Hibo Nuura Sidey tahay nafteyduye, lama socotid howlaha

  Рет қаралды 182,359

SNTVLONDON

SNTVLONDON

10 жыл бұрын

Hibo Nuura Sidey tahay nafteyduye, lama socotid howlaha

Пікірлер: 50
@user-sc7ho9ik9y
@user-sc7ho9ik9y 9 ай бұрын
Siday tahay naftaydiyo Lama socotid hawLaha sanadahan ihaystee sasab iyo waxsheeg iyo samir wanka qoistoo wainaan saLgaaree adna sibiq kudhaafiyo salaan guud hajoogtee sidee tahay ima oran inta soo dhawatee sababLi hamoodinee suntaadee habeenadaann wanka seexan wayoo seedahaad igoysee kiuma samaxayee erayadii alaha unaxariisto abwan maxamed cali laariye laxankii alaha unaxariisto cabdi kariin faarax qaarey jiir codkii toL monaa hoba maxamed hodoon hiba nuura
@mustafafrah37
@mustafafrah37 5 жыл бұрын
Hibo waa fanaanada geli ah somali aan uku jclhy anokon ealigey arag allaha cimrigaaga dhereyo wlh wan jclhy dar ilaah
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
yaa salam qurux iyo akhlaaq cod iyo meel Joogba alla ugu deqay Hibo
@charkodeqsalampeace1919
@charkodeqsalampeace1919 Жыл бұрын
Ereyadii AUN abwaan Maxamed Cali Kaariye iyo laxankii AUN abwaan Cabdikariim Faarax Qaarrey (Jiir).
@Nasiib724
@Nasiib724 2 жыл бұрын
Suntadii habeenadan waan ka seexan wayoo seedahad i goysee❤j😭
@zudayziofficiyal1629
@zudayziofficiyal1629 2 жыл бұрын
Ilahay waxan Kaaga BarYaYaa Cafimad taam ah iYo Cimri Dherer Barako Leh wll 19/7/2022
@ShamsoAadan-qf9dr
@ShamsoAadan-qf9dr 8 ай бұрын
Xalaybaan Saqdii dhexe sariirtaan kujiifsaday sodonjeer katoosoo Suubida cadceediyo sool iyo abaarbaa sahay iifadhiistee
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii m.c.kaariye laxankii c.jiir codka hibo nuura
@Nasiib724
@Nasiib724 2 жыл бұрын
Sasabiyo wax sheeg iyo samar wan ka quustoo waa inan sal gadhee x❤
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o 4 ай бұрын
Hibo nuura lama heli karo codkeeda maanka deeqaya
@muumincade7827
@muumincade7827 11 ай бұрын
Suntaadii habeenada waan ka seexan waayoo,seedehaad i goysee❤
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 2 ай бұрын
Suntadii habeenadan waa ka seexaan waaayee 😢💔/9/5/2024/
@sakariyekhadar4646
@sakariyekhadar4646 4 жыл бұрын
Ax yaa salaam hibo nuura sharaf korkaada ha ahaato ku dhawaad nus qarni baad codkaaga noogu raxaaynaysaye
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 9 ай бұрын
Sasab iyo wax sheg samir wan ka qustay axsan hes
@user-zv1rk1bp1z
@user-zv1rk1bp1z 2 ай бұрын
2024 sbab kle ha moodineee
@hafsasuliman1024
@hafsasuliman1024 6 жыл бұрын
xalaybaan saqdi dhexe sariirtan ku jiifsaday sodona jeer ka tosoo sudiga cadcediyo sor iyo abarabaa sahaya i fadhistee waa dhab waxa ila qabo qaliyow
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o 4 ай бұрын
Cod qalbiga iyo maskaxda taabanaya
@MohamedHassan-le5xl
@MohamedHassan-le5xl 6 жыл бұрын
Old is gold really
@beingmudanabdikariim9054
@beingmudanabdikariim9054 5 жыл бұрын
Markuu jaceyl ku haayo lee dareemesa😢💔
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
والسماء بنينا ها با ئيد و انا لمو سعون
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Goorgiyow daadka dagmado ay midayso kala dhxgelidoda maxo ko helaya Marka laga yimado sheekh rajiim
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Ee la taagan yahay خذ ؤ زينتكم يا بني ادم يا ايها الناس
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
مر حبا والارض فرشنا ها فنعم
@nawaalaadan7478
@nawaalaadan7478 6 жыл бұрын
Omg wlhi codna wadhaftey fanan wakii horee
@capdilaahimuuse4382
@capdilaahimuuse4382 5 жыл бұрын
waaaw baba hees layaableh
@mahamedali5299
@mahamedali5299 Жыл бұрын
Heestan waa copy original maxamed mooge ayaaa qaada hibo aad bay ugu cod macaantahay maasha allah
@kalkaalcollage6658
@kalkaalcollage6658 Жыл бұрын
Axsan
@maxamedcali-tu4mh
@maxamedcali-tu4mh 7 ай бұрын
7k
@hafsasuliman1024
@hafsasuliman1024 6 жыл бұрын
siday tahay naftaydiyoo lama soctid sanadah i haysteee sasbiyo waxa sheegiyo samir wan ka qustoo samir waan ka qustoo waa inaan sal gadhee
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 2 жыл бұрын
Masal gaartey after 4 years
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Heestana xasuus bay itahay wiil aan isku fasal eheen malin malmaha ka mid waraqad igu soo Qorey oo Buug aan leyahay buu galiye aniga ma ogeen in waraqad buuga igu jirto Habeenkii markaa cashiradii schoolka aqrisanaaye baa ka arkay buugii Heestana bilow ilaa dhamaad baa ku Qorneed oo waxuu iyiri wan ku jacelahay wana ka xishoonaaye ina is aragti kugu sheego inaa iga aqbaleysaa rajeynaa baa ku Qorneed magacisa waa raacsana inkasto wilaal badan isku magaca egayeen balse asaga waxuu raaciye naanestiisa wan fahmay wiilku yahay ana waraqadii markaa aqristay oo dhameyey deg deg ayaa ku jeexjexay jawabana ma siniin week kadib misna isla Heestana isoo qorey oo buuga aan ka haley oo idhahaayo jawab karabaa xili Barek times aan arkay oo dhahay waraaqad dembe hadaa isoo Qorto wllky baa ku sheegaaya asiga intuu i jacelaa in la mid oo naceb u Qaaday hadda meel aan ku sheego ma garanaayo jaceelka xiligaas Qimihisa manaan aqoon 💔🥲🥲💔
@XasanXayle-po9ed
@XasanXayle-po9ed 22 күн бұрын
Af Gobaadsi.dawlada.iyo.shicibkeeda.eegab
@jihaanmohamed782
@jihaanmohamed782 5 жыл бұрын
Sun tadii hawaynadan wanka sexan wayo sedahad igoyse wanku sanaxaaayo
@off2025
@off2025 2 ай бұрын
Siday tahay naftaydiyo Lama socotid hawlaha Sanadahan i haystee 💔 2024 😢
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 8 жыл бұрын
alla dowladnimadu wanaagsanaaa, sugaantu siday udhisneyd, siyaar bare waaloodarsadey, waxaase kabaqayaa in ay timaado maalinkale oo ladhihidoono berisamaadki xassan shiikh waa udarsaney, wakhtigii wuxu noga dhamadey dowlada somalia iyo puntland oo gorada is haysta ilaahow adaaa isku kaadhibney
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 7 жыл бұрын
abdishakur abdi Siyaad Barre looma darsan ee doowladnimo ayaa loo darsaday. doowlad waan leheen Siyaad hortiis.
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 7 жыл бұрын
+Mudane Sooyaal system xun ayaadhama sida layahay maanta shakila'saan waasiduu quraanku naguyidhi.
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 7 жыл бұрын
abdishakur abdi doowlad la'aan waa geeri oo doowlad xun baa dhaanta qodobkaas kugu raacay Suldaan.
@luulsidow5285
@luulsidow5285 5 жыл бұрын
wlh run aya shegtay wlal wayo ah hada waxey mareysa in dowladi xasan shkh lo shalayo ale nabad hana siyo iyo cadalad
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Wallaaq
@AliAli-rw8eh
@AliAli-rw8eh Жыл бұрын
Cajab
@user-rx8wp9ix6c
@user-rx8wp9ix6c Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@asmaahmed5338
@asmaahmed5338 5 жыл бұрын
@kullownuur430
@kullownuur430 10 ай бұрын
T
@nawaalaadan7478
@nawaalaadan7478 6 жыл бұрын
😭😭😢
@nawaalaadan7478
@nawaalaadan7478 6 жыл бұрын
Omg😢
@axmedcabdi1573
@axmedcabdi1573 6 жыл бұрын
eryadii AHN m.ali kaariye
@amirawil9206
@amirawil9206 5 жыл бұрын
ma hubtaaa mise waaa cabdi qays
@mahamudmuseyusuf3406
@mahamudmuseyusuf3406 3 жыл бұрын
Hibo i will ask you to allh to forgive you and entered his jannah.your culture and behaviou is good but you make a signs and also your clothes is not good.
Hibo Nuura | Heestii Daalo Tus Helay l Hayga Tagene ii Tali
7:32
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 240 М.
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 29 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 23 МЛН
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 30 МЛН
HIBA NUURA XIDIGYAHOW BEST LOVE SONG
6:32
xusuusonline
Рет қаралды 7 МЛН
Hibo Nuura Hargaysa - Bartamaha Hees
4:24
Bartamaha
Рет қаралды 685 М.
Nimco Jaamac & Heestii "Qalbigu Waa Meel Qudha
4:26
MJ Duran
Рет қаралды 1,7 МЛН
Hibo Nuura iyo Cabdi Cali Bacalwan | Soo Noqo Ado Nabada
3:55
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 3,1 МЛН
HIBO NUURA HEES { Arintii Sindheernimo}
9:50
Cawayska Qaranka
Рет қаралды 152 М.
HEESTA HIDDE IYO CODKA HIBA NUURA 12 02 2014 OK
5:19
xassan Maykal
Рет қаралды 37 М.
Hibo Nuura Heestii Ha Fikirin Naftaydaay
6:46
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 332 М.
KINSI XAAJI, HEESTII (IGA MAQAN)
5:38
CALANKAmedia
Рет қаралды 215 М.
Waka waka #4 🤣 #shorts
0:15
Adani Family
Рет қаралды 9 МЛН
Лайфхак с лейкой 🚿
0:37
Сан Тан
Рет қаралды 3,2 МЛН
Нажимай выше ☝️☝️☝️ #а4 #глент #риви #viral
0:25
Как меняются люди
Рет қаралды 2,2 МЛН
小丑冒险给天使带回玫瑰花#short #angel #clown
0:56
Super Beauty team
Рет қаралды 7 МЛН
МЫ ПОХОДУ ЧТО-ТО НАПУТАЛИ
0:20
МАКАРОН
Рет қаралды 4,6 МЛН