DOOD kulul: Maxaa kala qabsaday Juxa & Gabar difaacday Md Xasan Sheekh | Fedeeralka

  Рет қаралды 22,529

Daauus Media

Daauus Media

Күн бұрын

Пікірлер: 122
@johnahmedgeli9655
@johnahmedgeli9655 Ай бұрын
Intii meeshaas joogtay waxaa ugu caqli wanaagsanaa gabadhaas hadleysay runtii! Nabadeey
@osmanabdi3185
@osmanabdi3185 Ай бұрын
Masha allah intan arkayay dumarka somaliyeed waatan gabadhii ugu aqlibadney
@gureey3185
@gureey3185 Ай бұрын
Xasan sheekh halaga leexdo kuwaani meel hasaaro
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe Ай бұрын
Hasan munaafaq hakala celiyo abgaal iyo xawaadle intuu ciidamo hawiye u dirayo kismaayo oo uu rabo inlagu xasuuqo wiilashaas abgaal kismaayo.
@kismaayok.7075
@kismaayok.7075 Ай бұрын
Xasan Culusow munaafuq sida uu kaba ooga cararey waad ogtahey habeenkii Hotel Jazira!!
@SharifAbdul-in3cu
@SharifAbdul-in3cu Ай бұрын
Ma kula tahay ninkaa Culusoow ee Qabuura faagida iyo Baro kicinta maaatida Hawiye ku mashquulsan in uu Daarood meel saari karo? Jubaland guul. From Gedo
@Abdikanijibril
@Abdikanijibril Ай бұрын
Bal horta xasan isaga meel isa soo saaro shalay wixii xalaasha ahaa xaaraan maanta wixii xalaala beri marka xukunka looga guuleysto waa xaaraan see ku aaminaa xasan shiikh bal noo sheega
@AbdulNaleie-kc2qe
@AbdulNaleie-kc2qe Ай бұрын
Juxa ma ahaa shaqsi in la sheegaahi mudan. Nin da' ah buu u ekyahay, mana aha. caqliyan, akhlaaqiyan iyo cilmiyan. qabiil baa madax maray.
@Saki-Hagarlaawe
@Saki-Hagarlaawe Ай бұрын
Juxe yaa dhagaysta horta? Bravo ayan leyahay gabadhas iyo ninka ku xigay.
@kismaayok.7075
@kismaayok.7075 Ай бұрын
Juxa anagaa dhageysana adiga Xasan Culusow sheydaan hadaa dhageysato!!!!
@yaqubofficel212
@yaqubofficel212 Ай бұрын
War yartaan hoyo wanagas soo kurisay mashallah
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ Ай бұрын
,waxan layabanhay mamul doowldisa isaga kaween oo inu xukumo rabo waa yab
@nuradinmohamed5662
@nuradinmohamed5662 Ай бұрын
Juxa runtuu sheegay xasan dhiiqo waa saaqid
@NurSalad-pc1xd
@NurSalad-pc1xd Ай бұрын
Juxe run ayuu sheegay, ninka meesha joogo waa saaqid lacag ku Waashay.
@yaqubofficel212
@yaqubofficel212 Ай бұрын
Orodo futada u daq hee qabil kuso reexo
@kismaayok.7075
@kismaayok.7075 Ай бұрын
@@yaqubofficel212 Orod Xasan Culusow futada ka leef mooryaan!!
@taqwatube1372
@taqwatube1372 Ай бұрын
Ninkan Cali Maxaned Geedi u ekee
@jeimoha3286
@jeimoha3286 Ай бұрын
Odeygan juxa la yiraa wuxuu u hadlaa sidii uu hada duurka ka imaadey ama in uu la hadlaayo dad juhalo ah
@TheDayib
@TheDayib Ай бұрын
❤❤❤❤
@kismaayok.7075
@kismaayok.7075 Ай бұрын
Mooryaan Cali Cosoble iyo Mooryaan Sanbalooshe maxay sheegaan juhaladaas!!
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Ай бұрын
Cabdiraxmaan cabdishakuur waa nin aqoon iyo aftahanimo isku darsaday, waa ninka qudha ee markuu hadlayo aan dareeemo somalinimo anigoo hadana og inuu yahay basaas Emirates u jooga Somaliya, laakin waa basaas wadani ah, mr Cabdiraxmaan cabdishakuur alle ha ku barakeeyo ❤
@FadxiFadxi-t4e
@FadxiFadxi-t4e Ай бұрын
Beentaada qiyaamaha waa lagu weydiinayaa meeshuu basaas kunoqday waxa cabdi raxmaan beenta looga qbuuray 15 sano kahor waa in dadka soomaaliyeed aaney arag shaqsiyada uuyahay crcshkur oo ah nin haduu madaxweyne noqdo somaliya mideykara dowlad awoodlah dhaqaalaheedane lasoobaxda maxaa yeelay gaaladu karabto sidaas waana shax loociyaaray
@halimaahmed2179
@halimaahmed2179 Ай бұрын
Waxaatiri waa basaas dal shisheeye hadana wadani ah sqabadsii
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Ай бұрын
@halimaahmed2179 waa basaas aan wali somalinimadii ilaawin, waxyaalo badan ka xishonaya wali, wali ma gaadhin halka Hassan sheekh iyo axmed madoobe iyo Siciid deni gaadheen
@thepearlofindianocean
@thepearlofindianocean Ай бұрын
Maxaa tiri waa basaas wadani 😂😂😂walahi waa xaalad culus hadiiba basaaskiiba kala darajo sareeyo
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Ай бұрын
@thepearlofindianocean tusaale ahaan madaxweyne Deni iyo Hassan sheekh iyo muuse biixi iyo axmed madoobe iyo laftagareen waa basaasiin aan wadaniyad laheyd oo aan xishood laheyn
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s Ай бұрын
waxyaaba yaryar ee dhexdeena ah waxaa ka muhiimsan danta guud ee jiritaanka qaran soomalidu leedahay taas oo wajaahaaya cadow badan
@baxsan698
@baxsan698 Ай бұрын
Masha allaah gabadha wajiga xiran aad iyo aadbey umahadsantahay❤❤❤
@Abdul-z4g5y
@Abdul-z4g5y Ай бұрын
War ilaahey ka baqa oo munaafiqnimada joojiya, oo dadkiina dhinac ka raaca.
@osmanabdi3185
@osmanabdi3185 Ай бұрын
All eyes on our brothers puntland
@GgGff-mc6wq
@GgGff-mc6wq Ай бұрын
Asc kooxdan waxay u hadlayaan cadowga soomaliyed bal fiiri waxa ay ka xunyihin horu marka dalka deynti LA cafi wey ka xunyihin cunuqabateynti wey ka xunyihin xita waxay cadeyeen in ay ka xunyihin in an ka mid noqono kursiga qaramada miday o ku farisano 2025 waxa kalo LA yaab leh in ay ka xunyihin soo saarida shidaalka waxa kaloy ka xun yihin heshisyada dowlada ay galeyso sida dowladaha LA siinaayo Sal dhigyada waxa kaloy caynayaan madaxdi qaranka waxas o dhan kursi jeceyn o waxay moodayaan in madaxweyne dr xasan waxan leeyahay waxan yaa dabada ka riixayaa wa fikrad gumeysi sidaa darted doodahaan Mar walba lagu qabto garawe waxay ila tahay in maal geliyaan dowlado shisheya o ay ugu horeyso rajiimka ka taliyo adis abaaba wana shaqale u shaqeya kuwan Mar walba so ababulo doodahan lagu qaldayo dhalinyarada soomaliyed lkn gabdhihi ka diiday qayanadan waxase LA yaab leh xil dhiban in cabdi shakur o madaxdi o u