Waayojoog: Halgamaa Cali Xasan Cadar oo ka waramaya Xogo aad umuhiim ah Qaybtii 2aad

  Рет қаралды 36,236

CBA TV

CBA TV

Жыл бұрын

Waayojoog: Halgamaa Cali Xasan Cadar oo ka waramaya Xogo aad umuhiim ah Qaybtii 2aad
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 47
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 Жыл бұрын
Mujaahid cadar ilaahay caafimadka haku barakeeyo
@ahmedcabdirisaaq6539
@ahmedcabdirisaaq6539 Жыл бұрын
Mujaahid BIDIXO ax alle haku naxariisto Waan ka naxay ninkaazi lipaaxbuu ahaa commandos military.
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw Жыл бұрын
Amiin wallo niin geesi ah ayuu aha illahay haw naxariisto
@mahamedibrahin6598
@mahamedibrahin6598 Жыл бұрын
Waan idin salaamay adiga iyo mujaahidkaba walaal.
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 Жыл бұрын
masha allaaah hanbalyo alle haku xafido dhamantiinba mujahidiintii SNM
@yonezcrown1909
@yonezcrown1909 Жыл бұрын
zxp faysal xabaal mariwaa barnmijkisa ayaanu ka codsan lahaa Inaad noo soo galisid
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
Ilaahay hawnaxariisto Aaaamiin intii shihiiday
@museahmed5147
@museahmed5147 11 ай бұрын
Alle haxafido mujaahidka waa mujahid xakaala
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw Жыл бұрын
Masha Allah mujaahid cadar illahay ha xifdiyo Wallo abdi nasir qaybtii faysal xabaal mariwa ayaan aad kaaga sugayna laso dhakhso
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
waa manaan oo dhasha sheekha waa la tusaa iyagoo laamadoodsan oo aan hurdo iyo soojeed midna ahayn,
@soo-maalpodcast
@soo-maalpodcast 7 ай бұрын
😂😂😂
@jaylaaniahmed7381
@jaylaaniahmed7381 Жыл бұрын
Ilaahay hakuu dhawro mujaahid
@khadarnuur4088
@khadarnuur4088 Жыл бұрын
Alle haw naxristo inti dhimatay
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 3 ай бұрын
I'm Abdirahman Yonis Habbane. have a Respect for this SNM Mujaahid. Thank you Mujaahid for your remarkable efforts to free us all.
@JibriilMaxamed-pd2id
@JibriilMaxamed-pd2id Жыл бұрын
Caga dam damle Alle haw naxariisto
@daauudaxmed4622
@daauudaxmed4622 Жыл бұрын
Ninkani waa Libaax walahi sidaan u xiiseeyo Barnaamujkiisa
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 Жыл бұрын
Barnaamijkan markan daawanaayo waxada moda inan cidanka lasocdoo bkm an sito
@ahmedcabdirisaaq6539
@ahmedcabdirisaaq6539 Жыл бұрын
Nio kula mid baan ahay. Inan joogo goobta ayanban moodaa.
@qabilledirye7438
@qabilledirye7438 Жыл бұрын
Markuu Suugu idinka dul dhacaa baa la garan laa inay sidaa noqon layd iyo in kale😂😂😂😂🖐🖐🖐🙏
@cabdisheekhidiris6566
@cabdisheekhidiris6566 Жыл бұрын
Kulla midbaan ahay in faleen bo nagu socotaad mooda
@cabdirisaaqmaxamed3145
@cabdirisaaqmaxamed3145 Жыл бұрын
Niyaw kula midbaan nahe waxa way nagu suququlinayaan kolba inyarbay so daynayaan
@xundubcade-uq5cw
@xundubcade-uq5cw Ай бұрын
Wlhi ka midbaan ahay sidaasay sheekadu igu socotaa
@ibraahimmohamed6424
@ibraahimmohamed6424 Жыл бұрын
Snm guul
@abdigaaf5462
@abdigaaf5462 Жыл бұрын
badh baa laga jaray inti reer xusen ayaa laga jaray
@dekodhako604
@dekodhako604 Жыл бұрын
Soguur ilaahay haw naxariisto
@maxamedjaamac7661
@maxamedjaamac7661 Жыл бұрын
Waxaan rabaa faadumo taygaro ma ninbaa mise waa dumar
@maxamedaxmed2308
@maxamedaxmed2308 Жыл бұрын
Faadumo taygaro waa dumarkii jabhada katirsanaa waan garanayaa habeenkaas ay lagoosatay gaadhiga qorigu saarnaa iyada iyo ninbay ahaayeen waan taagnaa goobtaas waxay ahayd magaalada layidhaahdo galka gondalibaax rasaas badan ayay magaalada Ku rideen iyo saban ama basuuke dhawr habeen ayay joogeen magaalada oo. ay marba koone uga baxayeen waxay u dhaqaaqeen jahada barri wadada samatar axmed waanay qarda jeexeen wadada may raacin
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 Жыл бұрын
Naaga muuse cbdalah weeyn wasakhu weeye nooshey faaqashtye uulaso gaasheye baaburki Hargeisa daadka kuu waada Xiidhye raagi Isaaga kii eeye Aragtoba waxaye waa SNM Gaani baa kuu shaaqysan jeerye
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 Жыл бұрын
Dhad dhan malee halku kaga dhacaya
@nimanhassan1618
@nimanhassan1618 Жыл бұрын
MANSHALLAH ninkani waa daacad taariikhda runtuu ka sheegaaya waa qoloma
@fadxijano9364
@fadxijano9364 11 ай бұрын
Waa snm
@jamaalabdi
@jamaalabdi Жыл бұрын
12 minutes oo ka mid ah wareysigan hore ayaad usoo geliseen please nagadaaya wixii aannu hore u daawannay ee aad haddana dhexda kaga soo daraysaan xiiisihii baa lumaya markaa sidii wacnayd ee aad hore ugu soo gudbin jirtay Naasir ku wad barnaamijka mahadsanid wllo waad dedaalaysaaye
@burcoduurray
@burcoduurray Жыл бұрын
Ma Lacag baad @- bixisay dee iska duun
@jamaalabdi
@jamaalabdi Жыл бұрын
@@burcoduurray aad baad u Af-Somali xun tahay doqon yahay
@cabdirisaaqmaxamed3145
@cabdirisaaqmaxamed3145 Жыл бұрын
Inder sidii hore ayu ku qurux badnaa barnaamijka 30 minute 12 kamida horan u daawanay nin kalo mujaahido quduro layidha intu kolba 5 minute kaso dhigay ayu malinti dambena yidhi barnamijki odhan markasa inti hore un daawanay
@jamaalabdi
@jamaalabdi Жыл бұрын
@@cabdirisaaqmaxamed3145 waa intaas walaalo inta aan anba u jeeday oo barnaamijka oo meel siio leh maraya ayuunbaa waxaa soo gelaysa in aad hore u daawatay dabadeed xiisihii iyo dhadhankii baa ka tagaya Mahadsanid
@Mamar6310
@Mamar6310 Жыл бұрын
Very interesting story and I appreciate both of you mujahid Ali CBA commutator
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 Жыл бұрын
Cali Waraabe dib u soo goostay haddana oo S-tuu ku soo noqday.. Gabaygu ka tiriyay xuskii Aktoobar na waxa tuducyadiisii ka mid ahaa: “wallee ama toorku toor noqoy, ama toor la’aan noqoy.”
@ahmedmusa5836
@ahmedmusa5836 Жыл бұрын
Bahda CBA TV waxn leeyahy naga daya tariikhda ad kolba so gogoynaysan fadlan tariikhda si dhamystirn u so gudbiya
@dr.basheahmed7069
@dr.basheahmed7069 Жыл бұрын
SNM tu mucjiso ayay ahaayeen wax kalena maaha waa markaad xaq udirirayso
@kayseismaciil4347
@kayseismaciil4347 Жыл бұрын
garxajis ooshiray habarawal iyomuuse maxad filayan
@khalifmohamed2486
@khalifmohamed2486 Жыл бұрын
Aabaayaashii ( faqashtii) aay laayeen caruurtoodina ayay iminka u suurtowday inay laayaan, dullinimada qaar ka mid ah caruurtaas awgeed! Mujaahidiin ahaa ( waa dambiileyaal wada sarkhaansanaa, wadamatkhaansanaa), Naarta Jahannama ayay wada gelayaan oo halkaas waxaa ku soo dhoweynayaa Koofil (Cofield ), askarigii Ingiriiska ahaa ee ku dhintay dagaalkii Daraawiisha.
@muntazissa6837
@muntazissa6837 Жыл бұрын
riyada xun lama sheego inuu sheego may aahayn somaliyay hada ku riyootan riyo xun weligaa ha sheegin
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 Жыл бұрын
Waar dadkani ma sool bay kasoo kopi gareeyaan wararka 😂😂😂
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 Ай бұрын
Siilaanyo axmed mire iyo muuse biixi Operation kasi muhiim bu aha
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 37 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 22 МЛН
MUJAAHID XASAN DAGAALKII 77 EE SOOMALIYA IYO ITOOBIYA
14:05
Abdirahman mahir
Рет қаралды 7 М.
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 37 МЛН