Dahir madaxiisa dad badan shaqo waa looga soo buraa.
@FalastiinUpduqadirКүн бұрын
moryan burcad ah
@faisalmohamedabdulla3600Күн бұрын
Hhhhh imaanka allaha ku galiyo.
@khalidabdullahi5492Күн бұрын
Jeceelka ..... uhiili
@SalaadoJimaaleКүн бұрын
War heedhe marka hore bal fariiso.adigoo jiifa ha hadlin sedex kun oo aad gabar kula sheekeysatay ha ka hadlin.naagina haddii ay ku rabto cidina kaama reebi karto laakiin adigu ma tahay ninkii naagta hanan lahaa,waan iska jeclahay hadal ma ahan walaal bal hurdada ka toos.
@Seinab-pt7ioКүн бұрын
Nin yahow Ragga haceebeeyn, waayo halka Mar oo shukaansatay baa 3000kun ka badan. Teeda kale ma dhabarkaad ka jabantahay maad Fariisato.
@najmokuurya5034Күн бұрын
Kan wabaqay gabadhaas god hakuridin. Wana nimanka nagaha latitsado ayu uegyahay