FALANQEYN: MAXAA LAGA OGYAHAY QAABKA LOO DILAY HOGGAAMIYIHII XAMAAS. IRAN OO WAR SOO SAARTAY!

  Рет қаралды 8,281

Abdijaliil Show

Abdijaliil Show

Күн бұрын

FALANQEYN: MAXAA LAGA OGYAHAY QAABKA LOO DILAY HOGGAAMIYIHII XAMAAS. IRAN OO WAR SOO SAARTAY!
Disclaimer!
©copyrighted material Used.
©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and KZbin
© Color luts music and all graphics Motionarrays.com
Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
Who I am:
~Former Producer at BBC News
~STN TV Head of Programs.
~Horn Cable TV cameraman
BACKGROUND:
~Mult-Skilled Journalist
~Video Editor
~Photographer+Videographer
~Storyteller
~Camera Operator
WHAT I DO:
🌍 Event video and photography
📰 News and Documentaries:
🎬 Entertainment:
🎙️ Interviews:
📺 Subscribe and Join the Community:
By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
Stay connected beyond KZbin!
~abdijalilosman@gmail.com
+447368981541
#subscribe
#share
#like
#comments

Пікірлер: 18
@fadumosheekh3193
@fadumosheekh3193 Ай бұрын
Inaalilaah waa inaa ilaahey raajuun Allaah unaxariisto qabriga ha wasiciiyo ismacil hanyah geesi jahiiday geesi garab wayay waa geeri xanuun badan
@yussufaden9877
@yussufaden9877 Ай бұрын
❤🤲🤲🤲 Ya Rabi wape nguvu ndugu zetu 🤲✅💯🖤❤👍✍️
@User7654suy
@User7654suy Ай бұрын
﴿وَلا تَحسَبَنَّ الَّذينَ قُتِلوا فى سَبيلِ اللَّهِ أَموٰتًا بَل أَحياءٌ عِندَ رَبِّهِم يُرزَقونَ۝فَرِحينَ بِما ءاتىٰهُمُ اللَّهُ مِن فَضلِهِ وَيَستَبشِرونَ بِالَّذينَ لَم يَلحَقوا بِهِم مِن خَلفِهِم أَلّا خَوفٌ عَلَيهِم وَلا هُم يَحزَنونَ۝يَستَبشِرونَ بِنِعمَةٍ مِنَ اللَّهِ وَفَضلٍ وَأَنَّ اللَّهَ لا يُضيعُ أَجرَ المُؤمِنينَ﴾ [آل عمران: 169 - 171]
@MahadcabdiMuxumed
@MahadcabdiMuxumed Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@yusufcodey
@yusufcodey Ай бұрын
Allah yarxama 😥🤲🏻
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro Ай бұрын
Alle ha u naxariisto Aad iyo aad ayan u canbareynaya Waa in nitiyahu logu aaro Dilka hogamiyaha haniya Iran waa dowlad fashilantey Ayeysan hodadeyn Madaxda carabta
@CabdiDiiriye-y8r
@CabdiDiiriye-y8r Ай бұрын
ILLAAHAY ADUUNKA HA DHAAFIYO MADAXDA DAWLAD KU SHEEGA CABEED EE FULAYDA AH EE MAANTA IRAN KU EEDAYNAYA DILKA ISMACIIL HANIYA, IYAGGANA EEBBE HA DHAAFIYO XUKUUMADA HA AY GUMEEYEEN EE ISLAAMKA XITAA KA SOMALIA FADHIYAA HA U HOREEYO INSHA ALLAH UMADA CARBEEDNA WAXAN ODHAN LAHAA WALAALAYAAL ISXOREEYA, XORIYAD KADIB AYAAN WALAALEHEEN FALASTIIN WAXTARIKARAAYE ISKA DULQAADA NAJUUSIYIINTA INAHAYSTA.
@User7654suy
@User7654suy Ай бұрын
War somaliyey ka fogaada WhatsApp ka waxa maqley in uu marxuumku sababsaday Arinkaa .
@damacibrahimducali2942
@damacibrahimducali2942 Ай бұрын
Wameeshii iigu horaysay ee aan saakay kamaqlay iraan wafulayaal wamatarayaala maalinwalba madaxdooday laayaan yuhuudu mana u aaraan ee maxuu u aaday ma sida qadar ookaluu umaleeyay shiico dad maaha layskumana Haleeyo meeyay madaxwaynahoodii yaadilay mayaqaanan ayaga ayaa lasku adeegsadaa ismaaciilna ayagaa gatay siloodilo
@saidabdirahman5758
@saidabdirahman5758 Ай бұрын
Ordogan waligiis cabaareen waxan aheen waxakale mayaqaano 😢😢😢😢 in aamuso kafiican oo raaco kuwakale
@Ladanabdii
@Ladanabdii Ай бұрын
Meshi kobaad ee saka ka arkay arintad muruga badan😭😭😭 allah unaxaristo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@DaadirAbdi-hb6yu
@DaadirAbdi-hb6yu Ай бұрын
YAA LAGA DHAHICIN KARA IRAN WAXBA KAMA OGEEN ADEROW . MIDEEDA KALE TALIBAN WAXA DHICI LAHA HA ISKA ILAALISO WADAMADAN ISLAAMKA SHEEGANAYO IYO ALQACIDADA DHAMAN WA WADA JAJUUS YAHUUDA U SHAQEEYO
@abdirahmanmoalim5562
@abdirahmanmoalim5562 Ай бұрын
Walal c/jalil aragsan wey ku mahadsan tahay fiiradeeda dheer sheikh haniyah na allaa yarxam lkn somalidu waxay ku maahmaahdaa (tiisa daryeelaa tukale ku dara) iiraan meeqaa laga qabaa ama wadankeeda gudihiisa ama Syria, Xisbullaahi meeqa laga qabaa waa toogasho Cellphone ka qofku wato GPS Satellite lagu hagayo sababtay 
@SaidOmar-zw6wy
@SaidOmar-zw6wy Ай бұрын
Iran malin walba waxa la dilijiray sinice yahanadoda iyo saraakisha ciidamada maxaa loola yaabayaa
@SaidOmar-zw6wy
@SaidOmar-zw6wy Ай бұрын
Marxumkan wakhtigiisa ayaa dhamaaday xamasna way yaqaanin hogaamiye la dilo kulu nafsin daaiqatul mowt
@Jibriil571
@Jibriil571 Ай бұрын
Qaza lagu dili kari waayay, sidee Iran loogu dhex dilaa ? War shiico dad maaha, waanay ka baqaan Isreal !!
@Ladanabdii
@Ladanabdii Ай бұрын
Canbaren wax maytareso caku carabtaan iyo kuwa madaxda musliminta shegto
@user-dd2rm6iq9s
@user-dd2rm6iq9s Ай бұрын
Waar.gaalo.marka.la.ugaadhsado.ee.dal.walba.wixii.gaalo.joogta.la.laayo.qofwalba.oomuslina.waa.inuu.banaystaa.dhiiga.gaalada.kolkaa.gaaladu.yuhuuda.garabkeeda.waykabixi.yuhuudina.waa.100.markaa.wllyal.dila.galada.somaliya.waxan.kacodsanlahaa.nafargaalo.ah.yuuna.kabixindalka.isagoonool.
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 26 МЛН
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 81 МЛН
الأجواء من أمام منزل إسماعيل هنية في مخيم الشاطئ
2:47
AlJazeera Arabic قناة الجزيرة
Рет қаралды 34 М.
US doesn't care when Israel kills Americans, with Ali Abunimah
29:41
The Electronic Intifada
Рет қаралды 29 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 514 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
DOCUMENTARY:Maxay Soomaalidu ugu Qul-qulayaa Nairobi?
30:56
Abdijaliil Show
Рет қаралды 45 М.
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 26 МЛН