Taajirkii Carbeed ee rabay In uu Joojiyo Dhoofka Xoolaha Somalida & Talaabadii uu qaaday Hogaamiyihi

  Рет қаралды 64,702

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 135
@hoodo9260
@hoodo9260 8 ай бұрын
Alloow u naxariiso oo dambigiisa dhaaf Hogaamiye ka wadaniyadsan masoo marin soomaali maxamed Siyaad
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 8 ай бұрын
Good bless republiken of somaliland is peace and stabilt country Who care .we are somalilander
@salebanxaajiibrahim6220
@salebanxaajiibrahim6220 8 ай бұрын
afweyne waa dambiile illahay maanta hor jooga waxba ku tiigaali maayo se dadkuu ka dhashay iyo issaguba waxay ahaayeen daaquud dhagar qabe ah issaga iyo dad badan oo xarood ah illahayna waa ogyahay nacasna loo sheegi maayo se al hamdullilaah maanta kol hadii aanu dawladayadii lixdankii xoog kusoo ceshanay allaahu falilaahil xamdi
@kamal171
@kamal171 8 ай бұрын
​@@isseyusuf8888waligin waxba noqon meysan marba midbad qabyaalad kudoraneysan isna intuu joogo waxa yaala yuu uruusan
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 8 ай бұрын
​@@kamal171darood ma tahy adga Afweyne xayesinaya Diinta beniyey
@JamaAli-ny1gn
@JamaAli-ny1gn 8 ай бұрын
Aamin ya rab. Wuxuu geesi wadani ah aan jeebkiisa waxba galin. Kuwa Hada madax ku sheegi Lacagta laluushka way qaadan lahayn. 😢
@rabiileomar7395
@rabiileomar7395 8 ай бұрын
Very good story teller. Waa Nin Somali oo wax og.
@AbdirahmanMulac
@AbdirahmanMulac 8 ай бұрын
Masha Allaah adeero mohamed jamac guray. Waa shakhsi waayo araga in badanbaan la sheekaystay
@ahmedfarah5718
@ahmedfarah5718 8 ай бұрын
Asc.intaan arkayey qof ka sheekeeya waxii la soo maray ee samaan iyo xumaanba ninkaan qof ka cadaaladsan ama ka xaqiiqo sheeg badan weli ma arag. Waxaan leeyahay allaha ku karaameyo.
@moha.abdi1
@moha.abdi1 8 ай бұрын
Cidwalba wanag iyo xuman way ledahay hogaamiye somali ah oo la mid ah AUn madaxwayne maxamed siyaad barre waxan filayaa sida loo helo way adagtahay allow u gar gaar umada somaliyed dal iyo dibadba meshay joogaan 🇸🇴❤ 5/21/2024 7:51PM 🇺🇸
@maxamedcabdi4884
@maxamedcabdi4884 8 ай бұрын
Masha Allah, ilaah habarakeeyo aqoonyahanka, waxbadan ayuu u iftiimiyay dhalinyarada waxay dawladnimadu tahay.
@buraale134
@buraale134 8 ай бұрын
Mashallah wa taarikh cajiib ah sobadi wll inshallah
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 8 ай бұрын
M siyaad bare nin raguu ahaa geesi
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 8 ай бұрын
Ninkan si wanaagsan buu u waramay. Laakiin wariyaha ayaa sheekada qasaya.
