MASHA ALLAH, ILLAHAYOW NABAD GELI MADAXWAYNE DR., ABDIRAHMAN MOHAMED ABDILLAHI BECAUSE OF THIS INFORMATION.
@qwertyaserty84047 күн бұрын
How could it possibly be legal for a country to sign an MOU granting access to the sea with another nation when it does not even control the very territory it claims as its own, and when the people of that territory do not even recognize its authority or legitimacy as their government? It is truly absurd.🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👌👌👌👌💯💯💯💯from saylac city somaliland republic
@Fowsiya-p4m6 күн бұрын
Qaaasarey Waa ku Waa ragayage aqoonta labidayee itobiya miyey uhadlayan bal ragan dhageysta??????
@Xasancabdilaahi-u9m7 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedhaybe97647 күн бұрын
Itoobiya alle inooma keeno hadhaw yaakaakicinaya ushaada ninkaad kaqaadan karaysaa loodhiibtaa maanta dunida ninba ninkuu kaxoogwaynyay ayuu muquuninayaa ALLA HASAHLO
Dad wada madhan uunbaan maqlayaa kuwani amxaari jacayl uunbaa ka buutaacanaya sharafk dhimatay.
@januarySl20247 күн бұрын
Body language speaks louder than press communique in politics The unstirred stand of Abiyey and the scared face of Hassan, the bow and the kissing of the hand explain who won and who surrendered in the closed meeting between the two leaders !
@Xasancabdilaahi-u9m7 күн бұрын
Profesoor Cabdi CAli barkhad❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@axmedsixteen85097 күн бұрын
Ar siyaasi magaciibaa ba,ay kuwaan haddiiba ay xasan xamanayaan waa caruurti malcaamadaha oo siyaasi loogu yeeray . Siyaasi madaxda ma caayo ee waa dhaliilaa
@awilwarsameaar47446 күн бұрын
Doodani waxay ixusuusisey 3dii xisbi ee isku halka ahaa ee wada caytami jirey oo kaliya ma leh farqi Iyo Kala duwanaan ra'yi toona
@baadodhugad41573 күн бұрын
Waa Ayaan Daro Soomaaliya ku dhacday mar haduu 70jir leeyahay Qof Soomaali ah oo Mas,uula ma imaan karo Abiina wuu imaan karaa
@MrQawdhan17 күн бұрын
Oo halka Ethiopia ay imanayso adigu aad ilaalisid
@abraQolkisa7 күн бұрын
adeer liq in Mou uu burburay takale maxaa dan ugu jira in somalia ay codsatao wada hadal ka ethio nothing,Ebey aya ka codsaday in turkigu dhexdhexadiyo, In ethiop aya bad hesho waa babacada oo ay timo ka so baxday, ujeedadun waa in gooni ugoosadka ciilan hawada lagu cuno.
Markaad sidaa uhadlayso aqoon yhn jabuuti maanay ku bahdilin aanay ku oran gobalada waqooyi Ayaan ugu yeeraynaa maanay ku oran hadaan la tagi lahayn sumcada soomaalln lagugu nusqaamiyay soomaalln ugu yeeri mayno soo laguma oran xumcadii soomaalln saraysay Maan hoos udhigin kuwaa
@AbdiRage-xq6wm7 күн бұрын
Waar ninkani waa tuug bada wuu iibiyey xaqul qalinka iidiyaari ayuu yidhi waan kuu ogolahay nin wadankiisa u doodaya muu ahayn nin calooshiisa u doodaya ayuu ahaa
@ragemu-c6q7 күн бұрын
Qali ama ha Qalin xagaad Amxaarka ka Gashaan ka Galaynaa: karuure: awdal u dowladee kaa yeelnay: iibinta badase waa la Ogoyd : xasan dhiifo Qaaday dilaalkii:
@waleedmohamed33117 күн бұрын
Oo Somali my ciidan Samesato
@ragemu-c6q7 күн бұрын
Cadami waa kuma raac sani bad baaa la siin:
@CabdiJaamac-d6m7 күн бұрын
Somalia jealously gives cognitive response to Ethiopia and it's decisive move and agreed to reach deal this wiĺl bring Somaliland and other stakeholders in the region such as Djibouti and Eritrea will deal with Somaliland on the platform to reach new 8:13 smashing deal to hold up Ethiopians ambitions to reach RED sea
@MohamedOsman-z2p6 күн бұрын
Way isu dhamatay ictiraaf
@Fowsiya-p4m6 күн бұрын
War Magacii baa bay🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🇸🇴
@baadodhugad41573 күн бұрын
Aqoon yahanow Xaalqaado Dal 50 Gobol ah maad Rajo kaqabtaa inuu ku Aqoonsado Adoo Hal Gobol ah
@MaxamuudCabdilahi-gb3sl7 күн бұрын
Aniguu waxaan qabaa inaan reer galbeedku rabaan MOU inaynu wada Galno. china oo jabouti leh dhaqaalahana ka helaa ma oglaanayo Berabera iyo itopia ay is fahmaan oo jabouti xidhanto
@abdiisseahmed41887 күн бұрын
Cadami waa benaale aduunku Ethiopia way cambaarays.
@engosmanabdilahiali50567 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa dawladda ethiopia haddii access badda loo ogolaado oo ay dhacdo in dekedda iyo jiddadka turkigu dhisayo tacriifadda miyaa laga dhaafayaa. 2.0. Waxan dhahayaa dawladda ethiopia marnaba anigu ma jecli inay MoU uu hirgalo uu suuragal noqdo. 3.0. Dawladda ethiopia waxay dooneysaa berriga iyo vadda ay qabsato oo ay iyadu yeelellato. 4.0. Haddaba dawladda ethiopia waxay inaga haysataa hawd and reserved area uyo weliba gaadeenia oo dhan. 5.0. Haddaba sidey u dhacaysaa inay maanta hindisto dawladda ethiopia inay berriga iyo badda somalia iyo somaliland iyo djibouti ay doonisteeda ku salleysato. 6.0. Ujeedaduna waxay tahay atto abbii ahmed ali oo aaminsan inuu iskaga dejiyo dagaallada ka dhex socda ethiopia. 7.0. Tan kalleetto waxay tahay attoo abbii ahmed ali oo aaminsan inuu berriga iyo badda dhaqaale fara badan ka hellayo. 8.0. Haddaba dawladda ethiopia waxay leedahay kheyraadka ugu faraha badan africa oo dhan. 9.0. Kheyraadkaasi dal qudha amaba dawlad kelliyaatta uu bilaash ku siiyaa ma jirto. 10.0. Haddaba waxa waajib ah amaba bad ha hello amaba deked haka sameysto waxan dhahayaa tacriifadda oo laba jibbaran yaa laga qaadayaa waayo berriga iyo badda dawladda ethiopia marnaba ma laha mana yeellaneyso. 11.0. Dawladda ethiopia welligeedba ha waalato amaba ha carrarto badda iyo berriga marnaba ma helleyso.
@ragemu-c6q7 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Abeeso muusaa soo xambaaray!!! QAYLI ama Ha Qaylin, Sug xabashi Qori wata, 2025:
@SaleebaanFaarax-e5g7 күн бұрын
Heshiiskan khatar wayn baakujirta intan la aqonsan somaliland Laaca arragtee laaga ma ogtay
@CabdiJaamac-d6m7 күн бұрын
IF Ethiopia resume the latest Ankara deal with somalia. Somaliland will on the other side will work with other neighbouring countries such as Djibouti and Eritrea to discuss and analyse with counterpart a deal that will completely contrary to Ankara deal between Ethiopia and Somalia. As forecasted the deal will look like this: ETHIOPIA has deceived both Somaliland and Somalia by using physiological theory Stimulation and cognitive response and reenforcement. Because Ethiopia etimulated Somalia by signing deal with Somaliland, this fiercely annoyed Somalia claiming Somaliland somalia saying this is violation of unity and territorial integrity of Somalia, for a period of one year Somalia Give flash back and obtain physiological response and agreed to held talks with the counterpart ETHIOPIA . 1: SOMALILAND WILL NEVER GIVE leaze OR ALLOW Ethiopia to reach Red sea port or small portion of it's territory signing at this deal with its counterpart Djibouti and Eritrea 2: Djibouti and Eritrea will on the spot announce recognition of Somaliland as sovereign state in the horn of Africa 3: Ethiopia will be forced to import DJIBOUTI port of DORALE which was recently built by Chinese company
@waleedmohamed33117 күн бұрын
Waa odoyal gagus ah
@ismailhussein8053 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag eng osman odayga magac kale ayaan ku aqaan abdirashiid markaa ma fake baa nimankan shiinayaasha iyagoo ciyaal kuleejo ah ayaan xamar ku aqaanay
@MrQawdhan17 күн бұрын
Hadii adigaba maraykan ku aqoonsado maad miyaanad ciidanka badda laguu tababaro
Waxaan aad uga xumay in raga Halkan ka hadlayaa ay fikirkooda & rabitaankooda uun ka hadlayaan ee aanay ku salaysnayn aragti waaqici ah oo ku saabsan baaqii ay soo saareen Ethiopia & Somalia ee xaga Bada ku saabsanaa. Ethiopia haday danaynayso MOU-gii ay Somaliland la yeelatay maxay ugala hadli wayday Somaliland ee ay ugala hadlaysaa Somalia ???? Be realistic and farsighted people.
@rashidmoh72627 күн бұрын
Fallenqeyasha somaliland' Waan Cabreynaa' Odaahasha mesha so fedhay' Wxba ma ogedin siyaasina' Ma' taaqin' 1 hasan sheekh wexad ogoshiin' m/weyne somalia ah' 2 wexad sheegtan Arima xamer U taal Meedey tii s/land' MEXAD TAHEY ADIGGA FEENYOW XSHOODA' THANK
@aweysali85467 күн бұрын
Aalkuliistayaal ayaa is kuugu imaaday meesha waa kuwii uk ku qayili jiray