FADUMA AHMED RAG IYO DUMAR 2013 OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

  Рет қаралды 715,263

Liibaan Jama

Liibaan Jama

11 жыл бұрын

EREYADII: CABDI CASOOD
LAXANKII: OMAR ADAN
CODKII: FADUMA AHMED
MUSIC BY: MOHAMED KARAMA
DIRECTED & PRODUCE BY STUDIO LIIBAAN
VOCAL RECORDING BY: MOHAMED KARAMA
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
SOOSAARIDII: STUDIO LIIBAAN
Liibaan Jama Website
studioliibaan.com/
Copy Right Liibaan Jama

Пікірлер: 639
@Nassinsoraan
@Nassinsoraan 3 жыл бұрын
2021 kama daalo dhagaysiga heestan
@noradinupdiqadirmohamed9323
@noradinupdiqadirmohamed9323 2 жыл бұрын
Qamarka wanu salamay indr
@abdikarimismail293
@abdikarimismail293 2 жыл бұрын
Qamarki heestan miyaa ila dareentay
@abdirahmansuudi9491
@abdirahmansuudi9491 Жыл бұрын
Qamar Suugaani baa yaabay 😢
@FuadOsman-tq7ex
@FuadOsman-tq7ex 3 ай бұрын
​2222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222222w22222222222222222222222222222222222w2222222222222222222222
@abdirahmanofficial5065
@abdirahmanofficial5065 3 жыл бұрын
Qof walbi wuu dhimanayaa waxaa laga yaabaa caawa fariintaan idin soo qoraayo inaan habeen danbe arki doonin fariinteeda maamo faadumo Axmed dhimbil aan u duceyno Naxriistii jano allah ka waraabiyo iyo dhamaan inta muslim Amiin yaaraabi 😭😭😭🤲🤲🤲🤲
@khadirabdirahman302
@khadirabdirahman302 Жыл бұрын
Aamiiin Aamiiin allaw unaxariiso
@nuuraabdirizak2083
@nuuraabdirizak2083 Жыл бұрын
Aamin allow u naxariiso😢
@eng.ahmeddeikholujoog7837
@eng.ahmeddeikholujoog7837 Жыл бұрын
Rabi naxariisti jano ha ka waraabiyo
@mohamedmohamoudaden757
@mohamedmohamoudaden757 Жыл бұрын
Rabi naxariisti jano haka waraabiyo maamo fadumo Axmed dhinbiil
@hanatcade7015
@hanatcade7015 Жыл бұрын
Amiin
@abdulahiroble9837
@abdulahiroble9837 3 ай бұрын
Still watching 2024
@abdikariin_ak
@abdikariin_ak 4 жыл бұрын
Tani waa heestii ugu dambeysay faadumo axmed dhinbil allaha unaxariisto maamada runtii waxa ay aheyd indhaha bulshada soomaaliyeed 😭😭😭😭😢
@guliedhuman3212
@guliedhuman3212 4 жыл бұрын
online chanel hadmay dhimatay walaal
@qisasduniya1053
@qisasduniya1053 4 жыл бұрын
Gulied Forlan 2018
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
@@guliedhuman3212 bishii may 2018
@guliedhuman3212
@guliedhuman3212 4 жыл бұрын
Abdimajid Ali Sax wll ilaahay ha u naxariisto
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
@@guliedhuman3212 Ina adeer wlh fanaand qaali ah bey ahayd si xoog ahna waan utaageerijirey Heesaha soomalida kuwa aan ugu jeclahay midkamid ah ayey qaadey QANIINYADA ABEESADA ayaa ladhahaa
@user-dz7iu3by8q
@user-dz7iu3by8q 11 ай бұрын
Samaan iyo radinted Dadaan rabin baa dhashoo Naflihii raaxada jecla Rasas baa lagu jala ❤ Allow u naxariso🤲
@axmeddaahir2005
@axmeddaahir2005 2 жыл бұрын
2022 yaa dhagaysanaya alla ha unaxariisto maamada 😥
