Saw maan haraad bixin Saw haakah maan odhan Habeen dhalad na maan noqon Dawadayda maan helin Allow kuu naxariiso fanaankayga anigoo ka masuul ah dhamaan qadaadweynta majiro fanaan aan ahayn m.m.liibaan mana filayo inuu soomali soo mari doono mardambe yaa rabi janatul firdows ka waraabi
@AhmedAli-ic1xf4 жыл бұрын
Ilahay hawnaxariisto janadisii fardawsana hageeyo
@vincenzorossi8253 жыл бұрын
Ragiiii ragazza ahaaa iyo wlibana codkii qooodha alla kuunxriisto,,,,,,from cirka,iyo,dhulka,jawidagan
@@unknownunknown9321 m.mooge illaahay janadi firdowsa haka waraabshee waa halka fanaan ee aan heesihiisa dhageysto aadna aan u jeclhy inaan taariikhdiisa wax badan ka ogaado waan jeckaan lahaa qof aan ka heli karo sxb
@buuxciise21672 жыл бұрын
kabanku wa xudeydi
@abdiali832910 жыл бұрын
Mohamed moge dib u dhalan mayo mar la arag bu aha
@ameingoud66646 жыл бұрын
Alle qabriga hawnuuriyo alle hka warabiyo janooyinkiisa
@cumardhuule3044 жыл бұрын
Jacayl waa huq iyo ciil Haydaaro iyo way Hanfi iyo kulayl iyo Halac kugu shidaayee Cudur weeye halisoo Hurdo kaa kexeeyee Waa haatuf taginoo Gacan haatis kugu daga Dadka kii ka hadha ciil Markuu kuu hagaagana Waa hogol daruuriyo Dhibic iyo hilaac iyo Hoodiyo wanaagaad Ku sugta hagaagee Sow maan haraad bixin Sow haakah maan odhan Habeen dhaladna noqon Dawadayna maan helin ********************************************************************** Marku kuu hagaagana Hanbalyiyo guul iyo Hoobaan bislaatiyo Hargli'i naftaadoo Haqab beeshay weeyaan Sow maan haraad bixin Sow haakah maan odhan Habeen dhaladna maan noqon Dawadiida maan helin Keeniyo hogaaniyo Waa heeryo culusoo Waa hibasho beeniyo Talo kaa halowdiyo Hami iyo walaac iyo Dhalanteed ku hodayee Hayaan lagu qarsoomiyo Waa hibasho joogta ah Hawl kuu run sheegtee Markuu kuu hagaagana Waa huga tusaaliyo Hoodo lagu badhaadhiyo Hibo weeye dooqood Ku habtaa naftaadee Waxan kasoo xigtay @zakaria dayin Mahadsanidiin inta fanka jecel
@Geedi1434 жыл бұрын
Mahadsanid mudane in badan baan sugaynay qoraalka heestan
@cumardhuule3044 жыл бұрын
Adaan mudan walaal
@hamsenaajimedia39584 жыл бұрын
Waar meelo badan ayaa kaa qaldane dadka wax aanad hubin ha usoo gudbinin
@abdifatahpashe608 Жыл бұрын
Qofaan hal eray umada ukeeni karayn ayaa hadana ugu edeb daran. shame on you
@abdifatahpashe608 Жыл бұрын
Qofaan hal eray umada ukeeni karayn ayaa hadana ugu edeb daran. shame on you Cdhuule mahadsanid
@naasircabdi40284 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso
@setnetchannel74894 жыл бұрын
Sow maan haraad bixin habayn dhalad maan noqo dawadayda maan helin
Waa Xudaydi sxb Ilaaahay ha u naxariisto labadoodaba
@yassinmohamed94685 ай бұрын
Kaban kii Xudaydi weeyeh sxb
@ridwaanmohamedali836111 жыл бұрын
wow fanaan qali ah mooge mooge ilaahay ha unaxariisto
@nasraaxmed44555 жыл бұрын
Alle yaa arxamu raaximiin
@sarahadam84268 жыл бұрын
please rest of peace and God bless maxamed mooge.
@abdiali832910 жыл бұрын
Waxan xasusta xamar o u ad u jecla mohamed in aragisu lacag aha o madax iyo shiciba la kala boobijiray nin ilahay jecla buu ahaa
@AbdiazizSaidAhmed5 жыл бұрын
Lkn jiilka dambe ee reer Somaliland ma oga in Maxamed Mooge Muqdisho u badnaa joogista ilaa uu ka tallaabay. Aadna looga jeclaa isaguna aad uu u jeclaa caasimadda. Nin weyn buu ahaaye Alle haw naxariisto waxma garataa Alle ku sababay isna tiisaa gashaye.
@87thehoss5 жыл бұрын
Keep telling yourselves that faqash. In the end, idinkaa dilay. Abahaa iyo xamar ba was.
@AbdiazizSaidAhmed5 жыл бұрын
@@87thehoss Ma garan karo waxaad nagu cayday walaal laga yaabee inaanu kaaga aqoon badanahay marxuum Maxamed Mooge. Maxamed tii Alle qoray baa u timid lkn aniga tayda hadday noqonayso ninkii markii hore dhaawacay ee jabhadda kala tirsanaa iyo kuwii dhaawac dilay midna xabbad uma quureen. Laga yaabee inaadan taariikhda saas ula socon lkn Maxamed Mooge nin jabhadda ah oo isku hayb yihiin (Ciidagale; Gaashaanbuur Rooble mataan) ayaa fannaanka dhaawacay waana sababta loogu qaaday dhagaxbuur ka dibna shirqoolka dhaawac dilkiisu halkaas ka dhacay. Nin wax yaqaan xabbad uma quureen Maxamed Mooge marka waxaad ogaataa nin dad ugu xigay baa xabbad u quudhay halka anigu uu ii joogay meel aad u sarreysa Alle haw naxariistee.
@feisalhussein64564 жыл бұрын
@@AbdiazizSaidAhmed niyow nin xiiqsan baad lahadlaysaa aniga ayaa ree koonfur ah wlh fanaan aan m.mooge ahayn ma dhagaysto inta badan waana u duceeyaa inuu alle janadiisi ka waraabsho koonfur iskadaaye soomaali oodhan fanaaniinti soo martay ninka aan ugu jeclaa ilaa hadana ugu jeclhy weeye wuu ka weynyahay in qolo gaara lagu tilmaamo runti kuwi dilay wax magarato ayey ahaayeen wuxuush ah ee walaaleheen ree somaliland yeysan naga xigsan fanaanka
@abdiasishashi85794 жыл бұрын
@@AbdiazizSaidAhmed ninka dilay aad leedhy isku hayb ayey ahyeen ayaa ku amray inuu dilo swmaha madaxdii ka saraysy Markaa ninka dilay maaha askrigee waa taliskii ka sareeyey