Farxad 56 sano kadib ayan u helnay Aabe, reerkedii Maraykanka ayay ku noshahay hada 😍❤️

  Рет қаралды 33,588

Illintir

Illintir

Күн бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 141
@ashasangbe9449
@ashasangbe9449 Жыл бұрын
Maasha Allah c/asis wax fiican umada uheeysa waxaan ku dhihi lahaa dadka xun dhagtada jalaq ha usiin aboow horey usoco gadaal ha eegin guul kuu rajeeyna????🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🏿☝🏿🤲🏿🙏🏿🇳🇱
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Жыл бұрын
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍 💜💟✨✨🤍😢😢😢😢😢😢
@ifrahjama2840
@ifrahjama2840 Жыл бұрын
Masha allaah tabarikalaah illaayow ku xiftiyo abdiaziz really jiro joog ❤❤
@xaawocabdulle2442
@xaawocabdulle2442 Жыл бұрын
Maasha Allah alxmdllh allaa Mahadoo dhan iskale tan xigta waxaa iska le adiga allow sedjaaga jannotul firdows ka yeel🤲🤲🤲🤲🤲
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 Жыл бұрын
الله أكبر الله أكبر الله أكبر ماشاء الله تبارك الله
@ashawooo
@ashawooo Жыл бұрын
Mashallaha illahaya ha ku siyo faraxada hadi ada hesheya abaabo duceda waxa iska leha Abdaziz adiga illahaya qeera ha ku siyo iyo inta sheera tire
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤👍👍👍👍
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Baraka Allah Tabaaraka Allah
@farahmohamud138
@farahmohamud138 Жыл бұрын
Alxamdullillah Alxamdullillah Alxamdullillah way isoo gaartay
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 Жыл бұрын
Maasha Allah ajiir iyo xasanad illahay ha ka siiyo Aamiin
@yasmin-ix2qp
@yasmin-ix2qp Жыл бұрын
Masha'Allah Masha'Allah wanasoogadheey fariinta hooyo wafarxaad intaa kalee ee aay kamaqaan yihiinaa ilahay hausaahlo❤❤
@ibrahim-et2dp
@ibrahim-et2dp Жыл бұрын
Maasha alah farxada weynsoogaartey. Alaha ku barakeeyo adna Howsha aaad wadidna alhha kuragalabgalo
@rawihassan8615
@rawihassan8615 Жыл бұрын
Masha Allah qeyr allaha ku siiyo
@halimafarah9820
@halimafarah9820 Жыл бұрын
ManshaAllah TabarakaAllah
@celimataan4923
@celimataan4923 Жыл бұрын
ALAAHU AKBAR MAASHAA ALAAH ALLE AYAA KU MAHADSAN ISU KEENAY
@Suaad8
@Suaad8 Жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الله
@drfarxiyo8737
@drfarxiyo8737 Жыл бұрын
Maasha allah
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 Жыл бұрын
masha Allah
@sahromudey6415
@sahromudey6415 Жыл бұрын
Alxamdililaah allihii isu sahley oo rerkedii u sahlay ayaa mahadleh alxamdililaah
@habiibacadow4947
@habiibacadow4947 Жыл бұрын
Ma sh allah
@aaminaahmed-5420
@aaminaahmed-5420 Жыл бұрын
Cabdicasis wax aadan fileyn ilaahey hakugu arsaaqo aamiin yaarabi
@macowkhalif7724
@macowkhalif7724 Жыл бұрын
Masha Allah
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 Жыл бұрын
Maasha alaah Cabdiziz really ❤❤❤❤❤❤
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Жыл бұрын
Alxamdulilaah haday mamadaas reerkoodii heshay Aad baan uula farxay
@adancabaas8584
@adancabaas8584 Жыл бұрын
الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@suleimanmuseabdirahman2849
@suleimanmuseabdirahman2849 Жыл бұрын
Masha allah waa farxad weyn runtii
@SadiyoSaid-mg7hs
@SadiyoSaid-mg7hs Жыл бұрын
Masha allah ❤❤❤
@aminoaden6671
@aminoaden6671 Жыл бұрын
Mash Allah abdicziz Allah haku xafido
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry Жыл бұрын
Masha Allah Tabaarka Allah Allaxamdulillah ❤🤲🏻🤲🏻
@genihussein152
@genihussein152 Жыл бұрын
Maansha allah guul
@maxamedcabdimaxamedcabdi2868
@maxamedcabdimaxamedcabdi2868 Жыл бұрын
Khayr waa na soo gaartay fariinta waa cajiib
@NaciimoNuurCali
@NaciimoNuurCali Жыл бұрын
Walaahi wixii ilaahay kuu qoray waa cajiib bal arag waxa ale uqoray
@anabfarah1178
@anabfarah1178 Жыл бұрын
Mash allah
@AliAli-uh5bu
@AliAli-uh5bu Жыл бұрын
Mashaa Allah ilaahay khayr ha siiyo Cabdicasiis
@ayuubfaniin6703
@ayuubfaniin6703 Жыл бұрын
Masha Allah Asxbt an garsino 1m insha Allah
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 Жыл бұрын
Maasha'allah hambalyo mama caasho, jazaakallahu khayran C/Casiis really
@hodanibrahim6515
@hodanibrahim6515 Жыл бұрын
maashallaah tabaarakallaah
@sahrasaid8779
@sahrasaid8779 Жыл бұрын
Maansha allah laakin marka ay helaan dadkooda ha Aaron sida ay tahay usheeg qisada waayo dad badan ayaa ku soo dhiiranayo dadkuna waa LA farxayaan
@FilsanAhmed-zs7ek
@FilsanAhmed-zs7ek Жыл бұрын
Masha allah wllo alle haku barakeyo
@halimahussein9060
@halimahussein9060 Жыл бұрын
Nasha allah❤
@ayanleaadan215
@ayanleaadan215 Жыл бұрын
Somaaliyey u duceeya abdicasiiz riyali waa inan wagsan
@mahadasaidyusuf4169
@mahadasaidyusuf4169 Жыл бұрын
Maashaa allaah
@dolabdulahi4302
@dolabdulahi4302 Жыл бұрын
MashaAllah wllo ciil tiri ayaad tahay 🎉
@ayanmohmed510
@ayanmohmed510 Жыл бұрын
Masha allah abdiziz farxada ku wara idiga iyo gabadhaba aduun iyo aqiroba insha allah ❤
@degan4
@degan4 Жыл бұрын
Allahu akbar Yàan la quusan
@maryancabdule7144
@maryancabdule7144 Жыл бұрын
M.s walaal😁😁😁
@abdalemohamed7342
@abdalemohamed7342 Жыл бұрын
Masha allh cabdicasis illhy ha ku barakeeyo ❤🎉
@fardowsasacidhalane8307
@fardowsasacidhalane8307 Жыл бұрын
Haa waa nasoo gaartay Hooyo fariintaadii❣
@NasraEsa
@NasraEsa Жыл бұрын
Marshall alah
@ahmedahmed592
@ahmedahmed592 Жыл бұрын
Aaway qaybtii farxada cabdicasiis
@hibaqhashi4649
@hibaqhashi4649 Жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah
@zaksypher571
@zaksypher571 Жыл бұрын
Maasha allah ilaahay khayr haku siiyo abdicasiis
@sbofficial3140
@sbofficial3140 Жыл бұрын
Waa yaab iyo Cajiib.Waa in aan la quusan.Dadoow
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Жыл бұрын
Masha Allah ilahay ba mahadlah
@munoqali826
@munoqali826 Жыл бұрын
Masha Allaah mahadsanid walal
@khadrashuuriye182
@khadrashuuriye182 Жыл бұрын
Haa❤
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
Wcs welcome Brother 👍
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
Wan ku Saraay Brother
@safiyohadad79
@safiyohadad79 Жыл бұрын
Ilahow shar kuma tuso ❤
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
Amiiiin
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 Жыл бұрын
MashaAllaah tabarakallah
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 Жыл бұрын
Asc maashaa allaah qofkii2baan ahay
@ebadoadan7819
@ebadoadan7819 Жыл бұрын
Maansha alaah ilaah baa mahadi u sugnaatay
@habibajamac9941
@habibajamac9941 Жыл бұрын
Alaahu akbar
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 Жыл бұрын
Allaah baa waxkasta Awood uleh
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
56 wa wax Badan Runti
@ayanleaadan215
@ayanleaadan215 Жыл бұрын
Hooyo waad mahadsatahy
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
Haa
@Abdisanyare
@Abdisanyare Жыл бұрын
waal waxan raba baafin
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 Жыл бұрын
Masha Allaah ilaheyow inta kala maqan isku sahal 🤲🤲🥰🥰
@xaawocabdulle2442
@xaawocabdulle2442 Жыл бұрын
Allaahuma aamiin yaa rabbi
@GalmudugCadeey
@GalmudugCadeey Жыл бұрын
Waan kutaageeraa walaal dad badan ayaa kafarxisay illaahay jAnafardowsa hakaaga farxiyo aduunyo qeymo malaha
@siradm
@siradm Жыл бұрын
Maxaad qalbiyo quustay farxad galissay oo Ilaahay sabab kaaga dhigay! Channelkan waa cajiib
@fardowsasacidhalane8307
@fardowsasacidhalane8307 Жыл бұрын
Cabdicasiis sharaf badane
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
Alx
@umuxafsa1117
@umuxafsa1117 Жыл бұрын
Hooyo waa mahadsentahay
@hakimaheyle9675
@hakimaheyle9675 Жыл бұрын
M.A duceysane Allaha ku barakeeyo
@hiboabdilahi
@hiboabdilahi Жыл бұрын
Haa wana so gartay lkn qisada helitanka
@habiibacadow4947
@habiibacadow4947 Жыл бұрын
❤❤❤
@hadonmaxma2067
@hadonmaxma2067 Жыл бұрын
Wcs ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@umuxafsa1117
@umuxafsa1117 Жыл бұрын
Cabdi casiis waa mahadsentahay
@munoqali826
@munoqali826 Жыл бұрын
Alxamdulilaah
@hamzikhamzik2199
@hamzikhamzik2199 Жыл бұрын
Somali markan ka qusto waxan arka dad wanagsan oo abdiaziz cml ah
@suleimanmuseabdirahman2849
@suleimanmuseabdirahman2849 Жыл бұрын
Wayna soo gaartey
@abdiasiisali8739
@abdiasiisali8739 Жыл бұрын
Ha weynasogartay hanbalyada
@maryanmaxamad4766
@maryanmaxamad4766 Жыл бұрын
Haa wey nasoo gaartay
@abdiraxmaanmaxamud8869
@abdiraxmaanmaxamud8869 Жыл бұрын
Haaa
@Dagan721
@Dagan721 Жыл бұрын
Wana so gartay aad oga murugsanaa
@Lovemesomedripppp
@Lovemesomedripppp Жыл бұрын
Thanks
@calixaji2393
@calixaji2393 Жыл бұрын
😢😢❤❤
@ShukriHassanMohamud
@ShukriHassanMohamud Жыл бұрын
Ajir iyo xasand alaha kaa siiyo😂😂
@FadumoMohamed-x8j
@FadumoMohamed-x8j Жыл бұрын
56 sano cagu ku maqna
@cabdiraxmaanxaaji1482
@cabdiraxmaanxaaji1482 Жыл бұрын
Qaaki ay ku heshay
@hanimaxamed4199
@hanimaxamed4199 Жыл бұрын
M A
@saharaalihirabe3272
@saharaalihirabe3272 Жыл бұрын
Haaaa
@gaaboow2018
@gaaboow2018 Жыл бұрын
Asxaabta kusoobiira channelkayga kalasocda qisooyinka
@fatimajadar2234
@fatimajadar2234 Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Walaal howsha aad wado Allaah khayr hakaa siiyo. Waxaan kuugu nesiixaynayaa inaadan dhihin qofkaas dadkiisa ayaan u helnay laakiin aad tiraahdo Allaah fadligiisa ayaan ku helnay Allaah ayaa inaan helno noo sakhiray. Mida labaad waa inaan dhahnaa Allaah ayaan mahdinayaa markaa kadib aan qofkii u mahad celino laakiin aanan dhihin marka koowaad Allaah ayaa mahad leh marka labaad qofkaas ayaan u mahad celinayaa laakiin ladhaho Allaah ayaan ku mahdinayaa markaa kadib aan u mahad celino qofkii asxaan noo samayay..
@farxandaacad9875
@farxandaacad9875 Жыл бұрын
Mahadsanid quruxe
@suleimanmuseabdirahman2849
@suleimanmuseabdirahman2849 Жыл бұрын
Marka ay farhadda tahay waxaad soo saartaa jiijo farxadeeda
@faacilkheyrchannel.5707
@faacilkheyrchannel.5707 Жыл бұрын
Siday isku heleen maad noo sheektid
@hodanc6255
@hodanc6255 Жыл бұрын
Somaali galbed dheh ithopioa ha dhihin
@asiliborle6342
@asiliborle6342 Жыл бұрын
Side ku hasheya no sheega
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 11 МЛН
怎么能插队呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:12
火影忍者一家
Рет қаралды 14 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,1 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Geerida Hoyo Kadib Aabe Ma arag 29 Sano Lakin waxan hayaa.
13:09
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 11 МЛН