Hindisuhu Ereyadii kabnkii Abwaan Maxamed Mooge Liibaan Libaax libaax dhalay

  Рет қаралды 100,564

Duul Media

Duul Media

Күн бұрын

#Hindisuhu #Moogemooge AUN, #heesmacaankabaniyoqaramii. Halkan ka dhageyso heesaha Maxamed Mooge Libaax libaax dhalay

Пікірлер: 65
@abdimagan3482
@abdimagan3482 3 жыл бұрын
Heestan waxa lahaa Cali Saleeban Bidde kamanka waa Xudeydi laxanka maxamed mooge dhamaantood way dhinteen Allah ha u naxariiso Amiin
@AliabdiazizMuhumed
@AliabdiazizMuhumed Жыл бұрын
Mujahid nacalin hobol m moge liban libax libax dhalay ilahaw ku naxariso ax Wan qiirodaa markaan heesihisa maqlo ❤
@abdulhassan3743
@abdulhassan3743 8 жыл бұрын
maxamed wuxu ahaa ninka somali ugu cod macaan xudeydina ninka ugu kamanka macaan. two of a kind true legends that will forever live in our hearts.
@dhagardidguulwade3482
@dhagardidguulwade3482 6 жыл бұрын
Abdul Hassan waan kugu raacsanahay taasi
@Dr_Aramaan
@Dr_Aramaan 3 жыл бұрын
Anaa ka Diiday Zxb Marka Kowaad Allha u naxariisto labadoodaba Lkn Boqorka Codka Waxaa Maxamed Salebaan tubeec
@Dr_Aramaan
@Dr_Aramaan 3 жыл бұрын
Lkn Waxaa La Sheega Mohamed Moge inow lahaa Cod asaga u Gooni Ah cidna Aan Siin Sida Codka laba Dhaca
@AliabdiazizMuhumed
@AliabdiazizMuhumed Жыл бұрын
Ax ax allah ha u naxaristo rijaal rijal dhalay maxamed mooge liban
@fuaadamaan2621
@fuaadamaan2621 3 жыл бұрын
Waa erayadii cali saleebaan waa cuudkii xudaydi codkii maxamed mooge
@barremaxamedismaaciil251
@barremaxamedismaaciil251 3 жыл бұрын
heesi inay dareen tahay mahadhana kalgacalyoo hami caashaq leeyay huga lagama qaadee hadal inuu asluub yahay ma nimaam hadaynoo igu haystabaa jira heegadaa nin marayoo habqamaayay waayoo waxaan ahay hadraayee hindisaha kalgacal iyo sidaad heedhe igu tahay waataan kor iyo hoos warka kugu hirgasayee dheexaan haraadoo cidi ii hiloobine markaan heensihii dhigay heeryadiisa caashaqa haatan aan ka seef dhigay waa quuso hiilkuye hadii aan daayo heestaba haysto erayadaydaba ama hubkaba dhigo hiyigayga gaabsado miyaa lay hud hudiyoo hadal kayga yeedhsiin ragu way hirdamayaan hawlaha aduunkoo wakhtigaa hakinayee habran maayo geesiye hodan waa nasiibkoo hodan way haboontee waxan kugu hamiyi jiray hanti igu faquuqdoo hayn raac ahaatee .......heesta ayaa halkaa ku go.day..erayadii cali saleeban.....codkii mx.ed moge. labadoodaba alle haw naxariisto insha alla aamiin aamiin
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Ameen Alle ha unaxaristo....Mahadsanid waqtiga aad noo hurtay
@qosheylqosheyl8368
@qosheylqosheyl8368 5 жыл бұрын
May you rest in peace my brother...... What a unique vocalist... An intellectual inclined to translate the reality of all walks of social life.... Allah hakunaxariisto janada kudaabalo inadeer
@abdiqanidahir5678
@abdiqanidahir5678 8 жыл бұрын
wooow waryadha waa tan heestii heesaha , kalaiya heestan u qushuucay ereyda ku jira
@waxwalba1408
@waxwalba1408 2 жыл бұрын
Heestan waxa la yidhaa hadaan daayo heesta waxa lahaa cali saleban bide laxanka iyo luuqdana maxamed mooge, lakin kabanka waxaan maqlay inuu maxamed laftiisu tumay halka la yidhaa xudaydiba tumay alle ha u wada naxariisto dhamantood
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 7 жыл бұрын
Heeskan haddii la yiri waxaa cuudka tumaya Xudeydi, dabcan waxaan filayaa waa intuusan marxuumku tallaabin ee uu Muqdisho joogay ama Hargeysa, markii hore waxaan aaminsanaa inuu heeskan ka soo qaaday Ethiopia iyo markuu ku biiray urrurada hubeysnaa SSDF markii dambena SNM markii lagu dhawaaqay 1981. Alle ha u naxariisto wuxuu ahaa macallin, fannaan iyo ruug-caddaa Soomaaliyeed.
@abdulhassan3743
@abdulhassan3743 7 жыл бұрын
Abdiaziz Ahmed kkkk heestii waxa ay soo baxday 1974 ka sheekee aniga dhagaysan jirey
@abdulhassan3743
@abdulhassan3743 7 жыл бұрын
Abdiaziz Ahmed wakhti ay somalidu is jeclayd
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
@@abdulhassan3743 Mahadsanid sxb, Maxamed Mooge waan taageeraa Alle haw naxariistee lkn waxaanba dhashay ninkeygaas weyni 2 sano ka hor intaan la dilin 1982. Nin weyn buu ahaa oo Soomaali oo dhan ku gablantay lkn ma dhaafeen 04/06/1984 ajashiisaa intaas ku ekeyd ustaadka. Abdul Hassan waqti fiican baad soo martay wll, si live ah ma u aragtay marxuumka dabcan ninkaaga abaartii Daba-dheer heeskaas dhegaysanaayey caqli waad laheyd may be yaadan nin weynba ahaanine. Abdiaziz From Garowe
@somalilandergeesi3747
@somalilandergeesi3747 4 жыл бұрын
@@AbdiazizSaidAhmed numberka watsApp kaaga ila wadaag sxp Nin taariikh badan haya ayaad tahay Qoraalo badan waan kaa aakhristay
@rashidhassan572
@rashidhassan572 8 ай бұрын
C/casiis waa runtii oo heestan wey ka horreeysay xilliyadii ay jabhaduhu billowdeen oo waa intuu Maxamed Mooge ku noolaa magaalada Muqdisho 1974ki. Erayadii Cali Saleebaan Bidde, kabankii macallimuu Xudeydi iyo codkii iyo laxankii Maxamed Mooge Liibaan dhamaantood Allaha u naxariistee.
@farxaanomar6357
@farxaanomar6357 6 жыл бұрын
Haddan eraya kobaan kasoo qaato mooge illahay hownaxariiiste wuxuuu ahaaa ruuuntii ruux Somali oo dhan qayma iyo qadariin Ku dhex laha waxaan ULA jedda ruux Somali kuwayn maxamed mooge fanan mahayn kaliya macaliin dhanka madigana wuuu ahaaa heesaha lagu xasuustana waxaa kamid ah Waxaan ahay wadiga dugsiyada Waxaan ahaay wanada macaliiinta Waaagi baryaba ubax laga waraabsho Waxaan kuwalwalayna wadankiiina wax ubarta
@NajmaAmm
@NajmaAmm Жыл бұрын
Gacar iyo gasoor maxamed mooge libaan my gyne
@abdulhassan3743
@abdulhassan3743 8 жыл бұрын
Waa heesta an ugu jecelahay heesaha maxamed mooge iyo kamanka xudaydi. dib in oo soo mari maayaan. Allah ha u naxariisto maxamed mooge.
@axmeddahir6040
@axmeddahir6040 5 жыл бұрын
haa
@mujaahidgeele1212
@mujaahidgeele1212 6 жыл бұрын
Heesta kamanka waxa tumaya isla maxamed mooge alle how naxariisto mujaahidka waana heesihii uu dib utumay intuu halganka ku jiray
@abdimagan3482
@abdimagan3482 4 жыл бұрын
maaha mohamed mooge cidda kabanka tumeysa waa Xudeydii boqorkii cuudka.
@abdullahijamac6758
@abdullahijamac6758 3 жыл бұрын
.zhp xagad ku aragtay maxamed mooge oo sidan wax utumaaya ninka cuudka somaaliya uhaysytay ayaautumaaya nio waana xudaydi
@AbdiaziizIQ
@AbdiaziizIQ 2 жыл бұрын
@@abdullahijamac6758 maaha wll waa maxamed
@obarabsiyusuf
@obarabsiyusuf 6 жыл бұрын
Hiyigayga gaabsado Miyaa la i hud-hudiyoo Hadal layga yeedhsiin Shahiid mooge AUN
@abdimagan3482
@abdimagan3482 4 жыл бұрын
ilaahow u naxariiso Mohamed mooge iyo abwaanki cali Saleeban Bidde ee ereyada lahaa iyo kabankii boqorka cuudka Xudeydii.
@maxamedaxmed4724
@maxamedaxmed4724 5 жыл бұрын
Mujhd maxamed mooge liibaan Alleh hw nxriizto inzhlah rag kumuu jirine bal eeg mihiinada Rabi hibada u ziiyay mujhd macalin mulxamayzte fanaan aqoonyahan
@ahmedlangadhe6939
@ahmedlangadhe6939 4 жыл бұрын
waa erayadii abwaan cali saleebaan bide
@dekamohamed831
@dekamohamed831 8 жыл бұрын
alle ha unaxariisto maxamed alle ha unaxariisto, warun erayadani waa wax jira ama ayunu aragno inta ayunu noolnahay
@maxamedxassan1938
@maxamedxassan1938 3 жыл бұрын
Heeso xul ah ábwaan cabďi qaýs
@mustafe2230
@mustafe2230 3 жыл бұрын
Heeso xul
@sahalcali4196
@sahalcali4196 7 жыл бұрын
Ilahay haunaxariisto waxa uu ahaa halyey qaran
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 3 жыл бұрын
Ahn fannaanka
@ozilyaremm1212
@ozilyaremm1212 6 жыл бұрын
Heesi inay dareen tahay hadimana kal gacalyoo Hami caashaq leeyahay hugga lagama qaadee hadal inuu asluub yahay ma nimaan hagaynoo igu haystabaa jira 1988dii ayaan xusuustay ALAA yaaraxmaa
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 жыл бұрын
.. الله يرحمك ويغفر لك .. من الزمن الجميل
@dhagardiidnasruallaah4213
@dhagardiidnasruallaah4213 4 жыл бұрын
Aamiin
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 2 жыл бұрын
Kkookkkkkkkoo
@dinilacag1376
@dinilacag1376 6 жыл бұрын
Mahamed moge liiiban iyo ya udiday inow yahay bokhorka codka somaliya
@abdimagan3482
@abdimagan3482 3 жыл бұрын
Waa runta ninkii Somalidu ay siisay Boqorja codka Maxamed Saleeban wuxu yiri fannaanka keliya ee aan dhegeysta waa maxamed mooge Waraysigaasina Youtubja ayuu ku jira
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 6 жыл бұрын
Waa hees aad&aad u qiiro badan
@abdiali7666
@abdiali7666 5 жыл бұрын
Wale adiga halyey aha dhame cade mahamed mooge
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 8 жыл бұрын
Eesh calaa Ereyo waa hees macaan Allah ha u naxariisto Mujaahid Maxamed Mooge
@cumarcismaan3712
@cumarcismaan3712 4 жыл бұрын
Warakaga
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 5 жыл бұрын
Cidna kuguma haysato Ina moogoow
@farxaanomar6357
@farxaanomar6357 6 жыл бұрын
Illahay maxamed mooge hownaxariisto
@cumarcismaan3712
@cumarcismaan3712 4 жыл бұрын
Cumara
@hamdaabdilahikalasaajin4291
@hamdaabdilahikalasaajin4291 7 жыл бұрын
jacay waa bukaan
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 6 жыл бұрын
Ragu way hirdamayaan waayaha aduuunkoo wakhtigaa ha kinayee
@siciidcali871
@siciidcali871 5 жыл бұрын
Hore umaan maqalba heestan
@dhagardidguulwade3482
@dhagardidguulwade3482 6 жыл бұрын
Cidwaliba fanaan nimo hashegato ama cod macaani lama maqal lamana arag wax kan lamid ahaa ilaa hadna lama hayo geyiga soomaaliyeed oo dhan horayna uma soomarin hadana mafilayo isgoo kale inuu sobaxayo
@aliafyare4634
@aliafyare4634 2 жыл бұрын
Erayada hadrawi baa lahaa camu
@qaalibahmedqaalibahmed7982
@qaalibahmedqaalibahmed7982 8 жыл бұрын
heegaduu imariyiyo habqan maayo waayuhu waxan ahay hal wayel
@abdiibrahim5587
@abdiibrahim5587 6 жыл бұрын
qaalib ahmed qaalib ahmed l
@abdiibrahim5587
@abdiibrahim5587 6 жыл бұрын
qaalib ahmed qaalib ahmed j
@janogale9919
@janogale9919 5 жыл бұрын
Waa Erica did abu hadra ina walan wal
@abdirahmanninjira850
@abdirahmanninjira850 8 жыл бұрын
heego inay daruurtahay halyey inuu wax garadyahay haraad biyo la.aan yahay
@isseali6233
@isseali6233 7 жыл бұрын
Waa erayadii hadraawi codki mmooge alla yaa arxamu
@abdimagan3482
@abdimagan3482 3 жыл бұрын
@@isseali6233adeer ereyeda waa cali saleebaan Bidde
@feisalhussein6456
@feisalhussein6456 5 жыл бұрын
lyrics ka heeskaan ila wadaaga ciddi hayso
@abdirashidahmed2873
@abdirashidahmed2873 4 жыл бұрын
Heestu waxay soo baxday 1972 ama 1873
@abduaziizgadhle424
@abduaziizgadhle424 4 жыл бұрын
ho
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 60 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 13 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 80 МЛН
Saranseer
9:40
Axmed Mooge - Topic
Рет қаралды 6 М.
CAJABEEY CAJIIBEEY - Codkii (AUN) Maxamed Saleebaan Tubeec.
10:04
Farhan Jimale (Farhan Jimale)
Рет қаралды 116 М.
Gelbis Ereyadii kabnkii Abwaan Maxamed Mooge Liibaan
6:25
Duul Media
Рет қаралды 46 М.
maxamed mooge liibaan HEESTII: hadaan daayo heesta LYRCS
7:54
jibo qaraami media
Рет қаралды 39 М.
Caado Barwaaqa - Ereyadii kabnkii Abwaan Maxamed Mooge
9:55
Duul Media
Рет қаралды 70 М.
Khadra Daahir Cige | Mahiigaan | SomaliSwiss.net
6:51
SomaliSwiss
Рет қаралды 2,5 МЛН
Dar Allaad Uhurudaa- Codkii Mxamed Mooge Liibaan
9:41
xusuushore
Рет қаралды 362 М.
Maxamed Mooge Liibaan | Hadii aan Daayo Heestaba  (Kaban)
8:23
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 185 М.
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 127 М.
Halkay Caawa Joogtaa Maxmed Mooge Libaan
6:00
Duul Media
Рет қаралды 60 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 60 МЛН