Daawo Taariikh Nololeedka Abwaan Cabdi Bashiir Indhobuur.

  Рет қаралды 31,485

AFNAAN Oficail

AFNAAN Oficail

4 жыл бұрын

Barnaamijka xusuus u joog waxaa inoo ahaandoonaa barnaamij asbuucla ah waxaad Asbuuca labaad ku daawan doontaan Taariikhdii Maskaxdii Hal-abuureed ee Kooxdii ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Heegan Awbwaan Cabdi Bashiir Indhobuur. nala soco wixii ra'yigaga ah noogu reeb Commentiga haddii aad ku cusb tahay chanalak subscrib saar.

Пікірлер: 70
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Ай бұрын
Allha unaxaristo mansabkiisii maynan marin kuwii uu u dhintay😢
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 9 ай бұрын
Waxuu doonaba ha ahaadee sow Abwaan soomaaliyeed oo inaga baxay maaha marka kadib sow hadaynu nahay soomaali sow gacanteena kuma bixin iyo qabyaalad Alle ha u naxariisto.
@cusmaanshangaani1058
@cusmaanshangaani1058 2 ай бұрын
Allen ha u naxariisto abwaan cabdi abshir indhabuur janadii fardowsa alle ha ka waraabiyo aamiin aamiin aamiin
@mcnncm1318
@mcnncm1318 Ай бұрын
Dee taariikhdiisa dhalasho qaladay dee haduu dhashay 1943 ooo uu dhintay 1991 waxa uu ku dhintay 48 jir adigu waxaad tidhi 70jir buu gaadhay abwaanka allaah u naxariistee
@omerhassan3041
@omerhassan3041 2 ай бұрын
Habaarka iyo aflagaaadadu waa dhaqan liita, Abwaan cabdi bashiir Allaha cafis iyo janno firdowsa isugu daro,wuxuu ahaa abwaan soomaaliyeed oo shacabkiisa guubaabin jiray, hadii kacaankii oktoobar uu ka leexday wadadii saxa ahayd oo uu dal iyo diinba ku xadgudbay, abwaan cabdi wuxuu ummada u ahaa ifiye iyo toosiye,waxbana kacaan kama khusayn, dhagarqabayaal askara oo iimaanlaawayaal ahaa ayaa dilay 1991kii da'da aad ku sheegtay 77sanno ma jirey Allaha u naxariiste 48-50 sanno inta u dhaxaysa ayuu ku god galay,godka lagu janee.
@farahhussein4661
@farahhussein4661 6 ай бұрын
Illaahay ha u naxariisto, heesihii iyo kooxda heegan waan ku barbaaray. Abwaan aan codkiisa iyo caqligiisa la illaawi karin.
@CarabDhayloos
@CarabDhayloos Ай бұрын
SOMAALIYEY ILAAHAY IDIN ROG SHARAF SOMAALIYEED ARKI MAYSAAN OO DANBE,MAXAY ISKA DILEEN,NIMAN QIIMO BADAN,WAA CABDI BASHIIR INDHA BUUR,WAA MAXAMED CARAB FALAXFAX,WAA IN MAGTOODI MARIIXAAN LAGA QAADA❤
@maryanmohamed6311
@maryanmohamed6311 3 жыл бұрын
war taariikhda abwaanka aad baad u qaldaysaa ee taariikh fifaftiran soo bandhig ama iska aamus abwaan kaliya maahay wuxuu ahaa sarkaal sare oo qiimo iyo qaayaba lahaa naxariostii janno ilahay ha siiyo abtigay
@seibjilly7603
@seibjilly7603 3 жыл бұрын
Anigana waa abtigaay macaanto ilaahay ha u naxariisto 😭😭😭😭😭😭
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 2 жыл бұрын
Maasha,alah guuul
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 2 ай бұрын
Wuxuu ahaa lambar one xaga wadaniyada Cabdi Bashiir Indhobuur AUN.
@kulmiyeb
@kulmiyeb 3 жыл бұрын
Ilaahey ha u naxriisto
@cusmaanshangaani1058
@cusmaanshangaani1058 Ай бұрын
Kooxdii hegan ee ciidanka booliska alle ha u naxaristee jaalle maxamed siyaad wuu yiri heenan waa hanuuniyaasha qaranka
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 2 ай бұрын
Alxamdu-Lillah hadii taa la aasay!
@saidabdi136
@saidabdi136 2 ай бұрын
Ilaahoow kuu naxariiso.
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 2 ай бұрын
Hargeisa Somalia maaha siilkii Hooyada u sheeg
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 Жыл бұрын
war qof ku miiyu xanunsan yahay 1943 ayu dhashay 1991 u dhinty hadana waxu leeyahy 77 sano ayu ciimrigisu gadhay qof miiyu sarkhan sanyhay siidu wax u wada
@CabdiSalaam-py8qo
@CabdiSalaam-py8qo Ай бұрын
M.a
@haar91
@haar91 3 жыл бұрын
Heesaha Abwaanka Dagaalkii 1977 ayaa lagu galay
@mohamedabdullahi2376
@mohamedabdullahi2376 3 жыл бұрын
Alla haunaxaristo waxadiley mangab
@iyigunler9509
@iyigunler9509 2 жыл бұрын
Yaa dilay hade mataqaan
@mahmodkirih862
@mahmodkirih862 2 жыл бұрын
Taariikh abwaan soomaliyeedna waad ka sheekaynaysaa sawirro ciidan itoobiyaan ahna waad soo qadanaysa ado soo qaadan karayay kuwii soomaaliyeed.
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 3 жыл бұрын
Marxuum Cabdi Bashiir waxaa Dilay Habar-Gidir waxaana lagu dilay Diyaari Heeso lagu Aflagaadeeyo Marxuum Siyaad Barre, waxaana uu ku jawaabay Shalay Ninkii aan Afkeyga ku Ammaanay Maanta Ceyn Maayo,,Isbuuc ka Dibna waa La Dilay!!...Heesaha uu curyey waxay isugu..jireen Waddani & Kacaan labadaba!!..Waxaa la dilay bilowgii bishii January 1991.Scww ...
@reddevilssomalifans2718
@reddevilssomalifans2718 5 ай бұрын
Beenta umada ka daa waxaa dilay mareexaan waliba ilaaladii ziyaad bare waxaana loodilay aano qabiil
@aliguleed6748
@aliguleed6748 Жыл бұрын
Midakale seeloodiley yaase diley kudar taariikhdiisa
@elburadde5092
@elburadde5092 2 ай бұрын
Mudane Wariye Waxaad inoo sheegtay inuu Fanka Cabdi Bashir indhabuur kusoo biiray 1978dii Lkn Heesihii guubaabinta 1977dii isaga ayaa ugu badnaa
@maryanmohamed6311
@maryanmohamed6311 3 жыл бұрын
mi geedi waxbaa la sheegaa buu maqlay markass buu yiri Abwaanku murtidada iyo Af soomaaliga hargaysuu ku SOO BARTAY BAL QAB SOO AFSOOMAALIGA LAGU HADLO WAXAA UGU SAXSAN MIDKA MEESHA UU KU DHASHAY LAGAGA HADLO WAANA KAN FARTA SOOMAALIGA LAGU QORO MIDDA LABAAD ABWAANIMADU WAA U DHALASHEE LAMA BARTO WUUNA U DHASHAY OO WAA HIBO EEBBE KU MANAYSTAY EE QUURIWAAGA ISKA DAAYA IYO XAASIDNIMADA AYDAAN WALAAHIINA KOOFUREED WAX U QUURIN WANAAG AH WAXÀA LA YIRI XAASAD MA BATO
@abdixayi8453
@abdixayi8453 Жыл бұрын
Wax badan baad khaladay heesta arligaygiyoow waxaa iska lahaa alle ha u naxariistee abwaan maxamuud tukaale cismaan iska ilaali inaad murti nin lahaa nin kale ku magacowdo
@reddevilssomalifans2718
@reddevilssomalifans2718 5 ай бұрын
Asagaa leh orad soo baar
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 2 ай бұрын
Guulwade buu ahaa wixi u amaanay baa dilay 😂😂😂😂😁😂😂😂
@korontogulledghidhi3733
@korontogulledghidhi3733 2 ай бұрын
Beenbaad kasheegtay ale haw naxariisto cabdi bashiir indhabuur abwaan wanaagsan wuu ahaa balse malahayn herstart inaan kuu adeegoo hees tas waxaa lahaa cabdiqaadir xirsi yamyam
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 ай бұрын
ILAAHEY KUUMA NAXARIISTO WUXUU AHAA IBNU XAARAAN IBNU XAARAAN DHALAY OO MARIIXAAN GAAJO U AH ADOON NAARTA KU WAAR ILAAHEY IDANKII
@moogemooge3836
@moogemooge3836 Жыл бұрын
Caadi maahan kkkkkkk
@mahadabshir4536
@mahadabshir4536 9 ай бұрын
Bal qofkan neefka ah marku yiri fanka iyo suganta wuxu bilabay 1978di ayan iska xiray in uusan waxba ogayn oo been shegayo daglkii 77 hesihi uu sameyy aya lagudagal galayy intaas been kabadan way kabuxda madhamaysanyo
@usstransport4033
@usstransport4033 3 жыл бұрын
H
@abdulkadirfarah6288
@abdulkadirfarah6288 3 жыл бұрын
Runtii dadkii ninkaas dilay aa wadani ah miyaa horta
@mustafeabdi8483
@mustafeabdi8483 4 жыл бұрын
What the fuck Abwaan Somaliyeed bad ka sheekayn sawiro xabashiyo police Aya muqaalka ku jira
@kadardirie6905
@kadardirie6905 3 жыл бұрын
Hhhhh waar ninku ciidan kale ayuu meeshii la yimi
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 ай бұрын
ILAAHEY UMA NAXARIISTO WUXUU AHAA KABO QAADKA CADOWGA DAAROOD FAQASH ILAAHEY NAARTA HAKU FOGEEYO AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN
@DHAQANMAAL
@DHAQANMAAL Ай бұрын
Faqash miyaa iskala guraysa wixiinuba faqash ayaad ahaydeen wixii aad somaliland ka samayseen idin ilaawi mayno
@umimohamed2323
@umimohamed2323 Ай бұрын
@@DHAQANMAALshacab somali dhib uma gaysan somalida waqooyi, yes Siyad Barre regime baa dhibka gaystay, taasina somali way idinla qabtaa
@abdulkadirfarah6288
@abdulkadirfarah6288 3 жыл бұрын
Dadkii dilay ninkaas waa cadowga koobaad ee hadhaqleeyso
@abdulahiabuukar5119
@abdulahiabuukar5119 3 жыл бұрын
alow unaxariiso cadow ayaa dilay weli cawaan ayaa dilay ciidamadii siyaat bare afisiyooni ayay kudileen isagoo gurigisa usocdo kuwaas darot ayay ahaayeen
@malmo4235
@malmo4235 3 жыл бұрын
U sick
@seibjilly7603
@seibjilly7603 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto mareexaan ayaa qabiil dartii u dilay abtigaay
@seibjilly7603
@seibjilly7603 3 жыл бұрын
@@malmo4235 he is not fucking sick mareexaan ayaa dilay wiliba intaay dheheen iska soco aduu wadani ayaad tahee ayaay dhabarka ka toogteen
@yusufa.8323
@yusufa.8323 2 жыл бұрын
Dhulbahante ayuu Ku maqan yahay Aun
@yasinmohamed3666
@yasinmohamed3666 3 жыл бұрын
AUN.wadani Hal abuur buu ahaa Gacan ka Xaqdaran baa Dishey .Qabyaalad dartii baa loo Dilay.
@seibjilly7603
@seibjilly7603 3 жыл бұрын
Abtigaay buu ahaa ilaahow janadii ku gee
@Shankaroon_991
@Shankaroon_991 2 жыл бұрын
@@seibjilly7603 alle haw naxaristo
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
Beeshiisa Habar-Gidir Ayaa Dilay Abwaanka AUN..Sc.
@mahamedmajor4679
@mahamedmajor4679 11 ай бұрын
​@@mohamedmire7660habargidir miya ahaa
@ahmedmahfoud3471
@ahmedmahfoud3471 5 ай бұрын
​@@mohamedmire7660 Isagu reerkee buu ahaa AUN
@mhassan0163
@mhassan0163 3 жыл бұрын
Afsomaliga illeen abwaanku Hargeisa ayuu ku soo bartay iyo murtida hadalka, waan yaabay
@wardoabdihalim840
@wardoabdihalim840 3 жыл бұрын
Ninkan oo kale yaa iska dila dunida isaga oo kale taalo lodhisa history schoolada aya jiil kasta lagu bara alla qaracan waynaa maanta igu horaysa magaciisa iyo taariikhdiisa walahay aad ayan u murugooday da,da lagu dilay xita xishod darana Damir xumaa akhas da kastaba ha,ahaado nin lataabtaba ma,ahayn nin qaran ayuu ahaa anyways umada somaliyed ayuu kabaxay allahayaw unaxariiso danbigiissana udhaaf yarabi qabriga unuuri kitaab kiisa midigta kasii
@canabsoomaali3285
@canabsoomaali3285 3 жыл бұрын
@Haji Haaji Yaa la dhahaa Faqash? Qurun iyo qabyaalad sun ah ayaa kaa soo dhacaysa qurunka kaa soo urayaa🤮🤮🤮 Caqli haddaad leedahay maba lihide wax kale ayaad ka hadli lahayd.
@canabsoomaali3285
@canabsoomaali3285 3 жыл бұрын
@Haji Haaji Meeqaad adigu dishay dhiigyacab yahow bililiqada iyo boobka ku koray. Af ku dhiigle, jeeb ku dhiigle iyo weliba gacan ku dhiigle
@canabsoomaali3285
@canabsoomaali3285 3 жыл бұрын
@Haji Haaji Kuwa kufsiga ku dhashay ayaguna aan macsida iyo denbiga ka dhex bixin ee ibnu xaaraamkaa ayaad ka mid tahay. Sifadoodu waa in ay dadka qurun, fowaaxish iyo qabyaalad kula dhex wareegaan. Ileyn isma hubaan naftana kalsooni kuma qabaan qabiilka ay sheeganayaan. Marka tii ku dhashay haddaysan siilkeeda xafidan oo ay adiga aduunka ku keentay adigoo Garac ah, haba kasii darnaatee aysan akhlaaq iyo inaad Islaamka nabad geliso iyo diin ku barin maxaan kuu sameyn karaa? Ilaahoow ibnu xaaraan adigaan iga dhigin, kaaga darane kalsooni darro iyo kanaa faqash ah, kanaa fadhiish ah bulshada kula dhexjira si uu u qariyo iintiisa. Asal iyo dhammaad Doofaar ma daahiro waxaad sii dhashay ayaa ka daran🤮🤮
@canabsoomaali3285
@canabsoomaali3285 3 жыл бұрын
@Haji Haaji Horta adiga haddaan ahay ma hadleen. Meelo badan ayaa commentigaaga ka arkay nin ama naag waxaad tahayba ku sheegay. Tii ku dhashay diin kuguma dhalin. Aabahaa hooyadaa qabsi ayuu kaaga dhalay. Waxaa lagugu koriyey bililiqo. Waxaad ka mid tahay kuwa aan xaaraan iyo xalaal u kala soocneyn ee loogu yeero: af ku dhiigle, jeeb ku dhiigle, gacan ku dhiigle. Waxaad dadka kula dhex jirtaa fisiq iyo Fidinta qabyaalada iyo kala qaybinta. Laba siyoodba naftaada way u danbeyn: in aad aduunka ku duleysnaato aakhirana wax maad dhigane ogoow. Ereyga Faqash adigaa laguu bixiyey, adiguna dad kale ayaad ugu yeeraysaa. Haba ahaatee Maxamed siyaad ayaad wax ka sheegaysaa oo 30 sano mootan. Haddii wanaag ka danbeeyay oo uu nin xun ahaa Wanaag baa ka danbeyn lahaa. Dadka fiican ee qabiilka aad dariiqa la taagan tahay soo sheeg oo hebel ayaa ka wanaagsan oo hooyaday qabiilkeedaa dheh. Ma jiro waayo waxaad qabiilka u casyeysaa iintaada ayaad isku iloowsiin. Labo mid inaad ka dhalayay qabiilada dadku yasaan (ma aaminsani xag ilaah in la kala sareeyo) ama inaadan qabiilkaaga aqoon oo aad habari- keentay tahay. Tan danbe u badi. Marka waa ka xumahay 30kii sano waxa Soomaaliya u dhashay inay noqdaan mid aan waxna qorin waxna akhrin oo gacan ku dhiigle ah.
@aliguleed6748
@aliguleed6748 Жыл бұрын
Maxamed mire waxadan ogeyn been hakasheegin iney dishey habargidir hhhhhhh waa wax lag qoslo walaal ragii diley waalayaqaan adigana laguweydiinmaayo ee waxadan ogeyn lamasheego
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 ай бұрын
HHHHH YAA LOO SHEEGAYAA II WAD SHEEKADA FAQASH DAAROOD XAAR QURMUUN II WAD SHEEKADA SOMALIA UMADA SOMALIYEED UMADA SOMALIYEED UMADA SOMALIYEED YAA LOO SHEEGAYAA QAYAALIGA BEENTA AH HHHHHH HHHHHH HHHHHH HHHHHH
@maxmedjr2039
@maxmedjr2039 2 жыл бұрын
Beentaa weeye dhabta miyaan ku saara aadan tarabi baa leh duliyahaw heestan siciid mire xeydaro kinsi x aadan been taa weeye
Abwaan Ilkacase oo ka sheekeeyay qisada heeso lagu muransanaa.
12:55
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 60 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 1,5 МЛН
Habar-Gidirta Halganta Oo Taalo U Baahan Abwaanada Beesha Habargidir
27:10
Maxey Isku Qabteen Salaad Gabayare Iyo Maxamed Siyaad Bare
15:45
QARNI JOOG
Рет қаралды 124 М.
Ogaden Abtiir
6:46
Abdi Warfaa
Рет қаралды 32 М.
Waraysi Abwaan Sugaal Cabdille iyo kooxdii Heegan  Qaybta 1AAD
31:10
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 18 М.
RAGGII GUURSADAY OO QABAY MAGOOL AHN.@bulshadacusub
7:12
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 52 М.
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 60 МЛН