3 Arimood Ka ilaali ninkaada kaqadi wuu jecel yahay Haweeneyda Kaxarimta marnaba yuusan kaa ogaan

  Рет қаралды 20,382

Badbaado Channel

Badbaado Channel

Күн бұрын

3 Arimood Ka ilaali ninkaada kaqadi wuu jecel yahay Haweeneyda Kaxarimta marnaba yuusan kaa ogaan

Пікірлер: 77
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho 8 ай бұрын
Sheekh badbaado run buu sheegay.
@nimconuur5302
@nimconuur5302 Жыл бұрын
Sheekh badbaado asc adiga iyo asxabtada Shekh waxan ahay gabadh da'da 40 tameyaha walina aan guursan guurkina waa igu adkaday wiilka aanu heshinaba gadaal ayuu ulabtaa bilaa sabab Shekh waxan idinka codsanayaa duco jasakallah intinii halkan iga soo ducaysay Shekh waxan rajaynayaa inad qoralkaygan akhridu
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 Жыл бұрын
Walaashey macan ilaahey wixii qeyr kuugu jiro ha ku siiyo abaayo Adkaar badan aqriso weli waad yartahay hadii ilaahey kuu qoro guur qeyr leh ubad saalixana waad heleysaa insha allaah guuleyso
@munaomar2230
@munaomar2230 Жыл бұрын
Ilahay Haku Sakhiro Guur Xalala O khayr qaba Qali Ki Ku qalmi Laha Ama Ki khayrku Kugu Jirayband Wali Helin wuna imanaya insha ala walina wad yartahay ❤❤❤❤❤❤
@Sundus753
@Sundus753 Жыл бұрын
Allah guurxalaal ah kusiiyo wll halkee kaLasoxiriira arinbaNkulawadaagaya
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 Жыл бұрын
Ilaahay saxaan kaaga baryayaa inuu guurka kuufuro
@najmokkk
@najmokkk Жыл бұрын
Alle haku siyo guur kheyr qabo adgaarta badi wall
@falisa576
@falisa576 Жыл бұрын
Masha Allaah sheikh badbaado Qodobada wa sax indhaha ka tuurtay Run ahaantii wana jiraan in dumarkenu Qaarkood ay ku dadaalan sadexdas Qodob e ad sheegaty dhibatana ay U tahay ninka ayado Isleh u roonoow Ama yuusan mid kale kaa' aadin. Raga hilibka iyo beerka saliida badan Leh subax walba lagu quraacinayo Hilib qado joogtaa o baruur badan. Dumarku arintas wax haka badalaan
@mahamudayshidindhabi4685
@mahamudayshidindhabi4685 Жыл бұрын
Allaah Sheeq Badbaadoow run badanidaa maashaa,allaah, bal maxaad laakiin 20 sano kahor taladaan usooduubiweyday. Intaad sheegtay iyo kabadanoo wanaaga anigoo usoosameeyey ayaa xumaantii aduunka la iigu badalay, ileyn baladuba xanaanada siyaadada ahaa keeneysay, ma anigaa ogaahee. Baaraka,allaahufiik sheeq.
@sammie1163
@sammie1163 Жыл бұрын
Shukran sheekh maansha allaah waa talo wanaagsan
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 5 ай бұрын
Masha allha sheeq wanag san
@ShukriHajji-h5x
@ShukriHajji-h5x Жыл бұрын
Maa shaa Allah ala sheikh ruun badana😊😊
@fatoumaabdallah6586
@fatoumaabdallah6586 Жыл бұрын
Macha Allah jazakallah khair sheikh
@hamdihasan4743
@hamdihasan4743 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad cabdulilah badbaado
@AyaanSoomali
@AyaanSoomali 3 ай бұрын
Ilhay ha ku xafido❤wllkay
@Cr.istianoro
@Cr.istianoro Жыл бұрын
Mnshlh shikena ale hku xafido wa run wlhi intas a shegty ragna nfis siya xoriyad siya jacylkanà hka bad bdinina
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын
Alhamdulilaah aniga saas ayaaba ilaahey ii dhaliyey inaan nolosha dhexdhaxaadiyo oo aanan xaajiga kabadbadin iyo caruurtaba
@sadiamohamed4278
@sadiamohamed4278 Жыл бұрын
Ilahey haku ilaaliyo shekhena waxan aad ula dhacay sidad runta nogu iftimisay
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
جزاك الله خير
@UbaxBashir-i5t
@UbaxBashir-i5t Жыл бұрын
Taas wa xaqiiqo labadodaba ana isku arkey daryelkii markan jojiyey wu idabo orda dhaqaley ana horey oga heli jirina wa ka hela wax wanag ahna uma sameyo
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 Жыл бұрын
Mashalaah sheek alle hakusharfo dumaroow qaruntii
@hidaayomaxamad465
@hidaayomaxamad465 Жыл бұрын
Hambalyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@zahraabdi8772
@zahraabdi8772 Жыл бұрын
Jazak Allahu kheiran jazaa
@maymuunmacalin190
@maymuunmacalin190 Жыл бұрын
Asc sheekh badbaado Allaah ku xifdiyo
@aqoonsid12
@aqoonsid12 Жыл бұрын
daryeel said ah izka ilaali dhawaazhaha zaidka yaree ha seydareyn nafiz zii
@aliyaupdila564
@aliyaupdila564 Жыл бұрын
Mahadsanid
@LoulaGabobe
@LoulaGabobe Жыл бұрын
Masha allah
@LoulaGabobe
@LoulaGabobe Жыл бұрын
Masha Aallah
@rahmahassa5306
@rahmahassa5306 Жыл бұрын
Sax way shukhran sheikh
@ruqiyoibrahim5622
@ruqiyoibrahim5622 Жыл бұрын
Maaha Allahi
@ibtisamaibrahim8523
@ibtisamaibrahim8523 Жыл бұрын
Jasakumulha ❤❤
@Sumaya-zs1ok
@Sumaya-zs1ok Жыл бұрын
M.a waa sax sheeq
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Hhhhh shukran sheekh
@sadocooking5689
@sadocooking5689 Жыл бұрын
Shugran shiikh
@JanadAhmed-dn3ut
@JanadAhmed-dn3ut Жыл бұрын
Jazaakalaah sheekh wlhi waa tlo fcn
@rukiasamow411
@rukiasamow411 Жыл бұрын
Masha Allah sheikh badbadho alaha kusharfo Farah istakaga qoysaska qurxintodha wa arin an ad ugubahanahay arintan dabarka ayabanugujabay wax annatija lager alaha kuxafidho sheikh 😂
@IlyasMoussadabar-rt2bk
@IlyasMoussadabar-rt2bk Жыл бұрын
Mashaallah ❤❤❤❤
@nuuraali607
@nuuraali607 Жыл бұрын
Maashaalah
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 Жыл бұрын
Amin❤
@farxiyoabdirzaaq860
@farxiyoabdirzaaq860 Жыл бұрын
Shugrn.waxaa.ladhahaa.kabad.badis
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Жыл бұрын
Jizaa,ka llaah kheyrey
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 Жыл бұрын
Waa tuntii dhexdhexaadkaa fiican
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 5 ай бұрын
❤❤❤❤
@isabellaali7835
@isabellaali7835 Жыл бұрын
700 mashaa allah❤
@hani7940
@hani7940 Жыл бұрын
Oo hadan daryelo meshu igu jeclan laha ma igu nici asagu ma damerba damerba marki wago lo dhiga harayame
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhh waa sheeko horle laakiin waa macquul hadaan nahay soomaali qufka hadaad u roonaato wax uumoodaayaa inaad kabaqayso
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Жыл бұрын
Ga fuurka baan kagaraacaayaa kolay anigu laakiin armoo asagu gafuurka iga garaacaa
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Жыл бұрын
War hana waalin Mr badbaado
@hani7940
@hani7940 Жыл бұрын
@@maryamadirie8722 hhhhhhhhh wlh wàa sheko walan tan
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Жыл бұрын
@@hani7940 haa wallaahi laakiin dadka hadii dhibtu kabadato maalin walba sheeko horle beykeenaayaan
@kheirayussuf8061
@kheirayussuf8061 Жыл бұрын
kkkk Masha Allah
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Жыл бұрын
Inshaah allaah kheyrey
@nimcoxasan-rq1xx
@nimcoxasan-rq1xx Жыл бұрын
Waarutsi wlhi wllo shugran
@dahaboadow3892
@dahaboadow3892 Жыл бұрын
❤❤❤❤aamiin aamiin allaahumma aamiin
@katrajama8077
@katrajama8077 Жыл бұрын
😂13.9 baa bilaabin insha allaah
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk wallaahi waayaab war heedhee mr badbaado dhibadanaa war ma soomaali baa daryeel taqaana
@abdulhamidmuktar9763
@abdulhamidmuktar9763 Жыл бұрын
Arinta sadexaad ninka nacas ka ah ayunba sidaas lagu samaynkaraa arinta labadaadse nin kasta miyaad mooday sheekhow in gabari maskaxda ka qabsankarto oo neefta u diidi karto sidaad sheeganaso, waa MAYA
@-farhia
@-farhia Жыл бұрын
Daryeel saa Ida maba siiyo waa isii siina labadena daryelka
@hanefa283
@hanefa283 Жыл бұрын
Sheeqow adba in daryeelka in laguu ayuuto ayuuteeyo marabtidee seecml😊
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын
Waa runtiis waa hais dhabar jabin
@nuuraali607
@nuuraali607 Жыл бұрын
Waalaahi
@samdamaxamed3568
@samdamaxamed3568 Жыл бұрын
Asc anigaa kujira 1 2 reerkaygiina waa igaburburay
@AbdirahmanHussain-ix1hp
@AbdirahmanHussain-ix1hp Жыл бұрын
👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra Жыл бұрын
Wcs wrb
@munajeylanihassan1500
@munajeylanihassan1500 Жыл бұрын
Asc sax 🤣😁🙈
@ayanalimahamud761
@ayanalimahamud761 Жыл бұрын
😂😂😂😂 warn
@ayanyusuf9521
@ayanyusuf9521 Жыл бұрын
Sheekhow dabecadaydaad ka shekynysaaa wlhy
@nuuraali607
@nuuraali607 Жыл бұрын
Waasax
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 Жыл бұрын
Ben ma ahan tas@dad badan ku dhacday
@BadriaDiamond
@BadriaDiamond Жыл бұрын
😢
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@sulthanatips89
@sulthanatips89 Жыл бұрын
Odaygaan wayn oo ilmo iska dhegaya adeer iskaga bax baraha bolshada yaa ku dawanaya waxaa lagugu nacay basashii50 jer isku haysta 25 jir😅😅😅😅
@munoqali826
@munoqali826 Жыл бұрын
Mahadsanid
Sidee ooga Hadlin kartaa Ninkada Hadu aamuso 4 shay ku saamee waa Muhiim
17:57
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 151 М.
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,7 МЛН
5 Dumarka haday ku dhahaan inay dhab kuu rabto qiimaheeda
14:49
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 71 М.
Sida uu usaameyo aamusku Qofka ama ninka iska kaa indha tiray
26:47
Badbaado Channel
Рет қаралды 410 М.
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 151 М.