DAAWO: Qisadii jacayl ee Ahmed cali cigaal iyo khadra dahir cige.

  Рет қаралды 101,848

IDAMAALE

IDAMAALE

Күн бұрын

qisadii jacayl ee guuleysatay ee ahmed cali cigaal iyo khadra dahir cige, cigaal iyo khadra waxay ku wada jireen hoobaladii waabari waxayna isku qaadeen midba mar wax jeclaanayey, daadis iyo nabsi tiro badan ka dib ugu danbeyn wey is guursadeen, halkaan ka daawo sheekadii jacayl iyo meelahay isla soo mareen lamaanihii ugu caansanaa barisamaadkii.

Пікірлер: 18
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 4 ай бұрын
Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️
@RoblehAli-z3l
@RoblehAli-z3l Ай бұрын
Maanshaa Allaah!!!!
@KhadarXasan-yb6dv
@KhadarXasan-yb6dv 6 ай бұрын
Heestii ugu horeeysay abwaan maxamed cabdi weeyrax afka lagama sheegto adigoo jaceeyl arag cida gale reer gabdoon weeye
@FAJACAmakaag
@FAJACAmakaag 4 ай бұрын
Waxaan jecelahay inaad kahadashaan khadra daahir iyo axmed cali cigaal
@Nimahoussein-j5o
@Nimahoussein-j5o 19 күн бұрын
Salax sanaGa ayan jeclahy
@KhadarXasan-yb6dv
@KhadarXasan-yb6dv 6 ай бұрын
Abwaan m weeyrax❤❤ale haunaxaristo
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 4 ай бұрын
Thanks for sharing with us ❤
@KhadarXasan-yb6dv
@KhadarXasan-yb6dv 6 ай бұрын
Abwaan m weeyrax❤❤
@ahmeddjamajktvfilms9614
@ahmeddjamajktvfilms9614 5 ай бұрын
1947 dheh masha 1957
@AdamFarax
@AdamFarax Ай бұрын
Khadra imisa ayey udhashay axmed
@MustafeCabdi-d6u
@MustafeCabdi-d6u 2 ай бұрын
Wax baa kaa qadan
@mohamedwarsame1269
@mohamedwarsame1269 2 ай бұрын
Jaceeyl baaba nagu riday 😂
@jamalshamax2123
@jamalshamax2123 4 ай бұрын
waxaad naxasuusiisay wayo wayo
@NanyIbrahm
@NanyIbrahm 4 ай бұрын
Naa beenalayahay .Beentajooji waxna may jeclane waa heeso .Uune odayga midgaanta soo furay ee hargeysa.Uga soo guuray ceebtii reerkooda kaga dhacday. Reer toolu aan fanka waxba ka ka aqoon
@malmo4235
@malmo4235 2 ай бұрын
Kkk oo soo kuwa isguursadey ee ilmaha isu dhalay?? Maxaa isu indha tireysaaaa
@dekosharaf6823
@dekosharaf6823 5 ай бұрын
Heesahediyo dhanba cigaal un bey uqaday bad ledahy taas macqul mahan tedakle riwaayadi dabjacyl kari waa waxa horay udhigtay sahra axmad iyadna copy un bey ehyd moye wax iyada loosameyay mahan heesaha ay qadeysay sida shafka kalay iguqabo waxa horay uqaday sahra axmad ogow taas
Waraysi Kooban Iyo Fanaanada khadra daahir cige oo
19:53
SABRI'S VIEW
Рет қаралды 22 М.
RTN TV: Barnaamijka Ciida iyo Axmed Cali Cigaal 1/9/2017
1:00:48
RTN Somali TV
Рет қаралды 55 М.
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 267 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 19 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,3 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 10 МЛН
Taariikhdii ,Gabayadii iyo Jacaylkii Cilmi Boodhari (1) Sollas Media
28:01
JACAYLKII ABWAAN DHEEG EE LA MIDKA AHAA JACALKII HADRAWI EE BERLULA
16:56
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 267 МЛН