Eglan Show iyo Idle yare daawo hana xanaaqin hadi aad ka midtahay shacabka somaliland ee englisha

  Рет қаралды 16,543

Eglan Show

Eglan Show

5 жыл бұрын

News by renowed Somali female reporter Eglan. Currrent news, information, updates and happenings across the Somali nation world-wide.

Пікірлер: 100
@maymunabdirisaq6681
@maymunabdirisaq6681 5 жыл бұрын
Inta iidle dartiis udaawata Eglan show like ta😆👍👍
@cishqimaan7427
@cishqimaan7427 5 жыл бұрын
inta iidle jacel #like haisarto❤
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 5 жыл бұрын
*Eglan '&' Edle way is xiiseeyaan inta ila aragtay Farta taaga* ☝️🔥🔥😊😀😃😆😋
@abdullahiabshir1474
@abdullahiabshir1474 5 жыл бұрын
@mrsomalijacayltv3656
@mrsomalijacayltv3656 5 жыл бұрын
Kkkkkk hadunu nahay reer hargaysa waan ku soo dhaweynaynaa ..
@asiyaosman5176
@asiyaosman5176 5 жыл бұрын
Iidle wlhi iga qsolsisaa ku tagersanahy hormar wcan👏👏👏💖💖💖
@wllmuniirofficial535
@wllmuniirofficial535 5 жыл бұрын
Inta jiif ku dawaneso #like i saara ❤👍
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 5 жыл бұрын
Anaa ugu horeeyo inta jiif ku dawaneyso 😂😂😂😂
@wllmuniirofficial535
@wllmuniirofficial535 5 жыл бұрын
@@sadiasheikh1413 😂😂
@asiye717
@asiye717 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣 iDle yare English_kisa inta jecel LikE isaR 🤘🤘
@Palestina.576
@Palestina.576 5 жыл бұрын
Somalia one love🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@asadboy2186
@asadboy2186 5 жыл бұрын
inta maqashay idle oo ku dhahayo eglan macaan like isaara❤️
@kowsarkowsar7238
@kowsarkowsar7238 5 жыл бұрын
mansha allah iidle yare iyo eglan show hore u socda waan ini jeclahay waana hees ku haboon eglan salax💖💖💖💖💖💖🌷
@mohan_zain
@mohan_zain 5 жыл бұрын
Abwaanka waa iga dhumay kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂 inta ila aragtay farta taga
@hersiibnmouktar1228
@hersiibnmouktar1228 5 жыл бұрын
I like u idle iyo eglan show wlh i agree all of u
@liolovekim3589
@liolovekim3589 5 жыл бұрын
oh my God
@hiboaden3695
@hiboaden3695 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂 walal noloow from Paris
@maareyebugsiiye8615
@maareyebugsiiye8615 5 жыл бұрын
Iidle wlhi tagera ku ahay Keep going pro welcm hrgysa
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 5 жыл бұрын
Ax ax ax ax aar heesta iskalaaji maxa loo siinwaayey off caleeeeg Idle xabeeb ku jirto😘😘
@zackianyazin9360
@zackianyazin9360 5 жыл бұрын
🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️
@halacnuur3998
@halacnuur3998 5 жыл бұрын
Anshaxii saxaafada meel ayay kaga dhacday gabadhu iidlana jawaabihii waraysiga ayuu meel kaga dhacay waa iska geel caruuri qaaday ma dheera
@ninkadhiigaushubasomalilan6991
@ninkadhiigaushubasomalilan6991 5 жыл бұрын
Iidle yare aadaan kuu aaminsanahay
@ramlaabdikariim2844
@ramlaabdikariim2844 5 жыл бұрын
Ar iiidlaaaa
@saadiahassansheikh5010
@saadiahassansheikh5010 5 жыл бұрын
R.I.P English
@osmanadan5167
@osmanadan5167 5 жыл бұрын
Idle keep going
@abdisalmyusuf3514
@abdisalmyusuf3514 5 жыл бұрын
Somaliland thnkyou
@fatusheykahiye8287
@fatusheykahiye8287 5 жыл бұрын
Iidle yare inolaw
@kowsarkowsar7238
@kowsarkowsar7238 5 жыл бұрын
caadi maha sheekadan ku soco iidle 👖👓🌂💼👖👓💓
@Qalbiholcay692
@Qalbiholcay692 5 жыл бұрын
Like isaar hada ila aragto iidle inuu ka mid noqday qoyska Dayax
@ilhamyusuf6506
@ilhamyusuf6506 5 жыл бұрын
Hhhhhhh san dheere timajilac idle nolow
@zarayaasiin2621
@zarayaasiin2621 5 жыл бұрын
Kkkkkk
@khadarabdullahi1562
@khadarabdullahi1562 5 жыл бұрын
Ereyada abwaanka lahaa wuu iga dhumy kulahaa lol😂😂😂😎
@mohaahalgamaa3736
@mohaahalgamaa3736 5 жыл бұрын
Heesta u horaysa waxa abwankeda u ilowday ileen haaf bay ahyd iidloow😂😂
@garyaqaanzaki2258
@garyaqaanzaki2258 5 жыл бұрын
Taa xune Egland Show waa xaasidad Sidaan U Taageero Iyo Siday igu tahay isma laha. Inantaasi markay hargeisa timaado way iga dhacdaa 😂😂😂.
@anuumo3039
@anuumo3039 5 жыл бұрын
Waan arkay😉😁
@foodiyacali6927
@foodiyacali6927 5 жыл бұрын
Iidle farxad badanaa dhiigaagu waa noocee waa happy sxb
@keeyfo
@keeyfo 5 жыл бұрын
Waan fuuray xaraka kadhaceyso cawa eglaney amee tawaltahay
@najma8198
@najma8198 5 жыл бұрын
idile yare soo fuuny hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@hassancade5052
@hassancade5052 5 жыл бұрын
Idle yare wale wa funy eglan qosolka igu dishy
@nasradheemandhashisomalila3580
@nasradheemandhashisomalila3580 5 жыл бұрын
kkkkkkk idloow xadhig batahay
@farihaqaali6365
@farihaqaali6365 5 жыл бұрын
Hhhhhhh iiidle wlhi nin iga qosliya nokaaly wn ubahanahay engelishkaga🤣🤣🤣
@studiokaaraan7456
@studiokaaraan7456 5 жыл бұрын
Walal soomalinad ma ficantaha aan i maadee qaaliyey 💗💗
@farihaqaali6365
@farihaqaali6365 5 жыл бұрын
@@studiokaaraan7456 ha nokalay wllo
@studiokaaraan7456
@studiokaaraan7456 5 жыл бұрын
Haye quruxay
@studiokaaraan7456
@studiokaaraan7456 5 жыл бұрын
Lkn qof aan aqaano ma joogto lkn qalbigaan ka jeclaha quruxay
@studiokaaraan7456
@studiokaaraan7456 5 жыл бұрын
Waan imaanaa lkn
@aminahasan1394
@aminahasan1394 5 жыл бұрын
walayska kafdama maxay kaxnaqayaan iidle waa wiil qalbi furan noo cuqdad
@munajamacmunadarwiish3178
@munajamacmunadarwiish3178 5 жыл бұрын
idlle yare arteydisa suqa ayan taan wy ku so bateen like ii saar hada ila arag tey
@fartunmuze1626
@fartunmuze1626 5 жыл бұрын
😂😂😂😂
@safiyamohamoud5856
@safiyamohamoud5856 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@cadnaancali516
@cadnaancali516 5 жыл бұрын
Uueuw
@nasroaxmed2554
@nasroaxmed2554 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@iskaxaaji7476
@iskaxaaji7476 5 жыл бұрын
Aroos ayan xfd hebel kaso tuma ee ilmaha kor ka ilaali
@abdifartum6050
@abdifartum6050 5 жыл бұрын
Idle heestan adiga malhit waxa leh omar shali
@hodanali7994
@hodanali7994 5 жыл бұрын
Idin jecliyaa markad labadina tihin
@seyyidomer2615
@seyyidomer2615 5 жыл бұрын
iidle walahi kaftankiisa waanka helaaa aragtidiisa markaan arkaba wan iska qoslaa haduu hadlana iskaba daaba,,,,taageero..buuxda...miyaaanay..ahayn...aqyaarey..?
@mrsomalijacayltv3656
@mrsomalijacayltv3656 5 жыл бұрын
Eglan baanu kugu daynaynaa Wa haday masul kanoqto
@ilhanmohamedali2479
@ilhanmohamedali2479 5 жыл бұрын
Sorry mcne Egland hadal kasoo fagtay caawo kkklkk 🤣😆😆
@latashoxidigachenal5837
@latashoxidigachenal5837 5 жыл бұрын
Macalin ey tiri ee iska hubi
@ilhanmohamedali2479
@ilhanmohamedali2479 5 жыл бұрын
Mcne mooday Daud Hassan thanks wll👍🏼
@latashoxidigachenal5837
@latashoxidigachenal5837 5 жыл бұрын
Hhhhh wee dhcdaa apyo
@hibaqabdimashaallaah4076
@hibaqabdimashaallaah4076 5 жыл бұрын
may macalin tire
@sihamidris8848
@sihamidris8848 5 жыл бұрын
