coma coma - shamsa Mohamed Foot & Mandela

  Рет қаралды 2,340,441

eyeforaphoto Ruffluv

eyeforaphoto Ruffluv

Күн бұрын

Somali Music 2010
Kaalay kaalay Shamso Foot iyo Mandela Soomaalidamaanta
heskii cusub

Пікірлер: 1 600
@rashkaabdirahim3987
@rashkaabdirahim3987 3 жыл бұрын
Wlhi Xusuus qaaliya heestan iguleedahay 2012 anoo aroosa OO JOOGA MAGAALADA SANCA EE DALKA YEMEN CD ayaa kudaawan jiray wakhti qurux badan ayay ahayd, caawa bishu waa 18/9/2021 love wac kusii hadii aad comment akhriso
@jaabirmohamed4812
@jaabirmohamed4812 2 жыл бұрын
Hada xage jogtaa
@rashkaabdirahim3987
@rashkaabdirahim3987 2 жыл бұрын
@@jaabirmohamed4812 france wll xaqiiqdii
@Shiitalquen
@Shiitalquen 2 жыл бұрын
Sokle
@faskafaskaawi1105
@faskafaskaawi1105 8 ай бұрын
Taliye 2024 so boqday like ku saray ina nabad qabta rajenaya
@sahrawarsame4174
@sahrawarsame4174 7 ай бұрын
Sido kale 2024 6 .3 like ku saare nabad kujoog❤
@kusalirasulkarasulka-ir3vf
@kusalirasulkarasulka-ir3vf Жыл бұрын
Waxan Hubaa inaa hestan miraha macaan aad dib u soo boqatay ☺️Haddad iga danbayso like isaaq🤗😂
@MullaMadar
@MullaMadar Жыл бұрын
Aad iyo aad walalo waliba anoo marqaamayo😅😂❤ Gobtu waa nairobi Wana ku salamaya
@mustafecumar7800
@mustafecumar7800 Жыл бұрын
@@MullaMadar waan kula daawanaya Heestan macn dib baan ugu soo noqdey Goobtuna waa boosaaso puntland 😀
@AOH4963
@AOH4963 Жыл бұрын
Isaaq wlhi
@maariyaipraahim1499
@maariyaipraahim1499 Жыл бұрын
Aado wayn goobtuna waa garoowe😂❤
@mustafecumar7800
@mustafecumar7800 Жыл бұрын
@@maariyaipraahim1499 jacayL labo maalin kadib imnya garowe maxa ledahy give Your number pea
@yoonisabdi-eh6er
@yoonisabdi-eh6er Жыл бұрын
Hadaad heestan dib ugu soo laabato adoo murugaysan ama ciriiri nololeed dareemaya waxan ku leeyahay waxan waa aduunyo maalmaha aad joogto farxad ku waarta ku noolow noloshu kama xumayso sidayda oo kle🎵❤️👍
@MullaMadar
@MullaMadar Жыл бұрын
Aad iyo aad bro noloshu waa dulqaad hadba nuuc bay isku rogtaa Marki igu horeysay an hestan daawanaye guriga hoyadey baan joogay Mantana kaligey baan qaabilayaa naftyda😰 Oo qurbo bay dantu iga so riday marka waa iska duni sabar badan u baahan adna kuma xumeyso sxb farxad ku nolow Nairobi baan kaasoo salaamayaa my bro❤👋🙏
@mubaarikdhago4393
@mubaarikdhago4393 Жыл бұрын
Dhaman Teenba My Pro..!!!
@mohauniquetech4410
@mohauniquetech4410 Жыл бұрын
​@@MullaMadar Nairobi guriga kiro iyo rashin cunow iyo qbaow iyo shaqo la'aaan ma isku Ka qabsatay
@yoonisabdi-eh6er
@yoonisabdi-eh6er Жыл бұрын
Insha allh zxp qof aan 4 sano xiriir lahayn si lama Filaan ah calaf noo kala ka xeeyey wana iloobi lahay ilaa hada ilaahow qalbiga noo qabooji💔😭
@dahapobilan5059
@dahapobilan5059 Жыл бұрын
Iska sabar wll calafkaba sidas iska ah😢😢😢qofkad kutushaneysay moye qof aan ku qalmin ayu ku geeya me too wlhi
@shirealpha5235
@shirealpha5235 Жыл бұрын
😊 Ciyaalkii Hore waan salaamayaa ee memory Card ka ku shuban jiray heesaha waqtiyo adag ragii waayo soo maray waan salaamayaa. 2023 Coma Coma 😢❤❤❤
@elhaamahmed554
@elhaamahmed554 Жыл бұрын
Aniga telephone manaan hesan lkn RADIO 📻 BAAN kadhageensan jiray maalinta jimcaha 😂😂
@SundusMuxamud-lu7dp
@SundusMuxamud-lu7dp Жыл бұрын
​@@elhaamahmed554😂😂😂 waayo waayo
@cabdiwaaxidfaarax-ic7zw
@cabdiwaaxidfaarax-ic7zw Жыл бұрын
Legend waan kuwataa
@xaajiismacil9040
@xaajiismacil9040 Жыл бұрын
Sidoo kale sxb
@apdiwalimowliid2597
@apdiwalimowliid2597 Жыл бұрын
Legend salaman❤
@makhirawimurt
@makhirawimurt Жыл бұрын
Heestan barigaan yaraa oon schoolka bilaabay ayaan xasuusta waxay laga soo dayn jirey somalichannel saa tv suuqa ayuu ahaaa marky heesaha soo galaan odayaashu naga badal oran jireen mar mar mooyee xasuustu waa wax aan laqiyaasi karin noloshii barigaa iminkana jaanis yari mashquul iyo hawl aduun ayaa badalay. 😮
@bigilmediaproduction5512
@bigilmediaproduction5512 2 жыл бұрын
Hadad adoo yar heestan dhagaysan jirty hadeerna adoo weyn 2022 dhagaysanayso wllhi legend baad tahay ee like ta hayla dhaafin😪😪
@daudcade4174
@daudcade4174 Жыл бұрын
Hees dhagaysi legend laguna noqdo ee allah kabaq
@JohnAbruzi1
@JohnAbruzi1 Жыл бұрын
Aad io aad Mrka Maqli Jiry 8 ila 9 sno Jir aha Hdana 19 sno Jir 😂😂 waqti carary iska dheh
@hodangaraad4501
@hodangaraad4501 Жыл бұрын
@@daudcade4174 😂😂😂😂
@OscarKeyow
@OscarKeyow 7 ай бұрын
Still 2924
@mrkhalidabdullahi7248
@mrkhalidabdullahi7248 3 ай бұрын
Adu 2022 ayad dhagaysatey mrkaleh annah igu yadda markale 2024 wakhtigu wa cajiib 🥸
@abdinourabdilahihirsi8379
@abdinourabdilahihirsi8379 4 жыл бұрын
Waagay soo baxday intii ciyaal school ahayd like ta aan isku aqoonsano🥰
@ruweydosabriye3416
@ruweydosabriye3416 3 жыл бұрын
Xasus😂😂
@munirabdiaziz4072
@munirabdiaziz4072 3 жыл бұрын
Cayal malcamad aha
@saedqozta5386
@saedqozta5386 3 жыл бұрын
form 3 secondry ban aha markay soo baxday 10 yrz baa ka dambaysy 2011ki alla muxu waqtigu ordaya
@liibaannuurcusmaan1518
@liibaannuurcusmaan1518 2 жыл бұрын
Sxb waayhu kala wacan
@IlwaadAbdurashiid4631
@IlwaadAbdurashiid4631 2 жыл бұрын
@@saedqozta5386 fasalka foman ayaa ahaa waqti iyo xasuus🥲
@Qezah-b7t
@Qezah-b7t 2 жыл бұрын
Inta hestan dhagesnjirty ayagoo 15jiro ah ilaa hdana single ah isoo raaca 😪💔😪
@mukhtarwaran6597
@mukhtarwaran6597 2 жыл бұрын
isku da a ayaan ahayn abaayo mcn
@mahadxasan4629
@mahadxasan4629 2 жыл бұрын
been maad shegin yaa ika sheeg balqis
@khalidabdiaziz2481
@khalidabdiaziz2481 2 жыл бұрын
Like me balqiza still am single
@Shirwac-u6x
@Shirwac-u6x Жыл бұрын
Bizinka maxaa ku dhigay
@mubaarikdhago4393
@mubaarikdhago4393 Жыл бұрын
Ma Zhegee Markaa😂Wakhtigazi Zhalaybu Ahaaye,,😂😂😂😂
@AhmeTt___136
@AhmeTt___136 2 жыл бұрын
Wakhti Aad u wacan ayuu ahaa markey so baxdey heestani 2010 🥺❤️🎶
@amaalxasanaxmed4824
@amaalxasanaxmed4824 Жыл бұрын
Like radis😂
@shaaficiAlikayd
@shaaficiAlikayd 3 ай бұрын
10 jir ayaan ahaa hadana 25
@Maliiziina
@Maliiziina 20 күн бұрын
​@@shaaficiAlikayd6sano ban ahaa ana😂
@mohamedabdullahi3081
@mohamedabdullahi3081 10 ай бұрын
I was suffering from internal stress . One of my workmate was listening it from TikTok, i decided to look for the song from KZbin. At least I'm feeling better. I wish to come back here i.a when I'm free from stress and internal pain
@cadaankudhiigleh
@cadaankudhiigleh 8 ай бұрын
I feel you dude go to the gym and start lifting weights it will cure you stress and anxiety without doubt ❤
@mohamedabdullahi3081
@mohamedabdullahi3081 8 ай бұрын
Alx I'm feeling better than those days . No situation is always permanent what you need to do is to relax.
@mohamedabdullahi3081
@mohamedabdullahi3081 6 ай бұрын
Thanks ​@@cadaankudhiigleh
@hayatbushra7205
@hayatbushra7205 6 ай бұрын
Legend generalli 🫡
@nimcoabukar3182
@nimcoabukar3182 24 күн бұрын
@@mohamedabdullahi3081 Mohamed how you doing wllo i Hope you are fine❤❤❤
@CabdiraxmaanmaareeyeMaar-sg6mx
@CabdiraxmaanmaareeyeMaar-sg6mx Жыл бұрын
wakhti dherkadib sidayda hdad hestan dib uso boqtey like isaar pro wliga farxadku nolow aakhira janadii damanshad
@axmedcali3910
@axmedcali3910 10 ай бұрын
Hadaad heestan dib ugu soo laabato adoo murugaysan ama ciriiri nololeed dareemaya waxan ku leeyahay waxan waa aduunyo maalmaha aad joogto farxad ku waar kuna noolow noloshu kama xumayso taariikhda maanta waa 29/03/2024 ❤❤❤❤❤
@ShamsoCweli
@ShamsoCweli 9 ай бұрын
Amiin wllky sido kle mnta 3/04 /2024
@ShamsoCweli
@ShamsoCweli 9 ай бұрын
❤❤❤
@LayloCabdiwali
@LayloCabdiwali 9 ай бұрын
🎉​@@ShamsoCweli
@SharmaarkeCumar-yv5cl
@SharmaarkeCumar-yv5cl 6 ай бұрын
❤🙏
@nuurMaxameddaahir10
@nuurMaxameddaahir10 Ай бұрын
O
@wllashraf5734
@wllashraf5734 Жыл бұрын
Heestna waxey Eheet waayo lasoo maray waxaan ahaa nin gacanta laga hayyo hadane xasuus gooni igu lee dahay dad waa dadkii hore hada dib udhageesato 2024 liik isaar ❤
@bosska_channel5038
@bosska_channel5038 Жыл бұрын
2010 Gabdh walashay ah Nuzaiba la dhaho ayaa aad u jeclayd markay guriga hagaajinayso bay raadiyaha soo qaadan jirtay, barigaas Waxaann jiray 12 Waan yaraa, schoola waxaann ahaa fasalka grade8, iminka jaamacadii xitaa waan dhameyay, ilahay cimriga iyo cafimaadka hanoo barakeeyo.
@MohaIbra-lo8jm
@MohaIbra-lo8jm Жыл бұрын
M.a wllke waa runta wlhi anigo yar oo gabar mayka ladhaho aan aad ujecla oo aan isla jogney beydhabo ayan aad udhegeysan jirey lkn calafkeyga mey naqon lkn alx manta wil iyo gabr ayan aabahoda m.a nolashe hore cml manaso mari donta
@farxiyoindhoyare-cm1xn
@farxiyoindhoyare-cm1xn Жыл бұрын
Ma guursatyy funny😂❤
@Qani...0204
@Qani...0204 Жыл бұрын
​@@farxiyoindhoyare-cm1xn😂😂😂 Maya aniga isku diray abaayo 😂
@Coolgng4
@Coolgng4 Жыл бұрын
Ane markas 7 jir aha 😢😮
@Baxaar-g9i
@Baxaar-g9i 10 ай бұрын
Amiin abayo
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 3 жыл бұрын
heestan ya so boqdey 2022 sideyda👋
@xusenmaxamedcali164
@xusenmaxamedcali164 2 жыл бұрын
Hadaaaba dhegysanoya adna 2 daqiiqo kahor dhegysanyeay hhh
@falastiinhassan7080
@falastiinhassan7080 2 жыл бұрын
Me😂😂♥️
@ishakabdirahmanmohamudwizz5003
@ishakabdirahmanmohamudwizz5003 2 жыл бұрын
Hadda dhageesnyaaaa
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 жыл бұрын
@@xusenmaxamedcali164 👍
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 жыл бұрын
@@ishakabdirahmanmohamudwizz5003 👍
@Efootball_21-Q
@Efootball_21-Q 10 ай бұрын
Old is gold hesstan wagii schoolka an dhiganaye qfto an jcla ayan isku qadi jirine wn xasusta 2016😢❤
@123jaabir
@123jaabir 10 ай бұрын
😂wallee
@Hassan_Turki
@Hassan_Turki 5 ай бұрын
It's 25 Aug 2024 let's see how many legends are listening to this master piece🤞🇸🇴🇹🇷
@Dailyword862
@Dailyword862 Жыл бұрын
this is the first song I hear in my life 2010 I remember it was my first journey kismayo to Mogadishu 5 days journey I never know even how to read anything, but eventually today I search and I'm enjoying that old memories. guys wish your long live.
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 3 жыл бұрын
Heestan safarka ayay ku macaantahay waliba laxanka heeska 2010 baan dhagaysan jiray Baabuur hadana Vancouver Canada 2022 waqti orod badanaa
@yaasiinjimcalexasan4291
@yaasiinjimcalexasan4291 2 жыл бұрын
Wllh waa kula mid ahay zxp
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 Жыл бұрын
Aad iyo aad ❤🎉
@omarosman9146
@omarosman9146 Жыл бұрын
Haa wllhi
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 Жыл бұрын
Aad iyo aad Beat ka inaba Caadi maaha
@hassanabdirizak9423
@hassanabdirizak9423 7 ай бұрын
War sxb imika anigaa Aad u daarta weliba waxaan kaxeeya laylo calaawi xamar to galkayo la aanteedba heestaan ma kaxeeyo gaadhiga dhalinyarada xitaa ila yaabtay 😂 salan sare sxb
@Fike27
@Fike27 Жыл бұрын
Still listening 7 January 2024 Old Is Gold ❤😍🙏
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 3 жыл бұрын
Alle maxa waayo so jagay 2010 ayaan dhagaysano jiray haddana waxan joggan 2021 aduun iyo xaaalkiii inta xasuusta kugayshay like hayla dhafin
@OmarsalaadCiise
@OmarsalaadCiise 3 ай бұрын
Xasuus walhi hada xagee abayo
@NimaAli-nx8up
@NimaAli-nx8up 3 ай бұрын
​@@OmarsalaadCiiseAbayo aa wa nin Abayo kaa cararte😂😂
@OmarsalaadCiise
@OmarsalaadCiise 2 ай бұрын
​@@NimaAli-nx8up 🤣🤣🤣 sxp sawirkaa iimuuqdy magaca ma fiirin
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 Ай бұрын
😂😂😂 ​@@NimaAli-nx8up
@hamseabdi9019
@hamseabdi9019 Жыл бұрын
Caalamka heesaha anigoo dawaafaaya ayaan heestan caawa Soo booqday!. Waxaan ku sugan ahay London oo aan safax yar oo gaaban ku joogay, aroorta hadii Alle idmo carro maraykan ayaan u safrayaa, waanan sii dhagaysan doonaa heestan qiimaha badan!!. Xusuus 2010. Soomaliyed yaan jannada la innooga dheerayn!!.
@MaxasmedAbdi
@MaxasmedAbdi Жыл бұрын
😂😂😂
@m.c.c807
@m.c.c807 3 жыл бұрын
Qalanjadii aan uqaadi jiray alle haunaxariisto🥺🥺🥺😭😭😭😭💘💘 Aaaaamiiiin🤲🤲🤲🤲✌
@inahusein9316
@inahusein9316 3 жыл бұрын
😥💔
@faadumomaxamuud7632
@faadumomaxamuud7632 3 жыл бұрын
Ax😭💔🥺aamin🤲
@xasangalbedcilmi389
@xasangalbedcilmi389 2 жыл бұрын
😭😭😭
@maymoonfarsan1273
@maymoonfarsan1273 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 aamiin
@shabelechanal7868
@shabelechanal7868 Жыл бұрын
Amin walal😭😭😭
@Attoor9
@Attoor9 Күн бұрын
From tiktok gacanta taaga 👋🏽
@aaminaali972
@aaminaali972 3 жыл бұрын
Intiii 2010kii nokiya ku dhagaysan jirtay like dhac ku siya 😀
@EngineerCalisaalax
@EngineerCalisaalax Жыл бұрын
Heestan wlshey oo dhalada ka dawaneyso malin duhur eh baan bartay 2011 aheed 😢anago dagal ka soo labanay xiliga muqdisho lagu so labanayay manatana alxm nin 22 jir ah ban ahy wlsheyna hda america jogata miss you abaayo ❤
@abdirisaaqcismaan6376
@abdirisaaqcismaan6376 3 жыл бұрын
Sep 2010 habeenka ay soobaxdey ala maxaan marqaasana qaad macaan ayaan cunaayay habeenkaas legend aya uunba fahmikara jawigaas
@zuuzbaari7908
@zuuzbaari7908 2 жыл бұрын
😄😄😄hada ma cunta weli
@dura4951
@dura4951 2 жыл бұрын
Wawarey 🤣🤣🤣🤣
@yaasiinjimcalexasan4291
@yaasiinjimcalexasan4291 2 жыл бұрын
Wllh waa fahmay marqanka
@safwanahmed59
@safwanahmed59 2 жыл бұрын
Legend umafahmi karaaa marqaam micnihisa
@mukhtarwaran6597
@mukhtarwaran6597 2 жыл бұрын
xariirad somAliland ayaanku dhagaysan jirey 2012 wlhi xusuus gaaara ah kama daalo waxaànku xasuuustay gabadh aanla sheekaysan jirey ayaaa aad ujeclayd WAXN MAANKAYGA KABIXIN AROOSKII WLSHY IGA WYN AYAA HEESTANI KASOCOTY ama laga daaray 2012
@cabdibasidsiciidxuseen2702
@cabdibasidsiciidxuseen2702 11 ай бұрын
2024 Who is here😂👍
@sulee5436
@sulee5436 9 ай бұрын
😂😂😂
@Shortss887
@Shortss887 9 ай бұрын
War hystaaN ma Duqowdo qllaHi😂❤😢
@Maryamaaxmed-p9i
@Maryamaaxmed-p9i 9 ай бұрын
@Maryamaaxmed-p9i
@Maryamaaxmed-p9i 9 ай бұрын
@ibrahimismail7747
@ibrahimismail7747 9 ай бұрын
☝️☝️☝️
@Abdusamed_5
@Abdusamed_5 28 күн бұрын
Biri wa sanadka cusub 2025 ta I.a sanad cusub iyo cibaado suuban idin rajynaa Asxbta iga dambeyso🎉❤❤❤❤❤
@Mohsin_Abdirisak
@Mohsin_Abdirisak 6 ай бұрын
Xasuus qiimo badan 2010 aniga iyo xaaskayga janadii fardowso eebe ha geeyo 😢 iminkana aniga iyo xaaskayga labaad from toronto🎉
@SaabirinAbshir-s2m
@SaabirinAbshir-s2m 5 ай бұрын
😢😢ilahy ha unaxriisto
@camalegeedi
@camalegeedi 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢
@Qani...0204
@Qani...0204 Жыл бұрын
Gabdaha somaliyeed ee waqtigan heestan iney dageystan uso raadiyen Allow amuuraha usahal wa gabda qalbi ficane, abayo like isaar san isku barano walalka ahay❤❤
@ShamsoCweli
@ShamsoCweli 9 ай бұрын
Amin wllo mahdsnid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nawaafsomali
@nawaafsomali Жыл бұрын
It's 2023 ‚let's see how many legends are still listening this song 🎧 🎉💞❤️‍🔥
@worldnaturalscenery192
@worldnaturalscenery192 Жыл бұрын
Yes😂😂😂😂
@nafiisasaleebaan3562
@nafiisasaleebaan3562 Жыл бұрын
Me kkkk
@worldnaturalscenery192
@worldnaturalscenery192 Жыл бұрын
@@nafiisasaleebaan3562 ❤️
@KingXamaadaOfficial
@KingXamaadaOfficial 10 ай бұрын
Heestan wakhtigay soo baxday waxan ahaa Class 3🥺
@nurgibin4843
@nurgibin4843 10 ай бұрын
I'm present here on 18/3/2024.
@MowliidDiiriye-qw1ff
@MowliidDiiriye-qw1ff 8 ай бұрын
Also I'm still here
@ibrahim-p7b
@ibrahim-p7b 2 ай бұрын
heestan waxa dhagaysanayaa subax anoo imtixaan usocda taariikhdu tahy 3/11/2024 hada iga damayso like saaar😅😂
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Anoo 8 jir ah baan maqli jiray haddana 21 jir ahay haddii aad dawanayso heestan sannadkan 2024/01/26 legend baad tahay
@AyaaniitoMohamed
@AyaaniitoMohamed 25 күн бұрын
Wa malintii u horeysay ee sannadka cusub 2025 ❤🎉😊
@FaroBea-ef1dq
@FaroBea-ef1dq Жыл бұрын
Siyo A 😅😅markay so gasho hoyo wayna dhafin jirtay wan jeclen muze dariskena ilahay hau naxaristo wu iga hoseya darbiga u istagi jiray san ula dhagaysto jah long time old is gold wlhi😅😅😅
@Sayidsm
@Sayidsm Жыл бұрын
I can't understand but this beating is another level, love somali From Switzerland
@farhans__pey6584
@farhans__pey6584 3 жыл бұрын
Haben axad ah tarikhda 15 january 2022 jawi dagan qofteyda baa ila jogto alxm waline waxan ku jirne waqtigeena quruxda badanaaaa
@queenzuhayra1618
@queenzuhayra1618 3 жыл бұрын
Xasuus baad qoratahy ilahy wqti aad kuxusto hakusiiyo
@farhans__pey6584
@farhans__pey6584 2 жыл бұрын
Insha allah queen zuheyra
@Archyusuff
@Archyusuff 6 ай бұрын
makula jogtaa hada🥲
@shuaipjama6462
@shuaipjama6462 2 жыл бұрын
Yaraantaydii ano class 3 ban maqli jirey heestan wlhia xasuus waqtigaygi ugu qruxda badna waxa la dhaha yarantu wa cudur laga koro lakin waa farxad laga koro weynantu walhia waa cuqdad iyo murugo alle hanaga qade😭😢
@mubaarikdhago4393
@mubaarikdhago4393 Жыл бұрын
Xazuuz Wakhtiga Tagayow Zalaama Wllhi Ciyaalnimadii Wuxuu Ahaa Wakhti Farxadeed Nollow Zxp!!
@IlwaadAbdurashiid4631
@IlwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Haa wlhi been ma ahaan😢😢
@siciidali4034
@siciidali4034 Жыл бұрын
Heestan iyo musiceeda never get old 2012 south africa and then end of 2023 North Dakota United States viva dadka somali oo dhan i m proudly somali man !!!!!❤❤❤❤
@mohandahir.135
@mohandahir.135 7 ай бұрын
Same fargo 👊🏽
@abdullahitaajir2496
@abdullahitaajir2496 6 ай бұрын
I rem went I was in primary in 2009 3:59
@zakariyebootan3694
@zakariyebootan3694 Жыл бұрын
Anaka hestan 2010 an dhagaysan jirnay hadane 2023 an dhagaysanayna dadka dhan waxay so qorayan unforgettable songs that's dadka wawayn u dhahan hesihi hore aya shidnaa macnaha sidaan oo kale ayay dareemayan xasustu wa cajib 2010 mareegur galmudug Somali 2023 islii Nairobi kenya
@bashirahmed-to1bn
@bashirahmed-to1bn 5 жыл бұрын
Heestani xasuus gaara ayay iguleedahay aniga 2010 gabadhii aan uqaadijiray waqtigaa nakala kaxeeyay
@MilgoJama-bd8tt
@MilgoJama-bd8tt Күн бұрын
After I saw TikTok I came to listen whole old is old ❤
@ShujaacpoyShujaacpoy
@ShujaacpoyShujaacpoy 11 ай бұрын
Still 2024 😂
@xamdiibraahim6049
@xamdiibraahim6049 11 ай бұрын
Waxan dhaageysan jirey 2014 😢🥺❤️
@mohamedalitumbo8900
@mohamedalitumbo8900 10 ай бұрын
I'm still watching this video 2024
@Taaakeeye13
@Taaakeeye13 Ай бұрын
I will never forget wlhi heeestan markii igu horeysay aan maqlo memory aan meeel ka helay ayan waxaan galiyey talefan ay eedoday lahyd wlhi heeestan oo kliya ku jiraty saaan u dhagysan jiry dhiga ayan ka kenay 2011 ilaa 2025 aan KZbin ka dhagysanyo old is gold❤😮
@shapriter1
@shapriter1 Жыл бұрын
Xasus oo aah gawar aya iga tagty darufo addunyo dartet ani markas waxan jooge somalia 2011 hadhane wa 2023 waxan joga 🇺🇸 usa alx.
@HakimZayach-eo4hn
@HakimZayach-eo4hn Жыл бұрын
Waa xasusta sxbka iguweyn wlxi dumarkaa waxad ogatan qofka bidaadmka durufta lagumanocoo❤
@shapriter1
@shapriter1 Жыл бұрын
@@HakimZayach-eo4hn thanks walalkie
@FarahFarah-id6xu
@FarahFarah-id6xu 11 ай бұрын
Aduun adiga....2024 waa aduun kale😅... and 2013 was my year😊
@mubaarikdhago4393
@mubaarikdhago4393 11 ай бұрын
Ciyaal Zharma boy ma garan krn Wakhtigii heezkan
@ulidero8528
@ulidero8528 Ай бұрын
2025 who is here?😂
@othmanabdalamohamedadanabd1978
@othmanabdalamohamedadanabd1978 Ай бұрын
22/Decm/2024. 22:03habeenimo iyo safar😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@yahyecarfaaye2616
@yahyecarfaaye2616 Ай бұрын
Me😂
@SomaliComedyChannelhanadali
@SomaliComedyChannelhanadali 18 күн бұрын
Beenta joojiya 2024 aa waxaan soo qorteen anaa si saxa 2025 u joogo😂😂
@FaraxNour
@FaraxNour Күн бұрын
Hallow 😂😂
@RumaanWardi
@RumaanWardi 2 ай бұрын
Waxan dhageysn diray 2013 anigo dhigan jiray axmed gurey Waxan dib oku. Solabtay 2024/11/27❤ waqti fcn bu ahay waqtigas😢
@MurzalhassanYuusuf
@MurzalhassanYuusuf Ай бұрын
Hadda xitta wuu fcn yahay ee ka faaiideYso zxp.
@Cllahiisaaq
@Cllahiisaaq 11 ай бұрын
Maalin sabti Saacadu 8:47 AM tariq 02,03,2024 hadaa iga dambyso like 👍 👌
@mursalmahadadan4203
@mursalmahadadan4203 11 ай бұрын
Waxaan dhagaysanaya 15 bisha 2 2024 habeen khamiis soogalayso saacaduna tahay 9:50 daqiiqo hadiii ay dhacdo inaaad iiga danbayso sooboooqqo ooo like ha ila dhaaafin😢❤
@tanaadofficialchannel5599
@tanaadofficialchannel5599 4 жыл бұрын
Wllhi kama dhargo heestaan intii igu raacsan please like
@MohamedAbdirahnMohamed
@MohamedAbdirahnMohamed 4 ай бұрын
2017ki gabar aan aad ujeclaa mar ay iga maqneed ayan dhageysan jiray Alx hada waan is calfanay ubad aya Alle inoogu dheeqay markan heestan maqlo waayihii aan qofteyda kuwaalna ayan soo xasuustaa waxan Alle kabarya labo walboo si dhab ah isku jecel inay iscalfadaan❤
@axmedaadan7195
@axmedaadan7195 2 жыл бұрын
𝐊𝐚𝐦𝐚 𝐝𝐚𝐚𝐥𝐨 2022 𝐲𝐚𝐚 𝐢𝐥𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡☝️
@SharmaakeMuuse1234
@SharmaakeMuuse1234 10 ай бұрын
Heestan aadbaan iskaga jecelahay wlahi waxaan dhagaysanayaa habeeen Arbaca ah 5/3/2024 ramadaan waxaa ka hadhey 5 days inshallaah waxaan donayaa inaan arka comontigan markaan guulaha aan doonayo aan gaadho ayaan dib u eegi Inshallaah inaa heerka gaadhi kubada ❤ iyo waxbarashada ❤ schookna waa termkii dambe Form 4 class inshallah kii ku guulaysta alle ha iga dhigo GCES A+ ❤❤❤ like dhac ku sii bari kallahaaad
@WITAHOODIE-j
@WITAHOODIE-j 2 жыл бұрын
Memerize in my childhood maanta yaan soo booqday 12 sano kabcdi wakhtigu wa socda aloow cimri dheer baan ku waydiisany io dambi dhaf❤🤲🏻
@mahizey22
@mahizey22 Жыл бұрын
maanta sobooqday ana wllo😫
@Goat-Herrera-21
@Goat-Herrera-21 7 ай бұрын
Maanta ayaan soo booqday comment gaaga withaay ❤
@Mustaqbal-Tv
@Mustaqbal-Tv Жыл бұрын
13 years later, if you're watching this. You're a lagend.😍😍😍
@Zizouu94
@Zizouu94 5 жыл бұрын
2019.6.23. ya wali dhagesanayo ? Heestan xasuus igu qaali ah aye i thy my ex love aya jecleed 💔😔 , shamso wa qofta ugu horeesay Somalia arko da,deda Ka muuqan tolow manta xage ku dambesa ad aya u jeclahy dumarka da,doda ka muuqan o cafimadkoda ku dadaalo 😋💙😍
@mohamedcasanyo2998
@mohamedcasanyo2998 3 жыл бұрын
Shamso london ayey hadaah joogtaa bro Da'duu Kama Muqaatoo Anagiii Kayareen Aya Gapownay Allow wkhtiguu U Ordayaaah Whll Heeztan Mrkay Sobaxday Wxaan Ahaa 32 Imikanaa 42 Ayan Ahay Alxmdll
@hajiomarabubakar5260
@hajiomarabubakar5260 2 жыл бұрын
Yey u dhalatey ama maqaaladee ka timid Shamso M. Foot
@bashiribrahim5689
@bashiribrahim5689 8 ай бұрын
Xasuus anigoo qalbi jawan , xabadii aan jeclaana layga guursaday shiidna ilkaha kusocday . Alla maxay nolosha iyo waqtigaba kula tashan. Calafkana waa meeshiis. Yaa Wali dhageesanaya May 5th, 2024.?
@anfcaxeylebotan2163
@anfcaxeylebotan2163 10 ай бұрын
xosesbe igo tahey😢😢😢😢 hestan ano yoor odogsii dhiktoo aya dhegesan jireey😢😢😢 2012 hdana 2024😢😢😢😢😢😢 maliin jimcaa ah😢😢
@123jaabir
@123jaabir 10 ай бұрын
😂salmn😊
@Af7maracade
@Af7maracade 16 күн бұрын
Who is here in 2025😂
@MahadNuur-u2d
@MahadNuur-u2d 11 ай бұрын
Old is gold still IAM watching 2100😂❤
@Justabdi0
@Justabdi0 2 жыл бұрын
I’m Still Watching 13 june 2022 😍❤️
@AhmedMohamed-lc3zd
@AhmedMohamed-lc3zd 2 жыл бұрын
Like wise cde
@asmaasmadagan2281
@asmaasmadagan2281 2 жыл бұрын
It's 2 August 2022
@hanad___pandz2837
@hanad___pandz2837 2 жыл бұрын
l .am still watching 6 Oct /2022
@zuhaipmohamed8787
@zuhaipmohamed8787 2 жыл бұрын
Still 14 August 2022
@deeqoismail4905
@deeqoismail4905 2 жыл бұрын
Still 2 November 2022😂
@Aisha-A45
@Aisha-A45 Ай бұрын
Who is listening 2025 😍🔥
@ayanbule4582
@ayanbule4582 Күн бұрын
Me😂
@saadisportsofficial4321
@saadisportsofficial4321 Жыл бұрын
Never gets old 😢old memories fades again 😊
@AxamadCali-r2y
@AxamadCali-r2y Жыл бұрын
Hgccf
@Sakariye717
@Sakariye717 Жыл бұрын
Habeen salaasa ah oo taarikhu tahay 9 october 2023 fikir ayaan la jiifsan lahay iskuul waan dhameeyey hadaan noloshii dhanta ahayd indhaha ukala qaadey isoo fuceeya intii aragta qoraalkeyga😢😢
@ShaficiAbdirisaq
@ShaficiAbdirisaq 11 ай бұрын
Zxp hal sano ka horeyey 2022 school bogay lkn Ila hda fikiroya nolosha rental ah school Marka bogto kubilamane nolosha school fake waye 😮
@halfwolf.
@halfwolf. Жыл бұрын
The only Somali song i used to listen for over 10 years, this shit hits different wlhi 🥲, SOMALIA HA NOLAATO 🇸🇴
@sharuuuothman2844
@sharuuuothman2844 Жыл бұрын
Hanolaato Brother ✊️🇸🇴
@abdimahadyuusuf1900
@abdimahadyuusuf1900 Жыл бұрын
​@@sharuuuothman2844❤
@nunoow
@nunoow Жыл бұрын
Emotional comment❤❤
@farxiyadaahir4765
@farxiyadaahir4765 Жыл бұрын
Ĺĺ
@offinuroff8845
@offinuroff8845 Жыл бұрын
Ha nolaato 🇸🇴
@JabirAdan-nf3eh
@JabirAdan-nf3eh 7 ай бұрын
Who is watching 2024😂❤
@SamiiroMuhumed
@SamiiroMuhumed 3 ай бұрын
😂me
@shukricyat9961
@shukricyat9961 3 ай бұрын
Anii ❤🎉
@YusufMaxamed-v6q
@YusufMaxamed-v6q 2 ай бұрын
Me
@YusufMaxamed-v6q
@YusufMaxamed-v6q 2 ай бұрын
SamiiroMuhumed se thy
@abdiwahabshekhahmedxasbuna3487
@abdiwahabshekhahmedxasbuna3487 8 ай бұрын
Waxaan halkaan kasalaamyaa intii OKING mobile Chinese kawada dhageeysan jirnay 2011 come on ciyaalkii hore 6:03 Mogadishu wardhiigley Geed jaceyl 2024
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 Жыл бұрын
Who is listening in 2024 🫡🫡🫡 14 year ago😥
@naasiral1058
@naasiral1058 7 ай бұрын
Hees tan waxa igu danbaysay anoo ciyaala ugu danbayn cawan daawanayaa oo ay taariikhdu tahay 27/6/2024 haben jumce ah Heestan waxan jeclahay oo xasuus igu leh dhextaalka ah Karti rageed kalsooni aday kaliba kugu tahy waxa intaas idhihi jirtey gabadh aan aad isu jeclayn marwalba aan kulano ama aan sheekaysanayno way igusoo celcelin jirtey yadoo igu luuqaynaysa maantana america bay joogtaa oo dagantahy eebe ha xifdiyo awlaad wanagsana hasiiyo ana wali sigal ahay somalia dhextaaganay😢😊
@salmaanmaanka9714
@salmaanmaanka9714 7 ай бұрын
Nasiib ku haku wacnado sxb
@naasiral1058
@naasiral1058 7 ай бұрын
@@salmaanmaanka9714 Amiin amiin zxp❤
@horayusocoofficial8936
@horayusocoofficial8936 Ай бұрын
caawa oo ay taarikhdu thy 2024/12/22 2:03 habeenimo waan qiilaya waxaana la qayilaaya asxaabtayda waxaan ku suganahay addis ababa mudo 11 sano leen ayaa sugaaye usa🇺🇲alx muraadkayga wu iiso dhamaaday waxaan baxaya 2025 bisha kowaad insha allh haduu alle nafta iidaayo marka xigta anigo usa 🇺🇲 jooga ayaan dhageesan doona
@axmedmaxamuud3175
@axmedmaxamuud3175 7 жыл бұрын
heestaan 2011 kii xusuus baan u hayaa waqti wacan o la so maray aduunyo goob ganacsi ayan Ku dhagaysan jiray Galkacyo xusus lama ilaawaan ah
@OmardhuLe
@OmardhuLe 11 ай бұрын
yAranTadii hAdad dhAgaYzan jirTayY hEezTan hAdana Aad zO BoOqTtayY 1 2024 Like ii zAar hAy dhAaFin pro And zizTter ♥️
@Karaama001
@Karaama001 Жыл бұрын
Old is gold berlin germany 🇩🇪 ku dhagesanYaa maanta waaYihii africa 🌍 baan dhagesan JirnaY aniga iyo saaxibaday lkn maanta waa lakala hayaamay
@maslaxtaraa2182
@maslaxtaraa2182 Ай бұрын
Dhamaad ka 2024 yaa ila jooga oo halkaan so booqdey miraha macaan ee heeskaan like 😊😊
@Ruun-m5t
@Ruun-m5t 4 ай бұрын
Who is here 20024😢😂
@Mrwaryaa0
@Mrwaryaa0 Жыл бұрын
Rubnti ma ihi dadka dhagesta hesta lkn waxa isoo jitay video gabar marexan ah ay sarneed hestan magaceda labo haben iyo sadex malmod aya radinayey Heestan waxa an ku xushay music saran iyo inta ugu horesa oo ah inta ugu jiditanka badan Ilahow music Naga madawe Waxa an dhagysanaya habeen sacadu tahay 7:45habenimo Tarikhduna tahay 2023/5/24 Hadii ad tahay dadka akhriyey farinteda waxkhti badan kadib oo aan anigu dhintay i duce waa hdi an dhintay oo aan nolen in ilahay i danbi dhafo asalamu caylkun walalayaal somaliyey
@paxsadofficial5313
@paxsadofficial5313 9 ай бұрын
wx ka macaan ma arag markaas heeso hore dhageysaneysid ood waliba commentiga akhrineysid isagoo qof wlba Xasuusuhiisi hore kaga shekenayo❤️
@sadammahamuud
@sadammahamuud Ай бұрын
Wa habeen ad u qabaw baraf aya socda roobna a daya train ayan saran ahay xafada ayan u si socda shaqo ayan ka imi ad ban u dalan ahy waxan heestan dhagaysnya 10:29 dalka canada 🇨🇦 🍁 ❤❤
@maxamadaamusane6418
@maxamadaamusane6418 Жыл бұрын
No other songs can’t beat this masterpiece 😊
@abdullahiabdi9764
@abdullahiabdi9764 Жыл бұрын
bu
@mohanhuunle1904
@mohanhuunle1904 13 күн бұрын
who's listen 2025
@soomaaliudirir9760
@soomaaliudirir9760 4 жыл бұрын
.I am from pakistan.I doi,nt understand what they are say but i love this song and all songs of somalia and people
@abyanabyan1477
@abyanabyan1477 4 жыл бұрын
Thank u
@yahyehamud208
@yahyehamud208 3 жыл бұрын
Saadambana I’m from janjeeria kuso qoro
@aka.commando
@aka.commando 3 жыл бұрын
Mayee i,am from Israel 😂😂😂😂
@saedqozta5386
@saedqozta5386 3 жыл бұрын
@@aka.commando var bad ku soo qabatay 🤣🤣
@dekaabdi113
@dekaabdi113 3 жыл бұрын
Thanks
@abdikanimario3524
@abdikanimario3524 9 ай бұрын
Heestani waxaan safar anigoo ah dageysanaaayay mudo isbuuc ah anigoo ka cajisin walahi Anigooo safar ugu socdho south africa sanadkii 2017 Alla waqtigu qurux badnaaaya 🥹🥹
@Ridwan-jo1wc
@Ridwan-jo1wc 6 жыл бұрын
28 September 2018 Muqdisho Somalia Sayid Hotel 12:54am From Hargeisa Somaliland
@faatinadam5755
@faatinadam5755 5 жыл бұрын
Ridwan Adam 24 september 2019 Hargeisa somaliland
@duceysane-pp1vu
@duceysane-pp1vu 5 жыл бұрын
Tllow qofkan san u hdlayo hda ma nolyhy 🤔🤔🤔🤔 war iso jeb hada noshahy
@King_laacib
@King_laacib 4 жыл бұрын
@@duceysane-pp1vu ar adi naftaadu hal sanaay kaa dambeeye adigu ma noshahay🥰🥰🙏iso jawaab
@maxamedakram1585
@maxamedakram1585 2 жыл бұрын
@@King_laacib Adiga qudhaadu hadaad nooshahay iiso jawaab
@WariifYare
@WariifYare 9 ай бұрын
​@@maxamedakram1585 adi Qudhaada Mano shahay iso jawab 😁
@gulethsaid7972
@gulethsaid7972 23 күн бұрын
Bilawga sandka 2025 Yaa ila joogo oo midhaha macaan Ee heesta like 😮😊
@axmedyariisow5221
@axmedyariisow5221 23 күн бұрын
Waa lugula joogaa😂
@mubaarikdhago4393
@mubaarikdhago4393 Жыл бұрын
Heezkan Xazuuz Dheer Ayay Igalizaa Waxan Dhageyzan Jiray Ano Runtii Aad U Da`yar 2009 Duuruufta Waayuhu Aad Ayay Iigu Adkaayeen Waayo Waxan Ahaa Qof Duruufo Badani Ku Gadaman Yihiin Wllhi Waxaa Dareemi Kara Qofkii Kali Nimo Kuzoo Koray M.Allah Allaah Ayaa Madad Izka LeH,,,😭😭😭
@nicmoaxmed3290
@nicmoaxmed3290 Жыл бұрын
Kali nimo waa xanuun wllhi
@CaynaanDaahir
@CaynaanDaahir Жыл бұрын
Sorry Sxp 😭😭😭😭😭
@CismanAbdi
@CismanAbdi 8 ай бұрын
Xanuun weye kalinimo inaad ku korto lkn aduunyo waa cibra qaadasho guul wcn insha AllaaaH Zxp😭😭😭😭
@NasricllahiCabdi-c1j
@NasricllahiCabdi-c1j 4 ай бұрын
Wllhi waa xanuun inad family la aan korto 😢😢
@LuckyHazzen
@LuckyHazzen 2 ай бұрын
😭😭😭😭
@akedirahmedlixle9001
@akedirahmedlixle9001 2 жыл бұрын
3:28 Abaaro From borama Ardey Jamacaded waxan Fursad u HelaY Heestan Inan Dib uso Raadiyo Runtii Waliba Anigoo Caawa Xalad Yar Oo Line Ah Iga Maroorsan tahay Ilahey Ha Ii fuDudeyo Aamin Dhaman Inta iga Dambeysa Ducada Igu Deeqa Walalayaal mahad Sanid😋🤎🙏💪
@Salahfarah1
@Salahfarah1 2 жыл бұрын
First jacayl aan sameeyo ayaa qofteyda ii qdi jirtay🥺 sanadu marku aha 2013 xasuusteda ayay ii ahayd hestan maryan hada ima arki kartid😰 lkn maryaney wali kuma ilaawin xppi goankadi qaldana ee tahriibta aha wuxu noqday mid aan ka shalayno labadenuba😰😭 adigo kale wali waan sugaya la kulankeeda😭
@Malapo22__
@Malapo22__ 2 жыл бұрын
Xageed jogta wllka hadeer haben kasta waan ilmeya dartiiza isaguna danahiisa ayuu iska wataa illhw gumaysi jacayl iga saar 😭😭
@maymoonfarsan1273
@maymoonfarsan1273 2 жыл бұрын
Walalo miyay kaa dhimatay
@BaryareMuhumed
@BaryareMuhumed 4 ай бұрын
Still I am watching 12- 9- 2024❤, who is watching?
@sumayoismail6961
@sumayoismail6961 Жыл бұрын
Heestan ano 7sano jir an maqlay marki igu horesay markan ceelasha kaso qaxeene wan xa radi jiray qof dhagesanayo si an u dhagesta iyo heesihi xiligas so baxay waxan xasuusta 2012 ciidi aheed cidan dariskena waxe kensaden samecad maalinti dhanka u gurigoda daradena ka xiga an fadhiyay 😂😂😂 hada Heestan 4 maalin kaligeda an dhagesanayo ❤❤ like sar bal san mar walbo u imado 🫶🏻😂
@sumayoismail6961
@sumayoismail6961 Жыл бұрын
@tomleeali ashtagfurall hada ma fcnthy
@sheekhmaxamadshaafi7563
@sheekhmaxamadshaafi7563 Жыл бұрын
Waa hbeen Talaado ah taàriikhdu waa 04/7/2023goor sheegtu waa 12;00 oo gaw ah waxaan ku suganahay goobtayfiii shaqada oo ah jigjiga intranational hoteel Hadaad aragto faaladayda alle inoo waydii inuu janada inagu kul miyo mahamad shaafi diyo from dhagaxbuur ogdenia
@MAHAD1272
@MAHAD1272 Жыл бұрын
Gabagabada sanadka 2023 8/3/ Duhur 1:04 Mallin Qamiisaa "Heestan Dusha ayaan ka aqaanay mooye waligay madaawan mana dhageesan lkn maanta ayaan nasiib u yeeshay inaan Daawado oo dhageesto awal dadka ayaan kamaqli jiray❤😊 Hormar wacan somali yeey like isaar si aan usoo xasuus to comment gan Saaxibayaal❤ Mahad sanidiin
@Nagma-1d
@Nagma-1d Жыл бұрын
😂😂ma sanndka 4bilood hadheenba gabagaba😂😂
@dahirsiyad3876
@dahirsiyad3876 Жыл бұрын
Who's still listening 26 January 2024 ❤
@khalitahmed5715
@khalitahmed5715 4 жыл бұрын
Heestan WaxaY Soo BaxdaY 10 YearS AgO Intaa Halkee Ku Qamnaa Waa Yaabee Wlhi Waa habenkii IigU Maqal HoraYsaY HeestaN Aad iyO Aadka U MacaaN Datekuna Waa 🙈 11:27 sat 12 Dec Jost NoW
@badriakuseyla6064
@badriakuseyla6064 4 жыл бұрын
Hhhhh
@khalitahmed5715
@khalitahmed5715 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@saedqozta5386
@saedqozta5386 3 жыл бұрын
kkkkk berigas wad yarayd mobileka waa laga ilalin jiray adiga zxp ,anagu wanu dhagaysan jirny markays oo baxday
somali music Jooqle iyo Nimco Yaasiin C/ soo dhawoow aan ku dhowrto waligey
10:45
iidle yare 2013 dareen Official Song By Aflaanta Studio HD
5:34
Aflaanta Studio
Рет қаралды 1,2 МЛН
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
Heeskii Haraad
6:35
eyeforaphoto Ruffluv
Рет қаралды 9 МЛН
COMA COMA LIVE | MANDELA NEW SONG 2025 |
2:47
BULXAN PRODUCTION
Рет қаралды 2,8 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4,7 МЛН
Heesta Sad iyo Calaf by Fu'ad Cumar iyo Farxiya Fiska (Second Version)
14:59
Alberto Renelletti
Рет қаралды 218 М.
Qoomaal iyo Maryan Mursal
8:53
mudaneiid
Рет қаралды 3,7 МЛН
Mahamoud Amoore iyo Samsam Ali Rooble - Maah Maah. by qardhab
7:46
djiabdoul
Рет қаралды 1,1 МЛН
sad iyo calaf diini&farxiyo
9:59
daadiroow21
Рет қаралды 642 М.
Abdi Shire Jama Jooqle iyo heesta Muna - Latest video
7:47
HimiloStudio
Рет қаралды 4 МЛН
FARXIYA FISKA OO HEES U QAADEY BASHIIR HANUUNIYE 2011 + LYRICS
5:42
FANKA MAANTA
Рет қаралды 4,8 МЛН
mukhtar osman    iyo   fadumo duur        new song     hodan
6:24
somalilanmh
Рет қаралды 4,6 МЛН
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН