MM TV iyo saab TV ma soo hadal qaadi karaan arimahan Waa guulwadayaal
@OneLoveOneLife844 күн бұрын
Danaha Somaliland baa ka horerya saaxibtinimo💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️
@KhadarIsmail-sw2ue3 күн бұрын
Madax weyne,dadkani waa dad xora oo jecel ka hadalka cad.noo sheeg in aad soomalilaand aqoonsi u wado iyo inaad khaayin tahay sida xirsi tuug.
@IbiEntertainment3 күн бұрын
Ethiopia 🇪🇹 meeshay cagaha la’soo gasho shar ayaa ka’holca walahi waa sababta Somaliland qarankeenu uu la’holcayo maanta inagaa soo dhawaysanay cadowgeenii subhannallah 😢 Ilaa aan rabbi uga towbad keeno oon iska erino Ethiopia 🇪🇹 iyo wixii cadowgaas la’halmaala sida Yuhuuda iyo Reergalbeedka oon ilaahay aan u soo noqonl qancintiisa intaan cadowga kufaarta ah soo dhawaysanayno walahi Somaliland nabad noqon’mayso oo waliba sidaa koonfurta Somaliya ilaahay u halaagay iyo SomaliGalbeed ayay Somalilandna u halaagaysaa walahi InshaAllah ilaahay xaqqa hana’tuso iyo cadowgeena soo jireenka ahaa ee Ethiopia 🇪🇹 injirlay oo ilaa maanta badaheena u soo milicsanayaan! Ilaahay Madaxdeena inta xaqqa jecel ha’garab’istaago oo haguuleeyo inta kale ee Ethiopia 🇪🇹 aaminsanna sida Muuse Biixi ilaahay nacalad haku’wada rido oo saxariir ilaahay ha’u dilo yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@IbiEntertainment3 күн бұрын
MOU Muuse xaaraami ayuu la’tagay musqushaa lagu qubay Ethiopia 🇪🇹 way halaagtay nacaladda iyo wixii Oromo ahaa ee taageeray Gowrac ayaa u soo socda inshaAllah Hargaysaannu ka’bilaabaynaa InshaAllah walahi waa iga dhaar dagaal aan Oromo lagalno ilaaahay hanoo Soo dhaweeyo yarab wayna iman bi’idnillah 🤲🏼
@MubYus4 күн бұрын
Haday sidaa ku sii soconto hogaan jileeca Ciro , Xirsi gaab in uu waxa uu doono sameeyo isagoo danahiisa gaarka ah wata, waxay noqonaysaa arinkuna ku danbayn doonaa in nin walba halkuu doono maro cidii doono uu la kulmo,Calanka uu doono qaato. Cidna cid kale uma afduubna.
madaxweyne Cabdiraxmaan waxa uu inoo sheegay inuu u dhaartay qaranka somaliland wax walbana uu ka horaysiinayo ,oo aanu Xisbi gaara ,Reer ,urur qabiil toona u dhaaran , Waxa jira in Masas badan madaxa kaga duubnaayeen oo ujeedooyin badan lahaa ,waxa uu shirkii shalayna waxa uu ka sheegay in maalintii la dhaariyay laga bilaabo ,eex ,musuq,waxaan danta dalka iyo dadka ahayn ka saaray meesha ,inta halkan fadhida oo dhamaan xukuumadiisii ahna sidaa ka rabo ,Waxaa muuqata in masuuliya uu hayaa saaxiibo badan ay kala weecin doonto ,Madaxweynaha aynu dooranay ayaynu la xisaabtamaynaa kuwo ku xumaynayaana way soo bixi oo uu ul faraaro le isga qaban doono sidii kuwii casuumadaha fidinayay sidii ayaga la doortay ,wax badan baa kala cadaan doona nin cida ordayana waxba umaynaan dhiiban ee madaxweynahaa iyo xukuumadiisa aynu wakhti siino ,
Kan maxaad ka waraysatay walaaloow waa igu shubo maalinba meel ayuu ka muufaystaa kan mid la mid ah ayaa jira oo la yidhaahdo mustafe shiine wax allaale wixii uu sheegay ayaa wax macno samaynaya ka arkay duf ku bax.
@FuadMohamed-k7o4 күн бұрын
Xirsi iyo xisbiga Wadani Somaliland baa doortay. Shaqadii loo igmaday bay gudanayaan.
@MahamedAbdilaahi-h4x4 күн бұрын
Xirsi waa khayinu wadan hore ayuu ukhaayimay oo mustaqbalkii dalkan lacG ugu badashay waxa loo xukumi waayay waa qabyaalad hargaysa haduu yimaado waa in shacabku ka shqaystaa oo aanu iman
@advyser4 күн бұрын
Garabka ictisaamka ee wadani ma ogolaan karaan Somaliland aqoonsigeeda In MOUGA hirgelo bilaa aqoonsi ayay u eeg tahay
@ahlanhussien4 күн бұрын
Xuuto afdheer
@mohamoudahmed6854 күн бұрын
Somaliland yaan waxba la dhaqdhaqaajin barteena aan fadhino ilaa dadku iska horyimaado oo gacasigu xirmo talo mahan
@salahthefruad91744 күн бұрын
Wada hadaladu sawkii socda 12kii sano ee u dambaysay. 1 sano ayaa ka soo wareegtay markii u dambaysay ee Muuse tago Jibuuti ee uu kula kulmay Xasan Sheekh kkkkkkk Marka Habar Awal joogto waa xalaal in madaxwaynuhu cidda uu doono la kulmo. Waa xaaraan in Djibuuti la tago haduu madaxwaynuhu yahay Garxajis. Sidaa miyaa?
@mohamedhassanhoussein86274 күн бұрын
Sheeko ciyaalka iska joojiya waxan aad wadaan waxay u egtahay in faalada layska daayo oo dagaalkeedi la galo