@Siga-k1f
@Siga-k1f 8 ай бұрын
Ninkii reer Somaliland ah ee khayr kasheega somaliwayn
@MaxamuudFarax-f8g
@MaxamuudFarax-f8g 8 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن
@UgaasowHussein
@UgaasowHussein 8 ай бұрын
Waagi soomalidu ay wadaniyiin ahaayeen
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi 8 ай бұрын
Wariye waraysiga wadada waad ka duwday
@hadimohamed-fh6ml
@hadimohamed-fh6ml 8 ай бұрын
MASHALLH WAA LEGEND USTAD
@deeqabdikariimjama4902
@deeqabdikariimjama4902 8 ай бұрын
Maantana kuwo dhulka boobaya ayaa somali xukuma waa iska xaal aduun iyo waayihiisa cusub
@ZubeyrMohamed-fe6hb
@ZubeyrMohamed-fe6hb 8 ай бұрын
Dhulaas Sooma boobin kii quraanka alle beeniyay 😂😂😂
@AbdulAziz-vl9pu
@AbdulAziz-vl9pu 8 ай бұрын
masha allah
@abusultan011
@abusultan011 8 ай бұрын
Daqiiqadda 26:35 maxaad hadalka ugu badh jartay markuu ka hadlayay xukuumaddii Soomaaliya iyo wax qabadkeedii dhanka xoolaha,,,,,? Cuqdadda idinku jirtaa weynaaaaaa,,,,,!
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 8 ай бұрын
Xukumada aad sheegaysa dawarsi bay ku noolayd dhibkay umada u gaysatay wata ila imika socota
@Liiloowe
@Liiloowe 8 ай бұрын
CARUUR WAALIDKOOD MAALIN WALBA UU BEEN KU SHUBAYO XAGEE AYEY KU DAMBEYN DOONAAN. WAXAA XAQIIQ AH IN CARUURTAASI GURYAHA OROMADA AY U SHAQO TEGI DOONAAN WAAYO ASTAANTII WEY MUUQATAA.
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 8 ай бұрын
@@Liiloowe adigo runta aad ku nooshahay wa maxay oramado wa dad muslim ah oo ka dhaqan fiican daaroodka aad tahay
@SPharaoh
@SPharaoh 8 ай бұрын
Dhoofinta iyo ka baayac mushtarka Xoolaha Soomaali oo dhan wuxuu u xiray qabiilka isaaq bes. Waxa ay ku hadlaan marag ayaa ka tihiin. Isma qabato.
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 8 ай бұрын
Waa xoolihii Isaaq, waxayna ka dhoofsanayaan dekedooda Berbera, cid abaal ugma qabaan, Ilaahaybaa siiyey.
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 7 ай бұрын
​@@Aw88-c1r dekadda ma adaa leh 😂😂😂
@JamaAli-ny1gn
@JamaAli-ny1gn 8 ай бұрын
Ninkaas run buu sheegay. Wuxuu soo arkay waxay dawladi tahay. Ahun Siyaad Barre. Dadka qabiilka iyo beenta lagu shubay maskaxdooda si fiican u dhageysta. Waa dhalintii bad iyo magafe dhamayeen. Nin kan ma aqaan laakin waan ku jiray Biyo Dhacay hoose 1967-1972 ka dibna Shacab boys uu markaas kacaanku dhisay oo cusub ka dibna Hargeisa Technical instutute class of 1981.
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 8 ай бұрын
Ina Kacaan (ma garacdii kacaankaa), waqtigii Afwayne ma jirin wax la yidhaa dugsi wiilal iyo ku gabdhood (shacab boys & shacab girls) waa waqigii Ingiriiska. Afwayne wuu isku dhex daray wiilashii iyo gabdhihii: illeen gaalka madow ayaa ka dhaqan xun gaalka cade
@abdisaid6928
@abdisaid6928 8 ай бұрын
Kuwii kacaanku korsaday ayaan kuu fahmay Wixii uu dad laayey iyo umadaa uu dumiyey kuuma muuqato school yar uu ku geeyay ayad ku amanaysaa shakhsi ahaan Lakiin umad uu mustaqbalkodii baabiyay kuma muqato
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 8 ай бұрын
@@abdisaid6928 caqligiisu intaasuu dhan yahay. Kan la waraysanayaa xataa adhi yar u karraani ka ahaa ayuu ku ammaanaya mujrimkii Barre, isagoon fahmi karin danaha ay isku khilaafsanaayeen Barre iyo taajirka Sucuudigu... waana dano shaqsiyeed oo gaar u ah Barre iyo inta ku wareegsanayd
@somalilandnew
@somalilandnew 8 ай бұрын
allah yarxama adeerkay Yussuf X. Cabdi xuusen
@somalilandnew
@somalilandnew 8 ай бұрын
hada dawarsiga ayaaynu ku ficanahay what a sad world
@saedothman5934
@saedothman5934 8 ай бұрын
Weriye weydiimaa iska sax waa xay sideebaa ku soo.barbaartay?
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 8 ай бұрын
waagii Soomaalidu Hanka Laheed Aduunkga Gobonimo kaga Nooleed
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 8 ай бұрын
HOOYADAA SOMALI WASTEY YAA KULA SOMALI AH ADIGA OO FAQASH DAAROOD AH
@yunez_z
@yunez_z 8 ай бұрын
@@abdiaziizahmed7827Allah ku caafiyo
@samirr546
@samirr546 8 ай бұрын
Xishood oo raadi sidii somalidii sharfanayd ee iswada jeclsyd aad u soo celin lahay oo shareeco ugu maamuli lahayd!!
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 8 ай бұрын
​@@abdiaziizahmed7827Iidoor Ilaah baa kaa dhaliyaye ku qanac annagu in aan Faqash nahay waan ku qanacsanahaye!
@IbrahimAhmed-kf3lv
@IbrahimAhmed-kf3lv 8 ай бұрын
@@samirr546 😢😢😢 Haa sharaf ayey lahaayeen nin kalidi taliya ayaa haystey oo kii afka juuq ka yidhaa jeel aan la aqoonin meesha ku yaalo ku ridi jiray. gabadhii qurux badana askartiisa ayaa gacanta qabsan jirtay oo lagama daba hadli jirin. gaadhigii cusub ee lala soo degana aad yar ayaa lagaa qaadaaye oo aad raali ku ahayd hadii aan adigana intoo dambi lagu sameeyo aan Jeelka lagugu tuurin. Markaad imika aragto sida loo kibray iyo madaxda la caayayo iyo dhaqan xumada waxaa Aad is odhanaysaa sidaa dadku uu u baqanaayey ayey sharaftu ahayd. Nimcadii iyo xoriyadii ayeynu ku kibirnay oh u qarka u saaranahay Uniat u Kala qaxno oo aynu gumoono. ALLE HA SAHLO
@AbshirBSuldan
@AbshirBSuldan 8 ай бұрын
Taas waxay kutusin karkta Carab in aysan rabin Soomaali dharagsan barwaaqo iyo midnimo dowlad xoogbadan leh in aysan jecleyn aqoonyahan waa nin og waxa ay tahay dowladnimo cisi iyo sharaf ku noolow adeer
@XirsiDiriye-zb3fz
@XirsiDiriye-zb3fz 8 ай бұрын
Waa cajiib weriye nooc walba oo dadku ka Koran yahayba waa laga hela ninkii oo ka waramaya wixii Uu ogaal iyo shaqo goob joga u ahaa ayuu meel kale ula kacay
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 8 ай бұрын
Ninkani wuxuu ka sheekaynayo ee ku saabsan xoolaha waa run. Xooluhu waxay ahaayeen lafdhabarta dhaqaalaha Soomaalida dhamaan.
@maxamed.dayib1
@maxamed.dayib1 8 ай бұрын
Barnaamij yadan oo kalle dhalin yaradu waxay uga baahi badantahy ma keh ha rajo dhigina halakaa iyo meel ka saraysab waa ku noqonaynaa
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 8 ай бұрын
INSHAA ALLAAH
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 8 ай бұрын
Wallhi oo bilaahi siyaad bare nin lamidi masoo marayo lkin lama garan waayo dawlad xumi dawlad la.aantay dhaantay from Hargaysa
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 7 ай бұрын
😂😂😂. Garacdi. Ba thy mala😅
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 7 ай бұрын
@@sharmakeofficial4254 adiguna wxd thy ilmo sino ee kwrn
@zahraabdullahi6315
@zahraabdullahi6315 7 ай бұрын
Maashaa allaah waxaad tahey suxuf dhab ah walina wadaniyadu kagashay lafta iyo dhiiga wararkan oo kale qalbiyada umada ayey dhaqaan Dolado kusheega maanta jooga wayqaadan lahaayeen oo maba garanayaan shafar iyo shafla.aan
@ahmedosman7185
@ahmedosman7185 8 ай бұрын
Dowladii Ceebteedii iyo burburka wixii sababay waxay ahaayeen Siyaasiinta Xabsiyada xun ee adag lagu ururiyey iyo in badan oo aan waxba ahayn oo haddana laga dhigay libaax la deg wax rogaya oo la xidhay .Rag badan oo Madax ahaa dowladihii ka horeeyey oo mar qudha shaqadii laga caydhiyey
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 8 ай бұрын
Soomaalia sharaf iyo dowladnimo weysomartay wasax hadalkaas aqoon yahanka
@edumalaysia00
@edumalaysia00 8 ай бұрын
الشيخ / ناصر محمد المكيرش الان هو شريك في مجموعة أنعام الدولية القابضة
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 8 ай бұрын
Cajiib Somali Dadbaa kujira laakin Wadankooxun iyo Umadeena aanan Horey Usocon baa Kaladirtay. Imisaan Dhulshisheeya Isisiintiisa kujirikarnaa?
@ashire563
@ashire563 8 ай бұрын
Ingriisku inuu siiyu rabay badda boqorkii xayle salàase....mida kale Ethiopia xoog Ayuu Ku hanjabay in n uu Ku qabsan doono waqooyi Galbeed.
@DeeqoMohamed1982
@DeeqoMohamed1982 8 ай бұрын
Mashallah
@Shan-Shabeel
@Shan-Shabeel 8 ай бұрын
Excellent Wareysi. Qaybtii labaad mala soo wadaa misa baaritaan ba ku socda?
@hussenmohamed474
@hussenmohamed474 8 ай бұрын
His middle class and income, whole eduction and life experience came from the same institutions he hates for poor people who will never experience these opportunities or systematic internal support for Whole Somali institutions rather than clan
@ijabaluul4704
@ijabaluul4704 8 ай бұрын
Siyaadkii labaad farmaajo xaga wadaniyada
@ZubeyrMohamed-fe6hb
@ZubeyrMohamed-fe6hb 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mahamedmajor4679
@mahamedmajor4679 8 ай бұрын
😂😂😂😂 waa nin walan 😂😂😂​@@ZubeyrMohamed-fe6hb
@AOmaar
@AOmaar 8 ай бұрын
I-20 ma ahayn VISA ee wuxuu ahaa college admissions..markaad kaa la timaaddo ayay safaaradda maraykanku visa ku siin jirtay ardayda..
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 8 ай бұрын
AXMED JAAMAC CILMI MIYEY WALAALO YIHIIN MISE MAGACEY WADAAGAAN
@HusseinAbdull-p7f
@HusseinAbdull-p7f 8 ай бұрын
Wariyaha maaha professional waayo waacwareeysi bilaa macno sh waxna waa taariiq waxna waa iska sheeko bahasha sheeko caadi ah ayuu ka dhigay inti fadhi ku dirirka aa ka maqli jirnay waxuu ka weeciyay dhadhanki taariikhda. Tariiqdi xoolaha iyo xaalka mukeesh xaguu ku dambeeyay ?
@MohamedAbdi-b9z
@MohamedAbdi-b9z 8 ай бұрын
Kani wariye maaha. Bal sheekada iyo waraysiga isku qasan fiiriya
@sherifadam2729
@sherifadam2729 8 ай бұрын
Good germinate
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 8 ай бұрын
Waxaan kadheefay Adeerka in Aan Nahay Umad Dameer ah Ee Dahab Kuraranyahay Kanagaajeysan.
@simaasma3095
@simaasma3095 8 ай бұрын
Xaraan badanaa xero bahal kujiro xoola kuma dhaqmaan soomaali ninkii waxloo dhiibo waxaba looguma imanayn afarta adin haduu go anyahay soomaali iimaanlaaya😢😢😢😢
@jijaluup7873
@jijaluup7873 8 ай бұрын
Ka jeedi afkaga uray, 🐒🐒🐒🐒🤑🤑🤑🐒abee siiad baarreeeeee gesigi qimaha badna guuruuf gaaruf ma herli karan nin lamida ama uu dhow geesigii geeska afrika
@JamaAli-ny1gn
@JamaAli-ny1gn 8 ай бұрын
Waa runtaa 65 baan jiraa maalintii uu qabsaday wadanka baa nolol noogu horeysay. Hargaysa ku dhashay kuna korey darood na ma ahi
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 8 ай бұрын
markaasay hada noosheegayaan in layna aqoonsanayo wlhy waan dhaartee in aan 100sano oo soosocda layna aqoonsanayn dadka dhalinyarada ah waxaan u sheegayaa waar hadii aad inaba caqli leedihiin ka tashada mustaqbalkiina wax aqoonsi ah oo soo socda walaanu jirine dadka siyaasiyiinta ah waxaan u sheegayaa waar dadka ha waalina aqoonsiga aad sheegaysaan idinkaa god ku ridaye dadkani ha tashadaane ka hor baydha
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 8 ай бұрын
Beriga anigu 300 oo shilin baan qaadan jirey
@jdyexaashi7356
@jdyexaashi7356 8 ай бұрын
Shaqadii QARANKA wuxuu qofku macallin ku noqonan jiray maaddadii uu qofku ugu dhibco sarreeyay markii imtixaanaadka la saxo, aalaaba dugsiyada dhexe ama fasalka koowaad ama fasalka labaad ee dugsiyadii sare ayuu qofku macallin ka noqon jiray...
@abdirahmanyusuf8896
@abdirahmanyusuf8896 8 ай бұрын
Iminka case xolla Caguu ku danbeeyay, waxiiba siyaasad soo dhax galiyay 😢
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 8 ай бұрын
Markii Hargaysa diyaaradaha Ruushku sameeyo lagu garaacayay ayuu Cirrana safiirka Afwayne u jooga ruushka ee rasaasta diyaaradaha soo waarida ahaa! Bal adba!
@barbaarshe
@barbaarshe 8 ай бұрын
Cinwanka eega iyo talaabadi uqaadey hogaamiyihi Aya lagu kobay hlks waxa kacad inagaca siyad bare bas ah lagacararaayo lkn tarikhda ayadaa is qorto
@cabdisahal3477
@cabdisahal3477 8 ай бұрын
kan wariyaha ahi tolow miyuuna ahayn nin waxbartay waraysi xumaa (qaabka uu u waraysanayo) waa qaab nin geeljire ah oo waraysanaya nin reer cadmeed ah.
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 8 ай бұрын
Adeer ciro dhiigna mageli dalkanna wuu soodhisay oo shaqo wanaagbaan ku ognahay. Adeer muuse ba dagaalkii sokeeye kiibilaabay buu ahaa hadana waanu dooranay. Iskadaa nin jecleesiga haladhaafo.
@baaqimotirechannal4488
@baaqimotirechannal4488 8 ай бұрын
Ma og tahay in wasaarada arimaha dibada xiliga uu ciro joogey ay ka shaqeyn jireen shaqaale dhan 500 oo qof. Waxaana ka tukan jirey cabdiraxman ciro iyo gabar la oran jirey faadumo wadaad.
