Ninkani waa nin soomaaliyeed oo waxgarada ee halataageero waa nin nabadeed oo wax garada. Garaadka Maxamuud Bari laxiriir.
@aliosman960915 күн бұрын
Walal .Anigo rer CEERIGABO wa BOQRKAYGII WARKA SHEEGAY waa sax. Wan ka naxanay in Àad guurtaan. Waayo wa layskukeen direy warsangliyow .walayaal soo noqdo messha siyaasad iyo niman wx doonaya oo dhulbahante ah baa mushkilada keenay
@Lightyagami56016 күн бұрын
Waxa noocaasa ah ayaa ceerigaabo ku hayseen oo iygoo laascaano dad soo dilay ay ceerigaabo ku soo noqonayeen waxan oo guriya ee hubka lagu soo gurtay mee dadkii deganaa iyagay uga baxeen oo ay lahaayee xoreeya ceeigaabo ilko abeeso hoosta ka xidhiidhsan warsan galigan laguu sheegayaa waa la ogaa hadii aanu la ogayn war saxaafadeeday qabannlahaayeen ororn lahaayeen anagu u taagweyney xaarood meel uu joogab burburka soomaaliland bay kabta u soo gashadeene ceerigaabo waxa ay noqon meel ay hola iyo dab aad u kulul oon markan naxariis lahayn kal kulmaan dacawkeeyna dacar bay ka leefeen soo socda anaigu iimaansad meeshii ilaahay idinku beeray waa joogtaan tuulooyinkiiniiye
@fardowsaelmi212916 күн бұрын
Wanu hanjabayaa nabadna waa sheegayaa
@mohamedahmed992816 күн бұрын
Waxba ha qaadan daaradda waraabuhu ha ku qaado. Ceerigaabo soo gelimaysid adigoo aqoonsada jiritaanka somaliland mooye.. oo iska soo tuura marada dameerku ku sawiran yahay. Haddii kale 1000 sano ha qaadato anna ku xukumi maayo adna inaad i xukunto ha ku sheek ayn
@jamuuriyadasomalilandhanoo459114 күн бұрын
DAAROOD DAGAALBUU QAATAY WAANU LA QAADANAY
@jamamuhumed795216 күн бұрын
Nin ka hadal saxsan man arkin waxna uu ogal dadka gale gar xajinaya sidi lugu yaqaanay ilahay talada ha ku toosiyo xaqana ha na wada garadsiiyo
Ina Cadagude inay Habar yonis caydo waa ku ceeb iyo Awal iyo Harbar jeclo iyo Arab ku neceen maxad Garxagis Gudoomeye u tahay ayay ku haystaan cidna u dhintay waa Harbar yonis Harbar yonis abaal malaha hore ayuu ina Cadagude Cedagale ugu sheegay anay Habar yonis bari cayi doonaan oo nay abaal lahayn Cadagude waa geese Qaran nin kuu rabayna soo bax cid walba gool ayuu ka dhalilay Harbar yonis na abaal ka ma rabo waa nin saldad qaaliya huwan awaw gee Cadagude 1958 ayuu Baqorada British ka ku soo dhaweyay Hargeisa tariida Awaw gee Cadagude waxay taalaa Labareriga London UK ee soo akhriso
@abdikani0815 күн бұрын
Cadegude Ceerigaabo inuu nagu dulxaraasho ayuu doonayaa
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv16 күн бұрын
Wadaa lofurey ay kabaxan iyo iyagaa gurey aa kamanan sarin bal isqabad siiya dado iddoor ileen xiliga nabada unbaad garbaween tihiin oo colada wad isku dhaxyaacdaan miyaa
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv16 күн бұрын
Marada kugu gubatey ama dowlad ciidankeda ka Dhig ama reer ciidankiis kadhigo aa intuba adiga unbaa shegtey inaad wax dishey iyaguna jawaabeen 34sano baad coladan uguxeysey ilaa dugsiyadii wax barasho Colaad baad kadhigtaye hada calacalka Iska daa iyo nabad warkeed wax Iska celi ama carar koley lagaa xarimayo