiraa
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Gobanimada iyo geesinimada ayaadan meelna usoo marin, Guul bay snm joogtaa, jeelka laguma xidho, hantidooda lama boobo, bandoo kuma jiraan, dekedo kama xirna, maxaad gobanimo ka taqaan, ma dhiig la'aan baa lagu helaa, dhashii kacaanka kula yaabi maayo, waa kuwii sheegtay dalkii lawada lahaa, ee Afweyne aabaha u haystay
@indhataag4446
@indhataag4446 4 жыл бұрын
Allaha unaxariisto Abwaan YamYam raggi hore
@nimcofuj7596
@nimcofuj7596 8 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Abwaan Yam-yam walee si fiican buu ugu taagsaday. Runtii ayuu shaaca ka qaaday.
@FarahBarud
@FarahBarud 6 жыл бұрын
Ile odayga tabiyee Goblamaa cid uma tudho
@boqrkifarsamad7062
@boqrkifarsamad7062 3 жыл бұрын
Legand
@Suusuumo
@Suusuumo 8 жыл бұрын
Kan talow ma noola 1991 iyo 2006.
@moderninformation7931
@moderninformation7931 Жыл бұрын
Haa waliba hargeisa lagu soo dhaweeyay ee KZbin ka daawo .khadar cakule baa waraysatay
@suldaannuurdhagacun
@suldaannuurdhagacun 8 жыл бұрын
hahaa maxaa ka dambeeyay gabayga uu qasbayaa ibrahim gadhle AUN ayaa geed saar jawaabtiisana waa tan Hadaa teyga loo xidhay Arin waliba taahlehe Ma tarbiicadiisiyo Tuurtiyo maroorkuu Taariikh ka dhigayaa Aduunyada tus leeyahay Ma dadkeenan toosee Tashadee is raacuu Isna kala tagoodii Ula soo talaaboo In la tuuray uu dhacay Tuhun baaba kaga jira Mise toobad laawaha Halka laga taftaafaa Taawilo u sheegtoo Tusbixiisa go”ay buu Mar labaad tax leeyahay. Ninka tiisu yaabloo Taganaanta madaxnimo Wuu ku toobad seegoo Maba garan tumaatida Sida loola toogtee Wali wuxuu toltolayaa Dhiilkaan todoba jeer Toorida ku kala jaray Afartaa tusmeeyoo Taxayoo dhameeyee Tu kadaran aan sheegee Ey baa tukaday shalay Maroodaa tigaad nacay Hilib buu la toow yidhi Aar baa tasbiixsaday Tincad oodan buu galay Dacaw baa ku yidhi toos Shabeel baa la faray taar Qoolkiyo tinkuu galay Uma baranin taasiye Waxaan uga socdaa taa Dhoodaanka tegay iyo Midhadh aan temadiyoo Talallaynta necebaa Kaftan aan turxaan wadan Isku tuuri laynoo Shaxda nala taqaanee Yamyam baa wax soo tirin Taladaba kumaan darin. Qof takooran oo ciyay U tanaadhintiisuba Inkastoyna toosnayn Afar aan ku tuuree Ninka maad taqaanaan Tooraduu la kowsaday Yamyam tuutahaa dhalay Hadaa tayga loo xidhay : Ka tag oo hadana guur Taganaha ka faalood Wixii jiraba taabsii. Yamyamoo tixdaadii Adiguba sidaad tidhi Dhuux tagoogo noqotoo Umadii wax uma tarin Intii aanad soo tebin Murtaan kugu tuhmaayee Ta”na inaanad garanayn Taar adaa ku soo diray. Tuhun reeb jawaabtii Tana waxay ku leedahay Awroo talaabadu Talantaali maahee Isku toosan wada qaad.
@mohamedyusuf6427
@mohamedyusuf6427 7 жыл бұрын
Alla ha ku sharfo abti
@camayabdi1153
@camayabdi1153 7 жыл бұрын
Waa Abwaan kii Abwaanada Soomaaliyeed Yamyam ( AUN)
@MrHangool
@MrHangool 6 жыл бұрын
Camay Abdi 😂😂😂😂😂
@nasirabdi5249
@nasirabdi5249 3 жыл бұрын
sheeko / Gabay.