ka tirsanaa caynaya walee adigaa is caay hadey saqid tahay maa iska casishid hadad run sheegee weliba xil bad ka,so qabatey wareysi haben hore laga weydi heshiski is afgarad o ad eaqtigi wasirka ahayd qorsheynta dowladi sh sharif ki isgaradki badda kenya wa ila ogaa madaxweynaha dhahday asagana hada ka hor ma ogeyn ayu dhahay waxad dhahday ha igu dirin madaxweynaha ku celcekisay dano dhaqale ma ka baxsanaay is afgaradkas xildhiban? Isku so duub siyasiga dadka dalka iyo diinta u shaqeya iyo Kan danistaha ah iyo Kan u shaqeya dal shisheya wa no kala baxsanyihin sida darted weliginba qayqayliya caytama dalka dowlad leeyahay ayadana ka masuul ah ciyarta daawada guul soomaliya asc
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s Ай бұрын
waxaa saameyn kuleh oo dabada kaso riixaya etoopiya iyo imaarad o dantoodu ku jirto somaliya laciif ah oo kala daadsan
@kismaayok.7075
@kismaayok.7075 Ай бұрын
Mooryaan korka madow Xasan Culusow u sheeg warkaa!! argagixisada ku haysata iska dhici
@alimohamud16
@alimohamud16 Ай бұрын
Waxaa halkaan isku timid bani,aadamka kuwi ugu liitay ugu doqonsanasy waxaa dhilahay doqom liita ayaad tihin dhinta oo dhamada waa somalidii dhamaantood
@yaasiinmaxamedshiikh8821
@yaasiinmaxamedshiikh8821 Ай бұрын
Gabadha waa ahlu khair . Si siyaasadeesan ayaa loo hadlaa
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 Ай бұрын
Sharci iyo garsoor waa dhintay somalia
@maxamedaxmed2491
@maxamedaxmed2491 Ай бұрын
Waleee farmajo wuu ku sax sanaa markii uu si bilaa xushmad ah xilka loogu qaaday asigoo aan muqdisho joogin farmajo wu yaqanay qainul wadanyaasha magaca somalida ku dhex dhuumanaayo
@halimaisse2163
@halimaisse2163 Ай бұрын
Wadankaan nin aqoon leh baa madaxweyne ka ah Allaha il insi iyo mid jinni ka xijaabee guulihii waxku oolka ahaa oo uu gaarey cidii ka xun ciida ha cunaan iyaa bini’aadamka deeqde sida kale ciilkiina la dhinta cc waa meelxun fadhi aan damiir laheyn
@Samowlim
@Samowlim Ай бұрын
AA Warsame Ajnabi ayuu u shaqeeyaa Xassan waa in uu xabsiga dhigaa dhamaan siyaasiyiinta Xamar joogta
@IHatemumafiq
@IHatemumafiq Ай бұрын
Nimanka MJ laga soo bilaabo 1950 ilaa hadda oohin ayey haayaan nacalada, Dhulkooda qof ka hadli karo ma jirto laakin iyaga waa munafiqiin indho adag
@jabiye8593
@jabiye8593 Ай бұрын
Somalida runtaa dhibta, hasan sheekh inuu saaqid been badan tuugna ah inuu yahay ma shaki bana ku jira tarikhdiisa oo duuban bana lahaya, da' yarına mahayso waa duqaz 80 jirka ah ee hadana dhul uu dhaco iyo ilameereyso Raba inuu ku dhameysto 1.5 ee udhiman. Hadey adeerka in wax lagasheego ay ku dhibeyso ha'imanin kulamadan.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
naagtan xasan difaaceysa wa kuwa xasan kushubto
@Goodmen-l5e
@Goodmen-l5e Ай бұрын
Naagtaas kaa sharaf badan 😂😂kaana nasabsan😂😂😢
@kismaayok.7075
@kismaayok.7075 Ай бұрын
@@Goodmen-l5e Sharaftaada dhimatey!! Mooryaan madow!
