#Doodii

  Рет қаралды 29,050

Axmed.C.Gaas.

Axmed.C.Gaas.

4 ай бұрын

Пікірлер: 72
@dahirdubow8636
@dahirdubow8636 3 ай бұрын
Somaalay after more than 30 years anarchy and blood shade, still Somalia is zero grazing
@akiim1532
@akiim1532 3 ай бұрын
30 years later and we made no progress 😢
@khadarali9655
@khadarali9655 3 ай бұрын
✅️✅️
@kiinadan6786
@kiinadan6786 4 ай бұрын
Isaaq iyo Hawiye Daarood nacayb ayaa aakhiro iyo aduunba seejinaya! Alaahu akbar!
@saidaaliwehliye4764
@saidaaliwehliye4764 Ай бұрын
Daroodka been kama xishoodaan 100% wa been waxa u sheegayo ninkan inti dhimatey & inta nool been ka sheegey SubhanAllah
@omarnuh
@omarnuh 4 ай бұрын
Allah Yarhamahum Abdullahi Yusuf Ahmed, Maytaadkeenii & dhamaan Jamiicul Muslimiin Allahuma Ameen Yaa Rahman Yaa Rahin Sallallahu Alaihi Wasallam
@MubaarigaCali
@MubaarigaCali 3 ай бұрын
Dad qabyaaladi dishootay
@abdijama1300
@abdijama1300 3 ай бұрын
This is amazing,and wonderful history. Thanks mr Juxa for everything you did your people.
@cumarxuseenchannel4732
@cumarxuseenchannel4732 4 ай бұрын
Somali hadiba dhibatoyinkas ee ka shekeneysa waqtigan aanu Mareno da'da 32 ilaa hadana tagan xaalada aabo somaliyed ka shekenayo dhalanyaradiina kukala tagtay 😭😭😭😭sorry sorry sorry wllh aad ayan u nasiib xumahay dalinyarada soomali hada ahay 😭😭😭wayo waxa ii sii muuqaneysa soomali wax jacel ah isku qabin wayo markan arko dalka aan qaxotiga ku ahay dadkiisa iyo dalkeena 😭😭😭waxan kuso gabagabenaya 😭😭aabo aabo soomali aya tahay waqtigan xun aanu ku jirna jabki iyo dhawaci soomali so dhax maray ha so qodin plz plz plz plz 😭😭😭
@user-oh3td9pb8h
@user-oh3td9pb8h 4 ай бұрын
Mingiste ayaa la yiri " Ethopia waxaa ku soo socdo oo ku qabsan rabi Isaias iyo Mellez ka warran" Wuxuu yiri " tuugadu markay wax xadayaan waa saaxiib, laakiin waxay ku diriraan wixii ay xadeen, markay dalka qabsadaan ayay is layn doonaan" Wixii kaliya ee ay heshiiska ku ahaayeen waa gaareen.
@Bn99757
@Bn99757 4 ай бұрын
Laba caydiid ayaa muwadin ahaa Ninkan hadalkiisa ayaad ka fahmaysa dhibta cida wadey
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 3 ай бұрын
Laba budhcad oo aan taariikhda Soomaaliyeed innagu soo marin ayey ahaayee. Xisaabtii ay kasbadeen maanta waa hayaan.
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 ай бұрын
Caydiid libaax halyey geesi alle ha u naxariisto ninkaa kale ee gumaysi kalkaalka ahaa gadhwadeenka u ahaa amxaaro tigre reer galbeed kenya iwm waxba habaari maayo ina ducayn. Maayo lkn waa qofkii u horeeyey ee cadaw inagaga soo duulay
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 ай бұрын
Libaaaxii caydiid geesi somali ka dhintay iyo gadhwadeenkii xabashida iyo tigre somali ku xasuuqay adeegsaday cabdilaahi yuusuf taariikh xun madaw ayuu ka tagay iyo aakhiradiisiina wuu kharaabiyey
@cabdirahmanmoumin6234
@cabdirahmanmoumin6234 4 ай бұрын
Darood maaha majoority kama aha somaaliya
@Darwiishdaweeye
@Darwiishdaweeye 3 ай бұрын
😂😂😂 maxay ka yihiin
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 4 ай бұрын
❤❤❤ thanks
@Walaal2017
@Walaal2017 3 ай бұрын
Cid walboo musiibadan aan dhamaadka laheed noo horseeday Halaag aan dhamaad laheed allaha ku,arooriya
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 3 ай бұрын
Allaha u naxariisto abdulaahi yuusuf .
@yuusufmahamedcali2742
@yuusufmahamedcali2742 Ай бұрын
SHEEKO DAAROOD SAMEEYAY AHAA😂😂😂😂😂
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 ай бұрын
Rag kuraasi doona ayay ahaayeen ee dan soomaaliyeed ma wado
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 4 ай бұрын
LIKELIKED
@daahirdalxiis4918
@daahirdalxiis4918 4 ай бұрын
waa oday xumaani ka buuxdo taariikh ma hayee cuqdad buu hayaa
@user-mw1ne3ru5u
@user-mw1ne3ru5u 3 ай бұрын
Tii caydiid diideen maxaa la timaadeen ila micnaga leh ?maxaa kusoo kordheen dowladnimada somaliyeed?
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 4 ай бұрын
Absolut
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 4 ай бұрын
Cabdulahi yuusuf resul wasaare ayaa loobalan qaaday Sna ayee kamid ahaa yeen asga ina cumar jees ina xaaji masale jaamac tuur oo dhintay lakin kamid ahaa isbaheysiga waxaan ilaaway cabdi warsame isaaq
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 4 ай бұрын
LOVES
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 3 ай бұрын
Abgaal Intuu Madaxweyne Iyo Reysal Wasaare Heysta Iyo Daarood Dhan Aa Isku Mid Ah 1- Aden Cade 2x 2- Cali Mahdi 3- Sheikh Shariif 4- Hassan Sheikh 2x 1- Abdirashiid 2- Suyaad Bare 3- Abdulahi Yusuf 4- Farmaajo, Yaa Majority Ah Markaa? Aqliga Allah Kaa Qaad
@jamaalsamatar8494
@jamaalsamatar8494 Ай бұрын
09
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 4 ай бұрын
Kan warxumo tashiil weeye ee xog san ah namuuna siin . Xogtanayadoo nadiif ah waxaa noosheegay nin ayaanle waraysanayey ee duuliyaha ahaan jiray kana mid ahaa raggii cabdullahi yuusuf la socday. Kani waa cudur socda iska jira dhallin yarooy
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 4 ай бұрын
Ninkani wuxuu sheegi lahaaba , cuqdad reer baa ku wayn !
@user-wb4xc8dr1o
@user-wb4xc8dr1o 3 ай бұрын
Nabadoon cali ismaaciil cabdi giir ma MOOTANAA markii heshiiska gaalkacyao laga shaqaynayey
@cirjiidh77
@cirjiidh77 3 ай бұрын
Anigu waxan hubaa majeerteen cudur aan aheyn somali hore uma helin hadana ma hayo
@alibaax5346
@alibaax5346 4 ай бұрын
Waa sheeko Darood waxani
@user-pf4ds1ek7o
@user-pf4ds1ek7o 4 ай бұрын
Ma sheeko hawiyaa rabtaa marka?
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 4 ай бұрын
LIVES
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 4 ай бұрын
LIVE
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 4 ай бұрын
Laba geesi
@user-pf4ds1ek7o
@user-pf4ds1ek7o 4 ай бұрын
Taariikhda waad ku mahadsantahay, waa in la ogaadaa
@saadhussein5466
@saadhussein5466 4 ай бұрын
Odayadan labadaba wey naga hooseeyaan ilahey aan uweydiino inuu udanbidhaafo deedna unaxariisto.
@xerow5346
@xerow5346 3 ай бұрын
Dhalinyarada ama shaqsiga ninkan waraysiga bixinaya hadalkiisa beeninaysa maxay ku beeninayaaan iyagu dhacdadaas goob joog kama ahayn Balse isagu suu sheegayo goobjooge ayuu ahaa
@gulioahmed9971
@gulioahmed9971 4 ай бұрын
Sheekadaa odaygani waa bug. Wax alla wax uu ka ogaa ma jirto shir iyo arrin weyn waxba kama ogayn. Istaaf hoose buu ahaa Cabadulaahi Yisuf.
@saidmohamed5501
@saidmohamed5501 3 ай бұрын
SAGAALKA GOBOL EE DAAROOD DEGO XAGAY KU YAALAAN
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 4 ай бұрын
Daniga waa danbi ilaahay Hakuu ciqaabo beenta
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 4 ай бұрын
Labadii sir ku heshiisa saaq bay ku colooban bur bur iyo kursi jacyl bay ku saaxiibeen cabudulaahi yuusuf baaba madax Wayne noqday caydiid dagaal kuu bilabay buu ku dhinday lee
@user-hj7ed6zh4z
@user-hj7ed6zh4z 3 ай бұрын
Wax reer woqooyi la yiraahdo maba jiro waa filin ingiriisku wato.
@medbalayah5495
@medbalayah5495 4 ай бұрын
Beeenaaaleh
@youngeelmi1351
@youngeelmi1351 4 ай бұрын
Somali hadaan nahay walaahi waa run waxaan hurmar la gaariwaynay qabiil ayaa halkaas na dhigay sababta oo ah ninkii madaxweena noqda inuu soomali isku wado laga filanmaayo waxaa keenaya asagii ayaa waxa u shaqeenayaah waxa reerkiisa uu rabo kkk
@user-wi1io6vl3t
@user-wi1io6vl3t 3 ай бұрын
Waa beenaale Daarod is always a minority
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 3 ай бұрын
Wax aadan hureyn horaa loo yeelaa qoladaan cawaanta ah markey dowladdii siyaad Barre ee afar jamhadood oo labo daarood lahaa dumiyeen ayey waxay moodeen daarood inuu jabey oo uu magan unoq karo balse waxaa ilaahey qaderey in ninkii aymaalintaas ku lahaayeen waaleydinka adkaadey uu taangi ku soo galo iyagiina ceelasha biyaha uqaxaan
@JamaMohamud
@JamaMohamud 3 ай бұрын
Nin kaani kii deni naafeeyay miyuusan ahayn ee tol la'aan tu ku dhacday.
@abdiismail6805
@abdiismail6805 4 ай бұрын
Beenlow weeye ninkani
@abdullahigelle74
@abdullahigelle74 3 ай бұрын
Kalab beenaale ah bal yuu Wax usheegayaa Bal Hadaanan goobjoog aheen waxaas buu Dadka U dheegilshaa
@badalabshir502
@badalabshir502 4 ай бұрын
Odogaan waa beenaale
@cabdirisaq4858
@cabdirisaq4858 4 ай бұрын
Beenta jooji dakada iyo eelaboorka usc pm xawaadle ayaa gacanta kuhaaysay
@beencadjr4477
@beencadjr4477 3 ай бұрын
Beenloow wuxuu ogyahy malaha
@Bn99757
@Bn99757 4 ай бұрын
Ninkani wuxu noo amaanaya ilahay ha uu naxaristo abdilahi yusuf. Hadalkiisana waxad ka dhadhansanysa inu CAydiid ilahay ha uu naxaristo, ka muwadinsanaa abdilahi oo uu rabey inu isku keeno ummada somaliyeed
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 3 ай бұрын
Abgaal Oo Muqdisho Leh Aad Rabtaan Inaa Dowlad Ku Dhisataan Oo Abgaal Marqaati Ka Yahay Aqliga Allah Niiga Qaad ,
@Hayaan10
@Hayaan10 4 ай бұрын
Sagaalka Gobol ee daarood gaarka u dago, ya i dhaama oo ii sheegi kara?
@user-rb2ju7hw5x
@user-rb2ju7hw5x 3 ай бұрын
3 somalia ah iyo 6 yamen kutaal
@abdiqanihassanelmi2362
@abdiqanihassanelmi2362 4 ай бұрын
Farweyna Majeerteen muxuu kula dagaalamay Dowladii kacaanka sow ma ahayin anaa ku haboon madax weynaha??????
@sadiajimale1022
@sadiajimale1022 4 ай бұрын
Ka waran dhibkii uu u geestay kacaanka dadka reer puntland, xusuuso reer puntland ma dulmiyaan cidina laakiin cidii ku soo xadgudubta un bey iska qabataa.
@user-wi1io6vl3t
@user-wi1io6vl3t 3 ай бұрын
Beenaale qaawan
@abdifarah306
@abdifarah306 4 ай бұрын
That's not true, benale
@mohamedosman7016
@mohamedosman7016 4 ай бұрын
Faqash uunbaan kamaqlaa SNM waatii wax xasuuqday mana yidhaahdaan Jaziiraanu dadmarti ah kuxasuuqnay somaliland baanu dadku xasuuqnay
@abdulahiburhan1626
@abdulahiburhan1626 4 ай бұрын
War waxaan been badnaa miyuusan muslim aheyn war ilaah kabaq oo raga libintiisa u qir ama iska aamus anagaa joognay abdulaahi iyo caydiid waxii ay kalkacyo ugu hiahiiyeen waxay aheyd absi ay cabdullahi ka cabsa in uu ceydii mudug uaoo laabto waana taa mida keentey in cabdulahi wafti udiro caydiid dowladii caydiid dhisay cabdulahi waxuu rabay lana siitey wasiirka gashaan dhiga waxana karkarka weydaarshay waa cismaan caato oo la shaqeynayey usa oo ku yiri waxaan kuu dhameynayaa reysal wasaare mida kale beenta unisom ayaa caydiid cabdulahi ka baryo iyo cabdulahi waa la dilirabay ma caydiidbaa qof dilijirey ama subeen jirey haduu saas ahaan lahaa 950 ahanjeenaraal kujiro ayuu qabtay waana siidayey war carabkaan waa qallayaa ogow darood baa badan haduu badnaa sootii 10000 halmeel uga dhimanjirtey maxay wax isaga celin wayey
@inspirationalvideos1818
@inspirationalvideos1818 4 ай бұрын
waar bal beenta aad noosheegaysid eeg caydiid galkacyo xoog baa looga saaray ilaa cadaado baa laga qabsaday isagoo baryootamaya ayuu galkacyo wada hadal kusoo dagay. mida kale abdillaahi yusuf miyaa wasiir ku qanci lahaa siyaad bare ayuu wasiir ka qaadan bal waaba caydiid oo aanba waxba hayn oo hogaamiye kooxeed ahe. bal iisheeg caydiid xagee buu xukumay
@hugdheh
@hugdheh 4 ай бұрын
yaa uga qabsaday hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh xashiish nooce ah cabtay hhhhhhhhhhh@@inspirationalvideos1818
@wadanihashim1934
@wadanihashim1934 3 ай бұрын
​@@inspirationalvideos1818aad iyo aad xaggee buu xukumey oo wassiiro ka bixiyaa ma saybiyaano
@abdiquanif400
@abdiquanif400 4 ай бұрын
Xaqiiqada kama uusan hadlin. Qodobadii Gen Mohamed Farah Aidid Uu katalinayay 11 Gobol .Abdullahi Yusuf Hal Gobol Mahayana marka laga reebo in majeerteen heshiis lagu soo dajiyay mağazalaş Gaalkacyo. 1. In Abdullahi Yusuf waxaa loodiray inuu qabsado Gobolada Barri oo hada Puntland oo mahamed abshir habaan markaas haystay… hub farabadan ayuu Caydiid kasoo qaatay. 2. Caydiid wuxuu kudooday in kuufur iyo waqooyi wax lookalaqaybsado.. 3. Gen Aidid iyo Abdullahi waxay labaduba kayimaadeen kuufur laakiin aan loo arag laba nin oo hawiye iyo daarood ah. 3 in Kursiga madaxwaynaha hawiye leeyahay oo Dalka caydiid madaxwayne kanoqdo maadama uu asagu maxamed siyaad xukunka katuuray. 4. In kursiga prime ministers lasiiyo. Beesha isaaq si dalka soomaaliya uu San ukala goin dhibaatadii isaaqu sheeganayayna magdhaw laga bixiyo oo dawlada soomaaliya ay magdhaw bixiso. Abdullahi Yusuf waxaa layi qaado madaxwayne kuxigeen…. Abdullahi waa diiday arintaas…. Qorshihii labaad wuxuu ahaa in Dalka loosameeyo madaxwayne iyo madaxwayne kuxigeen oo Gen Caydiid madaxwayne noqdo Abdirahman tuurna uu madaxwayne kuxigeen noqdo Abdullahi waxaa usoo haray madaxwayne kuxigeen kama saddexaad.. runtii waxaa jirtay arin muhiim ah oo ahayd inuu daaroodku ahaa dad lajabiyay talada dalkana waxaa isku haystay hawiye oo Gen Caydiid iyo Ali mahdi ay kala hogaaminayeen… majirin Daarood Atwood leh oo hami iyo kuraas kugor gör tamı karat waqtigaas. Tankale majority in hawiye yahay report ka United nation ka kafiiriya kii soo baxay 1997diii 68% of the population in soomaaliya waa hawiye… ninka hada hadlayaa waa karaani dhinac kararan oo caasifad kusaleeyay thaariikhda soomaali leedahay. 18ka Gobol waa tii keentay in dagaalku dhaco markii maxamed siyaad si qabyaaladaysan uu gobolo been ah beesha daarood u shisay kuwii udambeeyay waxaa kamid ahaa awdal iyo laascaanood oo labaduba ahaa laba tuulo oo dadka degan aysan kabadnayn 10kun oo qof markaas thariikhdu waxay ahayd 1986dii… Guruceel iyo bandiiradleey waxay ahaayeen magaalooyin waawayn uu uqalma Gobolo ….Garoowe 2kun oo qof madagayn 1986doo magaalada eyl waxaa deganaa 160qof .. Boosaaso ayaa magaalo ahayd … dadka majority sheeganayaa halkay kayimaadeen waa dhul cidlo ah ion dad daganayn… Alla maxay majeerteenku been iskuqanciyeen iyo dhalanteed…
Maxaa igu khasbay inaan SSDF ku biiro? Cabdi Xirsi Cali "QARJAB"
18:36
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 6 М.
DELETE TOXICITY = 5 LEGENDARY STARR DROPS!
02:20
Brawl Stars
Рет қаралды 18 МЛН
How to bring sweets anywhere 😋🍰🍫
00:32
TooTool
Рет қаралды 52 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:19
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 12 МЛН
Mohamud Abdi Elmi Wareysi #1/2- Gen Caydiid iyo Dagaalki Ranjaris
1:00:36
Maxaa fashiliyey Inqilaabkii Lixle isku dayey ee Gobollada Waqooyi?
35:30
Qaabkii Sheekh Cali Wajiis uu Uga Badbaaday Dilkii Kooxda Ashbb.
50:42
AQOONYAHAN CAYNAANSHE TAARIIKHDA SOOMAALIYA 1940KII-1960KII
49:51
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 33 М.
WAAN WAANTI FASHILANTAY 1990- JAALLE SIYAAD IYO GUDDIGI SULUX
31:32
Khudbadihii Jeneral Caydiid iyo Cabdulahi Yusuf -Habargidir iyo Majeerteen
16:28
Journalist Alasow Tube Videos
Рет қаралды 8 М.
DELETE TOXICITY = 5 LEGENDARY STARR DROPS!
02:20
Brawl Stars
Рет қаралды 18 МЛН