@kaafimediapro1972
@kaafimediapro1972 3 жыл бұрын
Gaw waar ninkaasi hadraawi jeex kamu gaadhayn
@berya-samo5227
@berya-samo5227 3 жыл бұрын
Oo hadraawi muxuu dheer yahay yamyam
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 4 жыл бұрын
Waar waa layaqaana taariikhda ninka Wuxuu khaldaya dadka aanwaxba ogeyn
@sudaysisudaysi2640
@sudaysisudaysi2640 9 жыл бұрын
wuu dhiintayi laakiin marku leeyay waxayi galeen narta isaagu halku tagnaa yaab
@mahamudsaid5899
@mahamudsaid5899 6 жыл бұрын
Alla how naxariisto c/qaadir xirsi yamam inkastoo run sheegayo may ageyn inuu u gabyo qabiil dhan oo cuqdad qaba oo sidii laan gaabkii u hadla
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Yaa idinka laangaabsan
@ismailabukar4981
@ismailabukar4981 9 жыл бұрын
Ninkan waa abwaan runta ka hadlay laakiin dadka uu waxa uu shegayaa ma yihiin kuwo dhagaha daloolaan jawaabtu waa maya waa dad qabyaaladi dilootay oo iska xanuunsan intooda badan
@nimcaaanismaciiil4558
@nimcaaanismaciiil4558 8 жыл бұрын
2004 wixii hargaysa ku qabsaday iyo ciilki uu u dhintay dib u raaca kan abwaanka isku sheega waa yam yame
@libandahir6101
@libandahir6101 7 жыл бұрын
AUN halyeey buu ahaa yamyam
@yareabdille1464
@yareabdille1464 6 жыл бұрын
Wa mujahidki waynaa alaha u raxmado
@ahmedhasanudurmiin2249
@ahmedhasanudurmiin2249 9 жыл бұрын
CIIRJIIDH_91. Ibleys Takar. waa sabool waxi u dhalay! dawladu waxa u haystaa reer , rasan bu cantuugay waxa ku dhintay gaadhi isoo raasan,,.raacdii markii la baacsadey kiiniye galay .talyaani ,maraykan buu isku dilay 24hrs OO AAN seexan buu gaadhi galay indho la'aan.jaahilnimadii dawladu u haystaa snm ee bu ahaa haysta ,isagu reer buu dagaalamaya caqli ciyaal ..nasiib darin duulleh daayeer.. Afar is weeydaar ah baasuuke ku dhufanaya !cod habaraha rayi maalka ah. Ibleyska tooxsan waxa korsadey tawrad baaho ah. waa taran-jab taladdi is yidhi waa tiirsin reernimo. tarab tarab waxay loo jiladay tima-cadoodii. toobada ka baxe waxay la taal wa talyaaniga tabliiqii cali (ha xooga baxa waa janada talaxdeedi). Ibraahim waa tirishaa maantii taagisn marrinteed.. tuhunkii ka saar reer-isaaq oo tuuriyadii haddi tunkuu kala helay ma kicin talaxna iimee!
@xkhaalid798
@xkhaalid798 3 жыл бұрын
Alla hakuu naxariisto waxa lagayaba muu fahmin colaada
@nasrohaji9022
@nasrohaji9022 10 жыл бұрын
ilaahoow una xariisto wax maanta jooga ayuu ka digaaye.jabhad kheeyr maleh
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 3 жыл бұрын
Alxamdulillah, wax aan jabhad ahayn kumaanaan badhaadhin. Ilaahow noo daa maantay nololi kow noo tahaye.
@xasanmaxamedxaashi2923
@xasanmaxamedxaashi2923 7 жыл бұрын
ina walanwal iyo dad somali magac kulahaa way qasareen
@muzuuu123
@muzuuu123 7 жыл бұрын
walee waanu taagnay calan beenale somaliland💞💞💞💞illahey adiga naarta ku gali Amiin
@ahmedhdf3362
@ahmedhdf3362 7 жыл бұрын
Calankaad taagatay Caalamku ma Aqoonsana.
@abdallahabdi1012
@abdallahabdi1012 3 жыл бұрын
Yamyam mikii u jabuuti joogay ee aw dawarsanayay aniga ayaa Ku sadaqaystay meel yar oo u seexdo
@shanfoolkabosomali4532
@shanfoolkabosomali4532 10 жыл бұрын
wuxuu ka mid ahaa kuwii jabay ee gowsaha dalqada kulahaa, ee kumamay xoolaha dadka. taarikhda sheegtay maanta in hadraawiga uu sheego uu ahaa xaq u dirir oo isaguna ahaa bidhi qaate gatay damiirkisa oo ku doorsaday umadiisa shilimo, naarta aad sheegayso ilahay adiga ha kugu fogeeyo
@maryandualle6895
@maryandualle6895 10 жыл бұрын
ina kabo soomaali horta adigoo kale in laguu jawaabo ma ahan sababtoo ah waxaad ka hadlayso iyo waxaad u hadlaysoba garan mayside haduu abwaanku ifiyay dhibaatada soomaali ku soo socota ma biiri qaatuu noqon, dhibaatooyinka bulshada ku dhacday waxaa masuul ka ah kuwa maanta uu tilmaamayo abwaanka kuwa badda ku dhamaanaya kuwa lagala baxayo kelyaha iyo beerka oo ay carab u heshiiyeena ayagaa masuul ka ah dhibta ku dhacday soomaali meel kastooy joogto allah subxaanuhu wataacaal ayaa quraanka inoogu sheegay WACTASIMUU BIXABLILAAHI JAMIICAN WALAA TAFARAQUU, wax midnimo lagu wayay tafaraaruq laguma helo yamyamna allah naxariistii janno ha ka waraanbiyo
@Janankaify
@Janankaify 9 жыл бұрын
Maryan Dualle Waxaas aad sheegtay oo dhan kan aad abwaanka ku sheegayso iyo cidii uu qabyaaladda ku taageerayey baa ka dambaysay. Xaqa iyo baadilkuna isuma eka, waar dalka waa lawada leeyahay ee haloo sinaado, iyo mayee Daarood uun baa leh baa laysku hayey. Maantana isagaa Somalida kale halkaa dhigay, ilayn Somaliland wayba ka raysatay isaga iyo wixii la caqli ahaaye. Aayadaha Ilaahayna munaafaqnimo iyo aniga reerkayga hoos kaalaya looma adeegsado. Mid taada burinaysana waan keeni karaa, laakiin ma rabo inaan sheego oo kugula murmo.
@abdallemohamedakram5118
@abdallemohamedakram5118 5 жыл бұрын
ragga ku doodaaya Hadraawi wuu saxnaa bal isaga weydiiya maanta wuxuu ka hayo iyo faa'iidadii uu ka dhaxlay dumintii qarankii soomaaliya mase ka qoomameeyey maansooyinkiisii kacdoonka
@Somaliilaqsol
@Somaliilaqsol 5 жыл бұрын
Qaran aad sheegayso dad gaara ayuu kadumay abawanka qabiil ayuu kutaageerayay mamul daalima jwb gabygiisa ninkan waa taqaana tawarada lakawaysaday yamyam tuutaha dhalay hada tayga loo xidhay hadraawi halgankiisi Somaliland 🇮🇹 ayaa ku helnay
@abdallemohamedakram5118
@abdallemohamedakram5118 5 жыл бұрын
@@Somaliilaqsol haddii soomaaliland ay tahay wax jira maad kuduushaan passport ka magac kuyaalkaa ee aad haysataan waakan muuse handaraab uu kuduulaayo somali passport
@Somaliilaqsol
@Somaliilaqsol 5 жыл бұрын
@@abdallemohamedakram5118 muuse biiixi Somaliland 🇮🇹 passport ayuu ku safraa riyo kujirtaa kasomaliga argagaxiso ah halkaa lagu tagaa
@abdallemohamedakram5118
@abdallemohamedakram5118 5 жыл бұрын
@@Somaliilaqsol wada buuqi mayno garoowe baan maalinkaste 20 gobolada waqooyi ee soomaaliya kayimid kugu dhuftaa saxiixa warqadaha Diid ama ha diidin
@Somaliilaqsol
@Somaliilaqsol 5 жыл бұрын
@@abdallemohamedakram5118iska faan rer majidho garoowe maanay ahayn tuulada 20 kilo mitir ujiro
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 4 жыл бұрын
Isagoo bisad u eg oo dhuumanaya ayuu Hargeysa yimid markii adeerkii xukunka laga tuuray. Cidna ma dilin ninka waxaa tirinaya.
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 3 жыл бұрын
Cabdiqaadir xirsi yamyam illaahey how naxariisto ma taqaanide iska aamus
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 3 жыл бұрын
Ma ku dhacdaan soo dul cad isugu tagimeysaan
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 3 жыл бұрын
@@mohamudmohamud2534 maya ee Dhagax-dheer, Kaakuma iyo Nairobi ayaan gaaladda ka tuugi lahayn si ay Maraykan noogu qaadaan
@rashidseid3046
@rashidseid3046 3 жыл бұрын
Abwaan ma ahan kan
@adamahmed973
@adamahmed973 6 жыл бұрын
Qolyaha haysta abwaanka waxaan idin weydiin ninkaan heer qaran buu u hadlayaa iyo midnimo wuxuuna LA hadlayaa fikirka abwaanka kale ee hadraawi Mar haddii fikirka lagu kala Duwan yahay MA ahan in Isaaq LA caayay.
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 4 жыл бұрын
Qaran baabad qalad ka fahantay
@madaale1000
@madaale1000 6 жыл бұрын
Midnimo beel 1977 indho adeeg dagaal Ethiopia Cuba Russia looga hortagi karaa awoogiin Gubay caqli wuxuush leh Lol 😁😁😁😁😁😁😁😁
@cabdixasancali2515
@cabdixasancali2515 6 жыл бұрын
Hi
@madaale1000
@madaale1000 6 жыл бұрын
cabdi xasanCali asalamu allaykum. Hi beel lol 😂😂😂😂😂😂😂
@jamaalahmed636
@jamaalahmed636 10 жыл бұрын
waa mareexaankii yidhi ilaahayow somali waan rogayaaye somali kale samayso .. sidii hitler..maxayse ka a dhacleen qaxoontii
@ahashi7828
@ahashi7828 9 жыл бұрын
mareexaan waxba ha ka sheegin ee wax ka sheeg ragii wadanka ka talinayey sida ina siyaad bare iyo ina dafle iyo ina cali samatar sedexdaas ayaa soomaali iyo somaalilandba burburiyey
@nimcofuj7596
@nimcofuj7596 8 жыл бұрын
Anigu waxaan la yaabanahay dadkan MUJAAHID maxay u yaqaanaan yaase lala jihaatamayey. IIDOOR oo dhan ma wada mujaahidbaa. Nin DIINTA caayaya mujaahid ma noqdo.
Abwaan Yam Yam Gabaygii Doofaaar Jilbaha Aastay iyo Jajab
15:42
Ali Yasin
Рет қаралды 125 М.
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,1 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 125 МЛН
"Abwaan Hadraawi iyo Yamyam maxaa kala qabsaday"
14:22
Suhayb ceelaabe
Рет қаралды 1,5 М.
maansadii kala guran
30:46
Abdalla shafey
Рет қаралды 1,5 М.
Gabayo goos goos ah iyo abwaan yam yam 👍❤️
14:15
Murti Dhawr
Рет қаралды 37 М.
BISMILLAHI EEBOOW  C. X. YAM YAM
13:19
Bartamaha
Рет қаралды 125 М.
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН