Janadii ma huruda Ereyadii kabnkii Abwaan Maxamed Mooge HALYEEY Hesstii Cilmi Boodhari AUN

  Рет қаралды 267,263

Duul Media

Duul Media

Күн бұрын

#MaxamedMooge Liibaan #CilmiBoodhari #HALYEEY - #JUMP OFF, #Janadii-ma-huruda, #hees# macaan aa qaacii iyo kaban Warka iyo wararka Somali Hargeysa Heeso Cusub, #Janadii-ma-hurudaa
hadh qabow ma jiiftaa, habla xuuralcaynihi, #sow kuuma heesaan

Пікірлер: 191
@Shakiressa1
@Shakiressa1 8 ай бұрын
50x jeer ayaad dhagaysan kartaa heesaha Mohamed Mooge, mar la arag ayuu ahaa, heesaha ugu xikmada badan ayuu qaadi jirey, Hees Maxamed Mooge leeyahay qaaqlayaasha dambe waligood dib uma qaadi karaan intey music ka dhigaan, Laxanka iyo Godka uu ka heesayo very unique ayu ahaa
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 2 ай бұрын
Waan ku salaamay sxb ah laxaan iyo murti
@hodanmohamed50
@hodanmohamed50 9 жыл бұрын
boqorkay huq ciil hagardamo lumiso halqabsiga jacaylkow fanaanka maxamed alle ha unaxariisto aamiin aamiin aamiin waa erayadi abwaan hadraawi cimri dheer iyo caafimad iyo camalfiican baa kugu duceeyay aamiin aamiin aamiin
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto abwaankenii weyna maxamed ibrahim maxamed mooge iyo baahii jaceylkii bodhari.
@abrahmanahmek2197
@abrahmanahmek2197 7 жыл бұрын
kolay wan hubaayoo Hawlihii aduunyada heshay aayahoodee Janadii ma hurudaa hadhqabaw ma jiiftaa hablo xuural cayni saw kuma heesan wixii aad la haysaba hoo kuma idhaahdaan still listening 1. 27.2017. R.I.P MAXAMED MOOGE
@abdiamed2259
@abdiamed2259 7 жыл бұрын
Mohammed
@cabdilaahicade2108
@cabdilaahicade2108 7 жыл бұрын
Hor illahay adugiyo hodan maysku arag teen waaaaw
@anabdahir3141
@anabdahir3141 7 жыл бұрын
Wll waxan raba hestan qoral ah inad sodhito had helikarto
@ismailmohamed1525
@ismailmohamed1525 6 жыл бұрын
Abrahman ahmek Allow unaxariso
@maryoleydr5841
@maryoleydr5841 3 жыл бұрын
Don't say R I P means keda aqon ma u ledahy qofna nabad kuma sexdo qabriga ila wxa u shaqaystay lkin wxa ka wcan ilahy ha u naxaristo camo
@cabdiraxmaandugsi8392
@cabdiraxmaandugsi8392 5 жыл бұрын
Heestan oo dhamaystiran ayaan u baahanahay jaalleyaal cidii hayso qofkii soo hela abaal weyn ayaan u hayaaa mhdsanidiin Soomaalidaydaay
@mohamoudzaid8436
@mohamoudzaid8436 Жыл бұрын
Qaybta kale tubbec ba qaada haatuf ba la dhaha Hesahana hadrawi ba sameyey wa suall iyo jawaab🎉
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 жыл бұрын
Hodan cabdille walanwal Waxay dhimatay 1967 muqdisho. Allah yaa raxma. Illaahay ha innooga dabanaxariisto Aamiin aamiin yaa Allah (sw).
@abdimagan3482
@abdimagan3482 4 жыл бұрын
Heesti qabrigii Cilmi Boodhari uu ku alifey Hadraawi iyaga oo ay la so socdeen fanaani uu ku jirey Mohomed Mooge .
@axmedaabicismaan4953
@axmedaabicismaan4953 2 жыл бұрын
Wali lama hayo fanan ama halyey u dhigma maxamed mooge liiban rabi hawnaristee
@mhakvickmpl4910
@mhakvickmpl4910 7 жыл бұрын
hadraaawi macalinka aftahanka mooge mujaahid alah yarxamak waa nin qliya oo dhiigisa oo shubay snm hadrawani waa abwankii halganka
@abdullahijamac6758
@abdullahijamac6758 3 жыл бұрын
Maxamed mooge heesihisa lama dhegaysteen hadan music cidi utumayn waayo sida muuqata maxamed moge cuudka garacistiisa walagaga fiicnaa sida xudaydi cumar dhuule xasan great
@MohamedSaid-rs8rv
@MohamedSaid-rs8rv 5 жыл бұрын
Ilaahayow kuu naxariiso wuxuu ahaa aqoon yahan ah macalin schoolada ah, abwaan, musician,iyo heesaa cod macaan
@mosuni982
@mosuni982 2 жыл бұрын
Bal maxaan haweeniyo Dumar ugu hilloobaa Ama kula heshiiyaa Ugu hagar la'aadaa😭 (Dhib qof ila qaybsata aan wayay oo keligay igu kor damay ayaa isoo maray alx 2sano kahor heestan uma moodi jirin xtaa inaan dhagaystay figta-buur shaqadayda udhowayd(sucuudiga) inta fuulo glb kasta iska dhagaysan jiray) Inkastoy haween wada xumeen hadana mar mar waa insaane rag ayagaa qaxar iyo dhib ay uqalmin marsiiya quluubtodana ku ciyaara!!! Hadda waan bogsooday waana iska cafiyay✋
@ridwanmaygag1266
@ridwanmaygag1266 8 жыл бұрын
i love this song Hadrawi and Mohamed Mooge waa laba nin oo taariikhda galay
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 8 жыл бұрын
heestan cilmi boodhari ayaa loo sameeyaay waxaana sameeyaay abwaan hadraawi
@ahmedibraguka1239
@ahmedibraguka1239 6 жыл бұрын
I can't stop tears whenever I heard his voice, we never forget him in centuries in centuries.
@abdilahiabdirahmanmohamed2275
@abdilahiabdirahmanmohamed2275 4 жыл бұрын
He was our hero, he shed his precious blood for us, wlahi I tear when ever I remember him. May his rest in peace insha allah
@maryoleydr5841
@maryoleydr5841 3 жыл бұрын
@@abdilahiabdirahmanmohamed2275 inta kle wad ka wcan tahe don't say rest in peace mean's keda fahan wa nabad ku seexo aakhirona nabad lguma sexdo ila wxad shaqysatay
@abdilahiabdirahmanmohamed2275
@abdilahiabdirahmanmohamed2275 3 жыл бұрын
@@maryoleydr5841 Alle ha u naxaristo wllo
@maryoleydr5841
@maryoleydr5841 3 жыл бұрын
@@abdilahiabdirahmanmohamed2275 masha allah camo tana ka wcan alle ha u naxaristo
@gureymohamed679
@gureymohamed679 3 жыл бұрын
We can't forge him
@barwaaqorashiid1088
@barwaaqorashiid1088 7 жыл бұрын
janadi mahuruda hadh qabow ma jifdaaa so hablo xural cayni kuma hesaan Maxmed MOGE illahy Jana fardowsa ka warabi boqorki jaceylkana illhy ha u naxaristo cilmi bodhari father of the love
@munasarabdirahman3572
@munasarabdirahman3572 3 жыл бұрын
Waxaan kanaxa markan maqlo m.mooge waxa uu kubaxay dawladi somlied anoon ahyn ree somlilnd oo remudug ah dhaabti aadban uga naxa halyaygas dawlda qalalasehdi inu kudhintay Allh yarxam
@aawad1260
@aawad1260 7 жыл бұрын
Max'd Mooge, oo aan heesihiisii ugu horreeyey ka dhuudhaasan jirey maqaaixidii ' Ina Garow' ee magaalada Hargeysa, sanadahii 1970dii- weli codkiisa kama xiisa dhicin!- AHN- Max'd.
@amalnor
@amalnor 7 жыл бұрын
A Awad 1970 masha allah wayo arag
@hothokaize2976
@hothokaize2976 6 жыл бұрын
hhhhhhhh awooowo
@husseinbiif8483
@husseinbiif8483 3 жыл бұрын
Alow kunaxariiso Axmed mooge liiban Fanaaniin kuwii hore Weye Kuwii hore wax dhama Lawaaa
@abdikafi7696
@abdikafi7696 8 жыл бұрын
Janadii ma hurudaa hadh qabow ma jiiftaa habla xuuralcaynihi sow kuuma heesaan wixii aad la heysaba hoo kuma Yidhahdaan 03-09-2016 listenin dis with ma last Joint ..High as Fk lol
@sarahadam8426
@sarahadam8426 7 жыл бұрын
rest in peace mahomed.
@omarnuur2766
@omarnuur2766 6 жыл бұрын
mujaahiid
@rashidinhoahmed6028
@rashidinhoahmed6028 6 жыл бұрын
Abdi Kafi
@aragsan6552
@aragsan6552 4 жыл бұрын
Allah yarxamak 21/12/2019
@musbaaxmaxamedmusbaax4476
@musbaaxmaxamedmusbaax4476 4 жыл бұрын
Alle ha unaxaristo Amiiin yarabi lkn akhira layiskuguma heeso
@hudahussein9511
@hudahussein9511 10 жыл бұрын
Hadraawi ayaa sameeyay oo cilmi boodhari ayuu sameeyay ilaahay hawnaxariisto cilmi iyo halyeygii maxamed mooge liiban
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 5 жыл бұрын
Huda walaal jacaylka ogow
@zihaambarwaaqo8660
@zihaambarwaaqo8660 5 жыл бұрын
Allow uu naxariiso cilmi xuususta jacylksi laha ayaa iga dhex muuqanaysa eryda hadraawi anigana isagan leenahy M mooge jannadi ma hurudaa 🥹🥹
@yahyeahussein4384
@yahyeahussein4384 7 жыл бұрын
Naxariisti jano alle ha ka waraabiyo fanaan qaaliya mml waxaan dib U dhex mushaaxnay waayihii xiligaas. Taariikh ma guurto ah ayay nooga tageen halyeyadii wakhtigaas..
@mohamedabdiali6809
@mohamedabdiali6809 6 жыл бұрын
Aad baan taageero ugu hayaa
@nuurosman858
@nuurosman858 5 жыл бұрын
Waa fanaan aan qabiil aheyn lkn halkanka iyo mujaahidka ka dhaafa iyo qabiilka aad ku jeceshihiin somali oo dhan ayaa jecel Allaaah ha u naxariisto axsan fanaan ayuu ahaa walaahi somalinimo ayaan u jeclaa markaan dhegeysto waan u duceeyaa walaahi
@nuurosman858
@nuurosman858 5 жыл бұрын
Bal maxaan haweenkiyo dumar ugu hiloobaa ama kula hishiiyaa ugu hagar la.adaa
@worldwide9687
@worldwide9687 5 жыл бұрын
Midhihii Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame "Hadraawi" iyo codkii Fanaankii la quudhiwayay Maxamed Mooge Liiban Naxariistii jano Illahay haykaa waraabiyo.
@therepublicofsomaliland4661
@therepublicofsomaliland4661 9 жыл бұрын
A hero is someone who understands the responsibility that comes with his freedom. you will be in our hear and head forever
@TheDuulMedia
@TheDuulMedia 4 жыл бұрын
Forever true
@xasanmaxamedxaashi2923
@xasanmaxamedxaashi2923 7 жыл бұрын
allaw asi caawa janadii hurdisiii maxamed mooge allaw unaxariiso
@axmedaabicismaan4953
@axmedaabicismaan4953 10 ай бұрын
Ereyadii abwaan halyey aqonyahan hadraawi codkii nafti hure xaqu dirir maxamed mooge habeyntii axmed Aabi
@ayaxbulshaawi3348
@ayaxbulshaawi3348 6 жыл бұрын
Naxariistii jano alle haka waraabiyo Abwaankeenii waynaayee maxamed mooge Waa halgamaagii hiilka shacabka U dhololijoray Waxakloon odhankarnaa waa geesigii soomaaliyeedee kadhiidhiyijiray huqdii lagu hayay shacbiyadeena Mj maxamed mooge liipaan (baban)
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 3 жыл бұрын
AHN m.m.l. halyey qaran buu ahaa still remembering
@aadanabdilaahi8618
@aadanabdilaahi8618 6 жыл бұрын
Caawa waa 16/04/ 2018 illaahow ku naxariiso maxamed mooge liibaan illaahow ku naxariiso Halyay qaran buu ahaa dhabtii
@yusufcabdi1731
@yusufcabdi1731 Жыл бұрын
Waa erayo cuddoon, codkii iyo laxankii Maxamed Mooge, Erayadii M. I. W. Hadraawi
@therepublicofsomaliland4661
@therepublicofsomaliland4661 9 жыл бұрын
A hero is an ordinary individual who finds the strength to persevere and endure in spite of overwhelming obstacles.
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 жыл бұрын
Alle yaa raxma dhamaantood waa hoydeen ama dhinteen Cilmi boodheri dead 1929 Mahamed Mogeh 1984 Mahamed Ibrahim hadraawi dead 2022. Allow u denbi dhaaf una naxariiso annagana nooga daba naxariiso. Aamiin aamiin aamiin yaa rabi.
@rashidhassan572
@rashidhassan572 Жыл бұрын
Adeer, meel yar aan kaa saxo: AUNtee Cilmi Boodhari wuxuu geeriyooday 1941ki.
@cadnanm.mascuud5052
@cadnanm.mascuud5052 7 жыл бұрын
Janadii ma hurudaa hadh qabow ma jiiftaa hablo xuurancaynhii sow kuma heesaan wixi aadi la haysaba Hoo kuma yidhahdaan mujaahid maxamed mooge libaan Alle ha ku naxariisto
@arbacshow8243
@arbacshow8243 8 жыл бұрын
wooooooooooow inana caadi maha waa ladhacay heetaan uu ku luqeynaayo fananka codka dahabiga ah mml.majiro fanaan kula mid ah ama gaari codkaga iyo heesahaga degan.
@ilyaaskhaalid4354
@ilyaaskhaalid4354 8 жыл бұрын
Masha allaah I lobe you mahamed mooge liiban ilaahay janadii haka waraabiyo amin aamin mujaahid
@TheDuulMedia
@TheDuulMedia 4 жыл бұрын
Amiin ya rabi
@mankainacawlle3767
@mankainacawlle3767 3 жыл бұрын
Janadi ma hurada 🥺😭
@abdulhassan3743
@abdulhassan3743 8 жыл бұрын
a legendary song from a legend and one the best ever cuud or kaman player all combined to produce this ever lasting song. mooge and xudaydi.
@duniadggjjvjxfuhmohamed6131
@duniadggjjvjxfuhmohamed6131 7 жыл бұрын
Abdul Hassan
@danjire11baddacas3
@danjire11baddacas3 5 жыл бұрын
Waa hees laba maxamed isugu tageen waa maxamed Ibrahim warsame hadraawi. Iyo maxamed mooge liibaan
@abdirahmanaadan2810
@abdirahmanaadan2810 3 жыл бұрын
Erayada waxaa leh abwaan hadraawi Kabanka mahamed mooge Codka mahamed mooge
@rashidhassan572
@rashidhassan572 2 жыл бұрын
C/raxmaan aan ku saxo. Erayada heestan waxaa leh abwaan Hadraawi, codkana waa Maxd Mooge laakin kabanka qofka garaacaya ma ahan Maxamed Mooge ee waa macallinkii cuudka looga haray AUNtee Maxamuud Ismaaciil Xuseen (Xudeeydi)
@canbebirdhiile7752
@canbebirdhiile7752 5 жыл бұрын
Allow naxriiso mml fanaan qli ah ayuu ahaa
@vincenzorossi825
@vincenzorossi825 3 жыл бұрын
Halyeey soo jbay moooge
@Geyre02
@Geyre02 3 жыл бұрын
Janadii mahurudaa harqabow majiiftaa Hablo xuuran ceynihi sow kuuma heesaan wixii aad lahaysaba Hoo kuma yiraahdan Hadrawi cimriga allaha kuu dheereeyo🤲 1/December/2020 Maalin aduun😭
@abdiwalibahrawi4528
@abdiwalibahrawi4528 2 жыл бұрын
Allaha unaxriisto Asgaaa caawa hurdo Janadiii inshlh
@abdubalali2046
@abdubalali2046 7 жыл бұрын
Mnsh alah alha hay u naxristo maxmed wna hubaya janadi ma huruda haraqawa ma jeefata xunacanati maku heesina wxa mnsha alh hees iga dheha
@siciidxuseen8652
@siciidxuseen8652 Жыл бұрын
illahay ha unaxariisto sayid maxamed mooge
@ayanabdi5178
@ayanabdi5178 7 жыл бұрын
ilahay haunaxariisto mohamed mooge aaamiiin yaarabi
@abdirahmanmohamed8993
@abdirahmanmohamed8993 3 жыл бұрын
heesta iyada oo dhamaystiran maad wayday inatani illayn waa haaf
@sulaymaanyare4364
@sulaymaanyare4364 6 жыл бұрын
alle hau naxariisto mhamed mooge fanaan kama danbayn
@yasirkeyse1200
@yasirkeyse1200 7 жыл бұрын
mj:maxamed mooge liibaan alle janatul fardawsa haka waraabiyo aamiin
@abdiwalibahrawi4528
@abdiwalibahrawi4528 2 жыл бұрын
Dhamashadiisa ku soo xasuustay faylasoofkeeni qarnigana hadraawi Janadii hurud inshlh 21/08/2022
@cabdirisaaqsharmaarke2791
@cabdirisaaqsharmaarke2791 6 жыл бұрын
maxamed mooge liibaan ahun. wuxuu ahaa heesaa hal-abuurnimo leh. midhahan waxaa iska lahaa Abwaan Maxamed ibraahim warsame "hadraawi". mar uu booqday Xabaashii cilmi boodhari.
@gureymohamed679
@gureymohamed679 4 жыл бұрын
M mooge AHUN wuxu ahaa nin halgan adag u ah tiir dhexaad maalmo adagna u soo maray xorynta dalkiisa
@jamaalbooto8454
@jamaalbooto8454 8 жыл бұрын
heestan waxa loo sameeyey Abwaankii waynaa ama aabihii jacaylka ee Cilmi Boodhari ilaahay labadoodaba ha u naxariistee aamiin
@gureyibnugabyaaye5766
@gureyibnugabyaaye5766 5 жыл бұрын
Listening 25/6/2019
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 3 ай бұрын
Ilaahow isaaq somaali u daa❤ waa run run
@habonxaji1039
@habonxaji1039 6 жыл бұрын
Heestaan school ka ayan ku dhigtay oo macalinkaygi aad noogu sharaxay ilahay khayr ha siiyo afkena iyo suugaantena ayu na jeclaysiiyey
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 3 жыл бұрын
Adna noo sheeg wll adigoo mahadsan
@cabdiraxmaandiiriye3670
@cabdiraxmaandiiriye3670 2 ай бұрын
Ereyada hadraawi kabanka Xudaydi Laxamka ma ma garanayo lakiin inuu Maxamed mooge saaray ayaan u malaynayaa
@moremath3378
@moremath3378 Жыл бұрын
Arguably one of the greatest musician ever
@khadarahmed9431
@khadarahmed9431 2 жыл бұрын
Allha hawnaxariisto waxad godgashay 19 8 2022 j/zllznd.
@hajifaaraxobsiiyehajifaara9498
@hajifaaraxobsiiyehajifaara9498 6 жыл бұрын
halyay ka baxay aduunka illahay aakhiro godka hakuu balaa dhiyo aaaamin
@abdurahmanbacaluul6960
@abdurahmanbacaluul6960 2 жыл бұрын
Ereyadu waa hadraawi 🙌
@jamaalbooto8454
@jamaalbooto8454 8 жыл бұрын
ilaahaw u naxariiso ustaadka weyn ee fanka maxamed mooge liibaan
@maymuuncabdisomalilandjece6231
@maymuuncabdisomalilandjece6231 3 жыл бұрын
Ilahay ha unaxariisto aamiin aamiin
@nagiibali1627
@nagiibali1627 Жыл бұрын
Allaw janadii fawdwsa geeh
@nagiibali1627
@nagiibali1627 Жыл бұрын
Aamiin
@nagiibali1627
@nagiibali1627 Жыл бұрын
2/13/2023
@sahracabdi8816
@sahracabdi8816 5 жыл бұрын
Rabi naxariistii jano haka waraabiyo 27/7/2019 khamiis maalin qimo badan
@filsangamaal3483
@filsangamaal3483 6 жыл бұрын
Hees qiimo leh alle hawnaxaristo maxamed mooge
@ahmedmohamudosman6394
@ahmedmohamudosman6394 4 жыл бұрын
Boodhari iyo moogaba Jandi Rapi Haka wraabiyo🙏
@abdishakuryasinadengeneral3166
@abdishakuryasinadengeneral3166 8 жыл бұрын
maxamed mooge liibaan legend bal maxaan haweenkiyo dumar ugu hilooba Ama Kula heshiiyaa Ugu hagar ladaa
@mohamedjamaabdullahi8984
@mohamedjamaabdullahi8984 8 ай бұрын
Erayada AUN Abwaan hadraawi baa lahaa wuxuu Ka dul tiriyay qabriga boodhari dushiisa.
@siciidcirday829
@siciidcirday829 7 жыл бұрын
Hagardaamo iyo ciil boqorkii halayso ilaahay ha unaxariisto mujaahidka
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Cilmi boodhari Maxed moge Ciidagale legends Laysma xaqirii ciidagale lows Taarikhda soomlida baaal dahabey kaga jiraaan 😂❤🤞
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllo adiguba qof qaaliya ayaad tahey
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
@@caashaqalbi882 ❤❤🤩 inapti ma ciidagalaaa tahay reerkaas inaan la xididaan rabaaye 😊🤩
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
@@cabdimawel1932 haa ciidagale ahay
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
@@cabdimawel1932 waan ku soo dhaweynaya luuqa
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 3 жыл бұрын
@@caashaqalbi882 hyeh mhdsnid inapti
@fadxiyahassan3406
@fadxiyahassan3406 Жыл бұрын
Heestan miyi baan ku so arkay waana ka helay ❤ love qaraami kaliya lagu raaxaysan karaa ❤
@mohamedgolesare8975
@mohamedgolesare8975 Жыл бұрын
AUN dhamaan abwanadii, fananiintii,
@Najah-lm9mx
@Najah-lm9mx Жыл бұрын
16/5/2023 Jacaylku waa xanuun Bila dawo ah💔
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
والسماء رفعها واوضع الميز
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 2 ай бұрын
😊❤❤❤❤❤❤
@omargacal1321
@omargacal1321 5 жыл бұрын
Wxan Ku xusuustaa buugii form four ka ee school ka Hayaan waxaana inoo dhigay macalin abwaan cabdullaahi maxamed jimcaale wxan waydiiyaY mcalin heesta yaa qaaday markaasu iigu jwBeY ma jacayL baa Ku Haya??😂😂😁😁
@maclumaad5008
@maclumaad5008 7 жыл бұрын
nice song for legend mooge
@ibtisamsln1076
@ibtisamsln1076 6 жыл бұрын
Illaahaw kuuu naxariiso
@issackjacok7617
@issackjacok7617 3 жыл бұрын
Maxamadyo badan way dhashay marka laga rebo rasulkena wacna,lakin maxamed mooge il kale somali oo idil dib uga dhalan mayo nin dhiran ka dheer qabyalad dulmi neceb dulaynimo ka dheer,aqon yahayn siyasi nafti uu hure dadkisa iyo dhuulkisa wa intu dheer yahay geesiyo badan oo snm ah waxu aha qalin,qori iyo kaman wado socda
@ibrahimtimocade9788
@ibrahimtimocade9788 Жыл бұрын
Eraydii AUN mohamed Ibrahim warsame hadraawi codkii mohamed mooge saas weeye heestu Jimace 28/10/2022 05:15
@garadyasin1581
@garadyasin1581 10 жыл бұрын
Ilahay u naxariso maxamed mooge
@abdieid1033
@abdieid1033 Жыл бұрын
Illhy.unaxaristo
@khaalidhonest7080
@khaalidhonest7080 2 жыл бұрын
Hawrarta mansada iyo hogal tusalaha heesaha barorta hal qabsiga jacaylkaw Bal maxan hawenkiyo dumar ugu hiloba ama kula heshiya ugu hagar la ada
@gx3633
@gx3633 2 жыл бұрын
Alle ha kuu naxariisto 🤲
@abdiasiiskaliifahmed9399
@abdiasiiskaliifahmed9399 2 жыл бұрын
Allow u naxariiso
@abdibaziduk4195
@abdibaziduk4195 11 жыл бұрын
ALLW KUU NAXARIISO MUJ-Maxamed mooge Liibaan
@duniadggjjvjxfuhmohamed6131
@duniadggjjvjxfuhmohamed6131 7 жыл бұрын
Khadar Dheere
@yuusufxaaji8479
@yuusufxaaji8479 7 жыл бұрын
Khadar Dheere ax ax xsb wlisana heestani
@yuusufxaaji8479
@yuusufxaaji8479 7 жыл бұрын
alaw kuunaxariiso m.mooge quljeed basnku dhagaysan jiray sideetamasdkii jacaylbaa i abaara markaan mawlo codkaas
@OmarAli-wk8kd
@OmarAli-wk8kd 8 жыл бұрын
@Daniel mohamoud kan la boxoow bro ma somali Ethiopian ayaaa thy mise somaliba miihid ee wad kusoo dhax dhuumatay oo af somaliga xoogbaad ku bara ty Anigu ku garan wayaye mise OROMO BAA THY niyow Afsomalina wad dhageysa ney saaa,e waa sidee xaalku hees kastoon you tube ka daawado oo qaarami ah waad iiga horeysaa dhegtuna wey kuu duran tee sifa faalahadii sixi waayay aniguye kumaa thy
@saidhassan02
@saidhassan02 8 жыл бұрын
Anba waan ka yaabay ninkaaa
@sultanashraf2695
@sultanashraf2695 8 жыл бұрын
+saeed, Hassan
@zakariyemustafe883
@zakariyemustafe883 9 жыл бұрын
ilaaahow u naxariiso maxamed mooge nin qaaliya
@axmedaabicismaan4953
@axmedaabicismaan4953 2 жыл бұрын
Erayada waxa leh hal aburkii ama mujaahidkii somaliland hadraawi rabi rali ha ka ahade
@AhmedMohamed-on8xq
@AhmedMohamed-on8xq 7 жыл бұрын
old but gold m.m.l illahow kuu naxariiso
@AbdiaziizIQ
@AbdiaziizIQ 2 жыл бұрын
Erayadan aad saareysan marxuumka malaha isaguye ka daaya hees kasta isagad saareysan imika heestan waxa leh hadraawi janadii ma huruda
@fuaadsaleman2235
@fuaadsaleman2235 5 жыл бұрын
Maxamed mooge liibaan Janadii ma hurudaa adigu Hadhqabow ma jiifta Hablo xuuralcaynii sow kuuma heesan? Ilahay haku naxariisto alfanaan maxamed mooge taarikhdu waa 2018-12-31 sacadu waa 23:58 labo daqiiqo ayaa ka haray 2019 happy New year
@hakiin2000
@hakiin2000 8 жыл бұрын
@Daneil Mohamoud he estate waxaan sameeyay Mohamed Ibrahim Warsame Hadraawi.
@KEY_WEST681
@KEY_WEST681 6 жыл бұрын
Who is listening 8/4/2018
@Yonis5
@Yonis5 Жыл бұрын
Erayada waxa allifay AUH Maxamed Ibrahim Warsame (Hadraawi)
@khadarlgahmed2168
@khadarlgahmed2168 10 жыл бұрын
illahow unaxariiso waxuuka mid ahaa dad kii sida dhabta ahaa wax ula yimid kuna guleestay hadaf dhab ah dad kaa loga ma dan been
@axmedmaxamuud2890
@axmedmaxamuud2890 7 жыл бұрын
Fanaan hibo u leh xirfadiisa ayuuu ayaa marxuumku
@gonegetbettervlogandfilms1575
@gonegetbettervlogandfilms1575 8 жыл бұрын
gd song
@MrUgass88
@MrUgass88 11 жыл бұрын
mashaAllh halyeey RIP to janatul firdaws
@duniadggjjvjxfuhmohamed6131
@duniadggjjvjxfuhmohamed6131 7 жыл бұрын
Mubarak ugas
@biximaxamed2059
@biximaxamed2059 6 жыл бұрын
Alow u naxariiso abtigay
@somalicancerawarenessprogr4991
@somalicancerawarenessprogr4991 6 жыл бұрын
Kulay waan hubaayoo Hawlihii aduunyada Heshay aayahoodee
Hoodo Lagu Badhaad Ereyadii kabnkii Abwaan Maxamed Mooge AUN
7:23
Hadraawi & Xabaashii CILMI BOODHARI
11:50
Tixraac
Рет қаралды 199 М.
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 44 МЛН
maxamed mooge liibaan ~HEESTII: boodhari(kaman _lyrics)
11:20
jibo qaraami media
Рет қаралды 5 М.
Gelbis Ereyadii kabnkii Abwaan Maxamed Mooge Liibaan
6:25
Duul Media
Рет қаралды 45 М.
Mudantii Haweenkay
9:58
Axmed Mooge - Topic
Рет қаралды 18 М.
Taariikhdii Cilmi Boodhari
53:32
Universal Somali TV
Рет қаралды 65 М.
Maxamed mooge Ana wehel la'aan haydilin wedkow
5:29
Qarami Media Pro
Рет қаралды 227 М.
Maxay Dantu Ciishay Wiiloo  Maxamed Mooge Liibaan HALYEEY
8:11
Duul Media
Рет қаралды 592 М.
Maxamed Mooge Liibaan | Hadii aan Daayo Heestaba  (Kaban)
8:23
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 175 М.
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН