EP10| 3 shay oo kaa caawin doona inaad dareenkaaga fahanto | maamulka dareemada.

  Рет қаралды 12,228

Nazreen zallah

Nazreen zallah

Күн бұрын

Xalqadan waxa aan kaga hadlay maamulka, maaraynta, la dhaqanka iyo fahmida dareemada.
Waxa aan kaga hadlay 3 shay oo kaa caawin doona inaad fahanto dareenkaaga, inaad la dhaqanto waxa aad dareemayso sidoo kalena aad maamusho.
Fahamka dareenkaagu waxa uu kaa caawin doonaa in aad noolaato nolol aad la dhaqmi karayso naftaada, noloshaada iyo noolaan-shiyahaaga.
Waxa uu kaa caawin doonaa in aad dadka kale fahanto, caawiso oo aad dareen ahaan taageerto, adiguna xilliyada aad is fahami waydo aad caawimo dalbato.
Fahamka dareemadaadu waxa uu kaa saari doonaa ceeb moodka ah in dareenka la cabiraa uu ceeb yahay, waxa aanay kuula muuqan doonaan in dhamaan dareemadu ay yihiin wax dabiici ah oo ay caadi tahay in aynu hadba dareen nooc ah dareeno.
Buuga aadka idiinka caawin doona fahamka dareemadiina, maamulka dareemadiina, cabirkooda iyo la dhaqankoodu waa “
English : Letting Go
Writer: David R Hawkins
Arabic: السماح بالرحيل

Пікірлер: 32
@HamdihussenSalaad
@HamdihussenSalaad Ай бұрын
Mashallah❤
@barkhadmawliid7402
@barkhadmawliid7402 9 ай бұрын
Thank you very much mysister nazren salah🎉
@niciimarooraaye6921
@niciimarooraaye6921 9 ай бұрын
Gaajadaa caadifadeed ee walaal la.aanta ayaan dareemayay manaaan garanyn😞 xafidakalaah nasriin mahadsanid walaaaloo♥️♥️♥️♥️♥️
@nazreenzallah
@nazreenzallah 9 ай бұрын
Waanku faraxsanahay inaad dhib ku haysatey ogaatay halkay sal ku leedahay. Waxaan ku rajo wayanahay inaad hadeerto xal u heli doonto. Mahadsanid 🧡🧡
@umalkhayrfaysal4824
@umalkhayrfaysal4824 7 ай бұрын
Thank dear ziz
@sahrakayse5925
@sahrakayse5925 7 ай бұрын
Mashallah❤
@coachmaryama
@coachmaryama 9 ай бұрын
Manshallah Nazreen Salah Keep going, content kan aad ayaan uga helay 👏👏💕💕
@nazreenzallah
@nazreenzallah 9 ай бұрын
Maryam aadbaad u mahadsantahay hbbti thank u so much ♥️♥️🙏
@ina____garaad
@ina____garaad 9 ай бұрын
Aad baad u mahadsantahay gacalo.❤ Waxaad ka hadashaa qodobbo mihiim ah.
@nazreenzallah
@nazreenzallah 9 ай бұрын
Mudnid gacalo jasakallah jannah 🧡🙏
@mariaali5872
@mariaali5872 9 ай бұрын
Maraaar badan iyo Marar badan waxa dhacda inaaan cawimada ka radsano dadyow an ku habonyn inaaaD wax u shegto hadhow waxa dhici donta wixi ad u shegtay in hub ahan lagugu adegsado ka dip ay adkato in Marar badan waxad daremyso ad cid la wadagto 🥹
@CabdiQadir-gu6dk
@CabdiQadir-gu6dk 8 ай бұрын
Been maha wlhi lakin qof fimlkaga Ka mid ah shp Kala noqo oo isaga Ku nafis saas ficn walasha
@mariaali5872
@mariaali5872 8 ай бұрын
@@CabdiQadir-gu6dk mahdsanid wll
@abdomoussa5142
@abdomoussa5142 8 ай бұрын
ASC outi maasha Rahman ❤😊😊❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 9 ай бұрын
Mowduuc muhiim ah mahadsanid
@nazreenzallah
@nazreenzallah 9 ай бұрын
Mudnid wlaalo jasakallah.
@iqranuur7617
@iqranuur7617 9 ай бұрын
Masha allah, wll aad baad u mahadsan tahay
@najmobilan753
@najmobilan753 9 ай бұрын
shaqsi Narcsist ah oo aan xidhiidh La yeeshay baan xanuunkii uu i gaadhsiiyay dareemayaa💔Wa ogaday wxa aan dareemayo ee stresska igu riday saga yahay wa jeclan lahaa inaa talo kale isiiso wana mahadsantHy sis❤
@FatimaibrahimcaliFatimaibrahim
@FatimaibrahimcaliFatimaibrahim 8 ай бұрын
Abyo iskumid baan nhy alx lkn waan la tacaalayaa dhibkaas isoo gaaray
@user-fd9zc9pf9w
@user-fd9zc9pf9w 9 ай бұрын
Proud of you wllo❤mhdsanid
@mohaahmet4817
@mohaahmet4817 8 ай бұрын
Mashallah thanks sis
@suleikhaabdulle
@suleikhaabdulle 9 ай бұрын
Masha allah keep going wllo
@abdihaitham8513
@abdihaitham8513 8 ай бұрын
Asc wll nasriin wan qoray intaan iyo ka badan ayan dareemaya ee sidan oga soo kab san karaa' ? hadan rabo in la iga caawiyo oo threpy qaato intee in la ek ayey igu qadan karta wll mcn inan ka so kab sado 1\2 sano ama 6 billod mhdsnt \ ustd nasrin shukrn jazakallah wllo ❤❤❤🎉
@amaalmakhtal8588
@amaalmakhtal8588 9 ай бұрын
subax wngsn. thank you ❤
@nazreenzallah
@nazreenzallah 9 ай бұрын
Mid lamida walalo mahadsanid 🧡
@amiinboos7632
@amiinboos7632 7 ай бұрын
❤😊
@cabdiraxmaanxamse114
@cabdiraxmaanxamse114 8 ай бұрын
Wllo waxaan kaa codsanaynaa inaa adigoo muuqda wax nosoo duubto waa codsi kaLiya wllo
@munoomar5501
@munoomar5501 9 ай бұрын
Xageen kala so xariiraa wll
@HodanCabdi-z5x
@HodanCabdi-z5x 9 ай бұрын
@nazreenzallah
@nazreenzallah 9 ай бұрын
🙏🤎
@hiboabdinur6682
@hiboabdinur6682 9 ай бұрын
Xagaan kaala soo xarira Nasrinay wlo
@user-fd9zc9pf9w
@user-fd9zc9pf9w 9 ай бұрын
Proud of you wllo❤mhdsanid
Sheekada @mooinspires | The Story Of Mohamed Omer
8:48
Hosow Pro
Рет қаралды 203 М.
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 37 МЛН
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 104 МЛН
muhiimada wakhtiga qiso @DrsAshosaid
1:51
Drs Asho said
Рет қаралды 2,5 М.
Sidee ugadhigin noloshaada cibaado?!!
19:12
noqo saalixad 🧕
Рет қаралды 15 М.
Hal Shay Keliya La imoow | Waxaad Helaysaa Waxkastood Rabto!
9:18
CUNTO KARIIS, HAMBALYO IYO JAB ISKU JIRA
16:31
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 56 М.
Xaqiiqada Jacaylka iyo Cishqiga | Fandhaal Podcast | 35 .
32:13
Omar Inshar
Рет қаралды 99 М.
ASTAAMAHA HOGGAAMIYAHA WANAAGSAN
17:27
DAABHAYE PRO
Рет қаралды 152 М.