FALANQEYN:MUXUU KA DHIGAN YAHAY HESHIISKA ISKAASHIGA DIFAACA IYO AMNIGA EE MASAR IYO SOOMAALIYA

  Рет қаралды 16,047

Abdijaliil Show

Abdijaliil Show

Күн бұрын

Пікірлер: 120
@qaliifaadan6190
@qaliifaadan6190 2 ай бұрын
Waa soo dhaweynaynaa heshiiska masar iyo Somalia
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 ай бұрын
Horaa looyiri Qaniinyo Qaniinya kaa Fujiso Marka Ethopia Doqon Nimada Ay Wado Waa In Loola Dhaqmaa iyadan Doqon Nimo Maseerkeeda Burburineeso Maadama Ay Haweesatay Dhulkii Federaalka Somalia iyadoo Dhulkeenii Ogaadeeniyo Heesato bagah bagah Waa Lagu Sugay❤❤ ❤
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 2 ай бұрын
Mashalah Mashalah guul madaxwayeene xasan dawlada gul dawalada federalka somaliya somaliya somali ayaa leeh heego haadhacdo
@ahmedmohamedabdi8702
@ahmedmohamedabdi8702 2 ай бұрын
Ciwaanka ayaa ra'i laga dhiibtaa ma'ahane amaan cidlaa lama soo qoro adeer
@lionman6813
@lionman6813 2 ай бұрын
@@ahmedmohamedabdi8702waa edab darantahay hadaa itoobiya taagersantahay dabada haka dhabaan midnimo diid soomaali ayaa tahee oromo yahaw uraayo
@Alankiika
@Alankiika 2 ай бұрын
Ali Roble and Ali Faqi are the two best Somali political analyzers.
@aiderusahmed4394
@aiderusahmed4394 2 ай бұрын
Well done somalia madaxweyne hassan shekh o inbadan aan ka so horjeeday maanta waa taageraya
@mohamedgurhan6775
@mohamedgurhan6775 2 ай бұрын
Madaxwayne Xasan Sheekh wuxuu qaaday tallaabadii ugu habboonayd.
@NgaAlutacontua
@NgaAlutacontua 2 ай бұрын
Assalam aleykum soomaali mohamed
@KONAAL.
@KONAAL. 2 ай бұрын
Wacalaykum salaam zxb Ethiopia soo fak fakanooso Soo Aduun gadoom ma,aha,😢 Hala soo daayo. 🤬
@ayanlehhassan-eg7qf
@ayanlehhassan-eg7qf 2 ай бұрын
Masha allah masaridu waa walalaheen dhab ah Turkiga ka dhow hadey dhab ka tahay tukiga Kaliya Ethiopia ma adaa leh badan somalia Ayaa iska leh lagama hayo hadalka turkiga Hoy somaliayey awood laga baqo waa ta allah Dagaal haduu dhoco guusha somalia ayaa Gaadheysa sidii laascanood oo kaleh
@Jabhad
@Jabhad 2 ай бұрын
waa talaabo aad uweyn in masar heshiis lasaxixano 👋
@maxamedcabdi3351
@maxamedcabdi3351 2 ай бұрын
Waa heshiis amni iyo difaac iyo dhaqaalle
@Mohamedahassana
@Mohamedahassana 2 ай бұрын
Waa yesman caadiya , arinta laga hadlayo isagaa ku masuuliyad badan Madaxweynaha, hubinta sharciga
@standarddichotomycontrol1279
@standarddichotomycontrol1279 2 ай бұрын
It’s like choosing between the two evils
@shiineabdullahguure8640
@shiineabdullahguure8640 2 ай бұрын
Doowlada weey ku sax santahay Waayoo Etiopia eyadaa bilawday in eey ku fakerto qadasho bada Somaliya. Somaliya waa udagaal.
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 2 ай бұрын
Xasan sheekh saxeexaaye
@AbdiYussuf-vx4ud
@AbdiYussuf-vx4ud 2 ай бұрын
1. “NO MORE ANKARA” to: Dawladda Federalka. 2. “HONOR OUR DEFENSE TREATY OR LEAVE THE SOMALIS ALONE” to: Erdoğan. 3. “NOT AN INCH” to: Abiy iyo inta taageersan. 4. “NOT A PENNY” to: shacabka Somalia, waa cunaqabatayn dhaqaale gaar ahaan Ethiopia Airlines.
@jamayasin2155
@jamayasin2155 2 ай бұрын
Waa Run waana Dagaalkii Ethiopia iyo Masar oo loosoo raray Gudaha Soomaaliya
@mkch-f4y
@mkch-f4y 2 ай бұрын
Wadan isagubaa wadan kale caawitaan kahela - muxuu utarikaraa soomaaliweyn. Xasan sh tooos
@RunCisman-r3t
@RunCisman-r3t 2 ай бұрын
Talo xume gurguurte maantu u darra oo dalkiisi dab sudhay sidaas ay ugu dhamaatay no more somalia
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 2 ай бұрын
Kkk no more heego iyo xabashi gaajonaya
@ibrahimhassan689
@ibrahimhassan689 2 ай бұрын
I say this is a good move.Turkey have econimical interest in Ethiopian that is why they wanted Somalia n Ethiopia to have a dialogue.but Egypt no economical interest in Ethiopia. As a Somali I say we have no choice other than to bring Egypt in Somalia.let the Ethiopian feel threatened as they threatening Somalia stability.
@xuseendiiriye6973
@xuseendiiriye6973 2 ай бұрын
Well come masar, Ethiopia turn on back cause here is somalia
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 2 ай бұрын
If Somalis dont defend their territory from Ethiopia and Turkey sides with Ethiopia, why stop Egypt to teach Ethiopia a lesson?? I cant see any other option
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 2 ай бұрын
Itopiya haku quusato
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 2 ай бұрын
waxay ila tahay wariye cabdijaliil musiibo iyo bohol soomaali loo maleegay masar waa musiibo u fudud wax kasto oo dhib noo hor seedi karo bal aqliga ha shaqeeyo salaamo alaah yeelo soomaaliya amiiiin amiin amiin yaarabi
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 2 ай бұрын
Amxaar afsomalia bartay. Musiibo waa majnuun Aby.
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 2 ай бұрын
BAARLAMAAN ku sheegii 🇸🇴 waa daawadayaal maalin walba heshiisyada khariba ee wadanka la gelinaayo.
@beryalex1798
@beryalex1798 2 ай бұрын
becasuse adoo kale wadanaka joogo oo qabiil maskaxda ka galay! hal daawunno laeeyhay waana wada ognahay dawadiisa
@ismaacilqaasim3038
@ismaacilqaasim3038 2 ай бұрын
Eithopia haku quusato iyadaa daandaansi bilowday somali guul maxay u calaacalaayaan
@TripleA0825
@TripleA0825 2 ай бұрын
Somalia Xasan sheekh god madow ayuu ku riday wuxuuna dhexda noo galiyay is hardan is diidan
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 2 ай бұрын
Itopiya anagii ayeey nagu kenkenta hanaga baxaan
@Clcasiiscumar
@Clcasiiscumar 2 ай бұрын
Welcome masar insomalia
@AhmedHassan-c2o
@AhmedHassan-c2o 2 ай бұрын
Soomaalidii oo la dhexjoojay goob laba maroodi ku dagaalamayaan ayay ka dhigan tahay. For Ethiopia its declaration of war. For Somalland its advantageous move.
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂 hawiye aadayan ilmo adeertiin
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 2 ай бұрын
If Somalis dont defend their territory from Ethiopia and Turkey sides with Ethiopia, why stop Egypt to teach Ethiopia a lesson?? I cant see sny other option
@prosl11
@prosl11 2 ай бұрын
Egypt couldn't defend their Nile what makes you think they can defend somalia ? Secondly ethopia is not alone you forget the west and isreal always support ethopia so let see
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 2 ай бұрын
@@prosl11 Egypt has no border with Ethiopia, so logistical it has to go through Sudan which is a minefield! Civil war zone . Through Somalia it can attack Ethiopia more easily. No western country is going to die for Ethiopia! They have enough on their hands , besides Ethiopia is parts of brics and anti western the only reason the west sided not with Ethiopia against Somalia now is that . Look if you don't defend your country who will defend it ? Nobody! So if it means annexation by Christian Ethiopia I prefer Egyptian forces on Somali soil! What choice is there when political leaders failed Somalia and Somalis are just social media keyboard warriors? At least Egypt has supported Somali independence and has no annexation plans .
@Vivo34700
@Vivo34700 2 ай бұрын
Guul dawlada somalia talaabo fiican bey ku dhaqaaqday
@kaafiartan7788
@kaafiartan7788 2 ай бұрын
Abdi jaliil sxb salan sare kadib Faaladayda kuwajahan Masarida waa dhibaato horleh faaidana umalahan dalka , sababta oo ah Masaari Danaheeda ayay ilaalsataa waana Dilaal , haday wax difaacayso falastiin Bay difaaci lahayeen , waxayna keenaysa in ay somalia ku fhexdagalan itoobiya iyo masar kadibna layirahdo itoobiya katanasul wabiga Nil , masaridana aka baxdo heshiiska difaac somalia kadibna itoobiya qabsato Gobalka Awdal wayna dhici doontaa arinkaas . Modakle xitaa turkey laftirkeeda waa danayste waana dadka ku fakaray itoobiya oon lahayn bad in ay madaxdeena ku khasbaan wadaxajood iyp tanaasul , waxan qaba urarka jamacada carabta aan ka baxno , parlamanka hala horgeeyo dalkana an utashano Turkish ka iyo Amis falka halaga saaro .
@AyaaleHirsi
@AyaaleHirsi 2 ай бұрын
Abdijaliil show kudayo ❤🎉
@duniadunia7492
@duniadunia7492 2 ай бұрын
Xildhibaan fashilmey ma rabno warkiisa
@taageerayaashamanunited862
@taageerayaashamanunited862 2 ай бұрын
Kan hadlaayo ma xabashi buu u hadlayaaa mise danaha Ummada.
@ahmedabdirisaaq7567
@ahmedabdirisaaq7567 2 ай бұрын
Soconwayne waan ordono masari falstiin bay waxtarihaayen waxay rabaan qayradka dalka in ay gurtan turkey baa awal loosaxiixay war xasan shiikh dalka halaga qabto
@madaraynshe1683
@madaraynshe1683 2 ай бұрын
Waa arin wanagsan Xulufo Siyasadeed iska soo horjeeda ina heshiis wada gaarno masar fursad ee uga argoosato ayey radineysa anaga dan aya noogu jirto Erhopianka ayantan fak fakadka ah Dib Bee noga labanayan
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 2 ай бұрын
Kaaley caruur miya thy siyaad bare xiligiisi my ku taageerto waayadii dagaalka kaaga baxdaye may gaza tageerto😮
@CabdiAxmed-w5x
@CabdiAxmed-w5x 2 ай бұрын
Wataaa xasan sheekh kabo bira loo xidhay
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 ай бұрын
WAXAAD II SOO SHEEGTAAN TURKIGA OO HORBA U YADHI ANAA DIFACYAA SOMALIA WAX HASSAN XABAALE QOTE KU.KALIFAYA SOW DAGAALKI.MASAR UMA SOO RARIN SOMALIA
@muusakahin4135
@muusakahin4135 2 ай бұрын
Viva somaliland will teach you a lesson isxaaqiya
@FrontlineDiplomatsFD
@FrontlineDiplomatsFD 2 ай бұрын
Itopiya waxay u arkaysaa kulahaa Waxaasi ma wax lagu hadlaa
@Vivo34700
@Vivo34700 2 ай бұрын
Abdi jaliil Ninkan aad wareysaneyso itobiyan miyaa
@yasminjama2703
@yasminjama2703 2 ай бұрын
Welkom 🤗 Abdijaliil
@abdulahimaqadindullane
@abdulahimaqadindullane 2 ай бұрын
Xasan sheekh wadanka dhiigo ayuu lugaha u galinayaa soomaaliya oo awalba AS naftii u keentay ama gumaadaysay hadana in wadamo is dagaalsan la keeno waa khalad waana halis kusoo wajahan dalka
@Bashi-h8w
@Bashi-h8w 2 ай бұрын
Abdijalil Fadlan soo xulo dadka aad ka waraysansyso amniga dalka waxa ku saabsan.
@mohamedabdiyusuf519
@mohamedabdiyusuf519 2 ай бұрын
Duligaa dameerka ah ey gurguurte waxaa balan nagu ah inan si dhakhsaa leh anu qalinka ugu duugnow mowyugii si gurguurte laguu quus gooyow somalilandna waxay wacad ku martay 1988 ayey somali isku sheygu ku urureyn laakin maanta waaxa balan nagu ah inan xasuuqi doono qadaadweynta iyo kooxi furcoonki xaraanka aha ey afweyne barey inan sida xoola u bireyno ka reer koonfur ah ey an aragno waayo hargeisa uyo burco weyka buuxan qadaadweyn iyo faqashba kuwaas aya laga bilaawi doona ina sida xoola loo bireyn dioono konfuur cadowga koobaad ayan u aragna ey haday colaad bilaaban tow wanu qalayna sida xoolaha oo kaley
@DiiriyeFaarax-ff3gd
@DiiriyeFaarax-ff3gd 2 ай бұрын
MASAR MIYAY NAFKADAYAYSA XUKUMADI CALOSHODA USHAQAYSTEYASHA AHAYD WAY INODHAMATAY MATA AYAY ITOBIYA IYO MASAR ISGUSOGALEN DHILKENI SOMALIYEEY ISHA MAYNU KADAWANA INTA DUSHENA ISKUDILAYAN
@Safethepeople
@Safethepeople 2 ай бұрын
Asc Bismilaah, aniga waan yaabayee Soomaliya ma bohulogaleen laiskugu soodhuunto baa waxaa anaga danteena ku xiray doowlado shisheeye? Ciidan shisheeye imaatinkooda maxaaka dhalankaro yaase masuuliyadaas qaadaya oo lagala xisaabtamaa? Mase waxaan jooga xisaabtan kuma imaanin wayaabe 😂😂
@omargaabowafrah3612
@omargaabowafrah3612 2 ай бұрын
Wadan waxa difaaca cidankiisa ee somaliya ciidan xoogle ha dhisato Malagu tiirsanan karo
@Khalil112-d4p
@Khalil112-d4p 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 Hasan sheekhe wuu washey 😂😂😂
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 2 ай бұрын
Heego ayaa washaye oo laa so qabqabanaya
@RunCisman-r3t
@RunCisman-r3t 2 ай бұрын
Masar hadday cid wax tarayso kuwan ay dhiig io dhaqanba wadaagaan ee agtooda boqolaalka lagu gawracayo saacadii may wax ka celiyaan.somali maanta ee u dhamaatay marhadday dagaalkii niilka u soo rareen gurigoodii (proxy war),waa waxaad ka heshaan
@RunCisman-r3t
@RunCisman-r3t 2 ай бұрын
Baarlamaan miyaanay lahayn wadanku mise waa attore keliya one man show alle ha idiin gargaaro
@SuratMaidah
@SuratMaidah 2 ай бұрын
Ethiopian troops are in Baidowa , Gedo ,beledweyn and 60% of Somalia . Talo xume gurguurte (Crazy)
@unknownp2024
@unknownp2024 2 ай бұрын
They are there because Somalia wants them to be there, the day federal government of Somalia decide for them to go. They will go!!
@HusseinDaahir-yw3pw
@HusseinDaahir-yw3pw 2 ай бұрын
Ma nasaneyno ilaa aan itoobiya god dheer ku hubsano
@Raeeerwaamo1
@Raeeerwaamo1 2 ай бұрын
Ethopia iyagaa la kari waayey oo iyadoo dhul naga haaysata hadana tiri dhul iyo badaiinaa ayaan rabaa iyo saldhig malatari. Matkaa cadowgaa cadowgiiisa waa saaxiibkaa ethopia waay dhibtey masar iyo soomaalia masar ha ku tunto ethopia waayo Abia waa nin WAALAN OO isla tagey
@husseinabdi5204
@husseinabdi5204 2 ай бұрын
It is good steps this agreement between Somalia government and Egypt But the question is how the defence pack agreement between Turkiye government Somalia will affect this agreement with Egypt?
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 2 ай бұрын
If Somalis dont defend their territory from Ethiopia and Turkey sides with Ethiopia, why stop Egypt to teach Ethiopia a lesson?? I cant see any other option. Turkey betrayed Somalia
@mohamedabdi-nu5is
@mohamedabdi-nu5is 2 ай бұрын
Ethiopia miyey wax kuu rebatay sotan leh xel ama xog ayan qudanaya. Wadanka waa in ladifaca
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 ай бұрын
WALAAHI ANOON CIDKA FURIN BAAN IDHI KALAMDA UU YADHI NINKA KOWAAD EE FAKIRKA KA DHIIBTEY
@abshirhassan2515
@abshirhassan2515 2 ай бұрын
Dawladdaan waa dawlad fahansan siyaasadda halka tii hore ay colaadisay Masar isla markaana soo dhoqeysatay Itoobiya ”Big Brother”.
@abdifatahjarmal7170
@abdifatahjarmal7170 2 ай бұрын
Ummadda Soomaaliyeed 😂😂
@qaliifaadan6190
@qaliifaadan6190 2 ай бұрын
Cali siciid fiqi waa jawaasiista xabashida u shaqeeya
@mohammedalichannel7293
@mohammedalichannel7293 2 ай бұрын
War waxas kabax walawasa itoobiyanka masar maahane juuj wama juuj hada raba kensana dalka soo ayaga itoobiya nama soo raadsan.
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 ай бұрын
Ciidankii Turkey dhistay,ciidankii Eritrea dhistay meesha uu geeyey maxaa loo weydiin waaye, fuleygaa fuleygu dhalay, Gurguurte?
@sahimabdirahman8685
@sahimabdirahman8685 2 ай бұрын
Ciidamada somaliyeed ayaa waxaas ugu muhimsan wax kale haka tashanin aderyaal tariiq xun baa nasowajahan somaliya meeesha kaliya adunka marka eysqabtan itobiya galada soracado xabashida Lkn somaliya cid lajirto majirto somaliya ayda lee iska celiso itobiya balse wadan muslim wali majiro cid somaliya dagaal ka cawiyey tariiqda
@SaciidcabdullahiRooble
@SaciidcabdullahiRooble 2 ай бұрын
Kani waxba ma oga amxaaradu ayadaa marhoraba ku soo duushay
@zahracabdi3825
@zahracabdi3825 2 ай бұрын
Sax weeye kalmaddaasi
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 2 ай бұрын
Itopiya habaxdo qudhunka
@konelfarass
@konelfarass 2 ай бұрын
How is it possible that a state will dare to engage his officials in such a bargaining process on its core existence which IS its sovereign and non négociable rights First second...round is simply definitely deadly turkish bazar diplomacy as there one state who will definitely be protectorized
@mohamedali-rz5oi
@mohamedali-rz5oi 2 ай бұрын
Ninkaan fiqi waxba kama oga diblamaasinimo. ETHIOPIA AYAA XANAAQAYSA 😅😅😅 DOQON AAN WAXBA OGAYN OO DACIIF AH WAAYE
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 2 ай бұрын
Somaliyey xurnimada waxey ledahay qiimo anago horay gumeysi uso aragnay markale yey nagu dhicin an gacmaha isqabsano oo qabyaalad iska deyno wadan aduunka na jabin kara majiro hadeynan dhexdena isjabin
@prosl11
@prosl11 2 ай бұрын
Maa meel ay hawiye iyo daood uu qudha kaa taliyaan baad naga midnimo nagu yeedhisa waar adeer bin walba dhulkiisa haa xukuma hassan mooryaan anaga noo talin maayo
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 2 ай бұрын
Sharaf io xurnimo ayan hesana gumeysi ina ka doorano wa laga fcnyahay
@prosl11
@prosl11 2 ай бұрын
@@cadceed-wt5 weligaba kaa leex leexo xaqiiqda dhabta taala somalia ,atmis iyo halane maxay yihiin ??
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 2 ай бұрын
@@prosl11 kuwas right now madaxdenu hadey dhahan baxa wey baxayayn
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 ай бұрын
Bala xufto badana masar aydiba bakhtiyaya meeshi yarid lacagt ka heli jirtay waa laga xidhay canal swiss maxay ku dhisi dadkida bakhtiyay wax u qabn lahyd 😂😂😂
@mohamedali-rz5oi
@mohamedali-rz5oi 2 ай бұрын
Buun buunita daaya aad leedihiin Etobiya ayaa xanaaaqaysa maxaa noo dhiman hadii shaatigeenii nalagu haysto Waxaan diyaar u nahay in aan tusno Etobiya in aan dagaal diyaar u nahay si ay gadaal inooga dagto lakiin sida aan hada nahay nooga cabsanmayso
@moaaro6387
@moaaro6387 2 ай бұрын
Waxa aan rabnaba waa dagaalka u sheeg xildhibanka Yee wax ka qaadi xabashi
@AbdiAgood
@AbdiAgood 2 ай бұрын
❤❤❤😂🎉😢😢❤❤❤
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 2 ай бұрын
Wadankeena waxaa ku wada dhex dagalmaya dowlado isku cadow ah annagana halkaaa ayay soomaliya lagu waayay
@abdirashidabdullahi-x7j
@abdirashidabdullahi-x7j 2 ай бұрын
Kan aad wareysanayso ku wax.og maaha
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 2 ай бұрын
Itopiya ayadaa bilowday oo maamul goboleed wax lasexexatay
@AyaaleHirsi
@AyaaleHirsi 2 ай бұрын
Mansha allaah howga dhalinyarada maanta ❤️❤️😍👀
@CobraTrading-b9c
@CobraTrading-b9c 2 ай бұрын
Ninka uu Warqadaha ka gudoomaayo fiiri Waziirkeena sida uu shaqadiisa ugu heellanyahay anagana Suud aan labis u naqaanaa 24ka saac waa ku taaganahay hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh Allow alle
@abdifidow9106
@abdifidow9106 2 ай бұрын
Nabad iyo Nolol siyaasada waad ku dhacdeen. Masuuliyaddda dificaaca dalka waxay hadda saarantahay Hassan Sheiq Mohamud.
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 2 ай бұрын
Ciidan Masaari mise IDF
@beryalex1798
@beryalex1798 2 ай бұрын
Ethiopia wadanka soo weerartay makr waxay u arkaan heshiiskan , Ethiopia waa soo dagaal tagay waxay rabto ha u ragto...
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 2 ай бұрын
Cabdi jalilow waxaad noqotay saleban xashi oo kale waayo waxaad raadisaa oo wareysataa kuwa mucaaradka ah dawladnimada kasoo horjeeda ka joog hadda ayaad socod barad tahay oo siyaasad inaad ka sheekeyso ma aadan gaarine Xildhibaanad mucaarad ah ayaa hogaanka kuu heysa oo maalin walba kuu waceysa dadka xasan kasoo hor jeeda
@abshirhassan2515
@abshirhassan2515 2 ай бұрын
Waa caadi laakiin danaha dalka waa in laga midaysnaadaa.
@MohamedAli-qm8ic
@MohamedAli-qm8ic 2 ай бұрын
Waxaa rabatay sidii aderkaa farmjo in diyaarda daawo macaawino idiinma keeni karto haye In la dhaho. Suudaan ba way jogaan masari itopiyana daris iyo heshiis ba sudaan itopiya way la tahay. Ciyaal ka Reer Bahal wanaaga somaliya maxaa uga xumaataan oouga naxadaan yaab
@prosl11
@prosl11 2 ай бұрын
Guul somaliland, wale madaxweyne Muse dirbaaxo kuluul buu kuu dhuftay somalia kkkk waa kuwa kolba meel isku qaadiyaa
@unknownp2024
@unknownp2024 2 ай бұрын
Yess somaliland state
@ahlanhussien
@ahlanhussien 2 ай бұрын
Hhhh kkkk baalixoofto nin daad qaaday xumbo cuskay
@DaahirXuseenxasan-un4yf
@DaahirXuseenxasan-un4yf 2 ай бұрын
Hawareerin masaariyi waligeedba kamay dagaLaminsomai
@halimamumin3643
@halimamumin3643 2 ай бұрын
Somalia, Jahawareer ku dhacey. Masaaridu uma fudada sida Somalia oo danoohooda ayeey markastaba ka Horeey siin doonaan Nabadgelyada Somalia. , Dhinaca kale Yahuuda ayeey ka baqeyaan in ay soo weererto oo aad beey u foojiganatahay. Somali maryoole Wakhti badan iskaga a lumin doonaan. Jawaabtii uu Ma
@prosl11
@prosl11 2 ай бұрын
Meesha halane ayaa joogta masar way isoogtahay reer galbeedka ayeey kaa baqanisa
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 ай бұрын
Madaxweyne ciidankiisii loo diyaariyey kala cayriyey oo doonayaa in ciidan Ajaanib ah waardiyeeyaan, waa niyad jab uu Somali ku riday Gurguurte, wallaahi waa laga roone caadi ah, ciidankiisii intii kala diray ayuu dariskeenna iyo cadowgooda iyo cadowgeenna is ugu keenayaa. Somalia markàa ma wuxuu ka dhigayaa goob dagaal.?
@Atm956
@Atm956 2 ай бұрын
Waa wataa madaxweynaha anigoo ah team N&N sida uu hada wax uwado xariif waye
@muusakahin4135
@muusakahin4135 2 ай бұрын
Nacalaa janaayo kuyaal
@halimamumin3643
@halimamumin3643 2 ай бұрын
Inteey Somaliland xaasideyaan oo ay Aniinsanyihii in ay qasab ku haystaan, ayeey markastaba bohol ku dhaceyaan. Waa tii Somalia baabi'n laheeyd. More disaster to Somalia.
@unknownp2024
@unknownp2024 2 ай бұрын
Yess Somaliland state willcome
Fursad dahabi ah "Sidee ayaa ku imaan kartaa Maraykanka"
17:23
Xogmaal Media
Рет қаралды 168 М.
Elza love to eat chiken🍗⚡ #dog #pets
00:17
ElzaDog
Рет қаралды 9 МЛН
SISTER EXPOSED MY MAGIC @Whoispelagheya
00:45
MasomkaMagic
Рет қаралды 16 МЛН
SIDEE CARABTA IYO DUNIDU UGA HADLEEN DILKA HANIYEH
5:38
VOA Somali
Рет қаралды 88 М.
ATARISHO OO ZAD DAHABA KA DIIDAY NURADIN IYO NAFISO TALO FARO WAAKA BAXDAY
11:26
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 5 М.
Elza love to eat chiken🍗⚡ #dog #pets
00:17
ElzaDog
Рет қаралды 9 МЛН