DULANKA QAWAN EE INAGU SOFODLEH DAGALKA HAAF QIYAMAHA AH DHICIDONA JABKA LAYNALA MAGAN YAHAY

  Рет қаралды 5,974

KING RIDWAAN JOHOR

KING RIDWAAN JOHOR

Күн бұрын

Пікірлер: 36
@nathra7351
@nathra7351 4 күн бұрын
Ilaahay baa ka weeyn. Daaroodka oo awalba baabiiyey yaa ka kala tuurey kenya iyo Ethiopia isaaq sabab haaw ahaado lakiin ilaahay baa baabiiyey ilaahayna wuu jooga want arkayaa. Maashalah
@adamhassan8367
@adamhassan8367 4 күн бұрын
😊😊 lolol😊😊😊
@SahraAdanAbdi-l9c
@SahraAdanAbdi-l9c 3 күн бұрын
Soomaalilndre guuuuul guuuuul 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚
@MudazirMasud
@MudazirMasud 4 күн бұрын
Waa la arki doona waxay isla hayaan ballsed waa In loo diyaar garoobaa
@maxamedsiciidcabdi9214
@maxamedsiciidcabdi9214 3 күн бұрын
Insha allaah iyagaa ayaan mahadin doonin oo ku jabi oo ku riiqan ilaahay ayaannu wakiilanay oo nagaga filan sixirkooda junuuddooda jin iyo insiba.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 күн бұрын
Xaarood daba jilic waxba nagama qaadikaraan sixirka iyo falkana ilaahaybaa baabiin oo burburin ciidankuna quraan ha akhristaan insha allaah cadawgu wuujabi doonaa
@gorgorproduction
@gorgorproduction 4 күн бұрын
Waxbadan ayaa inaga hoos baxaya inta aynu is ku jeedni warka aad shegtayna wlhy waa xaqiiq
@ApdixakiinHassan
@ApdixakiinHassan 4 күн бұрын
Waar somalilnd hadey Awoodeeda isticmaasho wlhi Aduunkoodhan ayaa gubanaya lkn. inlaga hortago ayaa wanaagsn waxan isasoodabartey urursanaya ileen xaqdaro ayeyrabaan iney inagulayaane waa in dhulka lalasimaa Ayaga waxeyeataanpa
@khaalidcabdiraxmaan4972
@khaalidcabdiraxmaan4972 3 күн бұрын
isaaq tv daarood
@Eazy-q8l
@Eazy-q8l 4 күн бұрын
Ala laga takhalusu saysi somaliland maal gaadimasu saysi inga saara❤❤❤❤❤❤
@Lagubaray
@Lagubaray 3 күн бұрын
Diyaar garoowga Darood waa badan yahay,ee halo diyaar garoobo,Nabad iyo Qiyaanada aay barteen yaan dheeg Jabaaq loo dhiigiin
@shibaneshow
@shibaneshow 4 күн бұрын
Jabka laynala magan yahay waynu u jeedna lakiin waxay u muqata in aynu is ka indha tirayno
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 4 күн бұрын
Reer somaliland odhan waa inay gacmaha is qabsadan samron gaboye cise iyo reer shekh isxaaq kulli aynu difacano wadankena manta waa hadi aynu qaranka jecelnahay
@KayseHuriye
@KayseHuriye 3 күн бұрын
Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@yasminabdi342
@yasminabdi342 3 күн бұрын
Sababay saaq baa sababay gacamaha aynu is qabsan guul guul
@SahraAdanAbdi-l9c
@SahraAdanAbdi-l9c 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ZeynabArab-vz5ky
@ZeynabArab-vz5ky 4 күн бұрын
♥️♥️♥️♥️♥️
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 күн бұрын
Mustafahan odaygu ku celcelinayaa waamaxay ma cirruu mustafe ula baxay 😅😅😅😅
@Inadhanwalbaujeed
@Inadhanwalbaujeed 4 күн бұрын
Badhadhaqda jooji
@Somaalistartv
@Somaalistartv 4 күн бұрын
Hadhiwbay afka labadaan ka dhigi donan dawlada iyo shacabkuba hada se waynaga inagu is cunayna
@Som-somalimedi
@Som-somalimedi 4 күн бұрын
Markay inaga hoos qaraxdo ayaynu is ku yaac yaaci donaa balse hada hawlba inagu ma hayso waxad modaba in ayn inaga ina khusayn
@AxmedMaxamuu
@AxmedMaxamuu 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@sacadismacil1834
@sacadismacil1834 3 күн бұрын
Nimankaa yaan lala qaadan nabad wlhi nabadaa daacad kama aha waa hoosaasin yaan laga ogolaan
@NadiaAli-v7j
@NadiaAli-v7j 4 күн бұрын
MW Ciro fadhi kumayal fadhiga ka kac culimo ad wax waydiisa yay jirin matagna waqti culimo dalka difaacisa ku dhaqaq odayashan arimaha dagaalka hakala tashan taliyihi sirdonka Musta hadad xilki ka qaday deg deg uso celi nin an cilmi ulahayn oon ku takhasusin sirdoonka ayan maqlay walo dhibay inama anfacayo because maba garanayo shaqada lodiray xalad dagaal waxa inagasaraya Mustafe
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 3 күн бұрын
𝑹𝒊𝒅𝒘𝒂𝒂𝒏 𝒋𝒐𝒌𝒂𝒓 𝒕𝒗 𝒘𝒂𝒓𝒊𝒚𝒆 𝒒𝒂𝒂𝒍𝒊𝒚𝒂 𝒂𝒍𝒍𝒆 𝒉𝒂𝒌𝒖 𝒃𝒂𝒓𝒂𝒌𝒆𝒆𝒚𝒐 𝒈𝒆𝒆𝒔𝒊 𝒒𝒂𝒓𝒂𝒏 ❤❤❤ 𝑺𝒐𝒎𝒂𝒂𝒍𝒊𝒍𝒏𝒅 💚🤍❤️ 𝒘𝒂𝒂 𝒅𝒊𝒚𝒂𝒂𝒓 𝒒𝒂𝒏𝒊𝒊𝒎𝒐 𝒄𝒖𝒍𝒖𝒔 𝒃𝒂 𝒔𝒐 𝒔𝒐𝒄𝒐𝒕𝒂
@sacadismacil1834
@sacadismacil1834 3 күн бұрын
Reer sland ha loo bixiyo ma dareemin
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 күн бұрын
GACAN KUDHIIGLE TUKE WAY KABUUXDAA WAKHTIGIISIIBAA GALAY MAR HADII LASOO MASTAAFURIYAY ILAAHAY IDANKII DAGAALKUU SOO GELIDOONAA ISAGOO NOOLA WAALA QABANDOONAA
@safa-w8f8u
@safa-w8f8u 4 күн бұрын
Inagii ayaa is ku jeedna waxa inagu soo socdana waynu ka war qabna
@safiyadagan7346
@safiyadagan7346 3 күн бұрын
Isaaq maanta waa mid cidna waxba kama qaadayo daalim alle uma gargaaro
@ilyaasmedia24k
@ilyaasmedia24k 4 күн бұрын
Tii goja cade mid ka daran ayaa layno malegaya balse diqmaha ka war qaba misana aan muhimad siinayn ayaynu nahay wlhy
@abdiharirr-by8eh
@abdiharirr-by8eh 4 күн бұрын
Sheeko gaaban
@MukhtarWarsame
@MukhtarWarsame 4 күн бұрын
Qof kani ma oromo af somaliga baratayba wuxu cabaad badana kkkkkk
@saleebaancali9690
@saleebaancali9690 4 күн бұрын
waar ciidankan iyo tiknikadani waa galmudug hubkanina waa hub ubaxaya dagaalka galmudug
Vampire SUCKS Human Energy 🧛🏻‍♂️🪫 (ft. @StevenHe )
0:34
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 138 МЛН
24 Часа в БОУЛИНГЕ !
27:03
A4
Рет қаралды 7 МЛН
BUURMADOW OO SI ADAG OGA HADLAY DAGAALKA DACAWALEY | CEERIGAABO
18:00
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 140 М.
HALIS TII UGU DARNEED AAN GALNO NOLOSHEENA BUUR AYAAN MOOTO …?
39:54
Vampire SUCKS Human Energy 🧛🏻‍♂️🪫 (ft. @StevenHe )
0:34
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 138 МЛН