Hibo Nuura Laalays

  Рет қаралды 3,782,935

Duul Media

Duul Media

11 жыл бұрын

#HiboMaxamed #Nuura #Laalays

Пікірлер: 676
@Canada-1958
@Canada-1958 2 жыл бұрын
Hibbo Nuura a NATIONAL Icon and One of the JEWELS OF SOMALI Culture ❤🎖👏🇸🇴🇸🇴
@nabadoonsoomaaliyeed6291
@nabadoonsoomaaliyeed6291 6 жыл бұрын
anagoo gaari saaran ayaa nin wuxuu yiri tuuladaan waa laalays waxaan kacodsanay darawalkii gaari inuu noo istaajiyo wuuna naga aqbalay saacado ayaa joognay waan xasuustaa dhirta iyo cimiladu aadbay uqurxoonaayeen waqti waxay ahayd roobka gugu sifiican uda, ay
@deeqaxuseen7234
@deeqaxuseen7234 6 жыл бұрын
Waxaan ahay soomaali xageey kutaashaa
@abdirahmanosman3146
@abdirahmanosman3146 6 жыл бұрын
wllo berbera agteeda weeye waa waqooyi
@britishboy53wiilboqortooyo33
@britishboy53wiilboqortooyo33 5 жыл бұрын
Nabadoon Soomaaliyeed
@daljirkadahsoon1014
@daljirkadahsoon1014 5 жыл бұрын
Tuulada LAALAYS waxay ku taalaa berbera iyo Sheekh dhexdooda waliba waxay u dhecaysaa magaalada dawga sheekh ka hoosaysa ee HUDUSA IYO GEEL LOOKOR...mahadsanidin asxbta...
@dholeamiin2175
@dholeamiin2175 5 жыл бұрын
Anaa jooga hadaad Doolaabato isoonmar kk
@Amiirhajji
@Amiirhajji Жыл бұрын
Cimriga rabi hakuu barakeeyo Maamo Hibo, waayo badan noo joog❤
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Aaamiin
@mohamedmohamud1002
@mohamedmohamud1002 6 жыл бұрын
Heestan waxay igu le dahay xasuus dheer habeenkan waxan kaso lugeyna buula xubey school jabuuti waxan lu ku tagay national tiyatar waxan kaso baxay xili danbe nabada iyo saxansaxda qabow jirta ayaan door biday inan lugeyno asxaab mabadan inta bdn hada geeriyodeyn waqti cajiib ayuu ahaa nolosha waqtiga ay qiimaha lahayd waa waqtigi qofka uu ku farxi jiray marku askari gabadhi nin askari hesha waxay ahayd mida ugu nasiibka lkn hada xaalka aan ku jirno wlh waa kaaf iyo kala dheeri umada cusub oo marin hababsan wax la yiraahdo wadanimo aysan qalbigoda ku jirin allow caruurtena soo hadee
@officialsimancadeychanel8288
@officialsimancadeychanel8288 5 жыл бұрын
Nasib badanidaa anaga qaxa dhalanay Naga fican tahay
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 3 жыл бұрын
Wlle wlh nasib ayaad lehed wlh anigu hda ayan buula xubey kudhegeysaa hestan
@jaamacfarax3373
@jaamacfarax3373 2 жыл бұрын
Runtii wàa xusuus farxad iyo murugaba xanbaarsan allah dadka iyo dalkaba hanoo hagajiyo
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Masha Allah waa xasuus wacan runtii❤
@abdukhadirjelow3763
@abdukhadirjelow3763 3 жыл бұрын
Allahow cimriga ku dhere mom hiba Dadki aan firsa jray ada nogu nole 😥🥰
@user-jw8nq7cp6m
@user-jw8nq7cp6m 2 жыл бұрын
الحنين إلى الماضي الجميل يمني مر من هنا يا اجمل شعب ❤
@hussienmohamed8553
@hussienmohamed8553 2 жыл бұрын
mansh allah
@hussienmohamed8553
@hussienmohamed8553 2 жыл бұрын
mansha allah axsan cod
@ifrahahmed7533
@ifrahahmed7533 2 жыл бұрын
اي صح الاغاني في الماضي كانت له معاني عميقه
@sahal3922
@sahal3922 Жыл бұрын
​@@hussienmohamed8553dv4
@abdullahhaybe7474
@abdullahhaybe7474 Жыл бұрын
Hibo.nuura
@cabdiraxmaancismaangaboobe4760
