No video

Rag toos nafta loo dhaafinayo kadib markii ay tookteen nabadoonka Moobileen.Sii gudbi.

  Рет қаралды 20,007

MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

Күн бұрын

Koox ka daran Gaashaanle Shuute oo soo baxdey. Rag toos nafta loo dhaafinayo kadib markii ay tookteen nabadoonka Moobileen.
Sii gudbi.

Пікірлер: 78
@deeqaadam9335
@deeqaadam9335 5 ай бұрын
Sc marka hore dalkeena waxaa dhibaatata ugu wacan waa amaan daro tan kale kuwan naba doonka qaladka ku dilay alle ha u naxariistee waxay ahayd in cadaalada la hor geeyo in sidaa lagu dilo ma fiicna sina dhaqankeenu waa reerkii walaga dilo inloo geeyo kii wax dilay
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 5 ай бұрын
Wllahi wey ila sxnyihin wyo qofki ladilo sida hdi loguso gurmado oo dilaha lo werarari laa yaaba qof dili laa hadilan wey kufcnthy masha allaah
@haania2495
@haania2495 5 ай бұрын
Shuute dawlad ayuu ka socdaaa waa a saxsan yahay sababtoo ah qofkii qof dila dawlad waa ineey xukuntaaa laakiiin wixii Telagaramka lagu arkay wax fiican ma ahayn
@user-yz4gh4fq7w
@user-yz4gh4fq7w 5 ай бұрын
Haaa walahi weykusaxanyihin
@sumayaahmednuur9489
@sumayaahmednuur9489 5 ай бұрын
Masaxno sharecadana sas manodajin in dowlada logudbiyo ii ahayd Hadi kale mesha fodo ii noqone dadki dad lagadilabo ini ayaga dishan qofka dintena Allah nafahansiyo
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 5 ай бұрын
Waan.ku raac sanahey iney dilaan dambi layasha hadii kale odey dhaqamed ayaa meesha soo gali laha diyo qaadasho
@Isaali13177
@Isaali13177 2 күн бұрын
100 percentage wa saxan yihin
@dr.ahmedhersi2639
@dr.ahmedhersi2639 5 ай бұрын
Waa in ay Maxkada ay la’sugaan Wadanka Maxkamadiisa waa in ay xukunto waayo cadeemo iyo Marqaatiyaal ayaa loo bahaan yahay Hadii kale waxwalbo Fowdho ayay noqonaayaan
@cusmaniyinta
@cusmaniyinta 5 ай бұрын
❤ wa sax nin kasta oo ka mid ah Al shaqadii in isago nool gubo iyan jeclan laha
@xiishkhaliifcadecade1534
@xiishkhaliifcadecade1534 5 ай бұрын
Inkastoo ay ahsyd in ay maxkamada geeyaan labada ninba si cadaalada loo mariyo hadana dilka nabad doonka cuquubadii ka dhalatay oo u soo dagdagtay weeye baan dhihi karaa buu ninkaan gacan kudhiiglaha in ladilo sabab u noqotay wuxuu islahaa baxso balse Illahay ayaa soo gacan galiyay marka in isagana ladilo unbuu sugayay waana ladilay 😢😢
@abdiahmed9716
@abdiahmed9716 5 ай бұрын
Way ku qaldan yihiin inay dilaan Waxana ii muuqda kuwa la dilaayo waa dadka laga awood badanyahay oo sidi larabo laga yeesho Haday ahaan lahaayeen kuwa la mida dagaal toos ayaa dhici lahaa oo laba dhinac ah Waa ay dileen way cadeeyeen waa inay u dhiibaan dowlada Dowlada hada waa inay soo qabataa kuwi dilay Dilaayaasha ayagana lagu fuliyaa dill Sababtoo ah dowlad ayaa joogto hadii garta loo simanyahay Ee anaa ka laf wayn iyo kuwaan hadaan dilo layma qabsanaayo Si ay meesha uga baxdo Dowlada ha soo qabato nimankaas qasaaska dowlad ama dad wax isku raacaan ayaa qisaas samayn karo
@MumtaazHana
@MumtaazHana 5 ай бұрын
Ha wey ku saxan yihin ani wan sameyn laha wajiba koda la mar siye qof walbo san hati lo gu fuliyo dila ku gesato wllhi waxn amin sanahy qof si dutud la gu madilen edaba wada yela lahayen oo sha san ha gu socto yan lagabatlin
@AmaadiMuhina
@AmaadiMuhina 4 ай бұрын
Waa ay saxan yihin wayo dowlad majito
@user-of6fo5ok6l
@user-of6fo5ok6l 12 күн бұрын
Wlh wey qaldan yihiin hitaa diinta ma okola iyadoo dawlad jookta inoo qofka aar guto
@AmiiraQurux-dr3ke
@AmiiraQurux-dr3ke 5 ай бұрын
Wali kuwii so adeegsaday la raadinooyaa maqlay waa ladili rabaa ayagana somaliya waa meel lagu ba,ay lagu hoogay😢😢😢😢😢
@aaminoibrahim5170
@aaminoibrahim5170 4 ай бұрын
Haaa qofbuu dilay isma waaladilay in laweydiiyo sbbta waa mid sx ah in ladilaana waa sax
@XuseenmaxamedIbrahim
@XuseenmaxamedIbrahim 5 ай бұрын
Asc munarow haa waa arin sax ah in ladilo qofkii qofdilaa
@user-yz4gh4fq7w
@user-yz4gh4fq7w 5 ай бұрын
Wayo mesha dowlad maleh
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢 Allah unaxariisto marxuumka janada fardows Allah ka waraabiyo sabar iyo iiman Allah ka siiyo ehalkisa wa yaab inte lo socdaa
@user-sr5cs8im7k
@user-sr5cs8im7k 5 ай бұрын
Waay kusahanyihin hadi aay gacantoda kudilen nimankas gacantoda wayo maxkamada waa iskadaba wareg iyo waqti lumis
@Takar-1
@Takar-1 5 ай бұрын
Arxan daro ma ahane waaa cadaalad
@fanstime1560
@fanstime1560 5 ай бұрын
Haa wey saxanyihin
@AminaXashi-eq1zw
@AminaXashi-eq1zw 5 ай бұрын
Aschaah..waa...sax..nin..ladilo..jasaau..dallimin...waa...sax❤❤❤😂😂😂
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 ай бұрын
Shuute Tubaako ku gadijirey suuqa bacaad 1990
@maxamedjikaarta1839
@maxamedjikaarta1839 5 ай бұрын
munasar sxb mcn waxasi waaqalad waayo wadanka dowlad ayaa ka jirta ma ahen inay sidaas ugalan sxb
@safiyowarsame50
@safiyowarsame50 5 ай бұрын
Waakusugeen. Hadeey. Qaatilkiinafta. Dhaafiyeen
@ahmedabdulahi3418
@ahmedabdulahi3418 Ай бұрын
Kan waxay aheed in tartiib loodilo oo lagu adkeeyo 😅
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl 5 ай бұрын
Way saxsanyihiin qaatilinta hadileen
@user-zw8cg4st9t
@user-zw8cg4st9t 4 ай бұрын
Asc ha waku saxanyahiin iney ku dilan barta aay Jogan in lagu dilo
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 ай бұрын
Meeshani dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano ayey isku dilayaan maanta cuqubadii Daarood ayaa ka soo baxdey tuugadani miciyo ku dhiiglaha ah
@aminociise3378
@aminociise3378 5 ай бұрын
Haa waa sax in latookto ileen weyska cadahay
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 5 ай бұрын
Telegram iyo social media qofkaan qaban KZbin lee ka arkooyo see ku arkaa
@abdirasaknour5573
@abdirasaknour5573 5 ай бұрын
Asc. Wll waa qaldanyihiin waayo iyagu dawlad maaha qisaastana waxa fulin kara waa dawlada
@anwarmohamed9335
@anwarmohamed9335 5 ай бұрын
Xage jogta dowlada
@user-lx9gu4rd4h
@user-lx9gu4rd4h 4 ай бұрын
Qalad qalad baa lagu saxaa
@abobasement346
@abobasement346 5 ай бұрын
Dowlad kamah jirtoh xamar way ku saxsanyih in dilan moryantah
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 ай бұрын
Meel uu shuute af guduud maxkamad ka qaadayo tubaakoley yaa u maqan waayo shuute dhay tubaako ayaa la dhihijirey masntana waa colonel cajiib
@user-oh2kl2xr7b
@user-oh2kl2xr7b 5 ай бұрын
Ha iska celiyan tooloyinka manaxayal weye haa.
@mohamedmohamed-lb8jm
@mohamedmohamed-lb8jm 5 ай бұрын
Asc walaalow telegram kaaga sideen ku heli karaa waaraadiyay waan waayaye
@Sundus724
@Sundus724 5 ай бұрын
Marka soo ogaato iso sheg
@fatimanor1273
@fatimanor1273 5 ай бұрын
Munasar maxamed kuqor wll wuukuusoo baxaa
@bongasasa3895
@bongasasa3895 5 ай бұрын
Waa qaldanyihiin nimankaas qoriga Lola hortaganyahay by hostile crowd look frightened confession under durance!!
@BaftoMedia
@BaftoMedia 5 ай бұрын
Beesha jareer wayne
@bongasasa3895
@bongasasa3895 5 ай бұрын
@@BaftoMedia what do you mean? Who da jareer?
@Alimahfou
@Alimahfou 4 ай бұрын
Wakusaxanyihin
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 5 ай бұрын
ADEER SOMALIYA DOWLAD KAMA JIRTO WEYNA KU SAXAN YIHIIN INEY U AARAAN NABADOONKA MEEYE MALAYINTA MUQDISHO LAGU DILAY EE WELI LA LA,YAHAY MEEUAY SAYID CALI NINKII LUUL DILAY KII MACALINKII ISKOLKA DILAY AAWAY DOWLAD BAAS AAD SGEEGTO MID KALIGAA KUU SHAQEYSAA
@user-rr9lc5mg4x
@user-rr9lc5mg4x 5 ай бұрын
DOWLADDA IN LOOSOO GUDBIYO AYEY AHEYD
@ysooyaalka6172
@ysooyaalka6172 5 ай бұрын
Dowladda xagay joogaa?
@user-ut6qe2ku3m
@user-ut6qe2ku3m 5 ай бұрын
Waa ku saxan yihiin in ninkii wax dila isla meesha lagu dilo saas ayaa fcn
@BaftoMedia
@BaftoMedia 5 ай бұрын
Beesha jareer waynee
@DeeqoowCusmaan
@DeeqoowCusmaan 5 ай бұрын
Ayadow mamuljiro in qoflaqabto kadibna banaan cat lagudilo tasi waxey cadeen utahay qofwalba qofkorabo in ka arsinkaro wana qalat arintasi
@bullowhassan7970
@bullowhassan7970 5 ай бұрын
Sax%100
@xuseenalmakhzoumi4516
@xuseenalmakhzoumi4516 5 ай бұрын
Walaal munasar waa kusalaamay nimankaan waxay ahayd inay dowlada kusoo wareejiyaan kadib waxaa la heli lahaa in lasoo qabto nimankii soo adeegsaday kadib ayaa sharciga lagu qaadi lahaa dhamaantooda Waayo nimankan ayagaaba deni isku soo jiidaayo ee hada leh waan dilnay Marka ayagana maxkamada sharciga ee wadanka inay soo qabataa laga yaabaa la maxkamadeeyo
@user-tu7oe1fi2r
@user-tu7oe1fi2r 13 күн бұрын
Haaaaaaa wlhi
@memr7493
@memr7493 5 ай бұрын
Haa weeye saxsantahay
@marshmula4273
@marshmula4273 5 ай бұрын
MASHALLH WAYE SAXNYHIIN WANA BOGAADINYAA MACWIISLEYD
@user-si6of8tb2d
@user-si6of8tb2d 5 ай бұрын
Haduu qof dilo muslima Asna waaladili
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 3 ай бұрын
Waa runta, balse gaalada xita, si xaqdarro ah lamadilikaro waa dambi ogow, yawmalqiyaama waa lawaydiindoona, xaqaradaas. Soomaalida, waxaa wadaadada qaar uga sheekeeya, in qof muslin ah, si xaqdarro ah loodilikarin, balse xita qofka gaalka ah, la iskamadilo oo aan waxba kuudhimin ama kudhibin…..ogow xaqdarrada ma fiicna, xayawaanka xita oo aan kudhibin lamadilo (wax kasta oo nafleh, si xaqdarro ah lamadilo) Geedaha xita sixaqdarro ah lamagooyo (wax kasta ee la abuurey, waa in xaqiisa aad siisid markasta, sidaas ulasoco walaal, haddikale waa dambiweyn, balse soomaali badan arrintaas waxba kama ogaan. Mahadsanid
@Abdisatar18
@Abdisatar18 5 ай бұрын
Haa
@user-sn2et1ye9q
@user-sn2et1ye9q 5 ай бұрын
Weey ku saxanyahiin haa kiiqof dilo haladilo
@user-ol3wo9tq2h
@user-ol3wo9tq2h 5 ай бұрын
Wey ku sax san yihiin iney gacantooda ku fushadan qisas waayo hadi ay qiral yihiin looma bahna shuqsade hhhhh
@Abdisatar18
@Abdisatar18 5 ай бұрын
Oh my god
@user-ei5ll4uy7n
@user-ei5ll4uy7n 5 ай бұрын
Sax Sax
@anwarmohamed9335
@anwarmohamed9335 5 ай бұрын
Wey saxan yihin hala dilo
@hawamohamed4818
@hawamohamed4818 5 ай бұрын
No
@user-wr4ip6zq7w
@user-wr4ip6zq7w 5 ай бұрын
Way qaldan yihiin
@xiilbagaab5128
@xiilbagaab5128 5 ай бұрын
Waa 0k
@user-nq6ex3gg7j
@user-nq6ex3gg7j 5 ай бұрын
Waxa ladhaha lawa gaaaney gobsya magacas
@idilabdi9456
@idilabdi9456 5 ай бұрын
Haaaa
@hodanahmed9360
@hodanahmed9360 4 ай бұрын
Way ku saxan yihiin
@bullowhassan7970
@bullowhassan7970 5 ай бұрын
Sax
@user-rr9lc5mg4x
@user-rr9lc5mg4x 5 ай бұрын
SHUTE HASO QABTO NIMANKAN WAAYO MAXKAMAD AYAA DALKA KAJIRTA
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 5 ай бұрын
IYAGANA MAXKAMADA SHUUTAA SUGEYSA WAAYO XUKUNKA GACANTOODA KU FULIYAAN OO AAN DOWLADNIMADII IYO SHARCIGIIBA AY GACANTOODA KU FULIYAAN
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 5 ай бұрын
Kkkkk Dowladeee Qofki qof dila wasax dadkiisa u aarata
@saidmussa6461
@saidmussa6461 4 ай бұрын
FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO WAA FAKE KZbinR ROOTI LOOGA RAADSADO NINKANI WAA BEENAALE NAHAAB AH ISKA JIRA MOORYAN DHIIGYOCAB AH AYAA ISBAARO U DHIGATEY SAXAAFADII
@abdi85237
@abdi85237 5 ай бұрын
Sax waaye wali in la bireeye ahayd xabad hadey tahay waa loo reexeeyay wasaqlaha😠😠😠😠😠😠
Maxkamadeynta qoys loo heysto in Khawaarijta ay u aruuriyeen lacag dhan $12,026,307.
24:28
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 25 МЛН
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 118 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 12 МЛН
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 18 МЛН
DEG DEG: Dil ka dhashay dhulkii dowladda oo lagu dagaalay iyo maxkamadda ciidamada.
41:01
Hala soo qabto gabadhan haddii dalka uu sharci ka jiro .
3:33
MUNASAR MAXAMED
Рет қаралды 43 М.
How giving people a transaction identity changes lives
3:29
PBS NewsHour
Рет қаралды 103 М.
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 25 МЛН