Sh Abdulxaq Rusheye weyne Meeshan Qof kasta Yimaada Faraantiga jin miyaa u keenay sirta Daawadiisa

  Рет қаралды 50,965

Badbaado Channel

Badbaado Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 85
@fadumoelms4582
@fadumoelms4582 2 жыл бұрын
Asc waan idin salaamayaa shiikhyara shafarta badan masha Allah shiikh rusheeye anigaabu igu quraan saaray Hargaysa oo rabbi igu caafiyay ayadoo sixir iga qayliyay runtii Ilahay wuu igu caafiyay alxamdu lillah rabbi ayaa mahad leh shiikh yadana Ilahay ha noo xafido Waxaan leeyahay umada soomaaliyeed in ay culimada dhibta ka daayaan oo aanayn ceebaynin Aniga quraan ayuu isaaray waagaas aan joogay Hargaysa jin iyo wax la mida toona lamuu shaqaysa nayn ee uu quraan iyo biyo cashar ah uu dad ka Ku shubaayay Allahayaw umada caafi aamiin aamiin yaa Rabbi
@raxmacabdi3799
@raxmacabdi3799 4 ай бұрын
Wall xagu ku quran Sara dadaka hargysa joga
@oubahmohamed624
@oubahmohamed624 2 жыл бұрын
Masha Allah sheekh Abdulxaq Allah Swt haku barakeeyo aduun iyo aqiraba insha Allah
@carab9868
@carab9868 2 жыл бұрын
Jisaaka laahu qeeyr shiq waxaa dareemikara wanaagiina qofkii xanuun ruuxi galay quraanku waa daawo qof qur aanka sax u aqinayo dad madhibaateyo
@hiboxusein1381
@hiboxusein1381 2 жыл бұрын
Kalaamka Allah io shaydaan meel islama galaan sheikhcabdulxaq Allah ku barakeeyo sheikh
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 2 жыл бұрын
His very humble man 👨 mansha Allah alxamdullilah haduu ilaahay iga jaahil bixiyey sheekha masaakiinka ah ee umada ilaahay inuu daaweeyo mooyee si kale oo khaldan uu wax uwadin, hoog waxay sugaysaa inta sheekha karaahiyeystay ee khaladkiisa kasoo noqon sidaan anba caawa uugasoo noqday, fadlan sheekh faaruuq waaku baryayaa hadaad dib isu maqashaan sheekha iiweydii cafis, Ana alle weydiisan cafis
@fadumomaxamed4110
@fadumomaxamed4110 Жыл бұрын
Asc sheekh kher alaha ku siiyo mar walbo aan dhagesto shuraankaaga waa ku duceyaa hadana ilahey aya noka keney mashalaah tabarkalaah alaha ku barakeeyo inta xanunsan alaha caafiyo inta cafimadka khabto alaha u siya diyo alahuma amiin
@fahmohaji7104
@fahmohaji7104 Жыл бұрын
Sh rusheeye South Africa ma imaneeee
@alifreemann5440
@alifreemann5440 2 жыл бұрын
Ar hawenkarabo inlaquraansaro maxramkiina horuwata culimada ha afeyninee tankale shaxari shiq isagakindhigay culimada howgabenshegina fdln👍😎
@ashashdhff3754
@ashashdhff3754 2 жыл бұрын
Sheekh ii soo duceyey kheyr allah ku siiyo
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp Жыл бұрын
M .a sheikh allahabarakeyo qof jin la shaqeyo ma ku noolaado nolal wanaagsan sheikhu wu nuraayaa wajigiisa laga garanaa waa qof caabid ah m.a
@cabdiqadirbeene7642
@cabdiqadirbeene7642 2 жыл бұрын
Ilaahayoow icaafi isoo duceeya wax iqabanaayo
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 2 жыл бұрын
Caafimaad taam Allah haku siiyo
@khadanabdirahman8869
@khadanabdirahman8869 2 жыл бұрын
Manshallah jasakaallah khair Alle haydin barakeyo
@ashashdhff3754
@ashashdhff3754 2 жыл бұрын
Allaaha ha ku xifdiyo sheskh
@fadumoabduqadir3979
@fadumoabduqadir3979 Жыл бұрын
sheikh rusheye wayne alaa wayne Belgiem ilaahow keen
@Fahmoabdiq
@Fahmoabdiq Жыл бұрын
Allah Abkar Allah Akbar Allah Akbar
@miski7235
@miski7235 2 жыл бұрын
shekha wanaga tagay noso celi plz garisa o aday 😭😭😭 ilaaheey ha xifdiyo shekha
@laylamohamed57
@laylamohamed57 2 жыл бұрын
sheekh abuuxaq allaha kheyr siiye intaa uu shegey lacag kama qaadan kuwa laga qaadana wax yar baa laga qadaa waa waxa tuftiisa alle u aqbalo
@maxamedjimcaalecabdi5509
@maxamedjimcaalecabdi5509 2 жыл бұрын
Masha Allah😇
@maxamedjimcaalecabdi5509
@maxamedjimcaalecabdi5509 2 жыл бұрын
Masha Allah
@oubahmohamed624
@oubahmohamed624 2 жыл бұрын
Caleyhi salatu wasalam allahuma sali cala Mohamed ❤❤❤
@halimacumar6683
@halimacumar6683 2 жыл бұрын
Asc waan idin salaamay badbaado iyo shiiqa
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 Жыл бұрын
Shiikh rusheeye anuu 2 mar anaa utagay alxamdullaah waana caafimaaday jina ma adeegsado
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 жыл бұрын
Asc walalehey channelkeen Soo booqda kheyr Aduun & mid Aaqiro Allaah idinsiiyo inshaa Allaah🤲🥰💜
@fowsiamusse2628
@fowsiamusse2628 2 жыл бұрын
Asc sheekh c/xaaq alaha ku xafido baarakalaah waan usoosocda aad Ayaan uugu farah sanahey in uu kenya usoo guurey
@nimcoabdilahi7964
@nimcoabdilahi7964 2 жыл бұрын
Ilaahayoow dadkan jaahiliinta ah naga qabo quraan saar ma aragno e,bulshada masaakiinta ah ee aqoon darada xaga diintuna hayso ayaa laga faa iidaysanayaa
@qalidega5055
@qalidega5055 2 жыл бұрын
ASC mashAllaah tawarakaalah 💯
@naaneey6476
@naaneey6476 2 жыл бұрын
Mahadsanid sheeikh ❤️
@ashashdhff3754
@ashashdhff3754 2 жыл бұрын
Jasakallaha kheyr
@alhassan5718
@alhassan5718 2 жыл бұрын
Mashallah sheikh
@ramlomaxamed1407
@ramlomaxamed1407 2 жыл бұрын
Jazaakal laah indhaha qeybta cad oo jaalo noqoto maxaa u daawo ah isoo jwb
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 2 жыл бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha gulinshallh
@xamdixamdi7369
@xamdixamdi7369 2 жыл бұрын
Shiikh badbaado ani waa lakulmay shiikh rusheeye waa runtiis in qofku cabsi dareemo anigu guriga anoo katagin baan sii cabsanjiray
@Nafisoand
@Nafisoand 8 күн бұрын
SCW🕋❤
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 2 жыл бұрын
Mashallaha tabarakallah
@rahmaaalisalad594
@rahmaaalisalad594 2 жыл бұрын
Masha Allah❤❤❤
@xafso3332
@xafso3332 Жыл бұрын
Salallaahu calayhi wasalam🥰waclaykumusalam waraxmatullaahi tacalaa wabarakaatuh
@sahromahamud
@sahromahamud 2 жыл бұрын
Manshaallaah ❤
@sahroosman6579
@sahroosman6579 2 жыл бұрын
😊
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 Жыл бұрын
SHEQ CABDIRISAQ ALAHA BARAKEYO AAMIIN YARABI BADBADO KOFIDADI AWAY WIILYAR AYAD NOQOTAY OK
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 Жыл бұрын
SOMALIDAN WA XASAD SHEQA HAKA DAYSN DULMIGA ILAHEY KABAQA SOMALIYEEY SHEQA ISKADHAFA OK
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 Жыл бұрын
SHEQBADBADO WIILYAR AYA TAHAY MASHAALLAAH NIN WEYN AYAN KUMODI JIRAY DADADA KAMA WEYNID 30 JIR MASHAALLAAH BAY BI AYA TAHAY
@oubahmohamed624
@oubahmohamed624 2 жыл бұрын
Alhamdulilah Ya Rahman
@liibaankhaliifa9367
@liibaankhaliifa9367 2 жыл бұрын
Waku faraxsanahy kulankina culamadena alaha idin dhawro
@safamarwa3597
@safamarwa3597 2 жыл бұрын
Muxuu kunaaxay rusheeye
@aminhashi1333
@aminhashi1333 2 жыл бұрын
Fartantiga ayuu la naxay
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 2 жыл бұрын
Afar xaas baa iijooga sowtuu nalahaa Afartiisa xaasbaa baaninaya
@aminhashi1333
@aminhashi1333 2 жыл бұрын
@@DARWIISHAD alaha kareem ilahaybaa wax og
@alxamdulilaah1967
@alxamdulilaah1967 2 жыл бұрын
Walaalayaalow Ilaaheey kabaqa wadaadadha quranka dadka saraayan dibka kadaafa Sheeqaan aniga hataa wanutagey Quran waxaan eheen kuma aqrinaayo yan lagu dambaabin
@alxamdulilaah1967
@alxamdulilaah1967 2 жыл бұрын
Aniga waxu aqrinaayo oodan waan aqaana ruqyatu sharciya
@liibaankhaliifa9367
@liibaankhaliifa9367 2 жыл бұрын
Wxaan rajayna inad Marna la kulanto sheekh aad aad ujeclahay ilahay dartii sheekh maxamed melbourn oo isna dhawan ka furey xarun cilaaj Isla nairobi
@amranaadam4864
@amranaadam4864 2 жыл бұрын
Asc shiiqow ilahay haku barakeeyo isoo jwb bls
@Fahmoabdiq
@Fahmoabdiq Жыл бұрын
Mashaa Allah Mashaa Allah Mashaa Allah
@fatumaabdi6898
@fatumaabdi6898 2 жыл бұрын
MashaALLAAH
@werdoleylo8813
@werdoleylo8813 2 жыл бұрын
Asc she waa ku slmy baraka laah Seq wax ku weydin laha sheqa onlin wax ma ku sara quranka
@hiboabdo2330
@hiboabdo2330 2 жыл бұрын
Machallah tabaraka allah
@mahamedyussuf592
@mahamedyussuf592 Жыл бұрын
Sheikh sheydhaan indhacadess kasoo hare see wax ujiraan hee. Markoo isii eekagaarty
@suhuurabdirahman
@suhuurabdirahman 2 жыл бұрын
Sheekhu ma imaanaayaa somaliland
@haniaden6470
@haniaden6470 2 жыл бұрын
Asc wr wabarakaatu sheeqyadeena Waxaan rabey inaan waydiiyo inuu Turki Ankara meel ku leeyahay ama uu ku quraan Saaro ama daaweeyo
@ashashdhff3754
@ashashdhff3754 2 жыл бұрын
Allaahu akbar
@saadiahussein3659
@saadiahussein3659 2 жыл бұрын
Mansha allah
@ashashdhff3754
@ashashdhff3754 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@ayaanbeautyshot7636
@ayaanbeautyshot7636 2 жыл бұрын
Sheekh badaado anigaa ubaahanahay
@maadiyomadadaalo4032
@maadiyomadadaalo4032 2 жыл бұрын
Masha allah shiikh c/xaq allah yacfidak
@khassan6449
@khassan6449 2 жыл бұрын
Asc
@nimcoabdilahi7964
@nimcoabdilahi7964 2 жыл бұрын
Car culimada ha hor fadhiisto oo hala niqaasho haday dhab ka tahay
@maryamaapdi1221
@maryamaapdi1221 2 жыл бұрын
Wxn waa gancsi benta dadka ka daaya
@aminhashi1333
@aminhashi1333 2 жыл бұрын
Farantiga shaqada loogu tala galay ayuu haytsaa waa maxay
@alxamdulilaah1967
@alxamdulilaah1967 2 жыл бұрын
In laguxaragoodho ayu kawadhaa
@niamomohamud7041
@niamomohamud7041 2 жыл бұрын
wadaadka ciyaarta kadaaya
@aminhashi1333
@aminhashi1333 2 жыл бұрын
Waxbaa jira acuudi
@munacabdi3746
@munacabdi3746 2 жыл бұрын
War waaganacsade
@nashaatnuura7236
@nashaatnuura7236 2 жыл бұрын
Shekh badbado kabtada noma gasho maxa indha u tagesa sheekhu marku farantiga ka faalonaye kkkk
@qaadirochannel4015
@qaadirochannel4015 2 жыл бұрын
Hjjhvv
@qaadirochannel4015
@qaadirochannel4015 2 жыл бұрын
Sempecrep ii saar
@Salmamohama
@Salmamohama 2 жыл бұрын
Subscirbe isar wll
@haboonadan
@haboonadan 2 жыл бұрын
Wan kusaray qali Lakin wax dadka anfaca oo khayr uu leh adun iyo akhiraba soodhig Insha Allaah
@cabdikhadar9439
@cabdikhadar9439 2 жыл бұрын
Masha allah
@sowdaali1224
@sowdaali1224 2 жыл бұрын
Asc
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 2 жыл бұрын
Mashallah
LIVE KII SHEEKH  RUSHEYE YARE OO ONLINE
54:10
camirkey
Рет қаралды 128 М.
تصدقت بنية طيبه ولكن صدمتها كانت قويه....
12:27
Симбу закрыли дома?! 🔒 #симба #симбочка #арти
00:41
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 6 МЛН
Мама у нас строгая
00:20
VAVAN
Рет қаралды 12 МЛН
ТВОИ РОДИТЕЛИ И ЧЕЛОВЕК ПАУК 😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 7 МЛН
Sheekh Cukaasha oo ka jawaabaya been abuurkii Mustafe Caanood
11:02
رياض الصالحين
Рет қаралды 8 М.
WAXEY GUBEYSA DHAMAAN ISHA XASADKA, JINKA IYO SIXIRKA, RUQYADAN WAA SADAQO KAGA TIMID SHEIKH ABDIXAQ
46:10
Al Ruqyah Sheikh Abdulxaq Allahu Shaafi 114
Рет қаралды 79 М.
Willkan yar somaliya ayuu ka tagay Kenya ayuu tagay jinni ayaa SIXRAY illaahow Ka saar
15:37
Al Ruqyah Sheikh Abdulxaq Allahu Shaafi 114
Рет қаралды 80 М.
LIVE KII SHEEKH RUSHEYE YARE
44:50
camirkey
Рет қаралды 23 М.