FARDUUS IBRAAHIN OO KABAHA LA DULMARTAY ISAAQ (3935)

  Рет қаралды 11,314

shantasoomaaliya1

shantasoomaaliya1

12 күн бұрын

Пікірлер: 51
@Am_abdalla
@Am_abdalla 10 күн бұрын
Farduus qaali ilaahay ha ku barakeeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤geesiyad weeye
@rahmaali5594
@rahmaali5594 2 күн бұрын
ASC SOMALIYEEY GABADHAN FARDOWSA IBRAHIM WAA GEESI GEESI SOMALIA 🇸🇴 ALLAHA KU XAFIDO GUUL IYO GOBANIIMO
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 10 күн бұрын
Masha Allah Farduusa Ibraahin Allaha ha ku xafido GUUL IYO GOBANIIMO INSHA Insha Allah🙏🙏🙏 🐎🐎🐎❤❤🦁🦁🦁🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 10 күн бұрын
ASC Masha Allah Allhamdulilah 🙏🙏🕋❤🙏 VIVA Ciidanka SSC KHATUMO STAAT and twin brother Puntland STAAT 🎉👍👍👍🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇱 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 GUUL IYO GOBANIIMO INSHA Insha Allah 🙏👍🇸🇴🇸🇴 Darawiish Darood ✅🕋🙏🙏🙏 🐎🐎🐎❤❤🦁🦁🦁🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@abdullahiguled
@abdullahiguled 10 күн бұрын
Maasha Allah madaxsare Farduusa Ibrahim Ali ILaahay haku xafido Hana Ku dhawro NooLoow GoB Baad tahay ❤❤❤
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 10 күн бұрын
Maashallah GUUUUUL SSC ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@siradhersi2273
@siradhersi2273 10 күн бұрын
Masha alaah walaashey fardaws! Magacaa ha jiro❤️
@ismahaan12
@ismahaan12 10 күн бұрын
Farduus thanks habbo 🙏 Guuleeyso❤
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO Күн бұрын
MARWO TAALO BAA HARTIGU KUU TAAGI HADII ALLE IDMO TARIIG BAA TAHAY TOOLMOON ❤🎉❤❤🎉 WAA TABTAA AY TIDHI OO TAAGAN MA TAGTO AH TAABAGALKU TOLKOOW
@user-pp7hs7zz9s
@user-pp7hs7zz9s 10 күн бұрын
Allah ha u naxariisto prof jawaari janada ha ka waraabiyo aammiin
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 10 күн бұрын
Walaahay ninkan waa ninfog weriye cajiib ah oo tooshwata ku ifi ku ifi alaah hakubarakeyo maaa shaaa alaah tabaaraka ❤
@XaawoCabdiweli-rb5oi
@XaawoCabdiweli-rb5oi 6 күн бұрын
Maasha allah❤ ssc khaatumo guul❤ guul farduus guulaso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@muslimoxasan-eo8tz
@muslimoxasan-eo8tz 10 күн бұрын
Guuul somaliya
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol 9 күн бұрын
Fartus wadadki wanagsana nabad iyo nolol allah hakuxafido fardus wadgadhen hadafki ad udhabar adeegten guul gobonimo
@user-ee8cl4bs5u
@user-ee8cl4bs5u 9 күн бұрын
Asc Farduze Allah hakukhafido❤❤❤❤❤🎉🎉
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 10 күн бұрын
Reer mayland waa in ay iskutashi sameeyan oo ay reer ssc iyo reer butlaand casharkabartaan wadgulaysanaysan Inshaa alaah ❤
@SiteeyCabdicasis
@SiteeyCabdicasis 10 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 10 күн бұрын
That's right 💯💯💯💯💯💯💯💯❤❤❤😂😂😂😂❤🇸🇴❤️✈️✈️✈️🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎
@jammane3880
@jammane3880 10 күн бұрын
Masha Allah waa gabadh somalidii sharafta lahayd ka soo hadhay
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 10 күн бұрын
PROF JAWAARI ALLE YAH RAXMA RAAXIMIIN AMEEN Y🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 10 күн бұрын
Alaahu maaa aamiiiiiin yaarabiii yaa alaah xasbun alaah wanicmal wakiil
@Itzmojii
@Itzmojii 8 күн бұрын
Masha alaah❤
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 10 күн бұрын
(MASHA”LLAH TABARAKA”LLAH)🤲🤲FARDDUUS❣️❣️❣️🌹💞🤲🤲(RABBI) haku Xafido (ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲SSC 💐❣️✨✨💗💗🌹🌹💕💞💓❣️🎊✨🌹💖KHAATUMO🎊💕💗💖❣️❣️💞💞💓💓DADKII LAYGA BEERAY🎊💗✨🌹❣️🎊💕💐💞🎊💗💗🌹🌹💖✨(RABBI) NABADGELYADA HAYNOO ADKEEYO(AAMEEN YAA RABBI)🤲🤲🤲🤲🤲🤲CADAWGIINU HAJABO🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@aaa1211
@aaa1211 10 күн бұрын
Aryaa Farduus Ibrahim shire Saado Cali warsme hagalgaama labaade lmbr 2 Maasha allaah SSC khaatumo ❤ guuleyso horuu Khaatumo soomaaliya hogamaanin Marko Cadey Yaan caasimad kadhiganeyna Ama baraawe maylandi 🤭🌹😂😂😂😂😂👏👏😅😅, Cargii mooryaanti baa qabastey🤭🤭🤭
@hodanc6255
@hodanc6255 10 күн бұрын
Barawe ban dhihi laha casimada somalia madama ay bad ledahay dad dhib yar o cadcad ahna dagan yihin
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 10 күн бұрын
Mamadam hadlaysa waa mamo caqlibadan wankulatalin lahaa mamada in ay is ilaaliso mafiyada adunkodhan ayay kahawlgalaan hacuninwax adan aqoncidakarisay ❤
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 10 күн бұрын
Walaahay markanmaqlay alaah ha unaxariiste jawaari ayadhintay waxaqalbigayga degdeg ugusodhacay adam madobe iyo shariifsakiin
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 10 күн бұрын
Somali ha ogaato qadadwayn iyagaala odhanjirey sayid maxamed ayaa ubixiyey alaah ha unaxariistee
@XaawoCabdiweli-rb5oi
@XaawoCabdiweli-rb5oi 6 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 10 күн бұрын
Ciddiixaq daradaka dhowrsata ee an waxmulmin alaah wugulayn marka qolowalba mesheeda haxadhxadhato dulmiga iyo gardaradanaha iska ilaliso
@abdikarinisnail5240
@abdikarinisnail5240 10 күн бұрын
Wali ma arag gabar daarood ah oo ka qiima badan. Dabar adakaa, energi badanaa, caqli badaa, aragti fogaa. I love fardus from West Texas USA
@dekajama8188
@dekajama8188 10 күн бұрын
Wallaal waxaad iloowdey Maasha allah
@HamdkI
@HamdkI 9 күн бұрын
Masha allaah dheh wll illaahow xaf
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 10 күн бұрын
Markiihore waxanmodayey in adtahay qof iskahadla oo dadka iskudira lakin waxan ogaadey in adtahay ninfog oo waxbadan fahansan
@ahlamabdisalan576
@ahlamabdisalan576 7 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk
@user-pp7hs7zz9s
@user-pp7hs7zz9s 10 күн бұрын
Maanshaa allaah fardoos geesiyadda reer ssc khaatummo
@fahima6186
@fahima6186 9 күн бұрын
@shantasomalia aan kusaxee Farduus uma dhaq dhaqaado “xornimada khaatumo” maxaa yeelay Khaatumo waa XOR ee maamul laheeysto maaha “wofka udhaq dhaq dhaqaaqa maamul” macnaheedu waa dad laheeysta yaal ah🤔🤔 raalina iga ahoow👍🏼🩷
@anabahmed4924
@anabahmed4924 9 күн бұрын
Wayaahe SSC mar horay xirowday ee FIRDAWS waa geesiyad u soo halgantay dulmi diidnimadii ehelkeed imminkana waxay guranaysaa midhihii guushii ehelkeed iyo gurigeeda u soo hoyatay ilaahay ha dhawro iyada iyo inta la mida ee daacadda ah midnimada SSC. Ilaahay ha noo adkeeyo kuwa jaasuusiinta ah ee habeenkii dabka la wareegana ilaahay indhaha iyo dhegahaba ha ka rido
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 8 күн бұрын
Naa ha kiibriin Allaah baa ku hiiliyay Oo muuse Biixi o waalan baa is baabiyay oo baabiyay Soomaliland tuug Muuse bixi
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 10 күн бұрын
Waxaa layidhi balaayo ayaa balaayo kutidhaahda snm iyo waxaywaten ayala odhanjirey marka iyagahalogu yedhomagacas iyagaleh
@maryanali6192
@maryanali6192 8 күн бұрын
Cidi kuguma qasbin somliland heshiis ayaa lagu ahaa cid walba dad baa matala wax yala a ma jirto lascano cashhurta berbera iyo hargeysa ayaa cuneysen ,xabashina somali idinka ayaa u keenay korneylkii ugu horeeyey ee somaliya xabashi u ISU dhiibay adeerkaa ayuu ahaa benaleey
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 10 күн бұрын
IIdoor cafiya kulahaa. Cid cafinaysa malahan ilaa laga gudo xasuuqii ay ka gaysteen Sool iyo Sanaag.
@muqtarahmed7457
@muqtarahmed7457 5 күн бұрын
Cafiya si eysan amxaro Ugu galin ayey ku tiri gabadha
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 10 күн бұрын
M.A.HALGAME CULUS FARDOOWS FARIID 🫀♥️👋💯💯🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎ALLE HAKU BARAKEEYO IF IYO AAKHIRANA
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 10 күн бұрын
Farduus oo hadasha "Xoriyada SSC"??? Waryaa afkaaga suubso!. Yey ka xoreebayaan?. Ma Iidoor?
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 10 күн бұрын
Adam madobe iyo shariifsakiin way iskanoolyihiin balaayodu waycimridheer tahay dadkawanagsanna waydegdegaan
@Iphone20249
@Iphone20249 8 күн бұрын
Uraaye maamulku waayo iyadana hadaan ujawaabo habartan 26 juun isaaq baa iskalaha ha qaraarina wuxuush yay yaakuuyeeshay naya ada dabayl kolba dhinac raacaya kol budlaaan kolsomalilan meel ku ekow uf anaga kunidhi
@ismailyusuf415
@ismailyusuf415 7 күн бұрын
Maxaa 1- Riyaale ,2- Siil- aanyo , 3-Muse bixi , Kuli maxay dagaal ugu Soo qaadeen ? OO Laas caanood yaal ?
@muqtarahmed7457
@muqtarahmed7457 5 күн бұрын
Waxad sheegtay waa beenta sababto ah dhulbahante Iyo majeerteen waa walaalo waxana cadow U ah edoor,dhulbahante isaga aya dhistay puntland marka edoorow khaatumo Iyo puntland ka dhex bax
@Iphone20249
@Iphone20249 5 күн бұрын
@@muqtarahmed7457 hasoogalin khadkatga dabatlyay aan xad lavayn
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k 9 күн бұрын
Learn in English
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 34 М.
SHUQSHUQ (3984)
1:40:11
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 6 М.
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,1 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 53 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 20 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
MARWO DAAHIR IYO XAALADDA HG EE MAANTA
1:24:29
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,1 М.
CCW SI KULUL UGA HADLAY DABDAMISKA (3980)
24:16
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 9 М.
33 SANO KADIB SOMALILAND
1:36:54
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 999
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,1 МЛН