Intuu muddo isticmaalayay maandooriyayaasha ayaa imika waxuu caawiyaa Dadka doonaya in ay joojiyaan.

  Рет қаралды 28,879

Hereri Media

Hereri Media

4 күн бұрын

Пікірлер: 113
@yahya-wadani
@yahya-wadani 2 күн бұрын
Ya allah kalmadi ugu waynayd ee ugu naxariis badnayd ayuu ibraahim yidhi ( ilaahay ban u ooyay 😢) walaal ilaahay haku barakeyo cafumad iyo cimri dheer amiin inshallah
@mucaaddkhadar474
@mucaaddkhadar474 Күн бұрын
Maanshlah alle qalbiga wanaagsan iyo caafimaadkaba ha usiyaadiyo cabdilahi Maanshalaah
@sadiaculusow2871
@sadiaculusow2871 2 күн бұрын
Walaalka wuu qalbi fiican yahay ilaahay ha u siyaadiyo caafimaadka alah kuu siyaadiyo dhalinyarada ilaahay ha caawiyo
@mudanibrahim9089
@mudanibrahim9089 18 сағат бұрын
Amiin walaal 🤲🤲🤲
@greatspead1363
@greatspead1363 Күн бұрын
Aniga Jaad ayaan aad u cunaa lakiin hada Bil ma cunin Alxamdulilah. Walaalayaal iisoo duceeya inuu Allah iga madoobeeyo. Jazakumullah qeeyran.
@abubokorbile9818
@abubokorbile9818 Күн бұрын
ilahay hakaa madoobeeyo aniga iyo afigaba walaal amiin
@ilwaaddegan4564
@ilwaaddegan4564 Күн бұрын
Alle haydin ka madoobeeyo walaalayaal labadiina iyo intii kalee cuntaba go aan se qaata adag waa samayn kartaan masjid ka gala halkaa saa idin caawinaysa alle na haydin ku guuleeyo goaan kiina aamiin 🎉🎉🎉
@sareedo8184
@sareedo8184 16 сағат бұрын
Allah haka madobeego adiga iyo inta la dhibanba Amin 🤲
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 14 сағат бұрын
Ilaahey hakaa madoobeeyo qaadka wllkey.
@yamohamed8800
@yamohamed8800 2 күн бұрын
Mansha'allah what a great Answers Mr. Abdullahi. The whole interview was great mansha'allah again. Seriously we need to talk about this more often because the parents really don't know what their kids are going through. It's time to wake up wllo iyo waalido
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Күн бұрын
Wiilka haloo duceeyo inuu ilaahay riyadiisa urumeeyo Waa arin farxad leh sida uu uhadlayo من شاءالله
@maymuanhasan2803
@maymuanhasan2803 2 күн бұрын
ALLAHA ku caawiyo inta ku jirta ALLAHA ka ma doobeeyo
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Күн бұрын
Ilaah Wuxuu Dhahay ( Fajtanibuu) Macnaheeda Ka Fogaada Wixii Maandoori Ama Xaaraam Ah
@warisroobo1759
@warisroobo1759 16 сағат бұрын
Allah kuma Qadarin balwad ,wuxuu kuu doorey inuu waalid muslim ah ,aabe iyo hooyo kaaga dhigo. ee Waa sheydaan dhagartiis,Allaha ku sugo inta u jirtana wax ka Kheyr badan ha ugu badelo.
@abdulahijama6614
@abdulahijama6614 2 күн бұрын
Asc in badan ayaan dawadey qof arimahan ku jira oo raba in u kabaxayo ama kabaxo raba lakiin wiilka qof runta uga dhaw ma arag rabi ADEER HAKU RAALI NOQDO HANA KUGU GUULEEYO NOLOSHA ADUUN INTA KAAGA DHIMAN IYO TA AKHIRABA YAA RABI AAAMMMMIII
@fardowsaabdi290
@fardowsaabdi290 Күн бұрын
Ilaahoow caawi oo ka madoobee kulligood
@ABUBAKARABDILLE
@ABUBAKARABDILLE 2 күн бұрын
Love you brother, from Toronto may Allah protect to you, I’m with you,better life and changes is what happened for all dear brothers and sisters, Mali
@AbdulganiMohamudBarre
@AbdulganiMohamudBarre 15 сағат бұрын
waa waaya arag si dhab ah usoo arkay dhibka saxda ah ee ay leedahay balwada ee Allah kuma caliyo miskiinka
@charkoshanghai
@charkoshanghai 2 күн бұрын
Walalkan inta uu ku badbaday waxay ilatahay wa Qura anka uu yaran ku xifdiye . Iimankisu uu nool yahay allaha kula garab galo o saxib.
@eidl7120
@eidl7120 2 күн бұрын
Beentaa maaha ilahey qofkuu hanuun la doono waa toosaa
@yamohamed8800
@yamohamed8800 2 күн бұрын
@@eidl7120 mansha'allah what a great Answers you gave him Wll, I was going to say the same thing. Allah's LOVE IS unconditionally mansha'allah...
@Asiya2363
@Asiya2363 Күн бұрын
Walaal Illaahay hakuu fufudeeyo naftaada iyo dadka Aad caawineesaan walaal waad ku mahadsantahay video
@muhanadfficial
@muhanadfficial 18 сағат бұрын
Masha allah ilaahey allaha ayagana kasohadeeyo dhamantood
@abdihassanaden4521
@abdihassanaden4521 2 сағат бұрын
Ilahey ba mahdleh kaaso saarey isticmalka mandoriyaha Inta kuu dhibana ilahey hakaso wada hadeeyo 🤲🤲
@sareedo8184
@sareedo8184 16 сағат бұрын
Masha Allah ❤alle garabkiisa ha galo inta ku jirtana Allah haka joojiyo nolosha adag at kujiraan allaahuma amiin 🤲
@willobouni7146
@willobouni7146 21 сағат бұрын
INAALLAHU QAFURU RAXIIM daadaalkagaa Allaha ku dhowroo Macha.Allah intaa dhibataysaan Allaha soo hadeyoo dariiqaa shaydaanka
@popular7493
@popular7493 Күн бұрын
mudan abdi salaan fiiro gaara xayaysiinta PAYSII qariirada soomaaliya ha saxaan waxay isticmaalayaan qariirad aan dhamaystirneen. somaliya waa mid min lowyacade ilaa raas jumbo . mahadsanid
@abdirezaqgabow477
@abdirezaqgabow477 Сағат бұрын
Masha Allah ben kuma shegin cid walab hak aya ku jiro balwad ilahey haku sa idiyo wanaga ad sameysay shaqada ad heyso hadana adiga aya ku fiican keep going brother congratulations
@yaziinbaqdaadi1788
@yaziinbaqdaadi1788 2 күн бұрын
ALLE ha kuugu wado zxp❤
@ibrahinkahin35
@ibrahinkahin35 16 сағат бұрын
ALLAH HAKU GUULEEYO
@hassanmohamed900
@hassanmohamed900 Күн бұрын
2002 AYAAN KU ARKAY UGANDA KAMPLA isagoo aad uyar
@Abdifitah1988
@Abdifitah1988 2 күн бұрын
Runtuu sheegay waana Qof qalbi fican allaha kuu siyaadiyo wll runtii aniga hadii aan iska hadlo 20 maalin kahor ayaa jogiye hada alle ugu masoo celsho walalayaa ducada waa xagiina alle igu macelsho xashiish allow haigu socelin yaa allaah yaa rabi yaa casiis yaa raxman yaa raxin yaaa Qafaar
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 күн бұрын
Illaahay hakaa badbaadiyo masaajid ka ubado marka shaqaynayso maahee wardigana badso
@user-lu8vx9bb6x
@user-lu8vx9bb6x 2 күн бұрын
Allah ha kaa badbaadiyo Go saxiibadii hore
@user-nl2iq7yr8i
@user-nl2iq7yr8i 2 күн бұрын
Wloo
@user-nl2iq7yr8i
@user-nl2iq7yr8i 2 күн бұрын
Wllo iilhah hakaa bad baadiyo cawimo raad so anigaa ku timaami ila so xidhidh
@cabdiqaniwardi5743
@cabdiqaniwardi5743 2 күн бұрын
20 maalin kulahaa waar waxba maad deyn e naga daa bal 2bil daa marnaa na dheh waan daayay
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 Күн бұрын
Balwad in aad ku laabato qadar alle maaha sheydaanka iyo saxibada xun ayaa kuwaley
@garaaadibnuahmed8664
@garaaadibnuahmed8664 2 күн бұрын
Anigu waxaan aaminsanahay hadii somalida dhulkeenii hooyo joogta laga joojin lahaa maandooriyaha dhamaantii ma jirteeen beel beel la dagaalanta qoysas burbura Dhalinyaro is cayda iwm
@sser4622
@sser4622 2 күн бұрын
Ilahay hakaadobeeyo dhamaan dadka muslinka ah adiganah alahah ku. Xifdiyo
@abdirahmanosoble3133
@abdirahmanosoble3133 Күн бұрын
Masha Allah wa alle mahadiisa sxb waxan kuku duceyna in alle markale kuku celinin inta hada ladhiban balwada in alle kasosaro
@museosman8296
@museosman8296 2 күн бұрын
Allaha ku xafido nin ragg ah
@user-up4pw9xd3f
@user-up4pw9xd3f Күн бұрын
Fadlan nNaagtan Surwalka xidhan ka badala xayaysiiska
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Күн бұрын
Mansha allah ilaahay baa usha dhexda uga qabtay الحمدلله Hambalyo wll 🎉
@mustafaadan4249
@mustafaadan4249 Күн бұрын
dadka balwada leh ma ahan dad xun balse wadada ayaa kaqaldan
@aliosman9609
@aliosman9609 Күн бұрын
Abdisalam hareri plz flimka xayeysiiska sawirka ku dhex jiro waa mid dhaqankeena suuban iyo diinkaba ku xun ee wanaag ban kugu aqaane hubi cabashadyda😊
@Burcaawi2471
@Burcaawi2471 Күн бұрын
Ma Sha Allah nin agad uun baa meesha ka soo noqon Kara
@abdulkanidahir8365
@abdulkanidahir8365 2 күн бұрын
Wll xayeysiinta gabadha boombalaha ah oo qawan fadlan badal dad dhalinyaro ah muslimiin ah kuguxiran
@KHALILABDI980
@KHALILABDI980 2 күн бұрын
Halis wlh. Alx. Ilahay baa ku. Mahadsan kaa soo saaray.
@AbdikrimHussenguuled
@AbdikrimHussenguuled 2 күн бұрын
Maasha Allah
@kalafazii7055
@kalafazii7055 20 сағат бұрын
Maasha allaah bro allaah ku garab galo
@Maame65
@Maame65 Күн бұрын
Masha Allah
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 Күн бұрын
Illahey kuguma celiyo horey usoco waxaana sameysaa si aad usoo celin laheyn dhalinyada hada isticmaasha🎉🎉👏🏽👏🏽😘😘
@mohamedfarah5476
@mohamedfarah5476 Күн бұрын
Waaw! Waah! Legend kaan waa Soo qalaaweeyey.. 😆😆
@kaltunahmed3518
@kaltunahmed3518 2 күн бұрын
Ilhay inata balwada kujira ha kamasaxo dhibatada hakakorqaado dhalinyarada
@user-fb8yz6tm8o
@user-fb8yz6tm8o Күн бұрын
Ilaahay kuguma celiyo. Aamiin.
@user-bk2pn4jo6g
@user-bk2pn4jo6g 2 күн бұрын
Illah wa raximo qafuur
@cartancartan8452
@cartancartan8452 2 күн бұрын
Mnsha Allah
@MuseXuseen-jw6fw
@MuseXuseen-jw6fw Күн бұрын
ilaahaw jidka tosan,ku hade
@fathiadjama
@fathiadjama 2 күн бұрын
Subhanalah
@MAAHIRPES
@MAAHIRPES 2 күн бұрын
M.a waxa uu tusaale nool u yahay qof walba oo balwad leh hadii uu jidka uu qaaday walaalkeen uqaado wuu iska dayn karaa balwada
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 6 сағат бұрын
At: (13:25) Waa fahmikara sheekadaadi, balse fadla saaxiibka ee shaley kukaalmeye, adigana maanta wukuubaahanyaha, more than anything, do something for him, ee cidla ha ugatagin, no matter what. Caafimaadsan urajeyneyna saaxiibka iyo adigaba. Mahadsanidiin
@abdirahmanahmediidaan6183
@abdirahmanahmediidaan6183 2 күн бұрын
Alle hakugu wado nin raga ayaa go. Aan ka qadan kare❤
@abubokorbile9818
@abubokorbile9818 Күн бұрын
adigana ilahay hakaa madoobeeyo waxii aad balwad leedahay wll
@dekawarsame1827
@dekawarsame1827 2 күн бұрын
30 days soojeday 😂😂😂
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada Күн бұрын
Bil dhan ma seexan kulahaa sun maroodiga ama xayawaan loogu talagalaa cabay 😂😂😂 laaxoowla waa walaa quwata ilaa billah rabiyoow adigaa kaa magangalnay daroogo sigaaraa ugu yaree asigana rabi ha caafiyo hana ka madoobeeyo
@mmustafe
@mmustafe 2 күн бұрын
Dadka fanaaniinta lagu sheego balwadlayaal ayay u badan yihiin
@haseem7506
@haseem7506 2 күн бұрын
Muddo dheer ayan cabayay sigaarka balse wan joojiyay. Qofkastoo ubaahan in uu joojiyo cabista sigaarka, waxan kuu hayaa talo aad ku joojinkarto.🎉🎉
@skrillaman2368
@skrillaman2368 2 күн бұрын
I need your help to quit smoking?
@haseem7506
@haseem7506 2 күн бұрын
​​@skrillaman2368 Soo dhawoow wll 😊 Marka u horaysa waa in aynu isku waafaqnaa in cabista sigaarku uu dhibaato mooyaane aanu dheef inoo lahayn. Intaas kadib, sigaarka waxa ku jirta maadada Nicotine oo ay maskaxdu aad ula qabatinto waana ta keentay in cabista sigaarku inoo noqdo balwad aynaan la'aanteed waxba qaban Karin. Si aad u joojiso wllo raac tilmaamahan. 1: Go'aan. Go'aan qaadashadu waa arrinka ugu muhiimsan marka aynu Ka hadlayno in aynu Ka go'no balwadaha aynu leenahay balse Go'aan qaadashada ayay dadku Ku Kala duwanyihiin. Tusaale: Anigu markii u horaysay ee aan isku dayay in aan joojiyo cabista sigaarka aadbay iigu adkaatay, waxaanan is arki jiray hadii aan gelin, ka maqnaado anigoo wakhtiga xiga cabaya😢. Balse go'aankii noloshayda wax Ka bedelay ayaa wuxu noqday sida Maalin maalmaha kamid ah anigoo fadhiga cafeteria Ayan is waydiiyay muxuu yahay waxa ugu wayn ee aankala kulmi karaa hadii aan joojiyo cabista sigaarka. Jawaabo badan ayaa iisoo baxay sida: In maduxu aad ii xanuuno In aan indhaha sifiican waxba uga Arki waayo In aan cadho badan dareemo oo aanu dadka isku dhacno. In aanan shaqadayda sidii Loo baahnaa u qabsan Karin. IWM. Kadib waxan is waydiiyay su'aal ah Kawaran hadii aan joojiyo cabista sigaarka miyaan u dhimanayaa isaga la'aantii? Jawaabtu waa Maya. Waxan Go'aan Ku gaadhay in midhkaa aan cafeteria-da Ku cabaya uu noqdo midkii iigu dambeeyay noloshayda oo aanan dib ugu noqon waxkastoo dhaca. Waxa aan tuuray liter-kii aan Ka shidanayay sigaarka iyo intii sigaar igu hadhsanayd. Maalinkaas go'aanka aan qaatay ee aan naftayda u Sheegay ayaa noqday (Hadii aan sigaar la'aantii u dhimanayo aan u dhinto, intii aan Isaga dhibaatadiisa u dhimanlahaa ama sambabadu wax I noqonlahaayee) Kadib maxaa dhacay? Walaalkayow waxa aad dareemi doontaa withdrawal symptoms sida Madax xanuun badab rabitaan xoog ah oo naftu kugu qasbayso in aad raadsato sigaar, In aad isku buuqdo Iyo in aduunkuba kugusoo koobmo Balse xasuuso eraygii aad NAFTA u sheegtay ee ahaa (Hadii sigaar la'aantii aan udhimanayo aan u dhinto) Warka wanaagsan ee aan kuu hayaa waxa weeyi in aanay marxaladahaasi Ahayn marxalado aad ku waarayso. Ugu badnaan 1week ayay qaadanaysaa in maskaxdu kasoo kabato la qabatinkii aad la qabatintay sigaarka. 3da maalmood ee u horeeya waxan kugu talinayaa in aad fasax Ka qaadato shaqada ama waxbarashada oo aanad dibada u bixin asxaabna u tegin, ee aad isku dhaafiso guriga dhexdiisa adigoo iska seexanaya wakhtiyada kalena wax iska daawanayna. Tani waxay kuu horseedi doontaa in aanay xaalada aad Ku jirtaa Kaa awood badanin. 3maalmood kadib waxa kaa ba'aya madax xanuunkii iyo daalkii jidhka Waxa aad dareemi doontaa firfircooni dheeraad iyo Tamar aanad hore u arag. Neefsashadaadu waxay noqonaysaa mid aad u nadiif ah oo aad adiguba dareemi kartid. Kadib waxad yeelandoontaa qufac sidii hargabka oo kale ah Kaas oo ah in sambabadu kasoo kabanayaan iskana saarayaan qashinkii Ku ururay. Intaas kadib Ka dheeroow meelaha sigaarka Lagu cabo ama asxaabtu hadii ay kugu ag cabayaan. Muddo 10cisho ah sidan wad Ku ilaawaysaa waanu kaa masaxmayaa. Markastana NAFTA u sheeg weedhii Ahay ( hadii aan sigaar la'aantii aanan noolaan Karayn aan uba dhinto). Maskaxdu waxa ay qaadanaysaa go'aankaas oo ay meel ku save-garaynaysaa waxaana kaa yaraanayaa doondoonistiisii badnayd iyo tabashadiisii. Muhiimadu waa in aad u badheedhid si geesinimo lehna aad u qaadatid go'aankaas aankuu sheegay. Ka bilow caawa, iguna soo warceli 1week kadib insha Allah. Khayrbadan ayan kuusoo rajaynaynaa. ❤🎉🎉🎉
@yaziinbaqdaadi1788
@yaziinbaqdaadi1788 2 күн бұрын
Waxkasta waa qadarta Alle maaha sidaad moday
@haseem7506
@haseem7506 Күн бұрын
@@skrillaman2368 Soo dhawoow wll 😊 Marka u horaysa waa in aynu isku waafaqnaa in cabista sigaarku uu dhibaato mooyaane aanu dheef inoo lahayn. Intaas kadib, sigaarka waxa ku jirta maadada Nicotine oo ay maskaxdu aad ula qabatinto waana ta keentay in cabista sigaarku inoo noqdo balwad aynaan la'aanteed waxba qaban Karin. Si aad u joojiso wllo raac tilmaamahan. 1: Go'aan. Go'aan qaadashadu waa arrinka ugu muhiimsan marka aynu Ka hadlayno in aynu Ka go'no balwadaha aynu leenahay balse Go'aan qaadashada ayay dadku Ku Kala duwanyihiin. Tusaale: Anigu markii u horaysay ee aan isku dayay in aan joojiyo cabista sigaarka aadbay iigu adkaatay, waxaanan is arki jiray hadii aan gelin, ka maqnaado anigoo wakhtiga xiga cabaya😢. Balse go'aankii noloshayda wax Ka bedelay ayaa wuxu noqday sida Maalin maalmaha kamid ah anigoo fadhiga cafeteria Ayan is waydiiyay muxuu yahay waxa ugu wayn ee aankala kulmi karaa hadii aan joojiyo cabista sigaarka. Jawaabo badan ayaa iisoo baxay sida: In maduxu aad ii xanuuno In aan indhaha sifiican waxba uga Arki waayo In aan cadho badan dareemo oo aanu dadka isku dhacno. In aanan shaqadayda sidii Loo baahnaa u qabsan Karin. IWM. Kadib waxan is waydiiyay su'aal ah Kawaran hadii aan joojiyo cabista sigaarka miyaan u dhimanayaa isaga la'aantii? Jawaabtu waa Maya. Waxan Go'aan Ku gaadhay in midhkaa aan cafeteria-da Ku cabaya uu noqdo midkii iigu dambeeyay noloshayda oo aanan dib ugu noqon waxkastoo dhaca. Waxa aan tuuray liter-kii aan Ka shidanayay sigaarka iyo intii sigaar igu hadhsanayd. Maalinkaas go'aanka aan qaatay ee aan naftayda u Sheegay ayaa noqday (Hadii aan sigaar la'aantii u dhimanayo aan u dhinto, intii aan Isaga dhibaatadiisa u dhimanlahaa ama sambabadu wax I noqonlahaayee) Kadib maxaa dhacay? Walaalkayow waxa aad dareemi doontaa withdrawal symptoms sida Madax xanuun badab rabitaan xoog ah oo naftu kugu qasbayso in aad raadsato sigaar, In aad isku buuqdo Iyo in aduunkuba kugusoo koobmo Balse xasuuso eraygii aad NAFTA u sheegtay ee ahaa (Hadii sigaar la'aantii aan udhimanayo aan u dhinto) Warka wanaagsan ee aan kuu hayaa waxa weeyi in aanay marxaladahaasi Ahayn marxalado aad ku waarayso. Ugu badnaan 1week ayay qaadanaysaa in maskaxdu kasoo kabato la qabatinkii aad la qabatintay sigaarka. 3da maalmood ee u horeeya waxan kugu talinayaa in aad fasax Ka qaadato shaqada ama waxbarashada oo aanad dibada u bixin asxaabna u tegin, ee aad isku dhaafiso guriga dhexdiisa adigoo iska seexanaya wakhtiyada kalena wax iska daawanayna. Tani waxay kuu horseedi doontaa in aanay xaalada aad Ku jirtaa Kaa awood badanin. 3maalmood kadib waxa kaa ba'aya madax xanuunkii iyo daalkii jidhka Waxa aad dareemi doontaa firfircooni dheeraad iyo Tamar aanad hore u arag. Neefsashadaadu waxay noqonaysaa mid aad u nadiif ah oo aad adiguba dareemi kartid. Kadib waxad yeelandoontaa qufac sidii hargabka oo kale ah Kaas oo ah in sambabadu kasoo kabanayaan iskana saarayaan qashinkii Ku ururay. Intaas kadib Ka dheeroow meelaha sigaarka Lagu cabo ama asxaabtu hadii ay kugu ag cabayaan. Muddo 10cisho ah sidan wad Ku ilaawaysaa waanu kaa masaxmayaa. Markastana NAFTA u sheeg weedhii Ahay ( hadii aan sigaar la'aantii aanan noolaan Karayn aan uba dhinto). Maskaxdu waxa ay qaadanaysaa go'aankaas oo ay meel ku save-garaynaysaa waxaana kaa yaraanayaa doondoonistiisii badnayd iyo tabashadiisii. Muhiimadu waa in aad u badheedhid si geesinimo lehna aad u qaadatid go'aankaas aankuu sheegay. Ka bilow caawa, iguna soo warceli 1week kadib insha Allah. Khayrbadan ayan kuusoo rajaynaynaa. ❤🎉🎉🎉
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 13 сағат бұрын
Coffee is my addiction viva Tim Hortons .
@mahamudnur1582
@mahamudnur1582 Сағат бұрын
Addiction or Education?
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 14 минут бұрын
@@mahamudnur1582 Addiction. I'm addicted to caffeine wallahi .
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l 2 күн бұрын
Hereri❤❤❤❤❤❤❤
@XamdaDaahir-rt5ns
@XamdaDaahir-rt5ns 2 күн бұрын
Group 5 kii bal ka soo hadalAbdisalaan oo soo wareyso oo Bal Noo soo sheeg
@eidl7120
@eidl7120 2 күн бұрын
😂
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r 2 күн бұрын
Eedo iska guurso ha group 5 lahaane
@zoyamoha5940
@zoyamoha5940 2 күн бұрын
😂😂 wadnkaaka aamin qurbo wax yaalo malahan stress iyo balwad 😢ka eheen
@yaziinbaqdaadi1788
@yaziinbaqdaadi1788 2 күн бұрын
Group layne ILAHAY aamin
@XamdaDaahir-rt5ns
@XamdaDaahir-rt5ns Күн бұрын
@@yaziinbaqdaadi1788 waar ma siilkii hokya weynaa ayaad doonaysaa dhiLaa ku dhazHEe ma adaan wax ku weydiiyey xagaad iga hatsataa
@maxamedguuleed3561
@maxamedguuleed3561 Күн бұрын
Sheekada ropota liska dhigaaayo gabdha iyo wiilalba
@Mohamoud_1_YusuF
@Mohamoud_1_YusuF 2 күн бұрын
Meshaano kale dalkii in laga hirgaliyaa ku fican dhalinyaro badan oo maandoriyuhu nolosha karidaa nolosha dib ugu soo noqon lahayd.
@Maxamededcabdilahi
@Maxamededcabdilahi 2 күн бұрын
29 waadigii joogay jigjiga imikana c/salanow ciyarta nagadaa😂😂 wllhi waa yaab😅
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r 2 күн бұрын
Saxiib intii laduubo ayaa mardanbe la soo daaya mara wareysigaan intuu America joogay ayuu duubay hada ayuuna soo daayay
@waayo__aarag1
@waayo__aarag1 2 күн бұрын
War waxas ka baxo xabag wali ma cabtay cadi ayad hawada aad sheegyso ugali lahyd 😂😂😂
@dekawarsame1827
@dekawarsame1827 2 күн бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@user-jr3ou3qq9p
@user-jr3ou3qq9p 14 сағат бұрын
Cabitaanka ma biyaha kulul baa 😂
@brownyare9909
@brownyare9909 2 күн бұрын
Dhaliyaro iso duceya imka xashish cabay😢
@asmafarax7311
@asmafarax7311 2 күн бұрын
Alle Hakaa Masoxo wllo
@abdifitahmohamed535
@abdifitahmohamed535 2 күн бұрын
Allaha hakaaa madoobeeyo
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 2 күн бұрын
Saladaha shanta ku Duko masaajidka waqtigoodana ku duko,Astaqfarta badi ,sadaqa bixi adigoo ka rajeynaya alle in uu ka madobeyo,ISKANA DAA ,DAQTARNA AAD HA KU DHIIRA GALIYO ,DAWANA HA KU SIIYO
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r 2 күн бұрын
Good for you
@yaziinbaqdaadi1788
@yaziinbaqdaadi1788 2 күн бұрын
ALLE ha kaa madobeyo
@waayo__aarag1
@waayo__aarag1 2 күн бұрын
Reer xamarow su aal aan qaba igaso jawaba " markad naledin hebal cirku galay maxad uso taban waydeen dayaxa ama merayasha aad sawir ugaso qadi wayseen cirkan galay unpadnaledine
@Abdalla-Said
@Abdalla-Said 14 сағат бұрын
Beentii maaha way dhacda in daroogaddu kugu sababi karto hurdo la'aan wakhti dheer ah nin aanu saaxib nahay wuxu soo jeeday oo aan markhaanti ka ahaa mudo ku dhaw 3 weeks sidaso ay tahayna ma dareemayn inuu wakhtiga soo jeeday. Alxamdullilah hada wuu ka waantobay arimaha.
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 Күн бұрын
Waraa ibraahim quruxlow tahay maxaa kuwaaley oo maandooriye kuu geeyey oo tuuganimo kuu geeyey😢💔
@IbrahimMuse-v8r
@IbrahimMuse-v8r Күн бұрын
Nio anigo ina naag w*sso aya balwad ii ah iso ducayyo please
@ilwaaddegan4564
@ilwaaddegan4564 Күн бұрын
Doqon sino ku faanaya adiga dhagax in lagu gudilo baa fiican xagee joogtaa isku dhiif dowlada aad la joogto xadka hakaa oofisee adiga iyo naagaha aad sheegaysaba
@AhmendyJully-tx5xe
@AhmendyJully-tx5xe 6 сағат бұрын
Uf
@AbdirizaqAxmed
@AbdirizaqAxmed 4 сағат бұрын
Adi ducuu ka dalbaday uduced bs​@@ilwaaddegan4564
@SanaSuccess
@SanaSuccess Күн бұрын
Way adagthy inaad iska dayso balwada kulaha, tas waa your poor attitude only. We have self control man
@AhmendyJully-tx5xe
@AhmendyJully-tx5xe 6 сағат бұрын
Ha
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 10 МЛН
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 9 МЛН
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 37 МЛН
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
SHARMA BOY FT MASHEEGEE KARBAASH SOMALILAND
12:01
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 92 М.
5 $ Hotel 🏨 Hargeisa ma Aaminaysid Hotelka ugu Raqiisan
12:45
MUQDISHO STREETFOOD CUNTADA WADOOYINKA 🇸🇴
14:16
Maaweell
Рет қаралды 68 М.
GUURKISA FAMILKAYGA ASA KADORTAY YURUB UGA IMADAY iiTIJABI
42:06
Ridhwan Issack
Рет қаралды 10 М.
Somalidii oo heeso ku dagaalamaysa markay horumar samayn wayday
23:41
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 17 М.
Dhulka Barafka iyo Dabka 🇮🇸 The Lands of Ice and Fire - ICELAND
16:57
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 101 М.
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 10 МЛН