Dilkii Culimada Somalia Ee Uu Ku Sameeyy General Siyaad Bare///​⁠​⁠

  Рет қаралды 17,356

XoghayeOfficial

XoghayeOfficial

Ай бұрын

Пікірлер: 15
@abdiqadirahmed1524
@abdiqadirahmed1524 15 күн бұрын
10 wadaad iyo inta la xiray Ya Allah danbiga aan ka galney Somalidena ee ah inaan ka dhiidhi weynay naga cafi Ya Rabbi. illa iyo maantadaan qiimo badan uguma fadhiyaan 10 kaas wadaad Somalida badan kood 10 kooda iyo culumadii kalaba Allah SW jannatul Fardows Biqayri xisaab Walaa Cadaab haku jiseeyo Allahuma Amin
@usaamemaster2082
@usaamemaster2082 29 күн бұрын
Keep going pro ❤
@abdiqadirahmed1524
@abdiqadirahmed1524 15 күн бұрын
Subxanallah Kalaamkii Allah uu saas ugu jees jeesa rubuc walaajini uu leeyahay. Waxaas oo dad ahne waa u sacbinayaan. Sad and dark day for Somalia Dad aa hada lajoogo u ooynaayo Qabiilkaa kala qiima badan Diinta iyo kalamka Allah SW. Nin aa qabriga M. Siyaad 20 sano uduceeynaaya. Hal maalina umaleyn maayo inuu u duceeyey 10kii culumo ee diinta darteed u nafwaayey. Waa ninka ummada somaliyeed masiibada haysata sabab u ah wadanka burburkiisa sabab u ah ummada kala tageeda sabab u ah ummada somaliyeed calool xumada iyo is nacaybka ku beerey Kala fogaan shaheeda ka masuul ah. Hadeey soo wada galayan commentska ayagoo difaacaaya waa jahli darteed ayey u haystaan qabiil in lagu dhaliilayo. Difaaca waxaad ka heshaan aan arkeynaa. Uguma tala galin in aan danbaajiyo qof muslim ah laakiin inta qabiilku ku indha iyo dhago tiro halkaa ku difaac arin lagu muteysto kaafirnimo. M. Siyaad Rabigiis ay u taala xukunkiisa Allah SW waa qafuuru Raxiim. Raxmada allena lagama quusto Surah Az Zumar Ayada 53 Allah SW asagaa leh haka quusanina raxmadeyda Maantadan la joogo inuu Allah SW u danbi dhaafay macquul who knows
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 28 күн бұрын
Qatroosliina Qadsrinbadan shahshahlEEy lagufarxeeeey YariisEey Yartayarta bataatanba boqorad brinseseseses
@MunaMuna-ahmed
@MunaMuna-ahmed 29 күн бұрын
Cuqubadìi wataa midheheedii ay guranyso Somalia
@miiraahmed7217
@miiraahmed7217 Ай бұрын
Akhiran ind kanal ledahy soo xasusaty 😂
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 28 күн бұрын
As. Ya,FAMILYYYYYY SYSTEMS MURWODUMAROO SAMSAMEEY YARIISEEYFARIIdEd QIIMOBADAN soodhawoow badan badan Farxad Yu ahato Ya offcourseee offcourseee WELDOOOOOOWN
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 28 күн бұрын
Ooridumaroo murwodumaroo SamsamEey dagan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey Qaasatan Noocyadeyba waanba uwataa soo imaw boholyaw
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 28 күн бұрын
Yaawo tako.
@cabdisalaad8174
@cabdisalaad8174 23 күн бұрын
Kumanaan culumo baa gadaashiish laxasuuqay iyo shacab yaa Maan gaab takfiir Mar maxkamed lasaaray baad Wali daba socottaa Hadda qoondada dumarka iyo khaniismo baa soomaalia kajirta duli
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 28 күн бұрын
Soo imaw sEE istaahilaaba
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 20 күн бұрын
Fidnada somalida haysata halkas bey niga soo bilabatey ila & manta dad isu soo baxey oo yiri ilaahow towbah ma jirto!
@mevlidahasic1697
@mevlidahasic1697 29 күн бұрын
Šta brbljate
Dagaalkii 1977 | Guushii somaliya 🇸🇴 iyo jabkii ethiopia 🇪🇹!
30:01
flim Dagaal kii Ceydiid iyo Mareekanka dhaxmaray || Captain majid
13:54
Qulasada Filimada
Рет қаралды 2,2 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 7 МЛН
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
Waaberi Media
Рет қаралды 1,1 МЛН
SOORAAN IYO JAWAAN FULEY BEEN BADANAA RIWAAYAD CUSUB 2017 FULL HD
24:09
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 4,5 МЛН
Basadiir iyo mataan weer filimkii darbijiifka tuuga noqday🤣🤣
10:21
hon farhan Diraac
Рет қаралды 1,6 МЛН
Xuskii Dabbaaldagga 21 Oktoobar 1977 - Somali Military Parade 1977
26:18
Taariikh Archive
Рет қаралды 1 МЛН