Faqashtii Gaadhigii Saadka, Hubku u Saarna SNM Qabsatay, 2 Jeer ayey Xabashidu Q: 11-aad Cumar Miino

  Рет қаралды 32,132

HAAD TV

HAAD TV

Жыл бұрын

Ku Xidhnoow Xoriyo Media, Barnaamijyo Xiiso leh kala soco.
Fadlan, #Share# #Like# and #comments, • Wararkii ugu danbeeyey... ,

Пікірлер: 66
@khadanabdi1338
@khadanabdi1338 Жыл бұрын
Abahay maxamed cabdi cali indha case alle ha u naxaristo isga iyo mujahidinti wadanka u dhintay alle ha u naxaristo dhamantod Abahay wuxu ah mujahid gesiya
@mukhtarmhassan
@mukhtarmhassan Жыл бұрын
Aamiin. Allah ha u naxariisto wllo.
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 Жыл бұрын
Alle haw naxariisto aabo iyo dhmmn mujaahidiintii dalka u dhintay
@noorajama5992
@noorajama5992 Жыл бұрын
I like the story of SNM because my brother Ahmed was SNM unfortunately he passed way, Faqash caught alive.
@sumayasalim2596
@sumayasalim2596 Жыл бұрын
Indha case waa abahay Allah haw naxariisto😢😢
@HAADTV846
@HAADTV846 Жыл бұрын
IlAHAY HA U NAXARIISTO MUJAAHID WEYN AYUU AHAA
@khadanabdi1338
@khadanabdi1338 Жыл бұрын
Alle ha u naxaristo abo
@seadabdirxman5523
@seadabdirxman5523 Жыл бұрын
Alle haw naxariisto janatul fardawsa rabi hawgu deeqo
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 Жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto wll aabo iyo dhmmn mujaahidiintii snm ee xoreynta dalka u dhimatay
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple Жыл бұрын
Allah janadi sare ha geeyo
@amiirahmed2334
@amiirahmed2334 Жыл бұрын
Cumar maxamed cagayare cumar miino waa aderkay alle cimriga haku dhereyo adero
@mohammedismail8795
@mohammedismail8795 Жыл бұрын
Mahadsanid Muj, Cumar Miino iyo barnaamijkaaga. Muj 'Jiriban' Cabdiraxmaan Jirde Aw cali, AHN waa aabahay, oo ku dhintay Hargaysa 2021. Allahu Akbar.
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 Жыл бұрын
May his soul rest in peace, ilaahay ha unaxariisto.
@zaki_smail_1988
@zaki_smail_1988 Жыл бұрын
Allah yarxam aabo.
@mohammedismail8795
@mohammedismail8795 Жыл бұрын
@@zaki_smail_1988 aamin aamin Walaal
@mohammedismail8795
@mohammedismail8795 Жыл бұрын
@@sahalmohamed3477 aamin Walaal
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 Жыл бұрын
Don't worry cumar miino Mujahid maxamed cabdi (indhacse AHN mujahid aamina Way nooshahay hablahedi allaah ha barakeyo
@khadanabdi1338
@khadanabdi1338 Жыл бұрын
Alle ha u naxaristo abahay qaali
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 Жыл бұрын
Sidaan fahmi karaayo Agoonimo ayaa Hooyo idinkusoo korisay, ilaahay abaalkeeda hasiiyo...!!.
@museibrahim2796
@museibrahim2796 Жыл бұрын
Maansha Allah muj Miino Rag Adag ayay ahaayeen
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Qof illahey gargarayo baabuur bilaa gas ah iska dhaaf burhaa baa dooni u noqanyaa sow illahey ma laha wax kasta dhulka iyo cirka yaal intanu dhaxeysaa illaha weyn qofkuu al jiro madfac roob mahigan u noqanyaan wax dilin
@abdihussein8917
@abdihussein8917 Жыл бұрын
Please noogusoo dhakhso qeybta 12aad sxb...aad ayaad u mahadsantahy...
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Жыл бұрын
Faqashta uu sheegaya waa ina Cali Koore iyo indhoindho
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 Жыл бұрын
Balli-shire degmo looma magacaabin lkn waxaad ku qaldeysaa degmada balli-matan mujaahid halkaa inaga sax waad mhdsantahay
@hashimmohamed4698
@hashimmohamed4698 Жыл бұрын
Ilaahay haa uun axariisto dhammantada ,waajibkaga waa guteen.
@guuledgaradzame4870
@guuledgaradzame4870 Жыл бұрын
Ma qosle
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Cumar Miino Illahey cafimadka iyo cimirgaba ha ku daayo halgankaa Isaaq baa lahaa waay ku jireen qabilyonk kale ilaa sarkaal marxeeninaan CUmar miimo wareysiiga ka maqlan filyaa lakin qof kasta isaaq waa in qalbiga gashadaa waa tariikh inga kaliya leenahey qabil wax inaguma darsan shaqsiyad yes
@mmimmi9391
@mmimmi9391 Жыл бұрын
Mxd u xaqiraysaa qabiiladi ku raacayee kula gly dgaalka
@Dulqusley
@Dulqusley Жыл бұрын
Idoor ‘88 Morgan 200kun shacab Harrgeisa ku xasuuqe 500kun qaxooti Ethiopia. 😊
@guledwarsame8749
@guledwarsame8749 Жыл бұрын
Rag taangiyo wata ayaa ayagoo Afar gaari ka adkaaday waxaas caruurta ugu sheekeeya Isaaqow.
@maxamuudmuse2186
@maxamuudmuse2186 Жыл бұрын
Clrahman jamac caynaanshe (maqosle)
@muktargiireh4160
@muktargiireh4160 Жыл бұрын
Cabdirahman daahir caynaanshe weeyee mujahidku
@museibrahim2796
@museibrahim2796 Жыл бұрын
Allah hawnaxariisto muj SNM intii geeriyootay
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 Жыл бұрын
Siciid cali giir nin dhulbahante ah oo reer Laascaanood ayuu ahaa, Afgenbigii saraakiishii reer waqooyigu dhigeen 1961kiina wuu kujiray, dhawaan ayuu Laascaanood ku geeriyooday xitaa aaskiisii cid snm ah oo ka qaybgasheyna ma jirin.
@warsameahmed1501
@warsameahmed1501 Жыл бұрын
Qaybtan waad raajiseen qayta 12aad noo soo dedeji
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 Жыл бұрын
Horta faqash ma dawladii baa mise waa qabiil
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 2 ай бұрын
Faqash waxa la odhan jiray dawladii siyaad iyo wax alla wixii u shaqayn jiray ama taageeri jiray xitaa haday isaaq ahaayeen
@guuledgaradzame4870
@guuledgaradzame4870 Жыл бұрын
Ilaahay ha caafiyo mujaahid siciid waa nin naftiisa usoo horay dalkee
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 Жыл бұрын
AXMED CALI GAYDH BUU SHEEGAYAA.
@gudoomiyelabasuul8297
@gudoomiyelabasuul8297 Жыл бұрын
Waad na GA raagteen
@DarwiishNL
@DarwiishNL Жыл бұрын
Su'Aal. Aydan. Ka. Jawaabikariin Ayaa. Aakhiro. Hortiisa. Idiinku Sugeysa. Oo. Ah. Adoomahayga Aad. Xaqdarada. Ku. Xasuuqdeen Miyaa. Jihaad. Ah. Oo. Quraanku Sheefey? Kama. Jawaabi. Doontaan Su'Aalahaa. Alle. Hortiisa. Idiinku Sugaya. Hadii. Kuwii. Aakhireystey Ee dad. Badan. Qabiil. Ulaayey Mujaahidiin. Sheeganjirey. Idina Iyagoo 30sano. Mootan. Kasii Daba. Leedihiin. Hevel. Mujaahiid Hadii. Xaga. Alle. Ka. Suurtoobi. Lahayd. Warka. Ay. Giriga. Aakhiro Kala. Kulmeen. Idiinkaoo. Warami Lahaayeen. Waad. Ilmeyn. Lahaydeen Waar. Kuwiinan. Hada weli. Naftu Deyn. Alihiin. Ka. Baqa. Maataad Layseen. Iyo. Shacab. Aad. Isir Ahaan. U. Xasuuqdeen. Reer. Sool. Oo. 200. Oo. Dhow. Dhow Disheen. Iyana. Maxay. Noqonayaan
@Gobsame
@Gobsame Жыл бұрын
Waxaan kula talin lahaa ninkan rag badan oo qiimo badana waad la kulantay halgan ka wixii dadka anfacaya uun ka sheeke qosol kana kadaa ilayn halgan shacab baad gudbinay saaye
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 Жыл бұрын
Wll waa sidaa anba waan diidey qosolka badan waayo kuma haboona halkan oo kale
@AhmedAli-zp2ss
@AhmedAli-zp2ss Жыл бұрын
Waad la raagte khabiirka
@Ahmad17056
@Ahmad17056 Жыл бұрын
Maxay dad muslim ah dileen Xisaab baa utaaal snm
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple Жыл бұрын
Dagaalki dowlad afweeyne i faqashta iyo snm done cry kkkkkkkk SNM weey kugu dul kaadsheen maalin cad ta
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple Жыл бұрын
Maasha allah SNM
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 Жыл бұрын
Dee Horta Lama Wada Dawane Hadii Kartaan Kusoo Celiya. Mahad sanidin Walaalayaal
@mohamedfaarah6767
@mohamedfaarah6767 Жыл бұрын
Oo horta ninkani dagaaloba kama waramee xeryo uunbuu ka waramaaye haduu xitaa dagaal sheego mid lagu Soo jabiyay oo snm lagu dhameeyay uun Buu ka waramaaye ma isaguun baa meelaha lagu jabay joogi jiray mise dagaalba muu geli jirine waa qolyihii bariiska ku qoraa
@cabdirisaaqmaxamed3145
@cabdirisaaqmaxamed3145 Жыл бұрын
Isagaaba waraysiga ku sheegaya dagaal kasta oo aan galay nasiib kuma lahayne waa lagu jabi jiray ayu yidhi mida kale qofku hadu jabkisa sheego waa qof run shegaya
@guuledgaradzame4870
@guuledgaradzame4870 Жыл бұрын
Muuse bidaar
@iibgeeyeonlinemarket1210
@iibgeeyeonlinemarket1210 Жыл бұрын
Mujaahid inad iska sheegato ma aha waa inaad sidaas u laan gadhayso
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Жыл бұрын
FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO
@optimisticman1203
@optimisticman1203 Жыл бұрын
ka waran laascaanood hhhh
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
laascanood maxaaa ka socdaa ma halgan baa ka socdaa shacab dlawadiis lagu direy baa joogaa iyo dawalad jaceyl shacabkeeda hadii afweyne dalwadiisa tahey manaata waay burburi laheyd laascanood
@xidaarxashi9262
@xidaarxashi9262 Жыл бұрын
*Taarikdooduba Daarod ma dhafiifsana. Alla SIYAAD BARRE mxuu halyey yahay. Inamadi uu finixaar u wax baray misana carbiyey oo weli xukuumadiisa hadal haya muujinaysa inuu wa raad kulaha bariga Afrika. malaha Siyaad Barra uma baahna inuu shisheeye wax ka qor. Iidooor ba kufilan habeen iyo maalin ku qarwaye*
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple Жыл бұрын
Kkkkkkkk afweeyne bare suuli Nigeria ku yaaluu ku baqtiye wax kle ma heeysaa. Dowladiisi afweeyne bare ee faqashta snm baa liqday,
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple Жыл бұрын
Xaarood muxuu yhy halku galaa waa in reero la yaala in gumeesi hois fadhida, Taariikhda aad leeday waaxay eed ku faaneeydid ma ta adeerkaa afweeyne bare ku qoray ee uu dadki kle waxba yeey uuga so qaaday. Waayo xilka isaga hayey isagana qoray wuxuuna qoray huuhaa iyo been.
Siduu Morgan Uga Baxsaday Hargeysa || Waraysi Kooban
22:57
Horn Cable Tv
Рет қаралды 38 М.
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 57 МЛН
Хотите поиграть в такую?😄
00:16
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,6 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 55 МЛН
BARNAAMIJKA GOOB JOOG EE SLNTV...BY BADRI MAXAMED XASAN
34:31
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 57 МЛН