maashaa allaah, suufiyo waa jabtay, idanka allaah, ilaahay jannadiisa meel sare haka geeyo, raggaas dhulka ku jiiday.
@CabulahiXarir4 ай бұрын
Culumada salafka Allah haydin barakeeyo حفظكم الله جميعا
@umlove21578 жыл бұрын
suufiyada in lala doodo wallhi waan raby waa niman lunsan anigu waxaban nacy marky inankii yaraa ee la doday ay ku dhex dileeen masjidka hargysa ee musjamaca way lunsanyihiiin illahy hasohadeeeyo
@fathimacallin32336 жыл бұрын
Masha allah ilahaw culimadeena salfka noxifdi ehlo bidcana dulee
@husseinabdi11306 жыл бұрын
Fathi Macallin wlshy u duceey ha haBarin nubi scw wx ma haBaari jirin Ee wlashy habaar yooo afkaaDa baRan Maxa yeLy haBaar ma fcno MiDDa klle dheH allow inooo so hanuuni walaaleheyn amiin ya rabbi
@hadrawiyare76006 жыл бұрын
Subxana Allah dulmi iyo been abuurad wale suufiyo Allah xaqa ha tuso
@MyErick2012 Waa xaqiiqada qof kasta oo aaminsan suufinimada mida kaa muuuqata oo imaan la'aanta iyo islaanimo diidka intaba leh- hadaad salafiyiinta wax ka sheegi lahyed waxaba dhib ah ma ahaan lahyen blase waxaa xummaan iyo alle ka fogaansho kugu sugan ku jees jeeska aad ku jees jeestay nabi maxamed scw iyo asxaabtiisa midasna waxaa kugu wacan garaad yari iyo jaahilnimada hadalkaga laga dheehan karo- adigoo kale adddun iyo akhiro midna waxba kama oga sxb
@siciidmaxamedyaasinsiciidy7783 жыл бұрын
Suufiyadu waa dad cilmi la aan ku lumay kuwanse salafiga sheegta waa kuwa qaraxa sababa
@الجواهر-ط5د6 жыл бұрын
ala suufiyada waalanaa
@MrEgal0213 жыл бұрын
@MyErick2012 Waxaan ku leeyahay sxb cidaad rabto wax ka sheeg balse islaamka iyo dadkiisa ku dayashada mudan haku xad gudbin waayo midaas ayaa gaalnimo kugu filnaan karta iyo inaad diinta ka baxdo- islaamku waxa uu leeyahay tahwaabid aan is badalin waxaana kamid ah midaas caqiidada iyo imaanka- in asxaabta nabiga scw layiraahdo ku dayan mayno oo dad horey ahaayeena waa imaan la'aan iyo ku xadgudub- midaas la soco hadii kale waagu hakuu baryo byyyyy
@abdiazizibrahim82897 жыл бұрын
Waa salsa man
@abdaleahmed97185 жыл бұрын
Suufi diin waxba kama oga
@iskka177712 жыл бұрын
WAX KASTA WAA FAHAMKA EE WAHAABI AYAGA WAA SAY U FAHMEEN EE DADKA QOREY KAMA CILMI BADNA SOCDA IDINKANE XAASKIINA WEYSO IDIN KAMA JAWISE LAAKIIN ANAGA WEY NAGA JEWISA
@husseinabdi11306 жыл бұрын
BLACK LION hhhhhhh xaaskaaDa miyaaa saLaaDa ka jaBiso
@MrEgal0213 жыл бұрын
@MyErick2012 Waxaan filyaa inaad tahay insaan jaahil ah ee suufinimadu ku dheertahay addun jaceylka iyo fitnada reer galbeedka- balse waxaan ku sheegin hadaad isu qabto in islaamki 14 qarni kahor ahaa uusan xadaarad laheyn, taas jaahilnimo ayaa kugu wacan ee tariikhda so akhirso- horumar iyo cizo intaba waxa ay muslimiintu hayesteen qarniyadii hore ee islaamka- dulinimo iyo burburna waxa ugu horeyay markay so baxeen suufiyada iyo khurafaadkooda
@mareergur112 жыл бұрын
wahaabiya duli waaye diin mawadaan e waxey wadaan sacuudi wadaad ah aa yiri waxaas war maahan ee daliil laimaada
@abdirahmanfaisal4024 жыл бұрын
Wll wahaabiyo waa kuwa xaqa wada lkn suufiyi waa kuwaa xnaaqay ee caytamaya
@MyErick2012 somaalidu waxay ku maah maahaday AF qoyani hadal ma daayo, hadaad aqoon iyo xikmad aad ka hadasho weyday ma daq daq baa hadal ku noqday sxb? mase raga mesha ka hadlayo qalbigoodad dhex jeexday marka aad waxaas ku tuhmayso? baro diinta islaamka illaahayna ka dhawrso taas ayaad jano iyo libaan ku gaaraysa ee shekh iyo dariiq ama suufinimo waxan cadho rabi aheyn ku gaari mayside, qof noolna wa tahaye adigu is hag oo dadka indh'o haka dhigan iyo somaali suufiya bay aheyn jirtay
@abdiazizibrahim82897 жыл бұрын
Ahmed Warsame X
@abdullahiali38909 жыл бұрын
Not even funny
@boqorkaraga709411 жыл бұрын
war adiga maxa wahaabi ku daba dhigay suuxe waxii qalad ah maad ka tagtid waxii sax ahna ka tagtid mise bugaan iyo kitaabka ilaaheey hadeey iska horyimaden saan aragnay buugaan ayaaad qaadaneeysa ?
@xidigxashi39938 жыл бұрын
boqorka raga waa iga qoslisey saaxiib love your comment, lakiin dib ufiiri wixii qoraal ah oo qaldan.