Shahaadooyin ka qiimo badan kuwa ay jaamacadu bixiso

  Рет қаралды 38,840

Mubarak Hugur

Mubarak Hugur

6 ай бұрын

muqaalkan waxa aan idinkula wadaaagayaa shahaadooyin ka qiimo badan kuwa aynu jaamacda ka qaadano ama xirfada ay tahay in aynu xoooga saarno wakhtiga lagu jiro .
qaabka ugu sahlan ee aad ku diyaarin karto IELTS iyo meelaha aad ka baran karto .
• Meelo si bilaash ah aa...
sida lagu barto luuqada carabiga
• Qaabka ugu fiican ee l...

Пікірлер: 192
@Mrziizo1
@Mrziizo1 6 ай бұрын
Excellent well done teacher I had PMP certification and cyber security and willing to take IELTS
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 6 ай бұрын
All the best
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 6 ай бұрын
Sxb cyber security hada baratay su, aalo ku weydiin lahaa xagee kala soo xidhiidha sxb
@hassanikran
@hassanikran 6 ай бұрын
Sidokale walal waxan raba maclumad inan kahelo
@hassanikran
@hassanikran 6 ай бұрын
Xagen kala xirira
@Isonofrancesco.
@Isonofrancesco. 6 ай бұрын
Zhp mana la wadaagi kRtaa meesha aad ka baratay
@fartuunfilsan4607
@fartuunfilsan4607 6 ай бұрын
Masha Allah ustaad aad iyo aad baad u mahadsantahay Alle hakaa abaal mariyo, intaa kadib waxaan kaa codsanaynaa in aan inoosoo shegto ayakanah kuwa Qur,aanka iyo shareecada Islamka Quseyo adoo aad iyo aad u mahadsan.
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 6 ай бұрын
Good! Muqaal ayaan ka samaynaynaa insha allah dhawaan
@fartuunfilsan4607
@fartuunfilsan4607 6 ай бұрын
@@mubarak_hugur Shukran Ustaad waan kaa sugeynaa Insha Allah.
@jamaabdi4355
@jamaabdi4355 6 ай бұрын
Allah hakaa abaal mariyo, waadku mahadsantahay macluumaadkaa fiican ee umadda la wadaagtey. Dad badani wax aan if iyo aakhiro waxtar lahayn sida siyaasad madhalaysa, qabyaalad iyo in ummada lalaka qaybiyo, lacolaysiiyo ayay soo gudbiyaan. We need more people like. Jazakallahu khairan.
@user-tl7op2ts1n
@user-tl7op2ts1n 6 ай бұрын
allha ku barakeeyo ugaas laakin xaga shareecada iyo dhaqaalaha islaamiga ah wax nooga sheeg
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 6 ай бұрын
insha allah wll
@RIYOKAABTEC666
@RIYOKAABTEC666 6 ай бұрын
Thanks ustaad wax badan faaidey...
@khadarmjaamac
@khadarmjaamac 6 ай бұрын
M.A WLL alle ajar hakaa siiyo noo soo badi muuqaaladan oo kale
@hassanikran
@hassanikran 6 ай бұрын
جزاك الله خير
@AshrafHanafi21
@AshrafHanafi21 6 ай бұрын
Ustaad mahadsanid ❤
@AdamAbdirashid-en3lj
@AdamAbdirashid-en3lj 6 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@mohamednor8768
@mohamednor8768 6 ай бұрын
Mashallah , manta igu horaysa chanel kan , xaqiiqdi waa chanel aad u wngsn dhalinta waxbadn ka badali kara noloshooda , inte riwayad iyo malayacni waqti uga lumi lahaa
@RoodaAadan-iv9yt
@RoodaAadan-iv9yt 6 ай бұрын
Mahadsanid wll sidaad dhalinyarta udhiirigelinaysid.
@safasuruur5788
@safasuruur5788 6 ай бұрын
Thanks ustaada ❤
@farahmohamedyusuf7347
@farahmohamedyusuf7347 6 ай бұрын
Mahadsanid mudane balse shahaadada caafimadka xagaan ka heli karnaa
@eyirakazw6297
@eyirakazw6297 6 ай бұрын
Thanks ustaad
@user-mk8eg3pm8y
@user-mk8eg3pm8y 6 ай бұрын
Mahadsanid ❤❤❤❤❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 6 ай бұрын
Waa shaahaadooyin muhiim ah lkn in baraha bulshada la iska dhex fadhiyo aan lagu gaadhayn
@user-oy2dc9gd8k
@user-oy2dc9gd8k 6 ай бұрын
Thanks pro wxd thy nin aan wax badan ka faaiidey alle ha ku sharfo wllkie ❤😊
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 6 ай бұрын
❤❤ Mahadsanid 👏
@Axmedxikam124
@Axmedxikam124 6 ай бұрын
thanks verey mach my teacher
@AliKhan-Somali
@AliKhan-Somali 6 ай бұрын
Mahadsanid ustaad illahay swt Ajar hakaa siiyo aamin insha Allah
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 6 ай бұрын
Mahadsanid wll
@user-gb8tt8oq2e
@user-gb8tt8oq2e 4 ай бұрын
Mahadsanid
@CadaalaMedia
@CadaalaMedia 6 ай бұрын
Shukran ustaad❤🎉😊
@user-yv2om3xf6p
@user-yv2om3xf6p 6 ай бұрын
Thnks ustaad
@4166Ama
@4166Ama 6 ай бұрын
Thank you wll
@musemohmud5032
@musemohmud5032 6 ай бұрын
Aaad iyo aad baa u mahadsan tahy sida wngsan aad noo dhiiri galineyso ❤
@opthimalik2000
@opthimalik2000 6 ай бұрын
Ma'nshaallah ustaad alle haku barakeeyo waa muuqaalki ugu horeeyey ee aan ku daawaday sidaa fiicane aad xogtaa noola wadaagtay ❤
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 6 ай бұрын
Soo dhawoow bro
@MohamedAhmed-rd1ox
@MohamedAhmed-rd1ox 6 ай бұрын
GuulaYso Ustaadii.
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 6 ай бұрын
SALAAM ALAYEKUM MASHA ALLAHA QOFKII 14 EE VIDEO GAN DAAWADA THANKS
@Barashadajarmalka
@Barashadajarmalka 6 ай бұрын
Guul Ustaad
@ashasaid7324
@ashasaid7324 6 ай бұрын
Mahadsanid❤
@kulanso2355
@kulanso2355 6 ай бұрын
Insh allah ielts inaa diyaaro sanadkan
@rRdwanmaxamud
@rRdwanmaxamud 6 ай бұрын
Masha Allah
@bukhatir1454
@bukhatir1454 6 ай бұрын
Ustaad dhalinyarada waxa ubaahanyihiin qof wax faa,iido leh usoo gudbiya mahasanid ustaad mubarak😊
@abdirahmanmohamed869
@abdirahmanmohamed869 6 ай бұрын
Allaha kubarakeeyo wll.
@SaedJama-li4wh
@SaedJama-li4wh 6 ай бұрын
Mahadasanida saxib hore u soco❤
@ZiciithinaBatuun
@ZiciithinaBatuun 6 ай бұрын
Alle haku sharfo ustaad
@Gurayyyyy
@Gurayyyyy 6 ай бұрын
Alhamdoulillah bishan bilowgeedii ayaan qaatay CompTIA Security+ oo ah shahaadada base ka u ah cilmiga Cybersecurity.
@rihaanamohamet7370
@rihaanamohamet7370 4 ай бұрын
Icaawi poowe
@ILAYS11
@ILAYS11 6 ай бұрын
Thanks ustaad abaalkaada janno insha Allah.
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 6 ай бұрын
Mahadsanid wll soo dhawoow
@KaremBenzema-yz2nj
@KaremBenzema-yz2nj 5 ай бұрын
Ileys wanku salamay
@KaremBenzema-yz2nj
@KaremBenzema-yz2nj 5 ай бұрын
Ileys wanku salamay
@user-sc5gu2us1o
@user-sc5gu2us1o 6 ай бұрын
Ustaad
@abshirbarreuser-vw1bm1sz3m
@abshirbarreuser-vw1bm1sz3m 6 ай бұрын
Masanid mclin runtii Aad baad idhirigalisay hadaan qaadan IELTS 2024 insha allah
@drabdishire3507
@drabdishire3507 6 ай бұрын
Sideen ku helnaa macalin
@munamuna298
@munamuna298 6 ай бұрын
Mansha allaah
@Mboqole
@Mboqole 5 ай бұрын
Xageen ka baran kara wllo thank you
@Ayaanmohamed762
@Ayaanmohamed762 6 ай бұрын
Thnkz teacher ❤
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 6 ай бұрын
You're welcome 😊
@adenhussein8245
@adenhussein8245 5 ай бұрын
M.a ustad
@hussienmohamed3970
@hussienmohamed3970 6 ай бұрын
Thank you teacher I had ccna
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 6 ай бұрын
Great job!
@Kingzach24
@Kingzach24 6 ай бұрын
M.a ustaad sidaad dhalinyarida udhiirigalinaysid noo soo badi mawduucyadan ustaad mahadsanid.
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 6 ай бұрын
Insha allah wll
@rRdwanmaxamud
@rRdwanmaxamud 6 ай бұрын
Asc Mubarak mawduuc kooban nooga soo diyaari sida KZbin loosameeyo iyo lacagta 💵 siday kuugu soo dirayaan iyo shahaada KZbin bixiyo siday kuugu soo gaahaysi thanks 🙏
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 6 ай бұрын
insha allah
@abuubakarmohamed5748
@abuubakarmohamed5748 6 ай бұрын
Waa xog fiican wad muhadsantahayna se waxa soo raacin lahaydana midkastaba qaabka iyo halka laga daalbanayana tusaalw websites ka markas xogtu way dhameys tirnaan lahaydana next vedio intaas kusoo dar iyo topic ga kuu qorshaysana insha allah.
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 6 ай бұрын
Insha allah wll
@najmosaalaxqaasim9513
@najmosaalaxqaasim9513 6 ай бұрын
Bwe high schoolka inaa shahaado ka haysto miyaa leyga rabaa mise waa baran karaa
@Amiin-AA
@Amiin-AA 4 ай бұрын
IELTS EXAM next week u fadhiisan rabaa insha allah
@MuhyadinHasen
@MuhyadinHasen 6 ай бұрын
Sanad aan farta ka xidhanay oon dib uso labtayban la kulmay mahdsanid
@yasminfarah2096
@yasminfarah2096 6 ай бұрын
Mahadzanid walalky
@abdulrahmanbaarebaare5902
@abdulrahmanbaarebaare5902 5 ай бұрын
@qorismaris
@qorismaris 6 ай бұрын
🙏🏽 shukran Ustad waad na baraarujisey 🧠
@bilexaynoosh9595
@bilexaynoosh9595 6 ай бұрын
Macalinow aniga xagee kasoo qabtaaa
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 6 ай бұрын
Instagram ayaad fariin iigu reebi kartaa wll @mubarak_hugur
@asadfarahabdi4904
@asadfarahabdi4904 6 ай бұрын
Wll waad mahadsantahy xogtaada muhiimka ah halkee ugu jagaagi karnaa Halka aan kabaran karno
@abuukarwawaofficial6658
@abuukarwawaofficial6658 6 ай бұрын
Inten ka baran karna ustad
@drabdishire3507
@drabdishire3507 6 ай бұрын
Macalin xage laga helaa
@apdirahmaanoday1373
@apdirahmaanoday1373 6 ай бұрын
OK halkeen ka helaa
@ahmetjunior8427
@ahmetjunior8427 6 ай бұрын
Thnx ustaad hal suaal meelaha laga helo shahaaadooyinkas aad noo sheegtay meelaha laga helo
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 6 ай бұрын
Niyow way kala diwanyiin ee mida aad xiisaynayso google ka raadi insha allah
@mohamedkpole9625
@mohamedkpole9625 5 ай бұрын
mudane meelaha laga diyaarin karo shahaadooyinkaan inaad noo soo raaciso wa jeclaan lahayn
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 5 ай бұрын
Wepsiteka soqor walal❤
@khaliddayp
@khaliddayp 6 ай бұрын
Meelaha laga qaato nala wadaag wll
@abdirisaqhersi1966
@abdirisaqhersi1966 2 ай бұрын
Mubarak waad mahadsantahay wll Allah hakaa abaaliyo , Waxaan uyara baahanay inaad iyara caawiso xaga ielets ka Sidee bay macquul utahay
@bintubeela3868
@bintubeela3868 6 ай бұрын
Thnks ustad lkn meelaha Ka diyaari karno nooku soo dar plc
@aswanabdinasir8221
@aswanabdinasir8221 6 ай бұрын
Mahadsanid Ustad .... i.a next Video Website ka laga dalban Karo nosoo Raaci
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 6 ай бұрын
Insha allah wll
@mrbas2024
@mrbas2024 6 ай бұрын
Iso raacaaa❤❤❤❤❤
@aadanabdisamad7682
@aadanabdisamad7682 6 ай бұрын
Ustaad muuqaal nooga soo samee sida loo barto xirfadahaan iyo website yada bixiyo
@sigadyare9032
@sigadyare9032 Ай бұрын
Inte lag bartaa
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 6 ай бұрын
IELTS ayaan isku dayay inaan diyaariyo 2018 lkn wakhtigaan ii saamixin
@mdaahir6
@mdaahir6 6 ай бұрын
Alxamdulilaah 2bo shahaado oo kamid ah ayaan haystaa 1- IELTS & 2- PMP
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 6 ай бұрын
Waw! Keep up
@tawxiidchannel1906
@tawxiidchannel1906 5 ай бұрын
Mahadsanid. Wlll lknse xgen ka hellnaa
@xikmaawiomer12
@xikmaawiomer12 6 ай бұрын
Xagee laga helaa ama wabsite laga helaaa waa xagee
@mukhtaarabdi3817
@mukhtaarabdi3817 6 ай бұрын
Xage laga helaya marka waxii waaad sheegtay waddo namaad tusin link noomaad sheegin ustaad naga caawi
@Sahruush
@Sahruush 6 ай бұрын
Ustaad kuliyda shareecada ksoo hdal plz😢
@Nuurtp-ut9qx
@Nuurtp-ut9qx 6 ай бұрын
majira qof Cpa accounting diyaarinaya next 2 to 3 years ban raba inan diyaariyo hadu jiro qof diyaarinaya faldan iso qabo
@xanancdeyqueenxanan3667
@xanancdeyqueenxanan3667 6 ай бұрын
Xge laga hela ustaad
@NashaadHassan
@NashaadHassan 6 ай бұрын
ustaad Thanks waan baaray anigu ielts waxa ka fiican Tofel waana inaad Englishka 100% ku fiicantahay
@ikhtmm
@ikhtmm 6 ай бұрын
ielts baa ugu sareeye
@NashaadHassan
@NashaadHassan 5 ай бұрын
@@ikhtmm uguma sareeyo 3 wadan kaliya ayaa aqbasha ielts
@ahmedshuqul4211
@ahmedshuqul4211 6 ай бұрын
Mhadsanid ustaad lkn ma jirtaa meel laga heli karo courseskooda
@Saaqman
@Saaqman 6 ай бұрын
❤😊
@mahadabas8490
@mahadabas8490 5 ай бұрын
Macalin markaan ahay electrical engineering arday dhigta ma jiraan shahaadoyin laxiriira faculty-ka iyo dhanka electronica oo aad nala wadaagi karto
@jacfarcali9691
@jacfarcali9691 6 ай бұрын
ACCA iyo BMI oo accounting professional ah ba iyagana jira
@moustapha4979
@moustapha4979 4 ай бұрын
Xageen kaa baraan kara
@Fatimachannel752
@Fatimachannel752 6 ай бұрын
Ielts haddn u farisanyaye examka
@aamohamed5102
@aamohamed5102 6 ай бұрын
Codkaagu aad buu u gaaban yahay ama waa Telephone kayga.
@sheekeeyedaahir1254
@sheekeeyedaahir1254 3 ай бұрын
Halkee ka barakaraa Tusaale ahaan (IELTS ) ookale Ayaan Rabaa
@liibaancabdi1482
@liibaancabdi1482 6 ай бұрын
Intee lagaqadan karaa certificates kaan ustaad
@user-sy4rw2qd1b
@user-sy4rw2qd1b 6 ай бұрын
Mhdsnid ifiyahyga 1 xagee kabarkaraaaa qaabnuucee ah ayn ubarankaraaaa
@abdih.othman5850
@abdih.othman5850 5 ай бұрын
Where ARE the business certificationS sir you didn’t mention any of them, ACCA, CPA, FMVA, BIDA
@Sacadtaatiko
@Sacadtaatiko 6 ай бұрын
Medicine kasoo hadal wll
@rihaanamohamet7370
@rihaanamohamet7370 4 ай бұрын
Inteen kabartaaa wallo shahaado surfcate i anfacdo aan ku shaqeeysto oo nolasheyda badasho war baa noo dadashay meeshaan kabaran lahaay maadan sheegin plz icaawi
@Ahmed-jk6go
@Ahmed-jk6go 6 ай бұрын
Acca = assiction chartered certificated accountant wad barankartaa
@maryamahalgan4229
@maryamahalgan4229 6 ай бұрын
Luqada english-ka ayaan rabaa inan barto cashiranta aan dhagaysto hadaanan fahmaynin luqada wax miyan ka faaiidayaa wll please answer😢
@nasroismailgeesey9842
@nasroismailgeesey9842 6 ай бұрын
IETLS SIDEE LAGU BARAN KARAA ADOO SOOMAALIYA JOOGO USTAAD
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 6 ай бұрын
Muqaalka galab insha allah
@abdikanikassim10
@abdikanikassim10 6 ай бұрын
Ustaad website ka luuqada bal magaciisa Inoo sheeg
@mohassan5087
@mohassan5087 6 ай бұрын
underway pmp examination
@KefahApdul
@KefahApdul 6 ай бұрын
Ustaad allah ajar haka siiyo lkn IELTS iyo Project management QAAB LAGU diyaariyo iyo sida loo helo muqaal inooga soo samay adiga oo rali ah
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 6 ай бұрын
muuqaalka Galabta ayaan idinkula wadaagi insha allah
@user-oz9gq6dp7d
@user-oz9gq6dp7d 6 ай бұрын
Whosidyada nala soo wadaag kuwii da saxda ah masuul
@mahadjuicevlogs6159
@mahadjuicevlogs6159 6 ай бұрын
Waxaad noosoo raacisaa ustaad websiteska aanu ka baran karno meel online ah.
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 6 ай бұрын
Insha allah
@user-sc5gu2us1o
@user-sc5gu2us1o 6 ай бұрын
Meeqaa sano ayaan ku diyaarinkaraaa
@habibokhalid9679
@habibokhalid9679 6 ай бұрын
Culumta shareecada online Malahelaya wll oo ijaaso Labixanayo
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 6 ай бұрын
Haaa waan diyaarin insha allah
@sagalcllaahi199
@sagalcllaahi199 3 ай бұрын
Ustaad ka waran shahadada DIBLOMA
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 17 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 197 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 183 МЛН
Maxaad 6 Bilood Ku Xaqiijin Kartaa ?!  Sidaan Ma Filaynin .
14:02
Atomic Habits || ficilo yar-yar +joogtayn = guul wayn |Podcast S2/1
36:08
Sirta Xakameenta Nafta | Self Control Secret
14:35
Salim Omer
Рет қаралды 47 М.
معقول الدوبامين سبب مشاكلك  ؟
25:56
Gemini; Mucjisada cusub ee Google I Caalamka Tiknolojiyadda
22:13
meel ku qoro 4-tan talo | Qof kasta oo dhalin yaro ah waa u muhiim.
11:47
小路飞跟姐姐去哪里了#海贼王#路飞
0:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 45 МЛН
Would you recognize your soul mate by smell?
0:14
Den Done It
Рет қаралды 19 МЛН
Would you recognize your soul mate by smell?
0:14
Den Done It
Рет қаралды 19 МЛН