Axmed Madoobe 7 aag oo ay ku dagaalameen Xassan Sh waa kaga guuleystay oo ku jabiyey, Maxaa xiga? Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.
Пікірлер: 78
@daahirxuseen16057 күн бұрын
Axmed madoobe guuul❤❤❤
@Thebattleofthehorn7 күн бұрын
Guulayso Al Sayid Axmed Maxamed Islam
@AbdikafisheqnuunAbdikaafisheqn7 күн бұрын
Kusalii nbiga scw
@firdowsmusay-ze9gs7 күн бұрын
xasan sheekh dhirbaaxo kuluul ba kudhacday guul axmed madoobe
VIVA JUBALAND AND SAIYD AXMED HOGAAMIYE DHAB AH OO NABAD IYO XASILOONI KA DHIGAY JUBALAND
@Khdarcrashiir96Axmed7 күн бұрын
Al sayid Axmed Maxamed islaam geesi geesi dhalay guulayso marwalba jubbalaand guul
@MohamedAli-rd7rn7 күн бұрын
Good news 👏
@sadiaaden88867 күн бұрын
Guulayso ahmed madoobe ❤ juballand
@Amiiniftinabdi-hv9wb7 күн бұрын
Duhur wanagsan
@fardowsadahir66757 күн бұрын
Guul al sayidi ahmed dal nurshe 🏆🏆
@MustafeXuseen-hu5or7 күн бұрын
Welcom
@shukrilibax7 күн бұрын
Ilaahow xasan xarash qaran umada dhaafi amiin 🤲
@garada69217 күн бұрын
AXMED MOHAMED ISLAAN IYO XASAN WAA IS OG YIHIIN XASAN SH KAMA ILBAXO WAX UUSAN AWOODIN
@hassanhussein68707 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@Mabdullahi-x7x7 күн бұрын
Garguurte said he was not sure
@sshirwacaadan79387 күн бұрын
REER PUNDLAND KA SAFEYA DAANYERADA DAAISHBUURAHA KU JIRAAN.
@muusadanbele35655 күн бұрын
Sababta puntland cadaw kaste oo kuso duula uga gulaysan wayay waxa weye dad wadaniyin ah baa ku nool oo deegankod iyo dadkood jecel🇸🇱❤
@xalwoWadani7 күн бұрын
Hadad hurudo xata ma ku qarawda Mudane Dr Hassan Sheikh Mahamud Mw wadanka, ninka ad shegayso wa dhashii Melazanawi , marku xirayay waxan modaynay nin xabsi ku jira lkn way so tabaranayen, sorry inan lacri lagu dinayay in lagu sidayo an bixinay anago qiraysan modnana inay ka runtahay candidate iyo inu yahay nin diintida u dhimanaya, ka darane waxaba herkan garsiyay Sharifka hada mucaradka ah si dayntisa ka shaqayay , xildhiban ka dhigay , oo waliba an dahabkena u gadnay risk an galanay wale nama sirtan , mucaradna marabno wa duminaya
@felisabdi37947 күн бұрын
Dadkii xaqdaro ku heshiiyey xaq baa kala dira, shaley waxey isbaaro u dhigteen Farmaajo maantana iyagaa isbaaro isku dhigaya…
@Thebattleofthehorn7 күн бұрын
Farmaajo iyo mareexaan cuqdad kablalax bay u dhiman waligood. Farmaajo tolkii waa ka dhex baxay oo hawiye ayuu isku dhiibay laakiinse wixii ka raacay waad ogtihiin. Mareexaanow ama hawiye noqda ama Daarood.
@AbdikafisheqnuunAbdikaafisheqn7 күн бұрын
مات وهو يقول امتى، اللهم صل على سيدنا وحبيبنا ونبينا ونبينا محمد
@AbdisataarsheekhMahamed-zx9og7 күн бұрын
Kusali rasuulka ❤
@Johnniedallas2146 күн бұрын
Hsm waxas dhan maba imaden hadi u dulqad u lahan laha kuna atkan laha bixida ethiopia wadanka tageeri badan ayu heli laha wuna ka rayn laha ragay is hayztan hadii cardka wadanimo isticmalo dhulalka iibsigoda iska dayo dadkana isku keeno.isago Abo Somaliyed ah,
@cabdullaahinuur37137 күн бұрын
Xasan shiikh guul😅
@CabdikhadarIsmaaciil-f5i7 күн бұрын
AHMED MOHAMED IZLAAM AHMED MADOOBE WAA U KA ADAKADAY 😅😅😅
@Youmumshouse7 күн бұрын
Reer Gedo wuxuu u punish garaynaya maxaad ahmed ulajirsaten kawaran warwaxas anaga ujoojin mayno dhib iyo dheefba wanaqana gurgurtow lkn waxad ogataa hadan reer Gedo nahay never ever ineysan dhacayn inad ahmed horteen kunidjidato oon kugu raacno you will be gone in no time ahmed will stay and Gedo people will prosper insha Allah
Dawlad dumis danbe ma rabno , mucaradka waxay dabecad ka dhigten inay dumiyan dawladay is ka dhax arki wayan shacabkana ka dhigtaan jaranjaro lagu mel garo marabno in markay is tagto dawladnimada ay 3sano lugaha lagasho in farqaha lagu dhaqo dorashadana ay helayn cod ku filan tas wa lugoyada dalka ka dhaqaqi wayay , waxan leyahay Madaxwaynaha iyo dawladiisaba ayay u istagin ragan u shaqeya danaha shisheyaha ay carruurtoda bilka oga helan iyo nimankam is moda waryayal ee ku radiya sandarerta yar anba firinayn dhibka iyo namimada ay ku yahan shacbka iyo dawladoda , shacabka ha iska celiyan ragan
Doorasho qof iyo cod ah ayaa laga qabanayaa somalia cid labaraa majirto. Ka xumaw ama ku farax. Hdlkas wa xaqiiq.
@AhmedMohamed-zm6xj7 күн бұрын
Somalia mise muqdisho
@FahadbinAbdllh7 күн бұрын
Soomaali mise kaaraan
@Khdarcrashiir96Axmed7 күн бұрын
wasaaradaha Muqdisho laga qaban miyaa😂😂😂
@hassanmohamedmohamud84487 күн бұрын
Iska hadle waxba lamasocotid. Waqti ha iska lumin
@siaragali14397 күн бұрын
Heshiis laguma aha waxaan heshiis lagau ahayn ma dhacayan, daroosho qof iyo cod waa in heshiis lagu yahay
@Salugla7 күн бұрын
Horta Xasan yaa la taliya mise waa kaligii duul anagu yaabnaye
@ahmedisaac30837 күн бұрын
Muuse biixi
@Darwiish-Sool7 күн бұрын
Dadkii makulaal ama bisad bac lagu wado dadka u dili jiray iyagoo nacfi u haysta ayaa dal hogaamin kara waa wax lagu qoslo sidoo kale qabiilada gumystaha kalkaal ka u ahaa dawladnimo ay madax ka yihiin wax wayn haka filan.
@Abdirahmanmohamed51047 күн бұрын
Dugaagtasa SOMALILAND sheeganeysa. Nacdal korkiina ha ahaato.
@MaxamedIsaaq-f5r7 күн бұрын
Oadeyga wakudhamateee basha aqli kudar wariye😂😅
@Khdarcrashiir96Axmed7 күн бұрын
Xaqiiqda ayaad diidantahay
@mohamedmahamud23347 күн бұрын
Wariye
@cameyofficial85257 күн бұрын
Bari farmaajo waad kutaageeri doontaa dagaalka ahmad madoobe xasana waad kagaso horjeedaa
@RijaalCaydaruus7 күн бұрын
Soomaaliya hanoolaato
@fosiyaabiib93807 күн бұрын
Wax loo dhan yahay loo bashanyahay
@abdullabdul87857 күн бұрын
Ethopiankii afka somaliga bartaay inuuu sidaas u hadlo ceeb kuma ah dhankiisa waayoo colaada soomali ayaa faaida u ah asaga iyo kuwa beentiisa dhageeysto
@hassanmohamedmohamud84487 күн бұрын
Farsomaliga ragii kuu qoray dameeraha xaarkoodana inaad daba jaawaan uga xidha xamar kugu amray inaad ethiopian kusheegta waa ayaan daro
@YussufMohamed2517 күн бұрын
This is useless news. Because fitina kujirta
@abdikariin70027 күн бұрын
Xasan talaa dhaafta haduu ahmed madobe bilawgii la heshiin lahaa oo waxa uu iska qasqasta u aqoonsan lahaa somaliya god bay ku dhici lahayd oo xasan ayaa mar sadexaad ladoran lahaa lkn alx dagaal ayuu ku qaaday ahmed madobe asagon kaaran sac joga ul ku dhufan karin ayuu yidhi raas kan boni ii jiida 😂