@nuradinmohamed5662
@nuradinmohamed5662 Ай бұрын
Xasan dhiiqo waa saaqid
@MuseAxmed-hf2qg
@MuseAxmed-hf2qg Ай бұрын
Mudanayaal soomaali ayaa iska leh yaa kaloon qinahay inay wax nala leyihiin j' waa maya tan ka hadla hadii kale hadaalina
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Ай бұрын
Sxbyaal Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 maanta waxay wadaan waa i’arkaaaay sida Syria 🇸🇾 Bashaar Asad 😂 walahi waxayse Ciidanka Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 ku’dambayn doonaan i’qariyaaaay walahi inshaAllah 😂 Hubkaas ay Ciidankooda la’soo galeen ama ay keeneen SomaliGalbeed iyo NFD InshaAllah gacanta Geesiyada Mujaahidiinta Somali ayuu soo wada gali’doonaa InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Annaguna dhalinteena diyaar garow ayaan galnay oon ku sugannahay maanta S/Land Hargaysa iyo Burco oon diyaar aannu u’nahay Difaaca Diinteena Islaamka iyo Dhulka 5ta Somaliyeed,,. Kaliyaata waxaan sugaynaa in Hassan Sheekh siidhiga ama firinbiga dagaalka ama Buunka 🎺🎺 uu inoo yeedhoyo bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Waxaan hubaa in Ciidanka Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 aan Duufaan ku noqono oo nolosha aan ku gowracno kulligooda sida Syria 🇸🇾 ay Mujaahidiinta diintooda iyo dhulkooda uga xoraysteen waa inaan annagana uga xoraysanaa aan Buurahay Ethiopianka uraya kasoo’dageen aan dib ugu celinaa waana in loogaga daba tagaa Buurahaas InshaAllah kartidaana Somalida way hayaan, wannu ka’adag nahay Ethiopia 🇪🇹 waligeenba alhamdulillah 🤲🏼 Maantana Oromo ayaa hogaaminayaan xiniinyaba aan lahayn walahi 😤😡 Oromodana si aynan ugu soo hamin dib dambe yaan xabadda qoriga loo’quudhin, halawada gowraco xitaa kuwa jaariyadda ah ha’la’dilo walahi wayna iman SOMALINA waannu guulaysan InshaAllah Cadowgeenuna way halaagi bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@elburadde5092
@elburadde5092 Ай бұрын
Odaygan Juxa hadalkisu waa personnel attack uu ugu gefahayo MW HASAN SHEEKH waa Nin horay Farmaajo ugu yaqyaqsooday afkaar xumadiisa Odaygu waa Caaq kusoo Candadaway dagaaladi SSDF
@warsanahmed3060
@warsanahmed3060 Ай бұрын
Waa saqit xayawanah
@The-informed
@The-informed Ай бұрын
Inantu shaqada aabehed Xassan uhayo iyo dhaqaaleheda ayey difaacday😂 waziirka arimaha gudaha aya dhalay yarta
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 Ай бұрын
Xasan dawladii wuxuu kadhigay maqaxii xunoo qashina
@saciidhaaji1766
@saciidhaaji1766 Ай бұрын
Magudbe kii ugu xumaay ee diyaasad soomanary waa kan
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 Ай бұрын
Naagtani waa familka hassen guurgurte waxaay lajoogtana majirtee raga hahadlaan
@252Somalia
@252Somalia Ай бұрын
Waxba la iskuma reeban 👌
@ahmedosman1713
@ahmedosman1713 Ай бұрын
Gabadhu wacyi ma hayso waxay moodaysaa in madaxda lamaagay, lkn ereyga saaqidid waa arrin run ah, raga siyaasiyiinta miyaan maanta tuugo ahayn, dantooda kaliya ka fakara, awooda ku tagri Fala, haday intaasi jirto saaqidida madaxda u dhiman xagee joogtaa. Joojiya munaafaqada Soomaaliyeey.
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 Ай бұрын
Hg weliba ceer dhaadhaankaas umadda ka qabsada farmaajo oo wiilashii istaafka u ahaa intuu diley kobaha ku aasey buu malaa u xiisey siyaasadii baa meel xun la gashey nacaskan umadda ka qabsada aqoona mahayo , diin mahayo dadnimo mahayo waa xoola caadi ah iska dheer
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 Ай бұрын
Saaaqid waaaye Hassan munaaafaq
@cismaanguure927
@cismaanguure927 Ай бұрын
Juxa calmaani isagaa saaqid ah oo aqoon fiican u arka jaamacadaha baadariyada kristanka ah ay leeyihiin oo uu wax ku soo bartay sidaa darteed ayuu u mucaaradayaa mudane xasan sheekh oo aqoonyahan ah oo aqoon diinta islaamka iyo midda maadiga leh marka ciil ayay u dhmanayaan calmaaniyiintii gaalada caalamka ay usoo tababareen dalka islaamka ah ee soomaaliya, teeda kale cc,shakuur haddii guddigii doorashada ee mid mid loogu codeeyey tii lixdameeyadii iyo midda hadda 2024 ka guddiga doorashada loogu codeeyey maxaa farqi u dhaxeeyo kaliya waa jimlo iyo tafaariikh laakiin labadaba ee guddi oo kala waqti ahaa waa loo codeeyey ,
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 Ай бұрын
Kuwaan waxey u barteen in qof la xisaabtamo lawaayo marnaba marabaan shacabka soomaaliyeed in ay awood yeeshaan.
@MuseAxmed-hf2qg
@MuseAxmed-hf2qg Ай бұрын
Mudanayaal hadaad daacad qabtaan marka hore go'aan cad cad ka soo saara kuwa dowladaha cadowga ah ku soo hogaaminaya dalkena
@Abukar-c6y
@Abukar-c6y Ай бұрын
Tuug haduu gugub arkoow gogasha faarax soo galaa dad waxaa isku keeynteen dad ku soo fashalmay noloshooddii horre iska dhaaf in talo loo dhiibto meelkasto oo eey joogaan inta aad umaddaas talo wax ka siineeysaan wax meesha kuma heeysaan ee ka taga waxaad heeysaan ma jirro 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 😂😂😂qof markoow falimo waxaa loo baahan yahay in uu fikir la yimaaddo asagoo allaha abuurtay ka baqaayo oona fiirin qofkaas meeshaas ayuu ka soo jeeddaa wax walbana waqti ayeey leeddahay laakin ninkii isku dhadhajiyo caabtiisa ayaa soo baxeeyso ee dhamaantiin ogaadda 😂😂
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 Ай бұрын
Juxa waxaa ka qiima badan gabadha marka soo.aaliya yacgar juxoo kalaa ayaa ka buuxa
@osmanali2281
@osmanali2281 Ай бұрын
Federaal ku salaysan 18ka Gobol ee dalka ayaa Soomali anfacaya. state qabiil isku raacay waxaa aad uga wanaagsan hal gobol oo dad kala duwani dantooda wadaagaan.
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o Ай бұрын
RER PUNTLAND AAN KA GUURNO FEDERALISMKA OO UGUURNO [ CO-FEDERATION ] khiyaal ba ku jirtan 40 sano oo khiyali
@C.shkauurCumar
@C.shkauurCumar Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@FaisalMohamud-x9p
@FaisalMohamud-x9p Ай бұрын
Waa dad xanuunsanaya
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Ай бұрын
Qalad bey ehed in cunaqabatenta iyo hubkaba lagaqado somaliya ila lagahelayo dowalad dadka iyo dalkaba u shaqaysa xasan xaabsade halaga qabto dalka
@AHMEDMIGUILWAISS
@AHMEDMIGUILWAISS Ай бұрын
Heshiis wax ka weyn ayaa madaxweynaha lagu aaminey.
@halimahassan1981
@halimahassan1981 Ай бұрын
Cabiraxmaan cabdi shakuur isagaaba qaldane yuu saxaa 😅😅😅
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 Ай бұрын
Mooryaan meesha isagu timid ee aqoonyahan ismaad ah car waa kaa nafar kamid ah haka hadlo Ethiopianka dalka joogo ee kusoo xad gudbey mid ka hadli karaa kuma jiro waa wada mooryaan
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Ай бұрын
Dadka noocan ah ayaa somaliland yidha anga aya xukuna
@FartunK
@FartunK Ай бұрын
juxa aqoon aqoontaa Ku 6ar waa qof aqlaaq xun
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Ай бұрын
Somaliya wa dal saqidey erygasi wa dhab runi wa kama rays
@abdirizakibrahim6015
@abdirizakibrahim6015 Ай бұрын
Doqon dheere oo garowe miciin biday markii muqdisho laga nacay
@AyanleAbdulqadir
@AyanleAbdulqadir Ай бұрын
Xaliimo yarey maantana shiiqyadii ee u gaftay tan waa in laga ilaalshaa meelaha dadka iskugu imaadan ,loona diro cilmiga loona shego wax diin ah ee ka hadlin ileesha waxbo kama taqaanee
@Sharmaake-gu7je
@Sharmaake-gu7je Ай бұрын
Somalia xiita dawlad dictator ah oo kaa ilaaliisa ethiopia dhulka iyo bada somalia inaan helno waa muhiim dhimaashadaa maanta jiirta xiita way yaraanaysa aragagaxiisadaa aay wadaan
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Ай бұрын
Wll dictator wa inu ahado nin wadanimo ah o nin adag legacy rabo inu ka tago lkn manta waxa joga dad jilicsan o ku jirin inyar o wadanimo ah diina laguma dhaqmo sababto ah nin diin leh wax ma dhaco shihsheyahna uma dhaqleyo. Wa so dhaweyneyna hadan hayno NIN RAGED AH O AQOON YAHOON AH O WADANIMO LEH DIINLEH DADKA DACAD ULA DHAQMO O SIMAN QABIIL QABIIL KA FICNEYN, KUWA LANDHERA AHY SHEEGAYO MADAXA LAGA TOGTO, KUWA JAWAZIZTA MADAXA LAGA TOGTO, KUWA TRAITORS AH MADAXA LAGA TOGTO KUWA QAWARIIJTA MADAXA LAGA TOGTO WADANKA NABAD AYU AHAN LAHA INSHA ALLAH
@MuseAxmed-hf2qg
@MuseAxmed-hf2qg Ай бұрын
Asc Mudanayaal waxay aniga ila tahay inan waxyar iyo wax badan midna loo dhiiban karin qof muula oo hadana tagersan wax kabaxsan dowladnimada somaliya
@elmidini1390
@elmidini1390 Ай бұрын
Dadkaan yaa isku keenay horta yeeysa metelaan dad iyagiiba aan aqlaan ahaan udhisneen sidee dal iyo dad wax looga waydiinayaa?
@AhmedAli-nr2tz
@AhmedAli-nr2tz Ай бұрын
Hawiye is dhameeyA
@ahmedwais1763
@ahmedwais1763 Ай бұрын
Maxud saleebaan ka MJ waxay kajecel yahiin dawlad Somaliyeed oo xoog badan’ inay gumaysi keenan’dalka ooy lashaqays taan’wakiila uga noqdaan Somalida kale oo dhan ? Ayaa igu diidikara ? Itoobiya iyagaa keeney & federal kusheega : imika juxo’waa kanleh’cunaqabataynta inla qaado’daynta la cafiyo’lacago lasoo’fasaxo ma’ahayn’( that’s my evidence) who can disprove me ? Gumaysi kalkaalo wali good’!?
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Ай бұрын
Somaliya tastuur .malha gorma afti loo qaday tasturka
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Ай бұрын
Juxa wa nin hadalo cad waana runtii inu Hassan sheekh yahay saaqid
@AliHidig
@AliHidig Ай бұрын
Juxana wa ceeb kasalim miyaa? Ar soomaliyaa 😅😅
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Ай бұрын
@AliHidig Hassan sheekh ( somali heshiis ah dunida heshiis la ah oday weyn baan ahoo qabyo ninkeeda dhameys tira, bal intaa oo qudha Hassan sheekh maanta halkuu joogo ii sheeg) ileen Farmaajo wuxu lahaa isagaa qaldan ee maamulada dorashadooda haloo daayo,
@mohamedjamle7898
@mohamedjamle7898 Ай бұрын
Juxo adigaa saaqid iyo manaafaqnimo iyo woomaloodnimo adigaa dhax u ah taa ogow haddii aad cadeyn rabto dib i fiiri
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ Ай бұрын
waxan layabay hal qabil qaran manoqon kara
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Ай бұрын
May
@kismaayok.7075
@kismaayok.7075 Ай бұрын
waa sida Xasan Culusow u fikiraayo in mooryaanta Abgaal uu dowlad ku noqonaayo!!
@safiyahussain6381
@safiyahussain6381 Ай бұрын
Wasq jux warya waa inad bisxisaa rali galin warya qabiliste maxaa kaqade xasan sheq ya xaywan wax garan misidas kurabtaa inad noqoto mas ul dowlded ma waxdrabty inu madaxweynha kusiyo mansab walee waa kaa hog ody bidar ufufufufu
@musseabdulle2250
@musseabdulle2250 Ай бұрын
Dameerkan madsxu caddaadsy waa ciilqabe xun oo ciil ku gaamuray.
@FarahXussein
@FarahXussein Ай бұрын
War nags aamusa waxaad Doneeysan wa la granayaa.