@mohamedhaaji3898
@mohamedhaaji3898 4 жыл бұрын
2020 Yaa dhageysanaayo allow kuu naxariis
@aminaahmed3779
@aminaahmed3779 4 жыл бұрын
Aaamiiin hadapeyba iigu horeyso heesta io marxumadaba allow unaxariiiso dambigena udhaaaf
@sucdidagan2200
@sucdidagan2200 4 жыл бұрын
ani may dhimatay
@sagalsamolifestyle9261
@sagalsamolifestyle9261 3 жыл бұрын
aamiin yaa rabi 🤲🏾🤲🏾🤲🏾😢😢😢
@kingkhaalid6827
@kingkhaalid6827 3 жыл бұрын
2021 dhageysanaa😂😂
@xafsasaciid9559
@xafsasaciid9559 2 жыл бұрын
@@kingkhaalid6827 2022 dhagesanooya ani
@ahmedabukar5449
@ahmedabukar5449 4 жыл бұрын
Emotional song wlhi 2020 hda dhagaysaneysid like dhac kusi
@muktarseid7584
@muktarseid7584 2 жыл бұрын
This Song is so Motivational for the Somalis if they can understand, we are different generation we have to change the way. Our old ancestors fallow. We have to understand that we are all Somalis and not Clans.. Somalinimo Is better then clan, this clans system empowers the leaders and neglect the nation✌️✌️✌️
@nimanassan8009
@nimanassan8009 Жыл бұрын
Edde
@zaidapdy1380
@zaidapdy1380 3 жыл бұрын
2021 hadat firzanezo uducey mamo fadumo alaha unaxarizte 🥺
@KhadarKeyow
@KhadarKeyow 8 жыл бұрын
awesome wllhi mamo fadumo so really songs dhacdo qiiro leh waaye iloved
@haashidaahir3550
@haashidaahir3550 3 жыл бұрын
alaha u naxaristo waa hees xaqiiq ka hadleyso “Naflihi raaxada jecla rasaas balagu jaraa” 😢
@hassanisack6834
@hassanisack6834 4 жыл бұрын
2020 yaa weli dhageysanoya markii xalka sii xumadey
@wasiiradahaweenka9087
@wasiiradahaweenka9087 4 жыл бұрын
hassan isack me
@hassanisack6834
@hassanisack6834 4 жыл бұрын
Allow sahal wlh xlka
@maqoslemaquuste9089
@maqoslemaquuste9089 4 жыл бұрын
Me walh waa hees wax run ah ka hadlay. Maanta ka hor ma maqal heestan
@engshaficiahmedqurbaawi9447
@engshaficiahmedqurbaawi9447 4 жыл бұрын
Aniga wlhi cawa heestan qorayaa inan statiska messengerka so dhigaaaaa rabaa
@habimacane8116
@habimacane8116 Жыл бұрын
Tuesday 24 January 2023 mapa ilopo hestan sbbtuna xaqiiqo ayay ka hadleysa raxmaanku ha inoo sahlee rag iyo dumar la isma dhaamo riyo aya lagu wada jira😪🙄
@abdallahibrahim9131
@abdallahibrahim9131 7 жыл бұрын
hestan wa qiso dhab ah maamo fadumo ninkeedi hore waxa dilay rerkiisa cidna kama hadlin dilkiisa iyaduna hesta sidas bay u dooratay hestu wadani ma ahan dhaqanka yurub na kama hadlayso
@shekirsaied3283
@shekirsaied3283 3 жыл бұрын
Heestan ma aha saa mooday ee ismaaci oamr geele bay kusocotaa
@juguxzay
@juguxzay 3 жыл бұрын
@@shekirsaied3283 heesta waxeey qaaday iyadoo 30 sano jirto koleey 60 meeyadi ama 70 meeyadi KZbin ka eega marka Ismail waaga madaxweeyne maba aheeyn
@fatmaali4968
@fatmaali4968 3 жыл бұрын
2021 baan dhageesanayaa allah u naxariisto maamo faadumo😢🤲🏻
@abdiqadirabdikarim743
@abdiqadirabdikarim743 3 жыл бұрын
Amiin 🥺
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 2 жыл бұрын
Wllhi been ma ahaan waa waxa manta jirto wanaagi baa xumaan noqoday xumaantii wanaag baa loo badalay samaan iyo raadinteeda dadaa raabin baa dhashoo waa xaqiiq maaama faduma Allah haku naxariisto rabbi janada fardowso haka waraabsho waa galab jimco😭🤲🤲
@abdideck2328
@abdideck2328 3 жыл бұрын
joog joog hal mar faataxada u mar adigo raaliya 😪
@kkk-rh7hz
@kkk-rh7hz 3 жыл бұрын
Waxaan daawanooyaa caawa oo ah habeen arbaco ah Taarikhduna tahay 26/5/2021 Saacaduna tahay 9:16 habeenimo ah 2021 hadaa ila daawanesi like iisaar🙏🏾 naflahii raaxada jeclaa Rasaas baa lagu jaraa 😪😪Allow ku naxariiso maamo Faadumo Axmed dhimbiil🤲
@nidolzack7052
@nidolzack7052 3 жыл бұрын
Kula mid ahay same night dawanaynaa mar kale zami kayga thy Allaha u naxariisto mam da
@kkk-rh7hz
@kkk-rh7hz 11 ай бұрын
​@@nidolzack7052 Legend Waa ku Salaamay maanta baa dhib ugu soo laabtay waxaa aragtay reply aad baa ku Salamayaa Samigeyga sida aad sheegtay waxaa thy Samigeyga Sami waa ku salaamay🙏
@sukhranasir
@sukhranasir 11 ай бұрын
Heestan hada igu horaysa oon maqlay wan ka helay runtii lkn daqiiqad markan dhagaysto emotional ayaan noqonayaa aad ban u dhawacma hadan ma daayo wllhei kwrma arinkaas😭💔
@mohamedabdulkadirmohamed8557
@mohamedabdulkadirmohamed8557 2 күн бұрын
Sax wye 😢 emotional
@hooyoxaawa9448
@hooyoxaawa9448 11 ай бұрын
2023 inti dhagaysatay Waliba anoo murugaysan oo xidhidh ku fashilmay 😢 😢😢
@CaashoKiin-tl3qj
@CaashoKiin-tl3qj 11 ай бұрын
Hal malin lee iga horesay 😢sidkle ana malin kasto dhagestaa ilahay sidan si hanogu dhamo wllhi
@guledhamud1567
@guledhamud1567 9 ай бұрын
​@@CaashoKiin-tl3qjcalaacalka meesha kala taga gabdho 😅😂
@buyaka6926
@buyaka6926 3 жыл бұрын
08,03, 2021 I'm still listen May Allah have mercy in soul
@sacduushabdullah6048
@sacduushabdullah6048 3 жыл бұрын
Ya ila dhageysanaayo manta may26/2021 Wednesday sacadu 14:35 naflihi raxada jeclaa rasaas ba Lagu jalaa xaqiiq manta tagan hooyo mcn alle hakuu naxariisto 🤲🤲
@museamiin8537
@museamiin8537 3 жыл бұрын
ME
@mohamedhashihassan8194
@mohamedhashihassan8194 3 жыл бұрын
👌🏻
@ilkacase8212
@ilkacase8212 2 жыл бұрын
Alle haw raxmdo wll
@mohamedfuad3310
@mohamedfuad3310 4 жыл бұрын
Hooyade ayaa ku xasuust hooyo mcn miss you
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 11 ай бұрын
Gayaankii looma roona.. Xishoodkii waa la rarey.... Raxmaanku hainoo sahlee. Rag iyo dumar la isma dhaamo beerta lagu wada jiraa😢run badanaa Allow kunaxariiso
@cumardaahirshidane7328
@cumardaahirshidane7328 2 жыл бұрын
Hees iyo Badh💥🥇 Maamo Faadumo Alle janadiisii hakuugu deeqo🤲🤲 Gayaankii looma roona Xishoodkii waala raray Raxmaanku ha inoo sahlee Rag iyo dumar laysma dhaamo Riyaa lagu wada jiraa Rag iyo dumar laysma dhaamo Beertaa lagu wada jiraa.
@xamsemohmoud265
@xamsemohmoud265 2 жыл бұрын
barigii la qaaday heestan caruur ahaa xikmada heestu hada wakhtigan la joogo ka hadlaysa ilaahow khaatumo wanaagsan oori wanaagsan ubad wanaagsan Arsaaq wanaagsan ilaahow marinka ha iseejin 🥺☝️
@djcatooshproduction5523
@djcatooshproduction5523 2 жыл бұрын
2021 Wlhy Kama daalo Dhagaysigeeda From Tiktok Legend Liibaan Jama Bartaadaad Ku Salaaman thy
@jamiilojalaqsan2275
@jamiilojalaqsan2275 4 жыл бұрын
Samaan iyo Raadin'teeda Dagaal Qabiil Baa Dhashoo Naftii Raxaada Jecleyd Rasaas Baa Lagu Jaraa♡♡
@princesshoodo105
@princesshoodo105 3 жыл бұрын
Dadaan Rabin baa dhashoo weeye😜
@jamiilojalaqsan2275
@jamiilojalaqsan2275 3 жыл бұрын
kkkkkkk Adaa Saxan Mahad Sanid
@jabirzee8520
@jabirzee8520 Жыл бұрын
@@jamiilojalaqsan2275 😂😂😂
@a.suleiman9064
@a.suleiman9064 3 жыл бұрын
Hooyo quruxbadan bey ahayd rabbi haunaxariisto alahumma ameen
@adamnur4364
@adamnur4364 2 жыл бұрын
RIP ayeyo macaan!! you touched generations.
@Somalimusic564
@Somalimusic564 2 жыл бұрын
My boy adam ❤️
@adamfarah2065
@adamfarah2065 2 жыл бұрын
@@Somalimusic564 🙏🏽❤️
@azizmuktar5260
@azizmuktar5260 2 жыл бұрын
Wakhti badan kadib caawa waan raadiyey heesta 15 in kabadan waayo wali Somalia 🇸🇴 wax is badala ma jiro qabiil uunba wali taagan Allaw adaa wayn oo waaxid ah oo qalbiyadeena isku fur 🤲
@xafsasaciid9559
@xafsasaciid9559 2 жыл бұрын
Amiin yarabi
@kaamilomar7728
@kaamilomar7728 4 жыл бұрын
Allow ku kanaxariso momo😭😭🤲 waqit aduuntada socito 2020 covid19😭
@walalyacko9472
@walalyacko9472 3 ай бұрын
Been ma aha mararka qaar fanku waa cajiib inta ay sheegtay AUN fanaanada maanta waan aragnaa rag iyo dumar la isma dhaamo beerta lagu wada jira🥺
@abdourahmanmohamed8324
@abdourahmanmohamed8324 4 жыл бұрын
Allah ku naxaristo waa nolosha imika tagaane True story weeyan 🇩🇯🇩🇯
@mowlisyusufmatan
@mowlisyusufmatan 2 жыл бұрын
Xalal iyo reer ku dhiqi ribaa laga jecelyehe Raxmaanka ha ino sahle Rag iyo dumar leysma riya / berta lagu wada jiraa !!
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 2 жыл бұрын
Mama Fatouma Ahmed dhimbiil Allaha ku janeeyo Dhaxal iyo waano wad nooga tagtay walleh lagu ma illobi karo Astaan QARAN baa tahay 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 naxariista Ebee ayan ku baryay🤲
@hassansalad9259
@hassansalad9259 7 жыл бұрын
Heart-touching song with valuable Lyrics plus sensational voice Long life mama Faduma
@adamnur4364
@adamnur4364 2 жыл бұрын
I agree with you. Very emotional
@arafatsahardid1870
@arafatsahardid1870 Жыл бұрын
Naflihii raaxada jeclaa rasaas baa lagu jaraaa.... Qabiilku halkii usaraysay ayuu marayaa.... 2023... RAXMANKU ha innoo sahlee.. rag iyo dumar laysma dhaamo.....
@deeqaduni835
@deeqaduni835 Жыл бұрын
2023 still my fav song😢😢😢
@ahmedgurey1277
@ahmedgurey1277 Жыл бұрын
😢😢
@iqrocabdullahi1153
@iqrocabdullahi1153 Жыл бұрын
Seme 😢
@cabdirisaaqdhamme2932
@cabdirisaaqdhamme2932 6 жыл бұрын
Alle hawnaxariisto cawa ay taarikhdu tahay bisha may 24 .2018 waxa isoo gaadhay geerida faadumo axmed dhibiil oo ku geeriyootay wadanka turkey. Gar ahaan Istanbul alle hawnaxariisto
@zakimoud8566
@zakimoud8566 5 жыл бұрын
Allah yarxamu mama fadumo Ahmed dembil
@yaasmiinlove1281
@yaasmiinlove1281 4 жыл бұрын
Codku-100% Laxnku-100% Ereyada-100% Musica -100% ♡♡♡♡
@abdisamedmuse3364
@abdisamedmuse3364 2 жыл бұрын
2022 Baan dhagaysanayaa heestan mudadii iigu dambaysay 2013 dhowr mar oo universal T.V soo galiyay ayaaan ka daawaday anoo yar. Alle naxariistii janno haka waraabiyo Maamo Fadumo.🤲😥 Hees xasuus leh walahi cod iyo music qurux badan.✅🙏👏
@asmaabdulle9510
@asmaabdulle9510 Жыл бұрын
Ma nabad qabtaa sxb
@somalidamaanta6199
@somalidamaanta6199 4 жыл бұрын
2019 yaa ila daawanayo
@nacasdhargay5557
@nacasdhargay5557 4 жыл бұрын
Aniga
@caaliyaumucabas5308
@caaliyaumucabas5308 4 жыл бұрын
Maamo alle haku naxaristo😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲
@mohamedbasha5763
@mohamedbasha5763 11 ай бұрын
Gold old days! Sheikh Schools iyo noloshii bilaa mobilka ahayd, raaxo iyo jawi macaan lagu daray waxbarasho iyo ixtiraam. The good old days of Sheekh Schools
@suhurhussein7936
@suhurhussein7936 10 жыл бұрын
Rag iyo dumar laysma dhaamo riya lagu wada jira,Aww masha Allah Faduma :)
@shortfanny14498.
@shortfanny14498. 11 ай бұрын
Wan ku salamay 👋 9 Sano ka hor ayad commentiga bixinaysid hada zetahy
@ahmedmo2635
@ahmedmo2635 3 жыл бұрын
Rag iyo dumar laysma dhaamo walaahi 😭😭
@amiinsaleban7389
@amiinsaleban7389 Жыл бұрын
Heestan waxaan dhagaysay jiray waqti aan wajaale joogay oon kashaqayn jiray ilaa hadana waan dhagysanayaa xusuus gaaray igu leedahay 2023/5/5 20:11 fiidnimo
@khaderalta7661
@khaderalta7661 2 жыл бұрын
5/4april/2022 haben arbaca 2022 11:08 aduunyadu way ragaatay Rag iyo dumar laysma dhaamo beerta lagu wada jira From Burao somaliland we love you for ever All oFF them somali weyn sinjiga na mideeyay Alle hamiyadeno bila macasiya haynoo Rumeeyo iinoso duceeya wadka waa loo siman yahay hadan doono maba nooli 💖 nooli kulanteed markalan dawadan replay isuso gali doona insha allah maca salaama asxaab iyo waalid iyo walalbow💟😍💖🖐
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 2 жыл бұрын
May Allah grant her in Jannah firdaus.🙏 Absolutely true said by Fatuma Ahmed Dhinbiil!
@hasmadtiktoker1608
@hasmadtiktoker1608 11 ай бұрын
When did she die 😢
@mcafricamusic4244
@mcafricamusic4244 6 жыл бұрын
Runtii heestan Qiiro ayee ii gilisay Waan ka helay 🎶🎶🎶🎹🎹
@hanuumymohamed2331
@hanuumymohamed2331 7 жыл бұрын
my song hadayna muusigu dmbi ahen dhagahaba kma saaren hestan
@muktarseid7584
@muktarseid7584 2 жыл бұрын
The best song I have ever heard this is my first time.. Allah hoyo cimriga haw dheereyo
@amo8725
@amo8725 4 жыл бұрын
still 2020 ayn dawanya ayado quarantine lagu jiro
@ilkacazzetv8175
@ilkacazzetv8175 7 жыл бұрын
Mamo alle hku sharfo really rag iyo dumar berta lagu wda jiraaaaa😉😂😂😂
@mohamudsiyad3808
@mohamudsiyad3808 11 жыл бұрын
KK waa run xaqiiqdi! Ragg iyo Dumar beertaa lawada galay
@yaasirkhalif7540
@yaasirkhalif7540 4 жыл бұрын
18 - 11-2019 ya ila dagesanayo ✌️
@iamqueenrayan9119
@iamqueenrayan9119 2 жыл бұрын
Ala hestan maxan donyay wlhi❤❤❤ilove you mamo mcnto wlhi hesatan waxey shekesa wacyika hada jira
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 4 жыл бұрын
Allow ku naxariiso legend mamo fadumo ahmed 2020 👌🏽
@rdiwanjirde2160
@rdiwanjirde2160 2 жыл бұрын
Omg am crying 😢 Absolutely 💯
@sahromaxamed3198
@sahromaxamed3198 4 жыл бұрын
Aduunyadu way rafaday waqtigu wuu rad cadyahay that is true wlahi 😥😥😥😥
@idilhassan8313
@idilhassan8313 8 жыл бұрын
vive fadoumo ahmed nabil cadowgegu hajabo mahawalilaha qaran bay uhesta wa lamagaran jir o joog
@deeqziboy3744
@deeqziboy3744 4 жыл бұрын
Walahi sxp wan vicanahy heestan caadimaha love mom
@mohamedabdullahinuurarab160
@mohamedabdullahinuurarab160 7 жыл бұрын
what a lovely song. Gayaankii looma roona. Rag iyo dumar la isma dhaamo beerta lagu wada jiraa.
@MrJamaal05
@MrJamaal05 11 жыл бұрын
True walaahi, Ina kama caadi heestaan love it
@redsandempire7389
@redsandempire7389 2 жыл бұрын
Anoo beerta hada ku jira ayaan dhagaysanayaa
@khadijaali9045
@khadijaali9045 2 жыл бұрын
This is so accurate, it's scary there's no more dignity in Somali love now its finish.🙄😔 Mamo faduma Ahmed
@libaaxyare4902
@libaaxyare4902 2 жыл бұрын
Kiitos eiti
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 6 жыл бұрын
Waa cajiib walaahi erayada heestan iyo sida fcn ey faadumo u qaadayso. Waa hees wacyigalin ah
@user-kl7fr2dw7u
@user-kl7fr2dw7u 11 ай бұрын
Ilaahow kuu naxriiso Maama😢😢😢😢😢😢😢
@ubaheeyy9411
@ubaheeyy9411 4 жыл бұрын
Ilahay ha unaxaristo iyada iyo ummda nabi maxamad ba 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽😭
@abdirahmanabdilleh8776
@abdirahmanabdilleh8776 6 күн бұрын
Ilaahay ha u naxariisto oo dambigeeda ha dhaafo marxuumada.Aamiin aamiin🤲
@cabdirahiimyusufmcn7656
@cabdirahiimyusufmcn7656 4 жыл бұрын
Yaa maanta. Oo axada dhagsysanaya 12/7/2020 sacadu 13:30 / aniga 12/12/12/ wakhti xasuus ah 🔥🔥
@dhiigaofficial4948
@dhiigaofficial4948 2 жыл бұрын
5/8/2022 Hapen jimco sogaleyzo Saacada 12:00PM I am still listening this heart touching Mama janada. Alh nagu kulmiyo
@asmaabdulle9510
@asmaabdulle9510 Жыл бұрын
Ma nabad qabtaa sxb
@saniashakir1876
@saniashakir1876 6 жыл бұрын
so beautiful best song ive ever listened to
@ladanismael899
@ladanismael899 10 жыл бұрын
wa run waxaad ka hadlaysiid Fadumo Axmadey
@zharmakegaraad1654
@zharmakegaraad1654 6 жыл бұрын
Who is watching 2013 up to almost 2018.....real song.
@abdirahmanahmed8030
@abdirahmanahmed8030 6 жыл бұрын
Zharmake garaad 🙌🙌
@mubariksaed7209
@mubariksaed7209 4 жыл бұрын
Still listening 👂 2020
@abcd-md6lp
@abcd-md6lp 3 жыл бұрын
2020
@abdihakimmohammed7974
@abdihakimmohammed7974 3 жыл бұрын
abdirahman Ahmed ä PP
@abdihakimmohammed7974
@abdihakimmohammed7974 3 жыл бұрын
DAVID BECKAHM püppüüüü
@ahmetraabi351
@ahmetraabi351 8 жыл бұрын
Tress belle voix bravo mamo fadumo ahmed dhinbiil runtad ka hadashey Berta lagu wada jira allow sahal amuraha
@admodida8217
@admodida8217 10 жыл бұрын
THE SONGS IS TALKING ABOUT THE REALITY OF TODAY'S LIFE
@geelraace99
@geelraace99 10 жыл бұрын
islaanta ha eegina ee waanada qaata iyo tilmaanta wanaagsan islaan kulaha ayaa idin og idinka madaxa waa weyn mesha so dhigayo mid yar iyo mid weyn alle wuu joga marka u duceeyo kaliya maha in iyada kaliya alle eegayo
@museqazali9578
@museqazali9578 7 жыл бұрын
Waaa Xasaasi Heestani. Dr Martin Luther king, once said " I have dream "
@masuodabdulle8739
@masuodabdulle8739 6 жыл бұрын
Masha Allah Mamo allaha ku dhawro walahi waaa runta rag iyo dumar beerta lagu wada jira
@caafimedia5728
@caafimedia5728 2 жыл бұрын
From June 2013 To June 2022 Iam Here Rest In Peace Fadumo Ahmed Dhimbil
@zakisuldaan9975
@zakisuldaan9975 3 жыл бұрын
Gayanki lomarona xishodki walagaroray malin xasus mudan allaha kunaxaristo mama fadumo 2021.5.26 17:8 asar galabnimo 🕰😭🤦🏻‍♂️
@amaansame8654
@amaansame8654 7 жыл бұрын
fananad qali ah booskag laambuxin karoo marnaba
@nsrthegreat5748
@nsrthegreat5748 7 жыл бұрын
j'aime bien cette chansion,ca m rapel l beaux vieux temp
@yussufwanted302
@yussufwanted302 4 жыл бұрын
every week 2 mar dhageesta wa ku heesta i like this song ✔✔✔
@Aliyaa698
@Aliyaa698 Жыл бұрын
😢Edo macan ilahay Haku naxariisto Amiin🤲🤲
@omarhassan2918
@omarhassan2918 11 ай бұрын
Tas ayaa Ben ahen walahi rak iyo dumar lisma dhamo riyo ayee kuwada jiran 💔🥹
@wiilkadhiigaushubasomalida2483
@wiilkadhiigaushubasomalida2483 7 жыл бұрын
Omg 😲 I wanna just say AGGAAH she is Amazing mom wlhi Cod aa ku dhan wow 😳
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 10 ай бұрын
Hoobaladii qaaliga ahaa dunidan badankoodii way macasalaameeyeen alleh ha idiin raxmado mamo faadumo ahmed dhinbiil iyo eedo saado cali warsame labadii hablaha ugu mudnaa
@abukarabdulahihasan4134
@abukarabdulahihasan4134 Ай бұрын
Still love it 2024 Allow qalbiga noo qabooji amiin ❤❤
@ahmetoismael4034
@ahmetoismael4034 3 жыл бұрын
2021 Ayaan dhagyisanaya Hooyadan Duco u reeb hadad iga danbayiso 😢😢😭😭
@jaimelavie7721
@jaimelavie7721 11 жыл бұрын
je kif cette femme elle parle tout le temps de la realiter vive FADUMO AHMED DHIMBIL
@amirasami4406
@amirasami4406 2 жыл бұрын
Iloohow u naxariiso qabrigeeda u waasici😢🤲🏿
@hal-tusmedia8030
@hal-tusmedia8030 4 жыл бұрын
Samaan iyo raadinteeda Dadaan rabin baa dhashoo Naflii raaxada jeclaa Rasaas baa lala dhacaa. Wlhi waa runteeda mamoda alle how naxariistee Dhibaatada muqdisho haysata ayaan soo xasuustay
@munirmohamed7876
@munirmohamed7876 7 жыл бұрын
somali iyo raadinteeda dad aan rabin baa dhasoo naflihii raaxada jeclaa rasaas baa lagu jaraa waa hees run kahadleysa runtu
@hanadhadraawi659
@hanadhadraawi659 3 жыл бұрын
Samaan iyo raadinteeda waye😅
@juguxzay
@juguxzay 3 жыл бұрын
Samaan iyo raadi teeda waaye heeskane waxeey qaaday 60 ilaa 70meeyadi KZbin ka eeg iyadoo yaroo qaadeeyso
@maqoslemaquuste9089
@maqoslemaquuste9089 4 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso. Mamada waxay kahadlayso. Waaxa maanta taagan rag iyo dumarba beertaa lagu wadajiraa. Allow sahal
@sahalos007
@sahalos007 11 жыл бұрын
mama faduma ahmed dhebiil from djibouti masha allah , allow ku dhowr runta ayaad ka hadashay,
@magannur9160
@magannur9160 2 жыл бұрын
2022 march😭😭 wax badan aya isbadalay aduunka dad badan oo legends aha aya naga hooseeya ooo aan anaga soo duugnay qoom.cusub oo waalan ayaa soo.baxay alla aduunyoow yaab badanidaaa qatumadena allaha noo toosiyo qof ifkan joogaayo majirto
Mar La’arag (OFFICIAL VIDEO )2021
4:22
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 24 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 27 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 12 МЛН
FAADUMA AXMAD NUUR DAALACOW WITH LYRICS ORIGINAL
6:59
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 113 М.
Gacanteyda meel sare - Nimco Jaamac
3:36
Damaashad1
Рет қаралды 3,8 МЛН
Idaaya
8:02
Waayaha Cusub
Рет қаралды 2,6 МЛН
YAXYE ABDIQADIR - NASIIB XUMO - OFFICIAL VIDEO 2023
6:38
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,2 МЛН
heestii wacad 2013 ubax fahmo
7:29
Sigad Ahmed
Рет қаралды 1,2 МЛН
Amar ALLE by Eid Jama Batalaale (Official)
7:08
Mattaanaha
Рет қаралды 6 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 563 М.
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 30 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 4,8 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 85 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1 МЛН
Kenjebek Nurdolday & Baller - Сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 76 М.