Maasha allaah. Allaah cilmiga iyo cimrigaba hakuu barakeeyo Sh Abdirahman Bashir. Aad ayuu u faah faahiyay noona fahansiiyay halkii aan u dhaqaaqi lahayn. Somali TV idinkuna waad mahadsan tihiin.
@siyatguhad631127 күн бұрын
Mansha Allah sheekh allahu akbar guul insha Allah
@nastehomohamud294327 күн бұрын
Maansha allah sheikha alle ha barakeeyo
@ahmeddahir622427 күн бұрын
Wallee Sh Abdirhman Bashiir Waa sheekh aan u baahanahay Hadaa nahay Bulshada Soomaali ❤❤❤ Allow ku xafid shukran walaalaha Somali tv 📺 xogmaal Media ❤
@mohamedshukri48628 күн бұрын
Manshallah sheekh Bashir waxuu kahadlaa waaqiciga
@Schaardt26 күн бұрын
In ay muslimiintu dhaafaan derajada Qaxotinimada oo ay noqdaan muwadiniin Sax. Jazakallah sheikh wa ku wata walal alle ha kaa raalli noqdo.
@anabali529828 күн бұрын
❤Maasha alaah waa jeclahay sheqa alha ku xafido amin❤
@musa-sc2cb28 күн бұрын
Masha Allah SH. aBDOURAHMAN SOULEIMAN BASHIR
@islamisthebestreligion173827 күн бұрын
Shaekha ilaah ha barakeeyo waa nin Cilmi badan waana run in Islamku siyaasiyad cad ka qaataan aduunka maanta ee adag in lagu noolaado rabi guusha ha na siiyo
@abdirizakmahamud248827 күн бұрын
Sheeqa allaha barakeeyo cimri dheer&caafimaad allaha siiyo
@macruffofficials593327 күн бұрын
Manshallah sheikh ilahey hakubarakeyo
@mohameddiriye230427 күн бұрын
Maashaa Allaah waa fikrad fiican
@mohamedelmi902027 күн бұрын
I like this sheeq he is update and very Realistic
@Xirsiev27 күн бұрын
29:04 Shiiqu qodob buu ka dhawaajiyay Allay lehe!
@Schaardt26 күн бұрын
Sifican ban u dhegaystey 29:04 wax daren leh oo ka baxsan mawduucyada shekha ma arkee wa sidee Xirsow?
@Xirsiev26 күн бұрын
@@Schaardtmidaa ah Nafsad-jabaka ama self-defeated ee badanka soomalidu qabto ee shiiqu yiri ee somaalidu waxay carabta u aragtaa dad iyaga ka sareeya caqli iyo cisiba
Siyaasadda waa been iyo khiyaano iyo tartan, laakii wadaadka markuu siyaasadda ka hadlayo ma oggola inaad ka hor timaadid ama ka fikrad duwanaato. waayo shaatigii diinta ayuu huwanayaa.
@@NewsFusion24 ma sheegi kartaa, Ereyga (Siyaasad) ilaah quraankiisa ama Rasuulka Xadiiskiisa oo hal mar lagu xusay, diintu waa cibaado haddii siyaasad lagu qaso khilaaf iyo dib u dhanc laga bixi maayo.
@MedHassan-o6m28 күн бұрын
Adigu waxaa u isticmaashaa siyaasada si aad ufidneysid umada jabuuti
@craxmanoday679328 күн бұрын
Kkkkkkk garaadkaag ayunbaad hadashey....neefow shut up and listening well after that comment...ur opportunity
@AbdiqaniFarah-e3l27 күн бұрын
Cuqubo idin haysata reer jabouti hada tihin ... Ninka Diin iyo Madiba ka dhisan a idin ka dhashay .marka oday ,oday ajanib gabdhihisi ku tajiren adna gaja u dhiman . ... Doqontu waxa layiri qofki wax u shega oo cawiya Bay la Colowda ..
@koorakayse497527 күн бұрын
Ma RPP ayad tahay😅😅
@ahmeddahir622427 күн бұрын
Xoolo caqligii Waa leedahay
@koorakayse497527 күн бұрын
@@ahmeddahir6224 re Balbala ayad tahay Maha ? Wad Iska ilbixi donta