@cabdiraxmaancismaangaboobe4760 3 жыл бұрын
Ereyadii xasan sh muumin Laxankii jiir Kabankii xudaydi. Waayo waayo ax 2020 cidii iga dambaysa liketa hayla dhaafin
@amyc3214
@amyc3214 3 жыл бұрын
Me too I remember my hooyoo macanto
@suugaanyahan2704
@suugaanyahan2704 3 жыл бұрын
Kabanku inuu goobe yahay ayaan u maleeyaa qiyaastayda .. waayo xudaydii gacantaa faaska ah ma leh ee Charactristic ah
@xaajisuuriyaan952
@xaajisuuriyaan952 5 ай бұрын
Riwaayadii raaci sxb
@sowdoabdi617
@sowdoabdi617 Ай бұрын
2024😅
@sacdiyosalaad9301
@sacdiyosalaad9301 Ай бұрын
❤❤😊and😊​@@amyc3214
@JEEYTV
@JEEYTV Жыл бұрын
Waxan daawanaya 2023 taarikh hadii aad ila midtahay oo aad daawaneysid sandkan love isaar😅
@mohammedalihoror1060
@mohammedalihoror1060 9 ай бұрын
Haa waa xasuus
@Ibraahim_Sm21
@Ibraahim_Sm21 6 жыл бұрын
Yaa dhagesanya 2018 🔥🔥
@poppycase2123
@poppycase2123 3 жыл бұрын
I’m still listening 2021 and the rest of my life❤️🥰
@malaakothman9544
@malaakothman9544 3 жыл бұрын
Me too🥰♥️
@haybehaybehussein3668
@haybehaybehussein3668 2 жыл бұрын
K7k6..k7..k7..k7k6.k7k7k7k7k7k7k6kk6k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k7k6k 7k 7k 7k7k 7k7k 7k 7k7k 7k 7k7k7k 7k7k7k7k7k7k 7k7k7k 7k7k7k7k7k7k 7k7k 7 7k7k 7k7 k7k7k 7k 7k7k7k7k7k7k7 k7k7k7k 7k7 k7 k7k7 k 7k7k7 K7k7 K7k 77k7k77k777k7 k7k7k7k k7k77k7k77k7k7777k7k7k7kk777k7k777777k777k77k7kk7k77k777k77k7777k 77k7777k7777k7k7k77k7k7k777k77k7k77k7k77k7k77k77k77k7k77k77k77k7k7k7k7k7k7k777k7k77k7k777k77k77k7k777k7k7777k77k77k7k7k777k777k77k7k7uk77k7k777k7k7777k77k77k7k7k777k777k77k7k7uk77k7k77uk7k7k7k7k77777k7k777k777k77k77k77k7k7k7k7777k7k7k7k7k7k7k7k77k7k777k7kk777k7k777k7k77k7k7k7k7k7k7k77k77k7k7k7k7uk7k7k77k7777k77k77k77uk777k7k77k7uk7k777777777k777k7k77k7k7k7k7777k777k77k777k7k77k7k77k7k7k77k7k7k777uk77777uk7k777k 7k 77k 7 k7u k77k 7k 7ok7k 77 uk 7u K 7 7k 77k 77 77 k 77kk 7u k77k77777k 77777777k7u M77k ku k 7k7k 7777777k 7k7 77k k7k 77k77777k 7k777m7MMM k k7mi MMMkmmmk mi7kmmmmk kmi mimi7kk 7mi m mi7k MMMmummmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm7kmmmmmmmmmmmmmk.kmm.k.k.k.k.k.k.k.k.kkk.k77k.k.k.kkk.k.kkk.kkkkk.kkkkkkkkkkkkm.k.kk...kkk.kkkkk.kmM m..kkml. km.kk.KimMM M.. .mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmk.mmmmmmk.mmmm.k.km.k..k.kmm. 7k 7k 77k7k 7k7 77777k k77kk 7 7k7k 7k7 7ok7k 7 MMM777777 777k7k 77 77k 7u K 7k 77 7k7k7k77k777k 77k77k7ok7 77k7k7k7k7k7k777 7 7
@madulemaxaisman3777
@madulemaxaisman3777 Жыл бұрын
M.s hees
@sadad6299
@sadad6299 3 жыл бұрын
Mama Hibo we are still listening to you here in 2021, may God give you long life. I'm always listening to you when I'm cooking food 👂👏👏👏♥️♥️♥️🌷
@siraajicumar9455
@siraajicumar9455 2 жыл бұрын
2022 still
@xariiraxmed9134
@xariiraxmed9134 2 жыл бұрын
Ethiopia the first place in my mind and
@Abdishakur16
@Abdishakur16 2 жыл бұрын
masha allah wll
@Canada-1958
@Canada-1958 2 жыл бұрын
1966 Hit Song by Hibbo Nuura 🇸🇴🇸🇴❤❤👏🏆
@abdifatah_bashir
@abdifatah_bashir Жыл бұрын
56year ka dib ayaan dhagaysanaya aleh cimriga ha u barakeeyo mamo Hibo nuura
@mohamedadem4731
@mohamedadem4731 7 ай бұрын
​@abdifatahyousuf3589 not 1966 its 1973,
@Canada-1958
@Canada-1958 7 ай бұрын
@@mohamedadem4731 I stand CORRECTED. Mahadsanid
@abdikaniabdallamohammed4889
@abdikaniabdallamohammed4889 Жыл бұрын
Codka cuudka la moodo, Jah Hibo maamo allah ku xifdiyo ❤ 2023-7-23 ayan dhagesanayaaa Wow 👌 👏 😍
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 6 жыл бұрын
Very nostalgic... I can't get enough of it
@sayidtimajilac4953
@sayidtimajilac4953 Жыл бұрын
Taliye Shub Wareysiga VOA kadib Heesta dalabkiisa dhageysanaa 👋
@hanamohamed968
@hanamohamed968 5 жыл бұрын
Laalays waa tuuladaydiih my father name maxmed libaax laalays garanaynbaah garanayaah allh aabo hakuu naxariistoh janadanah hakaa waraabiyoh my name xamad maxamed jaamac lalayz my Town
@abwaanqiso7077
@abwaanqiso7077 4 жыл бұрын
Masha allaaah wll
@mohameddhaashane1883
@mohameddhaashane1883 4 жыл бұрын
Gobalkee ku taal sxb
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 4 жыл бұрын
Somaliland
@zakisamehofficial7372
@zakisamehofficial7372 4 жыл бұрын
Gobolka raga udhowdaY markasta waa mara 👍👍
@guledmj9105
@guledmj9105 3 жыл бұрын
M.a abyo abahan ayan isku sami nahy
@HCastelli
@HCastelli 9 ай бұрын
MashaAllah! A true Somali treasure. Cilmi dheer iyo caafimaad Alle ha ku siiyo walaale. Amiin!
@adamhapi3515
@adamhapi3515 5 жыл бұрын
Who else is listening this song 2019
@ohbohooo4650
@ohbohooo4650 4 жыл бұрын
Adam hapi me bro 31.12.2019
@amenomar2705
@amenomar2705 3 жыл бұрын
@@ohbohooo4650 c
@bilebulsho
@bilebulsho 3 жыл бұрын
Masha Allah I love it waa hooyo somali aadna U cod macaan
@mubaarigvaska1116
@mubaarigvaska1116 3 жыл бұрын
Hibonuura
@shakaryare2569
@shakaryare2569 3 жыл бұрын
Tree
@mssjia7731
@mssjia7731 5 жыл бұрын
Kama daalo 😂 😭 yaa dhageysanayo 2019 like ha nigala arko
@ubaxcareef6292
@ubaxcareef6292 4 жыл бұрын
me
@user-cx6el8fp8v
@user-cx6el8fp8v 4 жыл бұрын
@@ubaxcareef6292 wakn
@user-cx6el8fp8v
@user-cx6el8fp8v 4 жыл бұрын
Kkk
@farhiaismail6665
@farhiaismail6665 3 жыл бұрын
Ruwayadan ma firsatay heskan ninki gursan raba ka dhimanayo
@abdialinunow9711
@abdialinunow9711 3 жыл бұрын
Kudabasha leedha
@geletoz
@geletoz 2 жыл бұрын
Listening 2022 mama hibo a true Somali asset 💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙
@MaxamadCabdi-kp6no
@MaxamadCabdi-kp6no Жыл бұрын
Shekh
@user-gl5bi6go4d
@user-gl5bi6go4d 9 ай бұрын
4:16 ​🎉
@maxamedcabdiraxmaan547
@maxamedcabdiraxmaan547 2 жыл бұрын
I'm still listening 2022 I hope you long life cimri dherer iyo cibaado suuban
@filsanmaxamed1498
@filsanmaxamed1498 2 жыл бұрын
Xisaha ku lalanee kalgaylki lumiyee guurki lug gooye😭😭❤
@resttimetube8315
@resttimetube8315 Жыл бұрын
Kah!💔
@ahmedismail-zz2pk
@ahmedismail-zz2pk 7 жыл бұрын
waaaaw heestan wxn ujclahay hooyadeeey ayn kusoo xasuustaa wxy iishegtay in ay dhageysanjirtay markii ay uurka igu siday
@sucadocumar5752
@sucadocumar5752 7 жыл бұрын
ahmed ismail waaw ani hataa
@muntaazanzil6194
@muntaazanzil6194 7 жыл бұрын
ahmed ismail waxaan uu maleynaa in aa isku hooyo nahay anigane hoyadeey ayaa ii sheegtay in ee jeclaan jirtay.
@saadiamohamedcjb4994
@saadiamohamedcjb4994 7 жыл бұрын
ahmed ismail
@fadumomohamed5053
@fadumomohamed5053 7 жыл бұрын
ahmed ismail cjb xasus qali waye
@maxamuudahmed2468
@maxamuudahmed2468 7 жыл бұрын
ahmed ismail markaa wecel in aad tahay ayaan u fahmey heesta waxa ay ka hadleysaa dumarka lala sameeyo galmada aan sharciga hayn lala sameeyo ka dibna laga tago waana calaacal heesta
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 2 жыл бұрын
Hiba Nuura Allah barakeeyo maamada❤ 5/01/2022
@abdiazizhero9583
@abdiazizhero9583 2 жыл бұрын
Degmadayda xarardheere one love tolkay saruur madarkicis 😘😘
@abdirahmanahmed3165
@abdirahmanahmed3165 5 жыл бұрын
Jibo nuura waa fanaanad qiimo iyo waayo badan nolol waarto iyo wacan Ayaan illahay kaaga baryaynaa aamiin .allahayow waa amaanadaa.
@ciltireayanle2651
@ciltireayanle2651 4 ай бұрын
2024 still is my favourite song 🎉❤
@mustafeige6028
@mustafeige6028 8 жыл бұрын
woooow hibo nuura great song
@IbrahimTripleM
@IbrahimTripleM 15 күн бұрын
#😢😢😢😢😢Hibo nuura ❤ 2024 Ilaaheyow dambigeeda dhaaf yaa Rab Quuluu aamin ?
@hamisare5073
@hamisare5073 Жыл бұрын
Mansha Allah 😍 💝 illahow cimri dheer iyo cibaado suubsan iyo caafimaad taam ah sii marwalbo allow u naxariiso
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 Жыл бұрын
Hibo nuuro is great somali singer i wish her longlife.
@kulmiyeabdi88
@kulmiyeabdi88 3 жыл бұрын
Kama daalo hibo nuura 2021 like ku camira
@abdikanikhadar2218
@abdikanikhadar2218 2 жыл бұрын
Hibo Mohamed Cudoon (Hibo Noura)❤ adigaa number one u ah mar walpa buugayga 😇
@fahadbukhari127
@fahadbukhari127 2 жыл бұрын
One and the only favorite, Hibo Maxamed Hudoon. Alloow ku xafidh.
@abukarsh.abdirahman582
@abukarsh.abdirahman582 3 ай бұрын
28 april 2024 ayaan ku dhagaysanaa Lubumbashi- DRC. Hibo nuuro cimdheer iyo cibaado suuban Allaha kusiiyo.
@kingsumca4370
@kingsumca4370 Жыл бұрын
Taliye Shub 😅
@muscabmukhtar9871
@muscabmukhtar9871 Жыл бұрын
2020 ayaan dhageysan jiray, se hadda Taliyaha ayaa isoo xusuusiyey 😂
@abdimajiidcilmi723
@abdimajiidcilmi723 Жыл бұрын
wxn dageysanooya 2023 hiba nuura🎉❤
@abdulleabdullahi4506
@abdulleabdullahi4506 7 жыл бұрын
Great Hibo Nuura..... always live in our hearts ..
@asmaabdikarim964
@asmaabdikarim964 7 жыл бұрын
i met her she stayed with me for weeks i think she's my grandma
@xariiraxmed9134
@xariiraxmed9134 2 жыл бұрын
Xaaladaada kawaran Zxb Xaaladaada xbbi
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 7 жыл бұрын
Heesaha Hibo Nuura kuwaan ugu jeclahay ku jirta
@britishboy53wiilboqortooyo33
@britishboy53wiilboqortooyo33 5 жыл бұрын
cabdi wali
@abdifitaahbeerxood327
@abdifitaahbeerxood327 5 жыл бұрын
hibo nuuro wa fanaanad aa tageero
@abdulleabdullahi4506
@abdulleabdullahi4506 8 жыл бұрын
Great Somali Hit by Great Hibo Nuura
@box5319
@box5319 3 жыл бұрын
Listening on Monday April 12th 2021 at Eldoret.
@zumayomahmet9507
@zumayomahmet9507 3 жыл бұрын
This song is may favourite song 😭😭💋
@ahmadcilmi2198
@ahmadcilmi2198 6 ай бұрын
I am listening 2024 in nairobi 😢
@abdilahihusein7200
@abdilahihusein7200 6 жыл бұрын
Markasta oo heestaa maqlo waxan soo xasuustaa tuulada laalays ee buuraha sheekh ka hoosaysa Jecliyaa
@rashiid187
@rashiid187 7 жыл бұрын
noolow mama hibo. 🤗🤗🤗🤗🤗
@abdiazizhero9583
@abdiazizhero9583 2 жыл бұрын
Degmada xarardheere waxay ka tirsan tahay gobalka mudug waxay dhacdaa koonfurta mudug waana degmo aad u qurux badan oo daaqsin iyo xeeb qurux badan leh oo jawi mcn dadka degana waa dad aad u deris wanaagsan Waa halkii uu sayid abdilahi xasan yidhi derisnimo wanaagsan ugu kaalay saruur madarkicis 😘❣❣
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Жыл бұрын
Xaradhere heska kuma jirto
@moudanemandek8226
@moudanemandek8226 5 ай бұрын
Wll Abdi Aziz Maxaad ka wada darisnimo wanaag ugu kaalay Saruur iyo madarkicis ma magaalo magacyadood baa Mahadsanid
@farahahmed8701
@farahahmed8701 2 жыл бұрын
الاغنية جميلة جدا وعلى العود وصوتها رائع جدا ارجو ان نحصل على ترجمة هذه الأغنية بالعربية .
@lulaali4431
@lulaali4431 3 жыл бұрын
Yaa dhagaysanaya 2020..?🥺💙🎶🇸🇴
@cabdinaasirxuseen5091
@cabdinaasirxuseen5091 Жыл бұрын
From Taliye shub hhhhhhh
@mahuboadan840
@mahuboadan840 6 жыл бұрын
I love qarami song😘😘😘
@ramlanor3713
@ramlanor3713 4 жыл бұрын
XARADHEERE❤ 7 Decem 2019 🥰
@mediaonelive6702
@mediaonelive6702 3 жыл бұрын
Ma noshahay walalo wakhti fog bad so qortay qoralkan
@ramlanor3713
@ramlanor3713 3 жыл бұрын
@@mediaonelive6702 wali wadku isma aanan haleenin alx waaa noolahay🥰
@cadilcade508
@cadilcade508 3 жыл бұрын
Cimriga rabi hkuu barakeyo wll mcn😘🤲🏿🤲🏿
@ramlanor3713
@ramlanor3713 2 жыл бұрын
@@cadilcade508 anaga dhan abwe🥰
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@ramlanor3713 wll hibo nuura hortey halkeey degantay ma muqdisho
@abdullahiyarisow4388
@abdullahiyarisow4388 Жыл бұрын
Great somali song and it's one of my favorite song
@maxdar11
@maxdar11 4 жыл бұрын
😊heesta erayga ugu horeeyaa ma laalay baa mise waa laalays
@baylecali4778
@baylecali4778 3 жыл бұрын
Waxaaa sameeyay xasan shiikh muumin laxanku waaa jiiir .laalays weeyi
@zaaraali1660
@zaaraali1660 Жыл бұрын
leefo ha liqinta lurka ii horseede 😢😢8/6/2023 hbn jimce so glayo oo khamiis ah 9:22 hbnimo wxnu so wada cawyny asxabtyda oonu waayaha aduun iyo wadhidiisa izka warysny iyo waayihi jcylka ee nso mary inzha allah 5yrs kdib nolol tn ka fcn bn urjynya
@kawsarfarah5547
@kawsarfarah5547 7 жыл бұрын
Heestan qisadeedu aad ayey u xanuun badan tahay wiil iyo hooyadii oo is jecladey ka nin iyo naag ahan subxanallah
@quman1439
@quman1439 7 жыл бұрын
Kawsar Farah wlhi igada sxbeey masasa subxanalaah oo goormay is ogaadeen hada inay is dhaleen oo xata wagaas aladi ma jirine say u dhacday 😜😜
@kawsarfarah5547
@kawsarfarah5547 7 жыл бұрын
Wllo waxan maqlay abwaan ka sheekaynaya Gabadh aya iyadoo 12 jirra qaan gaadhay deeto nin jaarka maqlay oo aroosay markay 13 ahayd wiil ayey dhashay ninkii ayey is diiden way kala tageen wiilkina uu ka qaaday oo malaysiya ayuu geyey wiilka ayu wuxu soo noqdey isago koray oo 18 jirra iyana waa 30 jir waqtigaas uu jeclaadey markay diiday hadana mar labad hadana markii sadexad ayey ku tidhi horta aan is barane yaa ku dhalay wuxu u sheegay magaceedi iyo magacii abihii wey ooydey waxay ku tidhi habeen danbe halkan iskugu keen keen abwan aya loo sheegay ruwaayad aya laga shameeyey waxa sameeyey abwaan xasan sheekh muumin... Marka xbbti wakas arinkaas wan ka naxay waxan sida kuugu sharaxaya si aad u fahanto mahadanid qaali ...
@quman1439
@quman1439 7 жыл бұрын
Kawsar Farah mahadsanid xbbt wlhi arin murugo leh bay ahayd subxanalaah thnkz sis intaad isharaxday
@fatmaali4968
@fatmaali4968 7 жыл бұрын
Kawsar Farah Ax Ax wlh waa qiso muruga leh😭😭😭😭
@HusseinIyaye
@HusseinIyaye 7 жыл бұрын
Ñæjäłï Œrtÿ Sorry walaal Gabdhaheena ilaa iyo hada ayaa dhibta lagu haaaya Mana GartAan Raga Qaladkooda Aadban oga Xumahay
@suldanqabus9421
@suldanqabus9421 3 жыл бұрын
Waaw best hees wlahi i steal lesanening 6/9/2020 isnin 7:41subaxnimo jawi rooban iyi farxad Intii iga dan baysa salan sare🙏🙏♥️♥️♥️🌹
@adoontiialle6781
@adoontiialle6781 3 жыл бұрын
Salaan lmida🥰
@mohammedalihoror1060
@mohammedalihoror1060 9 ай бұрын
2024 1:24
@anisomaxamed8721
@anisomaxamed8721 3 жыл бұрын
Galabta aya anago safar ah so marnay saas ayan cawa kuso xasuustay laalays waa meel qurux badan inkasto abaar ahayd
@hamaada22
@hamaada22 11 жыл бұрын
hees aan inaba caadi aheen i loved it
@umulkheyrcabdi3321
@umulkheyrcabdi3321 6 жыл бұрын
Waa run
@dhayexbb2156
@dhayexbb2156 4 жыл бұрын
yaaho hanasomarin adonabada
@mustaphavlogs3254
@mustaphavlogs3254 2 ай бұрын
Weey ku raaxeysaneysaa hibbo nuura hestaan 🇸🇴
@mohamedkobra2305
@mohamedkobra2305 Жыл бұрын
Hibo nuura waxaan daawaday warisgeedi hareeri masha alah walle dawladii siyaad bare dad bay dhistay abwaano aduunka samayn kuleh ciidan dhisan ,dawlad adag aya tagtay
@qaraamichannel5639
@qaraamichannel5639 5 жыл бұрын
sifiican ha loo dhagaysto erayada heesta maaha laalays ee waa laalay . laalay waa tuulo yar oo kutaala gobalka awdal ee waqooyi galbeed somaaliya halka laalays iyaduna ay katahay tuulo yar ee oo ku taal gobalka saaxil ee waqooyi galbeed somaliya , waxaanay kulaalaysaa dowga sheekh waxayna uu dhaxaysaa sheekh iyo tuulada Hudusay .
@xikamdaahir3343
@xikamdaahir3343 9 ай бұрын
2023 enjoying 😮😅 Maamo hibo wishes you a long life and prosperity
@aniitahabdi5254
@aniitahabdi5254 3 жыл бұрын
Whø î§ listening ťhîš şóńğ ìñ 2020
@thesouthsidegirlikraamomar5201
@thesouthsidegirlikraamomar5201 7 жыл бұрын
Niman laadsanayno luf lufka uun u macaan yahy aniga u loogo nigaxa uga gooyay. leefo ha laqin ba ludan i hoorseeday ee Naftaydaay lul lulka iga daa.
@moogaaschannel5968
@moogaaschannel5968 5 ай бұрын
2024 still listening She was amazing and talented
@doonizeo5855
@doonizeo5855 2 жыл бұрын
She got old but not her songs Still listening
@superwariida2162
@superwariida2162 5 жыл бұрын
6/07/2019 yaa dhageysanaya heskan aadka umacan Laales dushediyo .......💯💯 H M H Hiba nuura
@yasiincabdicartan484
@yasiincabdicartan484 Жыл бұрын
Best song hibo nuura ❤
@abdimuse7911
@abdimuse7911 3 жыл бұрын
inta Heesta Sidan Umacaan Dislike tidhi, Ma Alshabaabaa, Misa Dad Cuqdadi Dishootay... ?
@mohametthassan464
@mohametthassan464 3 жыл бұрын
2020 ama ka dibdawaneysid like
@maxamedaxmedjeelle3797
@maxamedaxmedjeelle3797 2 жыл бұрын
55 years still a touchable hibo nuura
@user-xs2ws5vq7h
@user-xs2ws5vq7h 4 ай бұрын
16 3 2024 hibo codka midhaha apwaan axmed shiikh muumin yaalasam caaifmad dheer
@mahamedhassannur7577
@mahamedhassannur7577 9 жыл бұрын
Axyaa yaa fanaan hibo maxamed huddon nolow
@a.omarahmedarab6773
@a.omarahmedarab6773 6 жыл бұрын
Hiba nuura laabteyda lululka iiga daa mankeyga labeeysaa anna iilalabayee midabkeyga luulka lingaaxa uuga gooyee lululka iigadaa beejwalba wuxuu wataa micna gaar ah fanaanada qarniga hibo maxamed huddoon hiba nuur
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 3 жыл бұрын
Heestaan qiimo gooniya bey igu fadhisa❤️♥️
@CabaasHolciye
@CabaasHolciye 2 жыл бұрын
happy eid adha, maamo Hibo Maxamed Huddoon(Hibo Nuura). dhageysiga codkaagu waa cajiib, iyo culey dhagaha dhukeyga ka kaxeynaya
@somalillandpure1423
@somalillandpure1423 4 жыл бұрын
Luquntaydan dheer iyo laafyaha garaaraha dhabanada labeenta leh midabkayga luulkaa nimaan laasanayno luflufku u macaan yahay anigow u loogo lingaxawga gooyee . Ereyo waawayn nin uun baana fahmaya
@mohamedbile2175
@mohamedbile2175 2 жыл бұрын
Garanayaa garanayee Dadka qaar ka daahnaato...
@ahmedabdimohammad7430
@ahmedabdimohammad7430 26 күн бұрын
Sxp inta udanbeysa maxa logala jeeda I macnee adigo mahadsan Niman lasanaynoo Luflufka u macaan yahay Aniga u loogo Lingaaxa uga gooye
@kingsamowade3999
@kingsamowade3999 3 жыл бұрын
Axyaa hibo legendary yaa reer nuuraay
@amal.suldaan
@amal.suldaan 8 ай бұрын
Listening 2023 november ❤ hiba nura
@mahmoudyasin2482
@mahmoudyasin2482 8 жыл бұрын
niman laasanaynoo luf luf ku macaanyahy anigaa uloogoo lingaaxa uga gooyee.... waaaaaaw waa hadal culus . fanaanad sare
@ismaciilabdilaahiismaciil3047
@ismaciilabdilaahiismaciil3047 4 жыл бұрын
best song hibo nuuraaaaaaaa
@mahamedismail9562
@mahamedismail9562 6 жыл бұрын
Heesihii la yaqaanay weeye heestani, mana ahaa waxaan dambe ee boshaaqa ah ee abwaan-xumuhu helay iyo fanaan-xumaha ku habsaday fankii iyo suugaantii Soomaaliyeed.
@Aminomohamud-ez4lq
@Aminomohamud-ez4lq 5 жыл бұрын
sax walahi anigu maba dhagesato hesa hade ruti
@mahamudjimcale6985
@mahamudjimcale6985 6 ай бұрын
Hiya nuur ❤❤❤❤❤❤❤❤
@crxmaanaxmed700
@crxmaanaxmed700 Ай бұрын
2024 best song❤
@mohamedolujog2284
@mohamedolujog2284 7 жыл бұрын
heestan waxay waana utahay dadka isfura waxana jecel dadka isfura,waxayna mujinaysaa sida ay uxuntay guriga ladumiyay..aad ayaan ujeclahay naxwada heestan wayna taban qofkasta reer dumiyay
@user-vc9gb2px5s
@user-vc9gb2px5s 10 ай бұрын
Fariintaada weey iaatabaaty wlhi 😢😢😢😢 furiinka waan necbahay maantana xalkeeygu waa bariga dhexe nin aan ooridiisa ahay telka iga qawan la bill laan hadal laan Anna ilaahy ayaa ila jiri doono inshaa allah ♥️
@shucaybbeldaje5119
@shucaybbeldaje5119 9 ай бұрын
​@@user-vc9gb2px5s abayo sorry waan ka naxay walhi
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 ай бұрын
MUXUU AHAA TALIYE SHUBKA AY WALAWEYNTU SHEEGAYAAN ADEER HEESTANI WAA HEES REER SOMALILAND MEELA WALAWEYN KAMA SOO GASHO WAA MASKAXDII ILAAHEY HA U NAXARIISTO ABWAAN XASAN SHEEKH MUUMIN ILAAHEY JANO FARDOWSA HA GEEYO AMEEN AMEEN
@khadarabdi8230
@khadarabdi8230 5 ай бұрын
Taliye shuub song ❤
@Aadamhaykal
@Aadamhaykal Жыл бұрын
Sat,15/jully/ 2023 night.
@petitrobleh8073
@petitrobleh8073 7 жыл бұрын
belle voie hibo
@cabdirisaaqmaxamedhurde8834
@cabdirisaaqmaxamedhurde8834 2 жыл бұрын
Waah waah ededay hibo maxamed hodoon. Cod dahabley ilaahay haku daayo edo
@nazirmohamed1233
@nazirmohamed1233 4 жыл бұрын
November 10/11/2019 yaa dhagesaya hibo nuura mama qiimo badan 😍
@Canada-1958
@Canada-1958 2 жыл бұрын
May Allah bless her soul and protect her and family wherever she may Live GERMANY or US? AMIIN YA RABBI 🇸🇴🙏🙏
@litmosstash9871
@litmosstash9871 9 ай бұрын
Taliye shub brought me here what a magnificent song
@AyubSharif-vu7bx
@AyubSharif-vu7bx 7 ай бұрын
How? What does taliye shub have to do with this song?
@MustafeHassan-be6ek
@MustafeHassan-be6ek 7 ай бұрын
😂😂 some
@nuurdiinaxmed8266
@nuurdiinaxmed8266 6 ай бұрын
I think he saw a video of taliye shub which has this song in background😂​@@AyubSharif-vu7bx
@xuseenabdiabdo9094
@xuseenabdiabdo9094 6 ай бұрын
😮😢😅4y7😂😅😅​@@AyubSharif-vu7bx
@khaledadem561
@khaledadem561 5 ай бұрын
Hhhhh legend taliye shub said that its first song I have ever heard
@MubYus
@MubYus 5 ай бұрын
Hiba nuuura.. waad mahadasntahay
@user-ul7do7kc2u
@user-ul7do7kc2u 3 ай бұрын
Heestan marki koobada waxa lagu qaday deegan aan ku dhashay oo ku yaalo Waqooyiga Gobolka Gedo meel Gaadsan dago oo lagu magacabo Ceelgaraar oo cusubada laga qado waxay ahayd dhufayska ciidanka xooga soomaaliyeed 1977 Dagalki itoobiya dagmada luuq ayaya 40km u jirtaa Hibo nuura ayaa halka ka qaday Ciidanka xigasho Taliyaha Asluubta Taliye shub
@ruweydoyussuf6027
@ruweydoyussuf6027 11 ай бұрын
😢😢 leefoo haliqintaa lurka Ii horseede 26 Augs 2023 ... Sabti duhur 💔
@seynabibrahimali5325
@seynabibrahimali5325 3 жыл бұрын
Lulayaan dabeyluhu❤21nov2020👏🕯
@ahlaamcadey7082
@ahlaamcadey7082 6 жыл бұрын
Waw kamadalo hibo nuuro 2018 cimridheer mamo
@abdirahmandirir3279
@abdirahmandirir3279 Жыл бұрын
So sweet music
@xareed1
@xareed1 4 жыл бұрын
Yaa arkay lalays magalo an wax badan sii maray soo na maray🙌🙌🙌
@soso_____queen1108
@soso_____queen1108 3 жыл бұрын
Xageey ku taalaa wll
@xareed1
@xareed1 3 жыл бұрын
@@soso_____queen1108 buuraha shiikh bayki hoostala galbeedka burco
Hibo Nuura   Sidey tahay nafteyduye, lama socotid howlaha
4:52
SNTVLONDON
Рет қаралды 184 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,3 МЛН
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 486 М.
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 50 МЛН
Hibo Nuura & Cabdiqadir Xasan Nageeye Ahun | Heestii Rooblow
7:59
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 917 М.
NASTEEXO INDHO & MUNYE HEESTII WEYNOW HA INAKALA WADIN 2018 HD
6:52
Abukar Mahdi
Рет қаралды 10 МЛН
SAADO CALI WARSAME HEESTII AFGARAD (QARAAMI KABAN)
9:56
INDHAHA BULSHADA
Рет қаралды 280 М.
HIBA NUURA XIDIGYAHOW BEST LOVE SONG
6:32
xusuusonline
Рет қаралды 7 МЛН
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Axmed Yaasin Digfeer |Heestii Digfeer |
9:57
Hassan Adde
Рет қаралды 268 М.
Hibo Nuura iyo Cabdi Cali Bacalwan | Soo Noqo Ado Nabada
3:55
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 3,1 МЛН
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA CABDOW BARISAMAADKII/INUU BEER JACAYLOO
9:38
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
Gacanteyda meel sare - Nimco Jaamac
3:36
Damaashad1
Рет қаралды 3,8 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 134 МЛН
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 1,2 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,2 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 26 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 739 М.
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 130 М.