Fanaanka Cabdi Baadil iyo Ali Xaraare maxaa kala qabsaday?

  Рет қаралды 25,598

SOMALI AMERICAN TV

SOMALI AMERICAN TV

Күн бұрын

Пікірлер: 84
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Waa barnaamij fiican oo aad dib u bilawday, waxaan rajeynayaa in dad badani ka helayaan. Noo weydii fanaaniinta miraha, naaxyada iwm inaad goor walba weydiisid. I love it. Mahadsanid
@abukarali5564
@abukarali5564 4 жыл бұрын
Maasha'Allah! Legend Abdi Baadil Ibrahim
@Layla6793
@Layla6793 4 жыл бұрын
Ma sha Allah Abdi Baadil. Ilaahay caafimaad ka ha kuu daayo ku nooloow Cisi iyo Sharaf Walaal. Waa heesihii waayo waayo iyo Hargeisa ayaad i soo xusuusisee jir in badan Walaal!
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 3 жыл бұрын
Waa barnaamij qurux badan runtii..waad mahadsantihiin wariye cali xaraare iyo heesaa muusikayste cabdi baadil..
@abdiaizisse113
@abdiaizisse113 4 жыл бұрын
Wariye cali xaraare and all fanan cabdi badil thnk you so much and well done 👍 we need more and more oud music 🎶🎸program 👈😁 thnx again 🇸🇴👍
@abdikariinhassan8106
@abdikariinhassan8106 4 жыл бұрын
Maansha Allah cabdi baadil iyo Ali Haraare.qaraami Taariikh waad mahadsantihiin
@Layla6793
@Layla6793 4 жыл бұрын
Heeso waa heesihii hore iyo Dadkii hore. Rabiyoow u naxariiso intii dhimatey inta noolna Rabiyoow ugu deeq Caafimaad iyo cimri dherer
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Aamiin walaal.
@abdulkarimfarah3349
@abdulkarimfarah3349 4 жыл бұрын
Barnaamij aad u qiimo badan wariye heersare ah iyo fanaan qiimo badan Waxbadan ayaa iiga kordhay mahadsanid Ali harare
@abdiaizisse113
@abdiaizisse113 4 жыл бұрын
Wariye cali xaraare waxaad iga ilowday hees aan u jeclaa inaad all fanan cabdi baadil waydiso (heesta oo ah cimrigay intaan jiro ku canaan maaye colooshaad ku taala 2 times tone ayay U dhacaysa best tones ever 👍😁
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 4 жыл бұрын
Xees Xasuus Leh Ayuu ku Bilaabay Cali Xaraare Siyaassadda Naga Nasi Fanka iyo Gabayada Noo Weeci Mahadsanid
@aminaali6892
@aminaali6892 4 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto saado cali ayu laa qadaay heestan ugu horaaysa
@ciise7775
@ciise7775 4 жыл бұрын
Viva my fanaanadeena qaaliga soomaali aun Aamiin.
@batulamahad449
@batulamahad449 4 жыл бұрын
Wow nice song ibraahim baadil fanaan hadda ma jiro
@awiawi2757
@awiawi2757 4 жыл бұрын
I remember my time in when I was in school
@JIm-bi1ve
@JIm-bi1ve 4 жыл бұрын
Abdi baadil fanaanka wayn ee reer jarareed ❤️❤️❤️
@abdirahmanalimohamed437
@abdirahmanalimohamed437 4 жыл бұрын
Waa Nin jareer ah makani ka si ah Waa nin ina adeer keey ah
@JIm-bi1ve
@JIm-bi1ve 4 жыл бұрын
Madexwayne dani iyo madexwayne siilaanyo ayaad ku khaldeeysaa kuwaad baaba kuu eg kkkkninkaan waa gubtii soomaaliyeed kana sii ah reer isaaq
@mohamedgeelqaad4741
@mohamedgeelqaad4741 4 жыл бұрын
@@abdirahmanalimohamed437 jarar waa gobolka kuyaal dowlad deegaanka somalida Ethiopia ee jareer ha fahmin.magaalada waa dhagaxbuur ogaadenya ama somali galbeed
@mohamedgeelqaad4741
@mohamedgeelqaad4741 4 жыл бұрын
@@JIm-bi1ve dadka magaranayan jarar waxay umalaynayaan jareer inaad ulajeedo jaaahuurow waa jaahuur kale
@SahraSsDama
@SahraSsDama 4 жыл бұрын
Asc waaw sax waaw.khatar
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Cabdi Baadil live on the phone buu ka heesaya sidayu maqleyno, tumidiisa iyo codkiisana caadi maahan. Qolooyinkeena iminka waa iska bushuq bashaq iyo qalaw qalaw aadan codka iyo muyuusigaba ka helyn. Thanks
@msizzygirll
@msizzygirll 4 жыл бұрын
Oh my allah I love this hees
@ahmedxassan6247
@ahmedxassan6247 4 жыл бұрын
waaa gugudhabe hawiye
@ocroafff5527
@ocroafff5527 4 жыл бұрын
Xasuus cabdi baadil iyo Mogadishu waa fanaan aad u cod macaan
@mecaadmuxuyadiinadan1769
@mecaadmuxuyadiinadan1769 4 жыл бұрын
Caruur ayaan ahaa.
@bashirabdullahi4687
@bashirabdullahi4687 4 жыл бұрын
Calan side masha allah ax waad
@ahmedxassan6247
@ahmedxassan6247 4 жыл бұрын
cabdi badil ibrahim waaa nin hawiye ah oo jijeele ah waa.la yaqanaa
@duuliyesare7714
@duuliyesare7714 4 жыл бұрын
Cabdi baadil waa nin daarood ah oo ogaadeen ah
@ismailjama178
@ismailjama178 4 жыл бұрын
@@duuliyesare7714 maahee waa fanaan Soomaaliyeed oo qabiil ka weyn.
@abdimuuse4919
@abdimuuse4919 4 жыл бұрын
Wll ha ku qaldamin waa nin ogaadeena reerkoodoo dhanbaa lagaranayaa
@regularwarya
@regularwarya 4 жыл бұрын
@@abdimuuse4919 Ogaden iyo wadaniyad iyo calan wali hal jumlo oo hadal ah ooy ku kulmaan maan maqal balse beenin maayo wiil waa abtigi way dhici kartaa inuu koofurta ku bartay.
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 7 ай бұрын
Jijeelo waa reer abtigii Waa Ogaden abdi baadil iyo ibrahim baadil rag walalo ah
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 4 жыл бұрын
Cabdi badil makan maqlo waxan sooxasuustaa sadacali warsame allow u naxariis to
@karti-soor
@karti-soor 4 жыл бұрын
Waa heestii (AHN) alla yaa raxma Saado Cali Warsame.. Wiil hoog Isku kalsoon Beer luula Allaahayoow #Beledweyn Allaahayoow #Haddraawi@ Fanka Iyo Murtidu Waa inta keliya #Somalinimo aad jeclanayso Dareen farxad leh. Bal'se Fankii ciyaal suuqa Budhcad faneed soo baxay. Waxan arkay qaar ku heesayaa iga Waal waan yaabay oo Music saaray
@Layla6793
@Layla6793 4 жыл бұрын
Ameen ya Allah
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 4 жыл бұрын
Cabdibaadil laqaada saado kalideed maaha waa talantaali saado iyo cabdibaadil
@ocroafff5527
@ocroafff5527 4 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto wey isla qaadeen saado cali
@adeerkaqarniga5659
@adeerkaqarniga5659 4 жыл бұрын
Wax baa ka dhacay!
@mecaadmuxuyadiinadan1769
@mecaadmuxuyadiinadan1769 4 жыл бұрын
Aad iyo aad
@mecaadmuxuyadiinadan1769
@mecaadmuxuyadiinadan1769 4 жыл бұрын
. waba heestii iigu horaysay.aan qaado
@mecaadmuxuyadiinadan1769
@mecaadmuxuyadiinadan1769 4 жыл бұрын
Qaxii muqdisho waliba. Shiil karo inay ahayd ayaan filayaa.
@nasro7666
@nasro7666 3 жыл бұрын
Codkis nice
@mrsomali8690
@mrsomali8690 4 жыл бұрын
Waa fanaan jiro Walina waa dhalin yaro sida ali xaraare
@mrsomali8690
@mrsomali8690 4 жыл бұрын
Ali xaraare waxaad tahay rug cadaa laga faaideysan .program sameynta aad ugu wanaagsantahay. Ali hogaamiya tahay
@rawiabdudud3700
@rawiabdudud3700 4 жыл бұрын
Subxanalah war magaca abdi baadil micnihisa ma taqanan waa adoonki baadika ninken magaca haska badalo maca qaldan weeye
@osmaancabdulahi5100
@osmaancabdulahi5100 4 жыл бұрын
badil waa abihi san u fahmay wuxu la dhashay ibrahim badil
@sheikhulkulli3859
@sheikhulkulli3859 4 жыл бұрын
Isku baadil ma tihin, lol
@ciise7775
@ciise7775 4 жыл бұрын
Cali sxb waan ku salaamay. Barnaamijka ka dhig. Jimco ey kaa jabto. Aabahaa jabkiisa. Fanka jimcaha u bado.😀👍🤟
@abdiabdisalam7274
@abdiabdisalam7274 4 жыл бұрын
Ali xaraare Sallan sare Kaftanka siyaasada waa kaftanka wax wanaajinta halkaagaas ka wad ,
@abdikarinadan7063
@abdikarinadan7063 4 жыл бұрын
Khadiija Hiiraan ayaa la qaado jirtay Cabdi Baadil Ibrahim
@abdikarinadan7063
@abdikarinadan7063 4 жыл бұрын
Ibraahim Baadil ayuu la dhashay ee Kooxda Heegan.
@sadia_844
@sadia_844 4 жыл бұрын
Maasha Allah Tabarakallah alfanaan Cabdi Tahliil waa ilaaheey mahadii hadaad caafimaad qabto, iga daba geeya fanaanka xaguu joogaa
@Tasniim1
@Tasniim1 4 жыл бұрын
Ninkan cabdi Tahliil lama dhaho waxaa ladhahaa Cabdi Baadil wuxuu a joogaa garmalka. Cabdi Tahliil Alle weyne ha unaxariisto wuxuu kugeeriyooday dhawaan magaalada Muqdisho.
@ismailjama178
@ismailjama178 4 жыл бұрын
@@Tasniim1 ma dhintay Cabdi Tahliil,isagoo xanuunsanayaan ogaaye.Alleh ha u naxariisto isaga iyo muslimiintoo dhan.
@Tasniim1
@Tasniim1 4 жыл бұрын
@@ismailjama178 walaalow sidaas ayaan warka kamaqlay.
@ismailjama178
@ismailjama178 4 жыл бұрын
@@Tasniim1 allah ha u naxariisto isaga iyo Intii muslim ahba.Waad mahadsan tahay.
@Tasniim1
@Tasniim1 4 жыл бұрын
@@ismailjama178 Aamiin walaalo adiga ayaana mudan.
@awiawi2757
@awiawi2757 4 жыл бұрын
Heesi Wayo wayo Xisadi heesa ee school ka
@zamzamhassan9792
@zamzamhassan9792 4 жыл бұрын
Ali xaraare waayo waayo ayuu xasuustay
@ahmedxassan6247
@ahmedxassan6247 4 жыл бұрын
waa nin hawiye ah oo reer baladwenye jijeele ah cimrigada alow dheerey
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 4 жыл бұрын
qabiil lagama hadlayo mariidyohoow fanaaniinta dadkay udhaxeeyaan
@habibmohamednoor5464
@habibmohamednoor5464 4 жыл бұрын
Qabiil qofka waxba uma kordhiyo sxb . Waa nin Fanaan oo wadani ah ee iskadaa qabyaalada Iyo maangaabnimda Qabyaaladu wa ta soomali ka dhigtey qaxooti meel wadhan oo weliba lagu fara xumeeyo
@mohamedmnur4670
@mohamedmnur4670 4 жыл бұрын
WAA OGAADEEN BAH GERI
@cabdifitaaxmahamuudaliwama103
@cabdifitaaxmahamuudaliwama103 4 жыл бұрын
Hooyadi baa jijeele ah sxb asaga wa ogaaden
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 4 жыл бұрын
soomaalinimada ayaa wax walba kaqaalisan
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 4 жыл бұрын
Kamanka baristiisu wa xifdinta suugaanta iyo afka hooyo nooloow
@batulamahad449
@batulamahad449 4 жыл бұрын
Walhi hees waa kii hore hadertaan waa is ku
@batulamahad449
@batulamahad449 4 жыл бұрын
Baadil xasuus wayen
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 4 жыл бұрын
woow anoo jiifa oo computerkuna fb u furan yahay ayaan waxaan maqlay codka macaan waan soo toosay ilaa aan youtube karaadiyey waxaan moodayey maxamed saleebaan saa waa cabdi baadil nationalist
@ahmedxassan6247
@ahmedxassan6247 4 жыл бұрын
waa halka fanan eey ledahay beesha jijeele
@mohamedgeelqaad4741
@mohamedgeelqaad4741 4 жыл бұрын
Fanaankiina ma qabiil baad siisay
@myusuf951
@myusuf951 4 жыл бұрын
Kkk waa ogadeen balse waa fanaan soomalyeed
@Kader.Arab4336
@Kader.Arab4336 5 ай бұрын
Waa ogaadeen Reer isaaq
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 4 жыл бұрын
Cali xarare maxaa ku diray video call mise ma jugeeyo talaw kkk
@habibmohamednoor5464
@habibmohamednoor5464 4 жыл бұрын
Cali xadheedhe waa nin u dhuun daloola Somaalida dhinac kasta weriyuhu waa in uu ahaada sidaas oo kale
@susuumoha6879
@susuumoha6879 4 жыл бұрын
Dadkii sharafta lahaa sidaasay u heesi jireen hada waxa dhaga xanuun nagu riiday habro iyo odayaal daasado garaacanaya wax ay ku hadlayaana uusan jirin oo dharkiina soo dhigtay 😂😂😂😂😂😂😂
@yaawaaye1113
@yaawaaye1113 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@wadadali352
@wadadali352 4 жыл бұрын
F
Kaftanka Siyaasada 555 oo aad u xiisa badan
30:32
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 43 М.
DAAUUD XANFAR IYO CASHARADII KABANKA PART 4
8:56
Daa'uud Xanfar
Рет қаралды 18 М.
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
Maxamed Axmed Kuluc Iyo Seynab X Cali Baxsan 🔥 Iyo Heesta "GUUR"
7:27
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 6 М.
Hooyooy la'aantaa | Maxamed Saleban Tubeec (AHUN)| Hees Qaraami ah!!!
14:37
jaamac yare oo khayaano kusameeyey halada culumada  ''''' abuu mucab assuumaali
14:27
أهل الحديثAHLULXADIIS
Рет қаралды 9 М.
Beerdillaacshe
6:21
Muuse Ismaaciil Qalinle - Topic
Рет қаралды 443
Heestii Maalmaha Qalooca Xasan Aadan Samatar
10:06
Cabdiwali Beeroof
Рет қаралды 4,1 М.
Kaftanka Siyaasada 554 oo aad u xiisa badan
35:34
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 45 М.
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН