DUMINTA SAAKAY IYO DAB-DAMISKA:-Waa Sidee Jawiga Xaafada Dabdamiska oo saakay Booliisku....

  Рет қаралды 15,309

Somali cable

Somali cable

15 күн бұрын

DUMINTA SAAKAY IYO DAB-DAMISKA:-Waa Sidee Jawiga Xaafada Dabdamiska oo saakay Booliisku kula kalaheen Burburin,Waxaan Helnay Muuqaallada Guryo La Burburiyay iyo Dad Garabka ku Guuraya.

Пікірлер: 41
@musaidan288
@musaidan288 13 күн бұрын
Hg ishii farmajo kasoo baxday oo ey dulmiyen xasan sheqii ey xukunka kenen wuxu ugu awal guday inuu guryahoda dumiyo barakiciyo
@abdikafimahamed2321
@abdikafimahamed2321 13 күн бұрын
Sharcigu ha shageeyo....Guul dawladnimo
@iskufilan1223
@iskufilan1223 13 күн бұрын
Sharcigu ha shaqeeyo guul dowlada❤❤❤❤❤❤❤❤❤✅✅✅✅
@user-ur7de5qy7i
@user-ur7de5qy7i 12 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@geenyodila9095
@geenyodila9095 13 күн бұрын
Siyad bare alaha u naxariisto meel ayuu idin dejin lahaa waa ka xumahay dowlad hawiye
@salahmoalim2664
@salahmoalim2664 13 күн бұрын
habargidir aaway awoodii aad kufiini jirteen adeer macaane calaacal iyo oohin loomabaahno bililiqo weey dhamaatay alaabtii baa banaanka nalaga daadiyey iyo seed celi xoog baan kusoo deey saneenaa iyo aaway hee war loomabaahno waliba waxaa fiicneed in xabsi laguwada guro
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 13 күн бұрын
dad xaaraan kusoo koray xaaraana ku dhashay xoog lee loo isticmaalaa baryo wee diideen iyo ka baxa 2 sano aala dhahaaye
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 13 күн бұрын
SOOMAALI WAX WALBA ILAA XOOG LOO ADEEGSADO MOOYEE INEY WAX MAQLAAN LAMA YAABO IYAGAANA KEENSADEY DHIBKAAN WAAYO AMARDOOLADEED MABA YAQAANAAN QOF KAGUUR LA LEEYAHAY OO LA DHISAYO WAA YAAB
@user-no9pg9ye1p
@user-no9pg9ye1p 13 күн бұрын
wariye habargidir manoqonkaro macayelay waxanxaqoda ahaynbayjecelyihin markadledahay guryihiinii matirahdid faaidad qabtane sidasomalida kale udagantahay guryo uradsada
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 12 күн бұрын
Dawlada dadka Ha meelayso dadkan caruur iyo dad waawayn ayaa kujira. Horta dawladu magaalada Ha xasiliso iyo dalka
@JamacCali-o4x
@JamacCali-o4x 13 күн бұрын
Wanun wlh xageysar uga dhistay mel lesku hesto
@truecomment3650
@truecomment3650 12 күн бұрын
arintaan sax ma ahan
@ahmedyusuf9637
@ahmedyusuf9637 13 күн бұрын
Guul dowlada iyo habar laaji/Gidir yarjicu ilaa aslihaa Dharxaantiina ku noqda magaalka awalba dheraad ku ahedeen iyo Dhuusadiini qurmuuned kla baxa magaalka 😂😂 from Ciise Power.
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 12 күн бұрын
Hg Dhulka dowlada ka baxa baryo wee dhamaatay no more mooryaan nimo
@11naa44
@11naa44 12 күн бұрын
Abgaal ama murursade ma la dhaho why hg qudha
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 12 күн бұрын
@@11naa44 abgaal iyo mursade iyo hg cid laga yeelimaayo dhul dowlad xoog lagu daganaado mida kale hg lacak kuma yara dhul mee u iibiyaan falastiintaa bilaa dhulka ah xoog waa dhamaaday 2024 dhul dowlad kabaxa waa ceeb walaahi
@11naa44
@11naa44 12 күн бұрын
@@meyremeyre8078 wxs been wye hotelo bey ka dhisi raban
@DeeqoXasan-r4g
@DeeqoXasan-r4g 12 күн бұрын
Ubasiib eey filo ka dhisanee habar gidir il afeeg
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 13 күн бұрын
Waa istaahishiin awaarland somalia. Aaway kuwii beenta idin sheegaayey oo dhahayey meydkeeni ayaa meesha laga qaadayaa! Awaarland Somali booto badnaa!!!! Dawlada waa taaba gashay, u hogaansama dawlada diimuqraadiga ah ee Xassan tuug madaxda u yahay. Kuwa jareer aad ku sheegtiin ayaa idinka caqli badan oo yaqaano sida xaqoodi uga raadsada. Balaayo buuweeso bogga ha idinka gasho awaarland
@Gmaaad
@Gmaaad 13 күн бұрын
Meesha iska guura sidee fila uga dhisanee dhul aadan laheen
@hasnoomar9499
@hasnoomar9499 13 күн бұрын
Bal lacagta filada lagu dhisaayo maa dhulal ayleeyihiin kugataan
@user-ew2zf6pm8o
@user-ew2zf6pm8o 13 күн бұрын
2:49
@user-pm7dk2tj5h
@user-pm7dk2tj5h 13 күн бұрын
Hi gays roble mahane waaye
@ahmedmussa1984
@ahmedmussa1984 13 күн бұрын
Dhulka danta guud dawladda ha looga baxo! Hadal jelecsan ma fiicna.
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 13 күн бұрын
2 sano aa niila baryaaye aa dhaheyseen waa dagaalameynaa sharaftiina waa tan dowlada somalia waxaa ka codsanaa inee xabsi ugu daraan weliba
@11naa44
@11naa44 12 күн бұрын
Mxa laga dhisi raba
@farhiyaabdullahi6681
@farhiyaabdullahi6681 13 күн бұрын
Waa la gadey habargidir sidan a u dsmbeysey manta in jareer iyo raxanweyn a lagu soo dalbadey sakey walee xasan shiekh waa ku casiyey dadkii doortey lakin waa ka shaleyne inaa nimkii a dagaal u dirto reerihina a barakiciso waliba adigo digniin sinin waa mid an lagaga haridoonin
@user-ew2zf6pm8o
@user-ew2zf6pm8o 13 күн бұрын
Xaaraan lakala qabsanayo bililiqo lakala bililiqaysanaayo
@user-no9pg9ye1p
@user-no9pg9ye1p 13 күн бұрын
bililiqo qofkii lagudhalaa mamaqlayo waxanmalehid
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 13 күн бұрын
dad xishooda ma ha dadkaan dhulkii dhagaxa eeka soo guureen
@abdinasirfidow3156
@abdinasirfidow3156 13 күн бұрын
Mid ciilqabe ah ayaa dhowr qof iska dhigaya commentigana kunoqnoqonaya mesha1 cid kaliya madaganeyn ee danyar badan aya daganeyd ee cidda xifaaladooda iyo wax kashegoda ayay somalidu jeceshahay waa intaa oo kaliya.
@EngYounis
@EngYounis 13 күн бұрын
​@@abdinasirfidow3156 dadku been iskuma raacaan.. runta un baa laga sheega cidaas cidna kama qarsoona
@hassanmohamudgacal8829
@hassanmohamudgacal8829 13 күн бұрын
Naxariis miyaa idiin dhiman waqti waad heesateen adeer dhulka waa danta guud
@duniyohasan6192
@duniyohasan6192 13 күн бұрын
😂😂😂
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 13 күн бұрын
Sorry Sorry about that.
@KuawayKuaway
@KuawayKuaway 13 күн бұрын
War nin yahoo habar gidir sidii sheekhaal gacan uqkhaatay masaakiin bee nokhdeen ilaahaa umaqan habarta ha loo dhimriyo cid walbe wee iska araktey habar gidir
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 13 күн бұрын
meeqa mar aa maalin hebel ka baxa niila dhahay oo dhahdeen waa dagaalameynaa? weriye beenaale maan tana waxaa dhahee dadkaan waqti lama siin nacalad baa tahay
@user-eu5cu8kx7r
@user-eu5cu8kx7r 13 күн бұрын
Saaka Debdamiskii maxa kadhacay HABARGIDIR waa loo Qusgoyey ABGAL landheere MUQDOSHU unuka iskaleh weykadhabeyeen 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@FardosodiiriyeJamac
@FardosodiiriyeJamac 13 күн бұрын
Dadka ha isku dirin sheekadan dowlada baa wadatee waxay kasamayso an aragno
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 13 күн бұрын
Waa ka xumahay shacabka in sidaan loo galo waa laga gar daran yahay xasan culusoow meel walbo inuu dhisto ayuu rabaa qabuurihii ayaa ka fakan waaye
@iskufilan1223
@iskufilan1223 13 күн бұрын
Waa sax sharciga wainu shaqeeeyaaa
Waxaan booqday Beeraha Fooxa oo ka weyn 9 kun oo sano
16:35
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 108 М.
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 64 М.
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 52 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,4 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 28 МЛН
SHORT FILM QISA DHAB AH | NIN XUN PART 6
28:08
FAM TV
Рет қаралды 668 М.
Jane Muthoni gûcokia cîûria iria aingî mûragia na mîhehû
1:07:56
Wambui wa Mwangi
Рет қаралды 7 М.
SIR CULUS OO XUUTIYIINTU AY FASHILEEN IYO WARAYSI XASAASI AH
13:16
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 19 М.
Amal group oo magaalo cusub oo casri ah ka dhisaysa Garoowe
38:38
Hereri Media
Рет қаралды 102 М.
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН