FALANQEYN: Maxaa ka run ah in ay Yemen lagu laayay Ciidan Kumaadoos ah oo kasoo jeeda Isr`il & US?

  Рет қаралды 80,724

Gaylan Media

Gaylan Media

Күн бұрын

Пікірлер: 72
@Nimcaanaxmtth805
@Nimcaanaxmtth805 2 ай бұрын
Landheerayal aduunka korkooda jooga wlhi waa Falastiin iraan xutiyiinta xusbulah adunka oodhan la dagalamayaan❤️💪🇸🇴🕋🕌 🇵🇸
@Saleebaanorshe
@Saleebaanorshe 2 ай бұрын
Fadlan tariikhda sheeg gaylanow,sida catooshba u shèego
@AbshirMohamuud-l6h
@AbshirMohamuud-l6h 2 ай бұрын
Yemen waxa ku nool rag dhab ah o hiilka yaqaan 🇾🇪
@Abdinoor51
@Abdinoor51 2 ай бұрын
Xuutiyiin rag ragaa ilaahay garabkiina,ma sha allaah waa dad dhiig iyo damiirba leh
@abdiazizmohamed1613
@abdiazizmohamed1613 2 ай бұрын
Allahu akbar.
@MdMohammod-nh2yz
@MdMohammod-nh2yz 2 ай бұрын
Masha allah yeman🇾🇪 guul
@faniabdulahi6340
@faniabdulahi6340 2 ай бұрын
Xuutiyiinta ilaahay gacamaha idinma gooyo cida keliya ee hiil dhab kayahay ❤
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 2 ай бұрын
Xuutiyiintu hawaareen guuleeysta falastiin ha xoroowdo falastiin qaza nasrigaada ilaahoow u soo dir
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 ай бұрын
Mahadsant walaalkey waaaaw
@KamaalAhmad-pq9oq
@KamaalAhmad-pq9oq 2 ай бұрын
Masham Alllaahaa
@hassantech510
@hassantech510 2 ай бұрын
Wallee waa Rag xutiyiinta Allah garabkiina ha gaalo walalheen
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 2 ай бұрын
Allah akbar allah akbar allah akbar allah akbar allah akbar yamane gull gobonimo ❤❤
@CumarMuxumad-u7p
@CumarMuxumad-u7p 2 ай бұрын
Kkķjiìiìuuuuu😢🎉😂😂😢😮😮🎉😂🎉😢😢😂❤❤❤❤😅😮🎉😂😂❤❤😅😢😂😂❤❤😅😮🎉😂❤❤😅😮🎉😂😂
@CumarMuxumad-u7p
@CumarMuxumad-u7p 2 ай бұрын
❤❤😂😢😢😢🎉🎉🎉😮😮😅😢😢🎉😂😂❤❤🎉😮😮😮😢🎉😂😂❤❤❤🎉😢😢🎉❤❤😂🎉😢🎉🎉😂❤❤😂🎉
@hersia7034
@hersia7034 2 ай бұрын
Waa run waxaana ku jiray koox maraykan ah waxaan kasoo xigtay janan maraykan ah
@DrGaadaa
@DrGaadaa 2 ай бұрын
❤wcs ❤alahu akbar ❤
@Raeeerwaamo1
@Raeeerwaamo1 2 ай бұрын
اليمنيون هم انصار الله❤❤❤❤❤
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 2 ай бұрын
Gaylan media gull gobonimo press yamane ❤❤❤❤ mahadsanied
@yusufmohamed5202
@yusufmohamed5202 2 ай бұрын
Hada ayaad sax ku taagan tahay War soomaaligi qabyaalada inaga ilaali Keep up
@abdiwalifooje1644
@abdiwalifooje1644 2 ай бұрын
Maydadkooda ana arkey 70 Israel iyo mareykan iyo ingiris. Ah
@adanabdi5249
@adanabdi5249 2 ай бұрын
Guuul
@IDIRIISSHEEKHAXMEDAADAN
@IDIRIISSHEEKHAXMEDAADAN 2 ай бұрын
❤❤❤
@AliMuse-y7y
@AliMuse-y7y 2 ай бұрын
Xuutigu ha guulasto ilaahay hajebiyo israa,iil iyo maraykan
@AhmedCasanyo
@AhmedCasanyo 2 ай бұрын
Mansha Allah
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 ай бұрын
Weligood lagama guulaysan reer yaman iyo afganistan cid kasta oo ku duushaana adhaxda ayey ka jabtaa
@suldaanofficially
@suldaanofficially 2 ай бұрын
Sax waan taageer sanahay Xuutiyiinta
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 2 ай бұрын
Waa Arin wnagsn Guul xuudti
@abdikadirSabriyeriif-y6j
@abdikadirSabriyeriif-y6j 2 ай бұрын
Allahu akbar walilaahi xamdu guul
@MahamadAbdi-n4n
@MahamadAbdi-n4n 10 күн бұрын
Alaahu akbar 7:36
@waliyocadga9985
@waliyocadga9985 2 ай бұрын
MAANSHAAALAAH, WARIYA AAN UGU JECLAHEY EE WARARKA SOMALIDA WAA NINKAAN, CAAFI MAAHAN WAANGU HAMBALYEYNAA CODKAADA XARIIFKAA OO U SOCDA SIDII BIYO TOG KUBSICDA MAHADSANID
@anasaxmedmacalin5387
@anasaxmedmacalin5387 2 ай бұрын
Dhagartay rabeen ba qabsatay. Maraykan iyo yhuda. Waa jabeen. Xuutiyintaa dhagartii la la rabay bay ka hortageen. 🤗🤗 jaba dheh gaalo😄
@Kedismedia
@Kedismedia 2 ай бұрын
Twitter ka ayso dhigeen muqalka 😅😅 wlhi hal xabo kama fiigin anaa arkay cidii rabto hayso qabato telegram aan ugu soo diraa reply insha'Allah ireeb lanbarkaaga in
@ShukriMuhammed-ib7el
@ShukriMuhammed-ib7el 2 ай бұрын
Isoo dir aan indhaha ku nuurtee gaalo la laynayee
@Sahraidiris-hv5yb
@Sahraidiris-hv5yb 2 ай бұрын
caadowga falastininta Allaahs,w danbaas dabyiil qaadey Allaaha kadhigo insha Allaah
@Fadxi-p5h
@Fadxi-p5h 2 ай бұрын
Xutiyiinta guul
@sarhayeabdisarhaye6548
@sarhayeabdisarhaye6548 2 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉
@mohaomar7711
@mohaomar7711 2 ай бұрын
Alx wakufaraxay sida lolaye donfarada Israel iyo USA jabka garay wakufaraxsanahay ale mahadii weye jabka garay donfaradane mujahidiinta xutiyinta Yemen 🇾🇪 gulesta
@kaafihoozh7076
@kaafihoozh7076 2 ай бұрын
War waa Run Telegramka baa Lá soo Galiyay Maydad kooda waliba vidoe baa laga soo duubay Meel bacaad ah weeye
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 2 ай бұрын
Maxa kuqoran aan arKe
@Hon.AbdiqaniAbdullahi
@Hon.AbdiqaniAbdullahi 2 ай бұрын
Yamen rag adag jiro!
@abdulahinuur7056
@abdulahinuur7056 2 ай бұрын
GUUUUÙŮŲÜL
@wardheremohamudalasow3137
@wardheremohamudalasow3137 2 ай бұрын
Xuuti waa na daaweyen walle, meydadkooda hanaloo soo bandhigi aan ku raaxeysanee jabka gaaaalada, Alxl, Alxm thuma Alxm”
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 ай бұрын
Somaia ayaa looga baahanyahay ciidan eritrean xuutiyiin ruusha iran iyo turkey iwm
@Abdinasir-tq8ge
@Abdinasir-tq8ge 2 ай бұрын
yemen geesiyaal wlhli❤❤
@zermustafacigaal423
@zermustafacigaal423 2 ай бұрын
Galyan media waxad ku wacantahay wararka aduunka lkn kuma wacnid inaad wariso wararka kalafogaynaya somalida halkaa kagahay
@Lovemesomedripppp
@Lovemesomedripppp 2 ай бұрын
Somalid was inaye jazeerad soqatir weeraran qaba lojabiyeyo Emirateka
@Sumaya-v5x
@Sumaya-v5x Ай бұрын
Geylan media Waa nin xagjire
@SumayaMohammed-t7h
@SumayaMohammed-t7h 2 ай бұрын
Laahu akbar
@abdoulkadermohamed307
@abdoulkadermohamed307 2 ай бұрын
Tolow wakhtimaan noqonaynaa dad wax fahma, Warkani waa War cid lagu banaysanayo in lagu duulo lkn xuutiyuuntu sidaad sheegtay marnaba may qariyeen Kaliya waa shiroolada reer galbeedka ay sameeyaan beenahanoo kale markay raban inay wadan ku duulaan
@dahirdayib7558
@dahirdayib7558 2 ай бұрын
Waxay ila taahay in kaliya larabo in lagu daboolo arinta kacsan ee Iran iyo israel.
@MahamadAbdi-n4n
@MahamadAbdi-n4n 10 күн бұрын
Waa guul ❤❤❤❤❤😂😂
@omerhassan3041
@omerhassan3041 2 ай бұрын
Nin ciil qaba oo ka murugaysan xasuuqa xadhko goostay ee qasa iyo gardarada garabka og iyo awood sheegashada xanbaarsan ee israa'iil! Ma qariibsanayo in ruushku basaaso ciidanka u badnaa israa'iil in uu warkaas ruushku dusiyo,maxaa yeelay ruush iyo maraykan wax axsaana oo dhexdooda yaalaayi majiro.
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 ай бұрын
Hanbalyo hadii 70 argagixisada maraykanka iyo yuhuud ah lagu dilay yemen waa in meel kasta lagu ugaadhsadaa sidan oo kale waayo waa cancer oo kale
@abaahamzah370
@abaahamzah370 2 ай бұрын
Waxaas waa sheeko baraaaleey aay soo abaabuleen Iran, Israel io mareykanka si sumcadda iran loo ilaaliya ayaa layiri si Iran indhaha dadka aga dhicin hala dhaho Iran io xuutiyiinta ayaa cidaan israailiyiin ah laayay
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 ай бұрын
Hadaan somali nahay waxaan u baahanahay dawlado dalka dadka iyo diintaba inala difaaca inagana cidhibtira imaaraaka reer galbeedka iyo calooshood u shaqaystayaasha africanka ah amisom atmis waxaad raboba ku sheeg iwm madaxda somalida oo khaayimin dabadhilif basaasiin u ah cadawgeena
@endoferagoat2393
@endoferagoat2393 2 ай бұрын
In ay Yemen lagu laayay waamaxay war bal cinwaanka warka igasaxa afsoomaligii baad kuciyaarteene
@hassanahmed6760
@hassanahmed6760 2 ай бұрын
Way uqayileen
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 2 ай бұрын
Asc
@nathra7351
@nathra7351 2 ай бұрын
Horaanu udaawanay
@Abu-ayisha
@Abu-ayisha 2 ай бұрын
Xuutiga qofka u sacaba tumaya lama.yaabo waayo aqoon la.aan iyo hadalka wargayska ayuu maqlaa lakin xuuti khatar wayn bu ku yahya musimiinta
@MaxamedCismaan-mc6jd
@MaxamedCismaan-mc6jd Ай бұрын
Horufade madea
@mlkcali5058
@mlkcali5058 2 ай бұрын
Swrada naydadkooda miyad u baahantahy in laguusoodiro
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 ай бұрын
KONTON AYAA ISREAL AH LABAATAN WAA CALOOSHOOD U SHAQEYSTEYAAL MARAYKAN AH.
@Ahmedhasanyusuf
@Ahmedhasanyusuf 2 ай бұрын
70 haday qirteen waa 200 qof waye dhabta
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 ай бұрын
Kornaylka ma ceebtiisa ayuu kasheekeeyey.
@ahmedmohamoud4322
@ahmedmohamoud4322 2 ай бұрын
Bay of Pigs in Yen ❤
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 2 ай бұрын
Sataleytka Ruuska ayaa arkay. Ka dibna Iran ayaa loo gudbiyey. Xuutiyiintuna ambush bay u sameeyeen.
@XasaanAxmaad
@XasaanAxmaad 2 ай бұрын
😂😂
@bakisalim5474
@bakisalim5474 2 ай бұрын
Xuutiyiintu bam ayey ku ciyaaraayaan. Hhhh
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 64 МЛН
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 24 МЛН
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 76 МЛН
Ong Bak | Fight Club Scene
15:05
Cinewatch
Рет қаралды 75 МЛН
NATO Defense College 53rd Academic Advisory Board (AAB) meeting
1:32
NATODefenseCollege
Рет қаралды 34 М.
Ip Man 2 | The Boxing Competition
15:57
Cinewatch
Рет қаралды 9 МЛН