DOCUMENTARY | Nolosha Buuraha Dushood | Tuulada Fusla ee Yemen

  Рет қаралды 62,117

ITAAL MEDIA

ITAAL MEDIA

2 жыл бұрын

Documentary-gan waxaynu diiradda ku saarnay Nolosha, Dhaqanka, Hiddaha, Dhaqaalaha iyo Shaqooyinka dadka ku nool Tuulada FUSLA ee ku taalla buuraha Dalka Yemen

Пікірлер: 99
@ahmedosman7185
@ahmedosman7185 2 жыл бұрын
Channelkan waan idin salaamayss Yemen waan joogi jiray weliba Maxwiit iyo Kookabaan asxaab Yemeniin ah oo degaanadaas ah ayaan lahaa meel shirkad wada deganayn.Waa dad wacan oo aad u ixtiraama Martidooda Kaftan badan
@OmarOmar-yu4mq
@OmarOmar-yu4mq 2 жыл бұрын
Aduunkaan dad kala duwan ayaa kunool laakiin Ustaad meelaha ugu yaabka badan ee jiqda kujiraa soo faagtaa waa iga yaabjyeen dadkaan qof caajis ah kuma noolaan karo shaqo adagaa taalo
@nasir6916
@nasir6916 2 жыл бұрын
Love form yemen 🇾🇪🇾🇪💖🇸🇴
@kenadiidofficialchannel7221
@kenadiidofficialchannel7221 2 жыл бұрын
ITAAL MEDIA wan kaga mahad celinaya sida Ad ugu dadalayso inan wax ka barano Dunida an ku nool nahay runti WADAMO badan ayad nabartay dhaqankoda iyo nollasha ay kujirina Dadaalka halkas kasiwad anaguna wan ku garab taganahay Mahadsanid ITAAL MEDIA
@Dayr12
@Dayr12 2 жыл бұрын
Masha.allah Mhadsanid zxp aways
@dhuludugmedia1859
@dhuludugmedia1859 2 жыл бұрын
Xaqiiqdii Waa Barnaamij Xiiso Badan
@kunaguero7313
@kunaguero7313 Жыл бұрын
Dabti wa Nolol mcn lkn qadka kuhaleyen I love Yemen 🇾🇪
@mustafeyasiin8789
@mustafeyasiin8789 2 жыл бұрын
Walahi Waxay Tusaale u Tahay Dadka Somalida ee Haysta dhul balaadhan oo waxkasta ka Beeri karaan iyo bad kaluun uu ka Buuxo Hadan aan Tabcan kari la Qoom ma duloobo ila ay iyagu is duleyaan
@daadirelmi1408
@daadirelmi1408 2 жыл бұрын
Yemen 🇾🇪 Dar alla u jeclahy blh 😭Allaha ka bixiyo dagaalka 🇾🇪😭🙋‍♂️
@pleasesubscribe1569
@pleasesubscribe1569 2 жыл бұрын
Amiin ana wan jeclahay walaha
@nasir6916
@nasir6916 2 жыл бұрын
Thanks bro we love so much 🇸🇴💖🇾🇪
@midigsaar7465
@midigsaar7465 2 жыл бұрын
Aweis Aar sxb noo soo badi documentry yada nocaan oo kale aad baad u mahadsan thy
@rahmasalim5457
@rahmasalim5457 2 жыл бұрын
Asaalamu Calaykum walaal mahadsanid waxaan jeclaan lahaa Somali people iney wax ka bartaan maalin walba waxaan aragnaa " caalamka ha na soo gaaro" Subxaanalah nolasha waa sidaa ka dhigto maha qabyaalad iyo caalamka ha isoo gaaro love Somalia 🇸🇴 ❤
@hamzehpogba9283
@hamzehpogba9283 11 ай бұрын
Qoolo maada tahaayena😂
@ahmadnuur489
@ahmadnuur489 2 жыл бұрын
Maasha Allah itaal media waa channel aad ka helaysid warbixino xiiso badan oo cajiib ah
@SHARIFWORKSHOP
@SHARIFWORKSHOP 2 жыл бұрын
Masha.allah dad aan ku faano yamaniya
@A.A.E93
@A.A.E93 2 жыл бұрын
Aways Aar waad ku mahad santahay sida wanaagsan ee mar walba noogu soo duubtid decomentaries aad u qiimo badan🇾🇪
@SHARIFWORKSHOP
@SHARIFWORKSHOP 2 жыл бұрын
يمن بلاد العز
@Elmi.451
@Elmi.451 2 жыл бұрын
Mncha alh merci beaucoup mon frère
@mowlidjosephmatan291
@mowlidjosephmatan291 2 жыл бұрын
Wa dad ahlu badiyaha ah nolosha casriga ah anan fahmi karin
@ismailahmed4876
@ismailahmed4876 Жыл бұрын
Yaman 🇸🇴🇸🇴🥰
@khaliilrahman
@khaliilrahman 2 жыл бұрын
Inoso badi walalkena adigana alle waxad jaceshahay allah kusahlo 🙏✅
@cabdixakiindhamac3510
@cabdixakiindhamac3510 2 жыл бұрын
Hadafkaaga meelmari allaa hibada bixiyee keep going zxb
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 2 жыл бұрын
Awais hore u soco wll Waan kula socda mar walba ❤💯❤
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 2 жыл бұрын
Maasha Allah jzkallahu kheyr ukhii
@khalidsillah4525
@khalidsillah4525 2 жыл бұрын
Maasha Allah
@ayobmahdi1258
@ayobmahdi1258 2 жыл бұрын
Mashaallh
@awshan571
@awshan571 2 жыл бұрын
Mansha allaah barnaamij aad iyo aad u fiican ,💯aweys aad iyo aad baad umahadsantahay walaal 🧡💯👍🏽
@xaajimayeofficial9167
@xaajimayeofficial9167 2 жыл бұрын
Thnks us.taadii
@abdifatahjama4339
@abdifatahjama4339 2 жыл бұрын
Masha Allah itaal M waa socotaa barnamijyadeedan waa kuwa aad u anfacleh documentaries ka sxp noosoo badi weli kuwooda saan oo kale faaidada leh e dhaqanka iyi taarkhdu ka buxdo
@maskaxmaxamed7585
@maskaxmaxamed7585 2 жыл бұрын
Qoralkan ano dawanina soqoray aad io aad umahadsantahy maclumadka noso gudbiso ustd
@Salmaahmed-bs7hq
@Salmaahmed-bs7hq 2 жыл бұрын
Waa dad layaab badn run ahaantiina firfircoon
@mohamedabdullesabriye9863
@mohamedabdullesabriye9863 2 жыл бұрын
Waa cajiib runtii
@siciidcawil9894
@siciidcawil9894 2 жыл бұрын
Beri ba meesha nin ansaxib ahyn nageeye meesha wan xasusta xasuus an guuri aadban u xasuusta
@maxamedsuldan379
@maxamedsuldan379 2 жыл бұрын
Asb aways aar sheeko kadiyaari dhaqan cumaan
@kiprich920
@kiprich920 2 жыл бұрын
Subxanallah caadi mahan walaalkiis sekadaan
@axmedmaqas9740
@axmedmaqas9740 2 жыл бұрын
Awaaysow waad ku mahadsantahay wax walba oo aad noo soo gudbiso boowe
@diinaarihshorts6993
@diinaarihshorts6993 2 жыл бұрын
Zhp aweesow shiishan kasoo diyaari documentary wa codsi zhp🥰
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 2 жыл бұрын
Ustaaad warbixinta kalqeebintii barlin eee dalka Germany 1sano kaabaryeenaaa maxaaa dhcay 🙃
@kas1231000
@kas1231000 2 жыл бұрын
masha alaah itaal media thank inoo soo badi
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 2 жыл бұрын
thank you 😊 wll waa barnaamij na xìiso galiyey 🙏
@yaza6435
@yaza6435 Жыл бұрын
Mashaa allaah
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 2 жыл бұрын
Its exciting and i liked it.
@farxaanbamboofficial273
@farxaanbamboofficial273 2 жыл бұрын
Keep going
@ibrahimkhair1788
@ibrahimkhair1788 2 жыл бұрын
Xagay isku aasaan markay dhintaan?
@khalidsillah4525
@khalidsillah4525 2 жыл бұрын
Likta waa iga horeyasaa
@rabiaibrahimfarayare3370
@rabiaibrahimfarayare3370 8 ай бұрын
Tani wa nolosha aduunk ugu wanagsan ya heli kara ❤❤yaman saciid hal hal❤❤
@falaqeyntadinta3449
@falaqeyntadinta3449 2 жыл бұрын
Mahad sanid ustad hore usoco
@yasinmohamoud3145
@yasinmohamoud3145 Жыл бұрын
Thanks
@CabdirisaaqYusufdheere
@CabdirisaaqYusufdheere 8 ай бұрын
THANK YOU
@mataanciided2731
@mataanciided2731 2 жыл бұрын
Abi shuceyb chanel hala so baqdo
@khalidsillah4525
@khalidsillah4525 2 жыл бұрын
Awaysoo hada drone aa lakenay buurta korkeda loogu tagaa
@muhumedswyrah3161
@muhumedswyrah3161 Жыл бұрын
Waa sidaan Asalkeeni beeraha ku fadlan jiray waxaa layidhaahdaa Goob
@zakirbossofficial9641
@zakirbossofficial9641 2 жыл бұрын
Dadkan Soomaalida ayey meelo badan iska shabahaan .
@naasirbashiir3246
@naasirbashiir3246 2 жыл бұрын
Scw Scw scw
@cabaasibrahim9494
@cabaasibrahim9494 2 жыл бұрын
M.a
@axmedhurre8135
@axmedhurre8135 2 жыл бұрын
Yemen.hanolato.waadad.goba
@abdisamedhamudbarreosmanch5564
@abdisamedhamudbarreosmanch5564 2 жыл бұрын
Wlah8 waa nolol aad uqadhaadh oo silica😮
@kingmohamohan3745
@kingmohamohan3745 2 жыл бұрын
Wax badan ayan ka faaiday noso badi
@dilliatamaher8345
@dilliatamaher8345 2 жыл бұрын
Dabcan hormar wuu ku jira hadeba messi ku dayanayaan dhalinyrda
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 жыл бұрын
Boowe waad mahadsan tahay saad muuqaalka quruxda badan noogusoo duubtay Reer Yemen 🇾🇪 waa jeclahay dar alle meelwalba oo ay joogaan alle ha xafido iimaanka marka 10 qaybood loo qaybiyey 9qaybood reer Yemen baa la siiyey halka soo harey baa aduunka kale loogu deeqay waa dun wanaagsan oo ahlu camal ah
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 жыл бұрын
Waa halkay daarood ku kasoo jeedaan
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 жыл бұрын
@@qaaliyusra7541 boowe ma Naga hubtaana arinkaas balla ku cayaadhay meheri ismaaciil baa ku nool dalka #Yemen Baan maqlaye tallow ma run baana Awoowe daarood carab buu ahaa daka qayb baa dhahda lkn hadalkaas xaqiiqadiisa lama hubo
@anushacharlotte7406
@anushacharlotte7406 Жыл бұрын
@@qaaliyusra7541 darood kamaso jeedo jabarti wa madow wala yasa anaga yamen jogna naweydii
@faysaladen4915
@faysaladen4915 2 жыл бұрын
Mansha allah Lakin waa sheka kale 😂😂
@maxameddeeq2450
@maxameddeeq2450 Жыл бұрын
waanolol anaga marka noola fiiriyo dhib badan balse iya taas Kaduwane waaba dhaqankooda
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 2 жыл бұрын
OGI OGI FULAYNIMAA HALKAA BADAY
@xamsetalazame7762
@xamsetalazame7762 Жыл бұрын
Waa dad iskutashaday
@abdirachiddjama4992
@abdirachiddjama4992 9 ай бұрын
Wan kaa helayi mahad sanid zxp❤
@alicirro7110
@alicirro7110 Жыл бұрын
ilmo Badan Malahaa wey kasoo dhaceen Buurahan
@leeyloladan4705
@leeyloladan4705 Жыл бұрын
Wll golada yemen ayaan rabaa
@marwo6198
@marwo6198 2 жыл бұрын
☺️🙏❤️🙌🖤
@luulsuuley1884
@luulsuuley1884 Жыл бұрын
Asc wiilka søk diyaariyey was mahaadsan tahay fiicnaa laheydaa iyodoo nolosha dadkeeyga lagu dabaqyo nolosha halkaas ka jirto
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Nolol caafimaad qabta.
@saidgelerabi3571
@saidgelerabi3571 2 жыл бұрын
1k ana xiray 😍
@abdimalikcade8503
@abdimalikcade8503 Жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️
@aliabdimohamed7328
@aliabdimohamed7328 2 жыл бұрын
Waxay Daliil u tahay in Ilbaxnimada iyo Horumarku uu Islaamka uu iska lahaaa
@samarhasanmohamed2820
@samarhasanmohamed2820 2 жыл бұрын
nolol fcn wye wale
@Muqdishosom
@Muqdishosom 2 жыл бұрын
Anigaaba hada joogo wll
@Muqdishosom
@Muqdishosom 2 жыл бұрын
Telephon iyo djital waan cistmaala
@yahyehusein8944
@yahyehusein8944 2 жыл бұрын
محويت
@cabdulwehab5166
@cabdulwehab5166 2 жыл бұрын
Kuwanih way inaga hormarsan yihiin xatah rer magalkoodu iyo rer miyigoodu guryoh casriyakujiran
@siciidcawil9894
@siciidcawil9894 2 жыл бұрын
Waxad daremeysa nafis aad weliga dareemin oo miyiga somalida ka simanyihiin balse waxay ku kaladuwanyin ma aha heer guura 9 sano kahor ban manta xasustey
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 Жыл бұрын
Somali hadannahay waxan kabarankarna isku tashi cowska in lasixareysto markii ay aaranka tahay
@safyany9191
@safyany9191 2 жыл бұрын
The customs and traditions of Yemenis and Somalis as Muslim peoples converge and are similar in some situations. I wish the Somali people prosperity, security and peace..!!
@daahiradanhersi595
@daahiradanhersi595 2 жыл бұрын
Been baad kasheegtay soomaaliya iyo Yemen baa isku dhaqan ah hadii aad odhan lahayd somaliya iyo dadka xoolaha dhaqda ee reer xadramood baa isku dhaqan dhaw waxbaanu kaaga qaadan lahayn taasi waxay cadayn utahay inaadan yemem wax fikara ka haysan dadkan tuuladan degan waa dad xadaarad leh oo kasoo gaadhay xadaaradihii hore ee Yemen deganaa oon aan ahayn reer guuraa
@libanali1626
@libanali1626 Жыл бұрын
@@daahiradanhersi595 adiga laftirkaadu ma ogtahay markay yaman taariikhdooda qorayeen in ay yidhaahdeen annagu waxan ka soo talawnay baabul mandab lkn waxa awowyadayo daganayeen dhulkan
@aminaabdi9642
@aminaabdi9642 Жыл бұрын
Åååå
@libanali1626
@libanali1626 Жыл бұрын
@@aminaabdi9642 why do you say that have read what yamen wrote about their history that is to say this is whereevery thing starts off HOA
@aliadanwarsame1114
@aliadanwarsame1114 2 жыл бұрын
Xiiso innaba aan caadi ahayn ayay igalisay dadkaa yemeniska ah qaabka cajiibka ah oo ay unool yihiin iyo dhaqankooda.
@MohamedAhmed-zn9jc
@MohamedAhmed-zn9jc Жыл бұрын
Faqari qaat iyo bakhti ayey hayan sidan filayo somalida waxba ma dhaman
@nivergiveup5829
@nivergiveup5829 Жыл бұрын
@@MohamedAhmed-zn9jc wadanka faqri ma ahan ee dadka aya badow ah oo jacleyn wax soo saarka waana wadanka carabta ugu keeed badan gaaska iyo dhul beereedka lkn waa reer mi waxaas ma qiimeeyaan dhaqanka reer miiga aye ka jacel yihiin 🥰
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 9 ай бұрын
​@@MohamedAhmed-zn9jcsomalia qbil isku hesta dhaman
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 9 ай бұрын
​@@nivergiveup5829siyaasado is diidan ka jra badow ma ahn
@mubaarigfarxan5418
@mubaarigfarxan5418 2 жыл бұрын
Kkkkkkk
@ismailadem1570
@ismailadem1570 2 жыл бұрын
Internet hadii ka jirina maxaa Messi baraya bello
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 9 ай бұрын
messi qaf wlba maqley radio hesta mida ogow
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 Жыл бұрын
Xilligii boqortooyooyinku xukumi jireen adduunyada ayaa waxa ka jiray collado ay isku duukayaan boqortooyooyinkaasi oo ay dhulka kala qabsan jireen. Taasi waxay keentay in dadku degaan dhul difaac leh oo ay ugu horeeyaan dhulka buuraleyda iyo jaziiradaha. Noolasha noocan aduunyadu ka gudubtay oo dawladdu shacabku soo doortocht ayaa maamula. Yemen aad bay u danbeysaa.
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 9 ай бұрын
ma danbeyso dal wlba dhaqan leyhahy
Walking Streets of Yemen (harsh reality)
25:49
Indigo Traveller
Рет қаралды 2,2 МЛН
Dollo Ado: Building Refugee Economies
12:29
Refugee Studies Centre
Рет қаралды 41 М.
ПЕЙ МОЛОКО КАК ФОКУСНИК
00:37
Masomka
Рет қаралды 10 МЛН
어른의 힘으로만 할 수 있는 버블티 마시는법
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 8 МЛН
ДЕНЬ РОЖДЕНИЯ БАБУШКИ #shorts
00:19
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
La BIS présente..."En couple. Historiennes et historiens de l'art au travail".Jeudi 7 mars 2024
1:57:00
BIS - Bibliothèque interuniversitaire Sorbonne
Рет қаралды 3,4 М.
Théorie des noeuds, topologie et physique quantique
3:58:54
Scientia Egregia
Рет қаралды 145 М.
Magaalada Lamaanaha - Talyaaniga 🇮🇹
21:19
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 182 М.
Walking Streets of Yemen (Unbelievable)
10:57
Ale Salvino
Рет қаралды 1,3 МЛН
DOCUMENTRY KA HADLAYA TAARIIKH NOLOLEEDKII AUN MADAXWEYNE AADAN CADDE.
42:47
Somali National Television
Рет қаралды 68 М.
More Young Girls in Yemen Find Their Place in the Classroom
1:59