@gnuur236gnuur7
@gnuur236gnuur7 8 ай бұрын
Hadalkaa odhan aya. Cigaal baa diidanaa in xamar la tago Waxba Kama jiraan Cigaaal isagaaa la horadey masiirka umadda
@saynab7503
@saynab7503 7 ай бұрын
Oday gan hadalkiisa ufiirso hada ma wuxuu nabarayaa ing baa noo dhirfan oo isu dhiibidii san diid nay hade hadad diiden markaa somali i madaa idi ku way nayd madadax day hadase waxa dabada isika riixaye somali kla jabkeda raba iyo i uu dgulka somaliyed kla faquuqo waa isaga wll
@CumarXuseen12
@CumarXuseen12 8 ай бұрын
Asc
@mohamedabdi7033
@mohamedabdi7033 8 ай бұрын
Dad dadnimo kujirta aya mamulayey .umadan hada wala bahalowday.umad holohedhi iyo sharaftedhi lohifthayay ayey ahed runti.
@jijaluup7873
@jijaluup7873 8 ай бұрын
Imaanka alla ka qaad noo dhiig sawiraada soomali weyn dhig sawirada cuqdad landi fashaq landi fadhaq landi uuuuuf uuuuf yuuus yuus 🤑🤑🤑🤑🤑🤑🐒🐒🐒🐒🐒🤑🤑yuus yuus
@salmaomar-m1v
@salmaomar-m1v 8 ай бұрын
Dadkaas SNM ay beenta ka buuxisey yeysan lafahaaga kuu dilin nin yohoow
@mohamedabdi7033
@mohamedabdi7033 8 ай бұрын
Dad dadnimo kujirta aya mamulayey .umadan hada wala bahalowday
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 8 ай бұрын
Pp ayaah la yirahda. See dugsiga sare ma jiro.
@ifraaxdegan4297
@ifraaxdegan4297 8 ай бұрын
Maan qixin kulahaa oo adi macaanay ku siin jirtay faqashtu . Warkani wakuwii raga sheegijiray ee basaasinta ahaa waa in shar ciga lamariyaa
@bellarota8044
@bellarota8044 8 ай бұрын
Happy 18th of May ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹
@daahiradanhersi595
@daahiradanhersi595 8 ай бұрын
Weriyhu sikhaldan buu uwaysanayaa wuxuu ku celiyey 1969kii wuxuu ahaa xiligaa nin yar siduu sheegay wuxuu dalka yimid 1967 isagoo yar markaas waxbaba kama ogaan karo afgenbigii 1969kii
@ahmedabdisalad7056
@ahmedabdisalad7056 8 ай бұрын
Sidee loo aamini karaa inuu run sheegayo iyo in kale maadaama isaaqu been badan yihiin ?
@mohamedabdi7033
@mohamedabdi7033 8 ай бұрын
Manta dadkiba ladofinaya qarna bada kudadanayo.iminkasa waliba laleyahay siyad bare naca dictator bu ahaye
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 8 ай бұрын
No more passport to mogdishu.
@jijaluup7873
@jijaluup7873 8 ай бұрын
Ucaay iyo af xumo ayey lasofrisata midiya haa wax kale ooay ka hadlan ma haystan been afxumo cay aboihi umada abihi qaligaaha abihi wedeniga aha aye ku washen si ay suuq u helan daroodow ujaqwaba intu shegayo on kabadan kashega cadowga idoor siyad bare aya yiri isoo xare xoolaha kuula callamoyin wat iyo dhimasho kugu riida lla kuken neceyb badana daad wada jiraan oo cadow ah oo qalbiigu madobaday wayee ilahay din dhame ilahay idin tirtir ceeyb badana darlodow iyo wedeniyinta somaliyedow ujawaba cuqdadan lugayneysa beni aaadeem ma aha waa cadoga kobazd ee darood leyahay iska celiya👎👎👎👎👎👎🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒🤑🤑🤑
@anabelmi-iy7cp
@anabelmi-iy7cp 8 ай бұрын
Aqoonsiga waxaa loo waayey dadka halkaa degaa intooda badan marabaan go itaan Isaaq a uunbaa Rabaan go itaanka qabiilooyinka kale ma rabaan go itaanka sidaas baa oqoonsi loo waayey
@hassanmohamoud-t7p
@hassanmohamoud-t7p 8 ай бұрын
Waa idaacadii fuley yaasiin,iyo armaajo u fureen wasakha caade qaate illig
@fahiye8093
@fahiye8093 8 ай бұрын
naag naag dhalay honoo amaanin dhiigya cabka
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 8 ай бұрын
Waa sheeka india iyo diktatur time
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 8 ай бұрын
Siad bare tuug weey ba ha all ambassador darrood
@AKNAABOSAID
@AKNAABOSAID 8 ай бұрын
Hhh yaa ku sheegay 😂
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 8 ай бұрын
​@@AKNAABOSAIDAf weyne bilaa diin ahaa
@JamaAli-ny1gn
@JamaAli-ny1gn 8 ай бұрын
Haduu Ahun tuug ahaa shilin ban uma oolin kuwa hadana meel walba way buuxisay Lacagta ummada laga dhacay.
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 8 ай бұрын
@@JamaAli-ny1gn sheeko waaye caruurtisa ku qortey wxii hanti Diinta alle beniyey qabil ku difaceysa ayad dhan dhaxal Suurtu nisaa
@AbdirizackAmin-i1z
@AbdirizackAmin-i1z 8 ай бұрын
Waxaan darood aheyn hogaamin ku fcno sasabta taas weya
@BLACKBIRD-i7b
@BLACKBIRD-i7b 8 ай бұрын
CARABTU WAA GUB .. HADAAN AHAY NIN CARABTA KU SOO DHEX KORAY KUNA DHASHAY .. SOOMALIDU WAA MIDGAHA CARABTA RUNTII .. THATS THE TRUTH .. SOMAALI ABAAL MA LEH WAANA BASARI ..😂😂
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 7 ай бұрын
Carabta waa Gun nio. Intaas la hadlayay ma intas miyaad ka fahantay
@KingisharariBahrdahar
@KingisharariBahrdahar 8 ай бұрын
Abiya hi is carite man hi is faiytie amharah tigrey and but khalis abdi kilin somali hi net givis intiravis somalind from hargaysa is not kingis ithopiya abiya kingis is me hi can givis musa his laying and ropis
@abbasfit3254
@abbasfit3254 8 ай бұрын
first go school and learn english😂
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 8 ай бұрын
WERIYE CABDI SHAKUUR DAYIB MAXAMED WAA WERIYE QAALI AH OO AAN AAD U JECELAHAY LAAKIIN WUXUU U SHAQEEYA TV UU CADOW ISKA LEEYAHAY OO LOO YAQAANO MM TV WERIYE NOOLOW WAXAAD TAHAY GEESI LEH MUSTAQBAL FIICAN PLEASE SAMEYSO TV ADIGA KUU GAA4 AH HA U SHAQEYN INAN GUMEED LIITA OO INA ILIG OO KALE AH OO DHUUNI DHAAFSADE6 QARANKA SOMALILAND
@MOALI886
@MOALI886 8 ай бұрын
abdiraxmaan mukhalas lol
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 8 ай бұрын
Waar nagabaandhee beenta. Craxmaan sliland wuubedbaadiyey.
@abdirahmandheere8465
@abdirahmandheere8465 8 ай бұрын
SOMALIDU WALIGEED BA FAQIIR BAY AHAYD (FAQIIR MUSTAKABIRA). XOOLAHAN SACUDIGA XIJAAS INTA LAGU QALO DEETAN LOO DIRI JIRAY DAWLADAHA FAQIIRKA AH, WAXA KA MID AHAA SUDAN IYO JABUUTI, MACNUHU MAAHA INAANAY SOMALIYA BAAHI KA JIRIN EE WAALIDAA IYO KIBIRKAA MADHAN AYAYNU WALIGEEN INA HAYSTAY.
Kaftanka Siyaasada 573 oo aad u xiisa badan
41:39
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 30 М.
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
“Anigu cadaabta kama hadlo” sh Nasiiba
6:50
MM Somali TV
Рет қаралды 6 М.
1/2 S/Gaas Indhaqarshe | Dagaalladii Soomaaliya iyo Itoobiya 1964 & 1977
28:46
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 33 М.