Hadanu nahay Reer hargysa idle wanu xidhayna
@foodiyacali6927
@foodiyacali6927 5 жыл бұрын
Qoslkay iglan isku xejinaysay xataa anigaa isku celin waayay iidle waa funy lakin eglan way ushidaa idle waxa kor usii qaada eglan way kafahantaa
@iskaxaaji7476
@iskaxaaji7476 5 жыл бұрын
Hada nahay beesha #geel_jecel eglan show waxan LA jeclaanay iidle yare waxana ka dhiibi doona 100 neef oo #geel ah
@ikranabdi691
@ikranabdi691 5 жыл бұрын
Idle yare 🤣
@shaaficimacaani6839
@shaaficimacaani6839 5 жыл бұрын
Iidle qof kama xanaaqeeso wadka warkiiza la dhahaa somaaalida waa yaqaanaan e adiga ku necbhy
@xilwaxarago133
@xilwaxarago133 5 жыл бұрын
Wlhi idle waa qow wanag San nolow
@nasroaxmed2554
@nasroaxmed2554 5 жыл бұрын
Idle cadi matihid wlh
@khadarosmanofficial1666
@khadarosmanofficial1666 5 жыл бұрын
Kabahaa sidan u so gaday laba boolisa jooga hhhhhh iidle qosol
@Ciltire420
@Ciltire420 5 жыл бұрын
Inta Gaaljecel wx ugalaan Farta taag 😁
@MOHAMEDHASSAN-ts8yo
@MOHAMEDHASSAN-ts8yo 5 жыл бұрын
hhhhh iidle broken English ayuu marwalba ku hadlaa abwaan dhiirane indha cadees ayaa kaa adeeganaayo oo videogaan soo qaadan doono hhhhhh
@abdihassan8641
@abdihassan8641 5 жыл бұрын
Iidlow nio luuqada waad kufsatay tiirka wan in laku soo taagaaa hhhhhh
@faysalhassan221
@faysalhassan221 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣wtf
@mohamudmohamed4799
@mohamudmohamed4799 5 жыл бұрын
Meeshaa tag muuse bixi a English bar tee hhhhh iidle
@adoontiallequruxdumarwadin6232
@adoontiallequruxdumarwadin6232 5 жыл бұрын
Ninkan afkaa ka uraayo MA nacaa malaayacanikisa
@fardawsaismailali178
@fardawsaismailali178 5 жыл бұрын
adoonti Alle qurux dumar WA din afkiisa maxaa kutusay urkiiisa naaa ha is caayin
@faizajimcale7312
@faizajimcale7312 5 жыл бұрын
Waa laga vcn yhy inaad shacbka somaliland aad luqadoda wx kaa sheegto 😡😡😡😡
@huudafarah8275
@huudafarah8275 5 жыл бұрын
War waxan WA kaftan rer dudayatahay laqabso kaftanga
@cabdiqaadiriiman792
@cabdiqaadiriiman792 5 жыл бұрын
Inta taageerta iidle like isodir 👍
@Fatma-lx7ow
@Fatma-lx7ow 5 жыл бұрын
Cady waxz Kaftan waye dadka Loga qoslina Le Me Somaliland Wax lagama Sheegin
@dheemanqaali8986
@dheemanqaali8986 5 жыл бұрын
Walaahi. Waanu ku jecelnay idle ku so dhawoow somaliland
@sirguudcade7300
@sirguudcade7300 5 жыл бұрын
Iidle wuxuu xidhan yahay zhaad cad Inta ila aragtay like and subscribe
@saciidnurisaxaaq568
@saciidnurisaxaaq568 5 жыл бұрын
Harta adiga iyo ninkaan hawshiina magaran
@cabdixakiinsaleeban2683
@cabdixakiinsaleeban2683 5 жыл бұрын
Labadan way isku dakhranyihiin
OOMAAR BARBAR||BOOLISKA NORWAY AYAA HADA GACANTA KU DHIGEY..
16:17
QISADA MAANTA
Рет қаралды 8 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 11 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 19 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 59 МЛН
Sidee looga dabaaldegay magaalada Toronto
23:07
DMG PRODUCTION
Рет қаралды 2,4 М.
'SIR LAGA HELAY CIIDANKA ISRAEL' | ICC | XOGTA DAAHSOON
15:12
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 5 М.
Nimcaan Hilaac iyo Cali Xaraare "Wareysi xiiso leh"
18:30
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 89 М.
Ruwaayadii Maalmihii Nolosheena, Nimco Jokar, Roodo Beerlula iyo Badri
24:57
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 11 МЛН