Dood Mise Dagaal? ANDREW TATE & Piers Morgan ISNIIN & INTERNET

  Рет қаралды 65,237

Hosow Pro

Hosow Pro

Күн бұрын

Пікірлер: 159
@yahyebrown9509
@yahyebrown9509 2 жыл бұрын
Andrewtate Welcome Muslim bro🎉❤ Hamdullah
@jokar1m
@jokar1m 2 жыл бұрын
Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeenna beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh subscriber isoo dheh RESPECT🔥...
@Sucdi22
@Sucdi22 2 жыл бұрын
#Hososow pro/ wiilkan videos kiisa waan dawada mar walba waxan ka heley sidoo udagan yahay waa qof misan leh masha allah
@khulasomovie
@khulasomovie 2 жыл бұрын
THE BAST PERSON EVER THE MOST KNOWLED ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET 🥰💞ﷺ💕
@abdrahmenibrahimahmed9646
@abdrahmenibrahimahmed9646 2 жыл бұрын
ﷺ ﷺ ﷺ ❤
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 2 жыл бұрын
Waku xiisnay wlkey noso laabo❤💯
@amalafnaan3928
@amalafnaan3928 2 жыл бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 2 жыл бұрын
Salallahu Calayhi Wasalam ❤
@qadribashi3790
@qadribashi3790 2 жыл бұрын
Waraysigaan 1 saac ka badan soconayy mid xiiso badan buu ahaa Waana la dhihi karaa warysigaan Andrew tate waxa uu ka saaciday in dad badan badalaan fikir ka ay ka haysteen Comment section ka hadii aad eegto ama reaction laga sameeyy waxa ay ku tusinaysaa in dadku la dhacsayn yihiin tete ayna leeyihiin fimirkeenii hore waan badalnay Keep up walal hosow
@nadifamaxamad725
@nadifamaxamad725 2 жыл бұрын
Welcm back bro shuaib
@ismailibrahim9308
@ismailibrahim9308 2 жыл бұрын
andrew tate is a legend weliba ultra legend bedelay qaab. fikirka dhalinyaro badan
@najiibawil5149
@najiibawil5149 2 жыл бұрын
Hossow pro wakusalamay qof talent uleh youtuber nimada keep going sir !😊
@faiza___funny6237
@faiza___funny6237 2 жыл бұрын
Welcome back shuceyb 🎉🎉❤
@hamdixiis6389
@hamdixiis6389 2 жыл бұрын
Wellcome back shuceyb wa wil talanti leh ❤
@abdallahbashir7309
@abdallahbashir7309 2 жыл бұрын
All thanks,, I Like 👍 KZbinrs Hosow Pro and Shuayb Nure Pro
@ramlasahal9556
@ramlasahal9556 2 жыл бұрын
Wlcm back shucyb🥰🙏🙏😔😔
@yuukeycraxmaancali
@yuukeycraxmaancali 2 жыл бұрын
Keep going my pro gar iyo gardaraba waan ku wataa hoosow
@ibramoha1674
@ibramoha1674 2 жыл бұрын
Yaaaaaaaah shucayb oo nanacay nio waji malihid mori show ayaad nabartay iyo dagaalki lisrifaayay kadibna safar aaba gashay waaba nagubooday maxaa jira yaqee nosolabo Hoswo waa kusamamay shucayb ayaa dhiig igukariyay 🙏💯
@caaliyaabdi8212
@caaliyaabdi8212 2 жыл бұрын
Long time kadib from adisabab to London sxbo iskudheer😮
@ashwaaqsayd2707
@ashwaaqsayd2707 2 жыл бұрын
Wall inshallah 400k baan kuu rajaynayaa asbuucan gudaheed ❤❤❤❤❤💖💖💖💖💖💖
@Xaadqabaaze
@Xaadqabaaze 2 жыл бұрын
Allaaa lagends shucayb nuure waa Ku salaamay wll waad luntay kuu xiisnay
@nastehonuur1958
@nastehonuur1958 2 жыл бұрын
Wiilkaan waaba lawaayey helkee kudambeeyey masha Allah is arag wanaagsan
@fhlifestyle
@fhlifestyle Жыл бұрын
he is most google search man alive
@Prinsess-q5j
@Prinsess-q5j 2 жыл бұрын
Abtigey shuceyb waa ku slamy abti mcn🥰
@hawashireafrah5862
@hawashireafrah5862 2 жыл бұрын
Andrew waa nin run sheego. Reer qowmu luud ma jeclo. . Familka wuu aamin San tahay. Sharcigeena Islaamka wuu taageeraa aakiin Hosow Anaga shaqo Kuma lihin fikirkiisa haddii uu isaga Rabin guur. Anaga isaga ruole model inooma aha. Just important warka xaqiiqa in uu sheego. Ilaahay Islaamka ha soo gasho waan u duceeyneeynaa.
@wardinachannel4084
@wardinachannel4084 2 жыл бұрын
Maansha allah wllo noo soo laabo wlhy mar kaste wan ku radiyaa maansha allah qisooyinkagii waanu u xiisanay 🥰
@haamusse1439
@haamusse1439 2 жыл бұрын
Amazing bro hazow incha allah keep going waxan ku rajaynaya 5000kun 🥰
@ahmedfiiraan3383
@ahmedfiiraan3383 2 жыл бұрын
Wewe shucayib nuure ♥️
@drsasmamohamed2350
@drsasmamohamed2350 2 жыл бұрын
Tate islaamku uma baahna. Isaga ayaa islaamnimada ubaahan❤
@abdulmoaw7304
@abdulmoaw7304 2 жыл бұрын
Waan taageraa sababta waatan waxaa UFC dagaal dhexmaraayay xabiib iyo corner waxa uu yiri waxaan ogaa in xabiib uu guuleeysanaayo wuxuu yiri waxaa guuleeysanaayo xabib answer is very easy because he’s Muslim no club no woman no alcohol training sleeping allah asago ula jeeda salaada second if I wear t-shirts saying same bad about Jesus no one says to me anything but if I do same to Islam I will be in trouble so the only religion I respect is Islam ☪️ I love it
@farxiyaali1729
@farxiyaali1729 2 жыл бұрын
3 Gmail ayan kaaga saaray ilaahey amarkiis KZbin kaaga aad baan u xiiseyaa horo u soco wallkeey 💞🥰🙏👏
@laylaali8812
@laylaali8812 2 жыл бұрын
Masha Allah
@suhaybmaxamed7550
@suhaybmaxamed7550 2 жыл бұрын
Asc wll hosow hdaan isku dayo inaan cabiro fikirkayga yar oo sababta ninka social media looga xidhay waa in uu og yahay dadakana u cadaynayo caqliyada ama sida ay u fikiraan reer galabeedka oo uu u cadaynayo dadka ku xidhan ama daawanaya uuna kasoo horjeedo dadaka khanisinta oo uu dadka wada toosan u tusayo marka la eego gaaladana ma ogola iney soo baxan dad caqliyadooda sharaxaya ama dadka fahansiinaya Wlabilahi towfiiiq wll hosow
@asiamaxamed8919
@asiamaxamed8919 2 жыл бұрын
finally new episode coming
@adirecc6200
@adirecc6200 2 жыл бұрын
Guulaysta two legends
@hamzemustphe7392
@hamzemustphe7392 2 жыл бұрын
Welcome zhucayp langen 🙏🙏
@qisas599
@qisas599 2 жыл бұрын
Wll yaal qeyr Allah idin siiye please isoo booqda
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 2 жыл бұрын
Andrew runtaa lagu nacay dadka run ma raban bro shucaab noso laabo walagu tawe 👍👍👍👍👍👍
@amiir5854
@amiir5854 2 жыл бұрын
wllka waku salamyy❤️
@kiingas5689
@kiingas5689 2 жыл бұрын
Waaaaw shuceb oo laa wayey baa keentey salan sare
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
Mashaallah Hassop waxa tahayy qoof wax fahamsaaan. How social media works
@najmaabdi4536
@najmaabdi4536 Жыл бұрын
Shucayb Mise you Bro welcom Bak
@naajicade4700
@naajicade4700 2 жыл бұрын
my fav hossow🔥🥰
@sheekh_baruud72sheekh_baru68
@sheekh_baruud72sheekh_baru68 2 жыл бұрын
Labo wll oo an ixtiramo
@shamsodiini3272
@shamsodiini3272 2 жыл бұрын
Manshallah Manshallah
@fuadabdullahi7230
@fuadabdullahi7230 2 жыл бұрын
Thanks bro
@aazizmohamed2616
@aazizmohamed2616 2 жыл бұрын
Shucaybow shekooyinkaagi Mori iyo ninki kale wn u xiisnay sxb
@amdiabdi8902
@amdiabdi8902 2 жыл бұрын
asc wiilow kuma aqano imana taqanid kaliya waxN kahela qisoyinka ad so dhigto marki ale ihaleshiyana leikta wan kusara adiguse maxad emelkeyga ugu howlantahay ina jabsato cadenta wan haya plz naakala wareji
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq Жыл бұрын
Ninkaas Waa Geesi, Geesina hooyadiis way gablantaa ee ilaahay haxifdiyo, oo cadowgiisa hakaqabto, amiin amiin
@Malxomx638
@Malxomx638 2 жыл бұрын
Thanks boss
@muscabfaras8027
@muscabfaras8027 2 жыл бұрын
Top G.🐐🙏🙏
@bilanbarwaaqo4072
@bilanbarwaaqo4072 2 жыл бұрын
part two noo soo samee bro
@ayanabdirashid9679
@ayanabdirashid9679 2 жыл бұрын
Wiilkan wan u xiisnay
@zakiabdi4960
@zakiabdi4960 2 жыл бұрын
Wuu islamay wll❤
@Theglampack
@Theglampack 2 жыл бұрын
Andrew tate 💪🏽
@Cabdicasiiscumar3945
@Cabdicasiiscumar3945 2 жыл бұрын
Hosow ka soo hadal sxb qisada bella poarch nolasheeda yaraanteedii iyo dadaalkeeda maanta fadlan ha dhaafin
@Abdikarim_ck26
@Abdikarim_ck26 2 жыл бұрын
Peirs Morgan Shaqadiisa ayaa Ah Interuption waa Lagu yaqaan.
@kaafiyaabdirizak
@kaafiyaabdirizak 2 жыл бұрын
Allah Akbar Wuu Islaamay Andrew 🕌🕋❤️
@hooyomuumino2589
@hooyomuumino2589 2 жыл бұрын
Waxaan ku xasuustaa asigoo qabiib kashegenayo work allah treanin allah
@Casa43635
@Casa43635 2 жыл бұрын
You should review Mohamed Hijab v Jordan Peterson and Jordan Peterson v Hamza Yusuf. Also Mohamed Hijab b Ayan Ali Hiri
@highflyer215
@highflyer215 2 жыл бұрын
Andrew tate wax cusub anaga nooma sheegin Ka Muslim ahaan, khaladaad badana wuu leeyahay, lkn gaaladaan buu ugu roonyahay Marka lafiiriyo dhinaca xoriyad hadalka, iyo qofka oo fakarkiisa dhiibta asagoon cidna Ka cabsan waliba Kan Ku aadan arimaha qoyska iyo ilmo korinta oo aad moodo in aduunku u afduubanyahay koox yar oo qoomo luud ah.
@Relaxat622
@Relaxat622 2 жыл бұрын
🥰🥰
@ahmedsharif367
@ahmedsharif367 2 жыл бұрын
Muqaalka saacado ayuu ahaaa markaa dhameyey 10 daqiqo ilahaa waa interview aad u xiiso badan!
@bestlfcfun
@bestlfcfun 2 жыл бұрын
Hosoow sxbka waqti sii Bahashii waad isku koobtay.
@ahmedsharif367
@ahmedsharif367 2 жыл бұрын
Ninka kale ee laga xidheyna waa #SNEAKO aad ayay isugu fikir dhawayen
@dekaladan733
@dekaladan733 2 жыл бұрын
Wiil Kan chanelkisa ma arko maalmhn
@kamaalhassan2123
@kamaalhassan2123 2 жыл бұрын
Bro haa waa sax ma fiicna in laso jar jaro video yada lkn waxaa iga su,aal ah midkaan maxaa usoo jarjarteen ? Hhh war intaas waa iga kaftan 👌
@zainababdi781
@zainababdi781 Жыл бұрын
Andrew Tate wuu is kashifay suaalihii la waydiiyayna Hal mid kamuu gar bixin xataa wixii muslimiintu ku taagerayeen wuxuu yiri waan taageersa oo khaniisyada iyo dadka abuurka ale u samayay iska badalay subxaanallah
@daawadkanaal
@daawadkanaal 2 жыл бұрын
Isagu inuu Iska dhilaystuu rabaa laakiin wuxuu leeyahay gabdhaha 25 jirka ah baararkay galaan saa owgeed ma fiicna waa yaab sow maaha caqliga nimankaa saa Iska ah
@abdisookaxay
@abdisookaxay 2 жыл бұрын
Xoosow waxad sheegta runta ninkani sababuhu ka hadlayo fahan wuxu ka hadlay dadka khaniisiinta ah qalbigiisuna waa xaasil wana nin muslim ah oo aan wax danbi ah lahayn anigana isaga iga nadiifsan wayo wa muslim
@daacad7403
@daacad7403 2 жыл бұрын
POINTIGA looga xidhey social mediaga Waa inuu runta ka hadlo
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 жыл бұрын
War ninkan waa dayuus la’soo dirsadey oo doqon’ah misana waa xoolo’weynaadey aan caqli’ku filan la’heyn nijaaska
@footballiq
@footballiq 2 жыл бұрын
Wlahi codkisa best waaye shucayb
@caishadaud9700
@caishadaud9700 Жыл бұрын
💌💌💯💝
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq Жыл бұрын
Andrew runtaa lagu nacay, waayo, runtu way xanuun badantahay, ilaahay hacaawiyo, amiin
@hudajamac4392
@hudajamac4392 2 жыл бұрын
shucyb solapo wllo sii dhaakh soo
@buhaisahabdi
@buhaisahabdi 2 жыл бұрын
Ninkaan miyaa ninka Xaliye soo dhagaysto ?😂i think They have similar idea.
@zahramaxmud2350
@zahramaxmud2350 2 жыл бұрын
Haa amba waa is idhi wuu soo koobiyeya
@gobsan1235
@gobsan1235 2 жыл бұрын
Shucayb mar hora igu danbsysay bari dhanba cuntada ku karin jiray🤣masha allah wllo hore u socda
@samraaabdihashishire3113
@samraaabdihashishire3113 2 жыл бұрын
Same wallahi anba sidi kale. Waaba waayey.
@RABIC.Channel
@RABIC.Channel 2 жыл бұрын
Nagusoobiira asaxaabay🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🥀🥀🌹🥀🥀🥀🥀🧡🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙
@aishahibo8796
@aishahibo8796 2 жыл бұрын
Arimaha diinta uma sheego wanaag ahaan lkn si fikradiisa ayuu diinta ku ceebaynayaa dadkan muslimiinta aanahayn diintu siqaldan u tusay
@albertoyahya
@albertoyahya 2 жыл бұрын
Libaaxaw adiga waxba ka khldan original link kusoo qor
@officialtaliyeshubka1026
@officialtaliyeshubka1026 2 жыл бұрын
Hello Qaraabo see layaheY
@riaabdu143
@riaabdu143 2 жыл бұрын
shirkada transfer galaxy lacagta diritankeda maa free iga soo jawab waa ii mohime 📍📌
@nasra591
@nasra591 2 жыл бұрын
Maya free maaha sidee ayey lacag u heli Karan haday dirista free k dhigan
@anasxasananaslaki4237
@anasxasananaslaki4237 2 жыл бұрын
Video dhameystiran noogu soo samee taliye
@tushleeyy
@tushleeyy 2 жыл бұрын
Comment aqris haku jirinee fidiyowga dhameeyso madax tarmuus 😂🙄
@alimahad8381
@alimahad8381 2 жыл бұрын
Adiga xitaa qoraal haso qorine videoga daawo kkk barejo radis kkk
@amiir5854
@amiir5854 2 жыл бұрын
tushley yuko waa igaade😂😂
@siradm
@siradm 2 жыл бұрын
Macangagnimo waaye waxaas! Mahadsanidiin
@daadir3042
@daadir3042 2 жыл бұрын
Shuceyb wlhi sxb aan Ku xernaa ayuu ahaa waxan Ka faaidi jiray dhaqamada xun xun
@cabdiraxmaan7810
@cabdiraxmaan7810 2 жыл бұрын
Mxa tidhi
@samraaabdihashishire3113
@samraaabdihashishire3113 2 жыл бұрын
Hh.kana ma qoraal jar jaranaa kkkkkk
@hamdisagal8177
@hamdisagal8177 2 жыл бұрын
Bisinka
@abokormoh5087
@abokormoh5087 2 жыл бұрын
Alxm wuu so Islamabad Andrew tate
@omaari155
@omaari155 2 жыл бұрын
Yarka aad baad u aamusisay
@samraaabdihashishire3113
@samraaabdihashishire3113 2 жыл бұрын
Maya.asaa sheda leh
@radhas2411
@radhas2411 Жыл бұрын
Hosow xog badan Ninkan kama haysid hadaladana wuu ka hadlay
@nootaayosunni9258
@nootaayosunni9258 2 жыл бұрын
nin kaan qori yaa lagu haayaa
@AhmedHussein-ij5wu
@AhmedHussein-ij5wu 2 жыл бұрын
TopG wa ninka gaal an arko ugu macqulsan uguna caqliga badan inta badan xaqiqda qaraar ka hadlo diinta islamka hadu faraha ka qaado uso xiganayo 90% wa saxanyahay
@ubahguled96
@ubahguled96 2 жыл бұрын
Qofku waa is baadali kara rayigiisa ma qaladaana
@sabahmuuse1567
@sabahmuuse1567 2 жыл бұрын
Hosow ninkii shacayb ahaa masoo qabatay waa waynaye 😂
@samraaabdihashishire3113
@samraaabdihashishire3113 2 жыл бұрын
Hhhh.maxaa cunto kukarin jiray🤣🤣🤣
@iqrasomali12
@iqrasomali12 2 жыл бұрын
Haa sax wye dowlda in ay xaaska iyo ninka u dhaxeeso mia been ah ninkan aniga ilama xumo ilahey haso hanuuniyo midkle sabbta lo amusinayo wa in uu run shegayo shuceeb xita wa maq maqan yhy mxa ku dhcy🤣🤣
@ashaoali8020
@ashaoali8020 2 жыл бұрын
I NO THE DEVOL
@sofiahussein4572
@sofiahussein4572 2 жыл бұрын
Shuceyb waaaa top G 😂😂😂😂
@akram-yariisow14
@akram-yariisow14 2 жыл бұрын
Ninkaan waxaa arkey asagoo raga swedishka faaaninaayo oo dhahaayo afaaarahaada ma soo galaayaan saqda dhaxe habeenkii Stockholm halmilyan dollar adoo wato ayaa ku wareegi kartaa gangistar ma joogo laakin Stockholm gaangistarada kaliyaha oo joogo waa soomilada 🤫🤫🤫
@ismahanhaji7700
@ismahanhaji7700 2 жыл бұрын
Isagoo tukanayo ka soo hadal
@laylasabaray9441
@laylasabaray9441 2 жыл бұрын
❤❤❤👍👍👍
@hamsekamil9322
@hamsekamil9322 2 жыл бұрын
Endrew tete Viral nimada si dhib yar uu ku helay si dhib yarna wuu ku wayi kara anyway he is my men 🔥 hadaladisa qaar 💯 wa tageraa
@full.man1957
@full.man1957 2 жыл бұрын
Ay ay nin la wayay shuceyb
@brickyrobloxlol8183
@brickyrobloxlol8183 2 жыл бұрын
Halku kabaxey shaceyb
@muudahir7081
@muudahir7081 2 жыл бұрын
Basayulkaas waa ninki dhahay dumarka business iu lacg masamenkaran inlaga xero weyba fcned
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 3,4 МЛН
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 121 МЛН
The Hidden Man | Piers Morgan | EP 295
1:47:20
Jordan B Peterson
Рет қаралды 2,3 МЛН
Were Israel’s Actions in the Gaza War Justified? Eylon Levy vs. Mehdi Hasan
1:06:50
The FULL Cristiano Ronaldo Interview With Piers Morgan | Parts 1 and 2
1:31:08
Piers Morgan Uncensored
Рет қаралды 7 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26