@MuseAxmed-hf2qg
@MuseAxmed-hf2qg Ай бұрын
Waxay aniga ilatahay intaan is haysanna dowlado aan waxba nala lahayn dhexdena wixii jira kama hadli karno
@Abdiyusuf490
@Abdiyusuf490 Ай бұрын
Wuxu idin ku argay wasiir alcadaala waa idinka muuqataa kuwiinaan madaxu wada cadyahay. Qandha madaxya cad qaada
@ZahraAhmed-i3j
@ZahraAhmed-i3j Ай бұрын
Sanid Assad ah Tuug a ah xamar na imaan karin
@abdulqadirali5419
@abdulqadirali5419 Ай бұрын
C/shakuur hadal kaaga waa iskju soo noqday
@diinimohammed724
@diinimohammed724 Ай бұрын
His he was Maynard am mins he qaniwat 1982 he was attack Somali he was joint to military 1982 iwas bailable he knows what he did
@ER-qw6fh
@ER-qw6fh Ай бұрын
why don't tell us what he done and where?
@diinimohammed724
@diinimohammed724 Ай бұрын
Jux he was enmity in Somalia because.1982 he was joined in military of etc but I was military of Somalia meny time he was killed Somalia military personal
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ Ай бұрын
dadey ilidkoda kuwan yihin wala kuwan waxey kusocdan kuwa caytamayo sidi feesal cali waraabe dariqey mariyen shacabka soomaalilnd aya idin sugi hadad aqlaq xumida naga deen weeden
@MaslahNor-v2w
@MaslahNor-v2w Ай бұрын
😂😂 hadaadan ookiyaal xirneen professor ma tihid
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan Ай бұрын
Dee juxaa run bu sheegey xassan madaxweyne ma ahe wa nin lacag uruursanaya
@ZahraAhmed-i3j
@ZahraAhmed-i3j Ай бұрын
Joxo waa tuug xamarna ma imaan karo
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Ай бұрын
Wll sidebu xamar u iman kareyn
@kismaayok.7075
@kismaayok.7075 Ай бұрын
Xamarta argagixisada kugu kufsato iyo Ugandeska adiga joog qurunkeeda cid u baahan aan mooryaanta ka aheyn majirto!
@fahinamin7174
@fahinamin7174 Ай бұрын
Cinwaanka waa Puntland Book Fair kulanadda noocaan ah waxaa looga hadlaa buuggaa la qoray qofkii qoray iyo sabata loo qoray laakiin kani waa ka gadisanyahay waan ugub in madashii in meel kale iyoSiyaasadda loo leexiyay
@sudiissa5701
@sudiissa5701 Ай бұрын
Dhabaabana la dhicilaha naagta xun hassan tuug ma anaga puntland sharafa nagu leeyahaye dayuusada juxa lama hadasheen walaahay awaye gabdhiih puntland Naaja taga urtayahaye naagaha puntland balaayo dhiiga idinka miirtaye
@ZahraAhmed-i3j
@ZahraAhmed-i3j Ай бұрын
Judah xamar ma I aan Kara’s Tuug xolahii aw xadin
@yaqubofficel212
@yaqubofficel212 Ай бұрын
Maxaa lagaa xadaa ood heysataa
@Aisha23-d1e
@Aisha23-d1e Ай бұрын
Rag dhabayaco aqli ilaahay waa kaceshaday lakiin gabdhahodii baa ilahay siyay aqli lagaceshay
@kismaayok.7075
@kismaayok.7075 Ай бұрын
waxaas waa maseer miyaan mooryaanyahey!!
Dagaalka Xasan Sheekh ka furay dhinaca kale markuu ka aamusay ka Puntland wado
8:14
Caleb Pressley Shows TSA How It’s Done
0:28
Barstool Sports
Рет қаралды 60 МЛН
Непосредственно Каха: сумка
0:53
К-Media
Рет қаралды 12 МЛН
Жездуха 42-серия
29:26
Million Show
Рет қаралды 2,6 МЛН
Who is More Stupid? #tiktok #sigmagirl #funny
0:27
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 10 МЛН
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 82 М.
Caleb Pressley Shows TSA How It’s Done
0:28
Barstool Sports
Рет қаралды 60 МЛН