Farxad wuu helay dadkiisa, wiilkan hoyadii ma dhiman lama noolo hooyo iyo aabe sabab ax ax

  Рет қаралды 60,250

Illintir

Illintir

Күн бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 109
@illintir
@illintir Жыл бұрын
Share dhaha Farxada Mahasanidiin
@jibriilblack9489
@jibriilblack9489 Жыл бұрын
Wilka yar ilahay haxiftiyo XAQ ayu uleyahy in u yirah Hooyday way Dhimaty , waa hooyo laan
@ubahadan8902
@ubahadan8902 Жыл бұрын
👍👍👍❤️❤️❤️❤️
@aswanahmed5652
@aswanahmed5652 Жыл бұрын
Mash allh ❤❤❤❤❤❤🙏🙏✅
@genihussein152
@genihussein152 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guul wacan waa waxafiican cabdi casiis
@qadrohussein5939
@qadrohussein5939 Жыл бұрын
Waa alle mahadii mar Hadii loo helay waalodkii waana ku faraxsanahay qofkii ugu horeeyay inaa noqdo
@siradm
@siradm Жыл бұрын
Ilmo waaye gacanta jag ha ka siinin mamo! Waa dhaqdhaqaaqa ay caruurtu sameeyaan, da'deeda ayuu jiraa, ha loo naxariisto ilmaha yar yar, ha ciyaaraan ha dhaq dhaqaaqaan ha hadlaan" waxaas rabaa waxaas ilama fiicna saasan jeclahay saas ma jecli, waa bani Aadam dareen leh sidi annaga waa wayn
@Niimmoh4
@Niimmoh4 Жыл бұрын
Alxamdulillah mar haday Walidkis NOOLYIHIN ❤❤❤Ilahaay ha dayo mustaqbal wanagsan ayan u rajeyna ❤
@ashawooo
@ashawooo Жыл бұрын
Mashallaha hadi lahelaya famalkisa ducada waxa iska leha Mammma hesaya illahaya qeera badan ha ku siyo inta sheera tira illahaya qeera ha ku siyo Abdaziz adiga illahaya qeera ha ku siyo
@saedasheikh5618
@saedasheikh5618 Жыл бұрын
Aad ayaa ugu farxay ALXAMDULILAAHI
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Жыл бұрын
Masha allah Allah mahad leh
@odayjama1829
@odayjama1829 Жыл бұрын
Caruurta somaliyeed waa baylah meel fooda ah oo wax nidaam iyo dowlad aanlahayn dhibta taal waa taas
@fadumoabdulle7593
@fadumoabdulle7593 Жыл бұрын
Maasha allaah haddii la heley cabdi casiis adina qeyr allaha ku siiyo iyo maamada soo dhaweysey ee ka fatxisey dharka ciida u gadey ee ka farxiseyna qeyr allaha siiyo
@salaadomahdi7409
@salaadomahdi7409 Жыл бұрын
Alxamdu lilaah ha iila heley cidiisii
@asha3777
@asha3777 Жыл бұрын
Allaha xafido carruurteen
@abdulrahmanmohamed253
@abdulrahmanmohamed253 Жыл бұрын
Masha Allah
@celimataan4923
@celimataan4923 Жыл бұрын
ALX MAASHAA ALAAH ALLE AYAA KU MAHADSAN ISU KEENAY WIIKA IYO EHELKIISA
@mohamedhoussein9899
@mohamedhoussein9899 Жыл бұрын
MAASHA ALLAAH,ALXAMDULLILAAHI,waad mahadsan tahay walaal cunugda yare ee u heshan waalidkii iyo eddadii.
@deqaahmedi1338
@deqaahmedi1338 Жыл бұрын
Calool adakaa naagta ilmeheeda nin u soo tuureyso ax ax ax ilaahow xafid
@drfarxiyo8737
@drfarxiyo8737 Жыл бұрын
Maasha allah
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj Жыл бұрын
Waa wiil yaro qurux badan Allaha xafido hooyadi halogeeyo
@farxandaacad9875
@farxandaacad9875 Жыл бұрын
Wax mafahmin miyaaa hoyadii iyo abihii wey is fureena lagu dhahay mida kale hooyadiisna way iska sodhiibtay
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 Жыл бұрын
Maasha Allah Alxamadu lillahi
@Xalimo421
@Xalimo421 Жыл бұрын
Masha Allaah Alxamdulilah Hadii la jelay dadkiisa😍Qeeyr Ilaahey ha ka siiyo Cabdicasiis.
@hamdinur9382
@hamdinur9382 Жыл бұрын
Alxamdullh hadii loohelay cidisii hooyadii dhashay waxaan kacodsaa iney ilmeheeda heysato sowsan cunigeeda urafaadin abahana waxaan karajeynaa iney ilmaha hoyadood uceliyo hadii qilaafjirana ey ilmaha dartood ey ugu heshiyaan ilmahana loodaneeyo waxaa laga yaba ilmaha iney biil la.aan iskaga dhiibtay ee kubiil hooyadood wax udhaamo majiraane
@fadumaahmed1264
@fadumaahmed1264 Жыл бұрын
Runtaa weeyi 😢
@لارا-ق5ش
@لارا-ق5ش Жыл бұрын
مشاءالله
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Жыл бұрын
Alxamdulilaah hadii la helay reerkiisa ilaahay ha xifdiyo wiilka yarkaa hooyadii dhashay way mutaysatay inuu dhaho way dhimatay maadama ay soo tuurtay
@hawahassanmohamed9439
@hawahassanmohamed9439 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤masha allah aad aan u farxay inti kaqebqadatay jzkumu allah qeer
@ibaadohussien6644
@ibaadohussien6644 Жыл бұрын
Alxmdullilah waa illhey mahadiis
@fardowsasacidhalane8307
@fardowsasacidhalane8307 Жыл бұрын
Alxamdulillah
@habibasuber581
@habibasuber581 Жыл бұрын
Mashaa alaah hadii la helay dadkiisa
@fatumaabdi6898
@fatumaabdi6898 Жыл бұрын
Guleyso Abdulaziz shaqsi qiima badhan❤
@mahadasaidyusuf4169
@mahadasaidyusuf4169 Жыл бұрын
Maashaa allaah alxamdu lillaah.
@celimataan4923
@celimataan4923 Жыл бұрын
ALLE HAKU XAFIDO CABDI AZIZ REALY
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 Жыл бұрын
Ma sha Allah tabaarakallh Congratulation ha dii la helay family gii sii wiil ka yar keep going Abdiaziz
@fatumadagane4464
@fatumadagane4464 Жыл бұрын
Mansha.allaah
@safiyohussen9969
@safiyohussen9969 Жыл бұрын
masha allah ajar allaha kaa siiyo
@ashanur7166
@ashanur7166 Жыл бұрын
Maasha allaaah
@xaawocabdulle2442
@xaawocabdulle2442 Жыл бұрын
Alxmdllh allaa mahadda iskale kasoke adigaa Le jazadaada jannatul firdows Allaha ka dhigo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@fatumadagane4464
@fatumadagane4464 Жыл бұрын
Alahu.macaka..ina.hooyo
@aazizmohamed2616
@aazizmohamed2616 Жыл бұрын
JAZAA KA laah
@abdimohamedsiad9294
@abdimohamedsiad9294 Жыл бұрын
Horumar wacan allow sahal amuuraha (arkaa milkiile)
@fartungabeeyre4895
@fartungabeeyre4895 Жыл бұрын
Alahmdulliha maasha allah tabarakallah
@mohamedblackchannel1143
@mohamedblackchannel1143 Жыл бұрын
Ka Taxadara Inshaa Allahu
@asliimuur5024
@asliimuur5024 Жыл бұрын
Maashaa allah mahadsanid cabdicasiis Allah mahad leh
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 Жыл бұрын
Masha allaah illaaow farxada no badi insh allaah
@fadumoabdulkadirshekh5737
@fadumoabdulkadirshekh5737 Жыл бұрын
ASC Allxamdu Lillaah Waa Allaah Mahadiis Adigana Aduunyo Iyo Aakhiro Tama Allha I Din SIIYO Inshaa Allaah Amiin
@roobiyorays8398
@roobiyorays8398 Жыл бұрын
Markaa haddì ay hooyaddii awood ay ku koriso ay wayday, aabihiina loo geeyay markaa way dhimatay hooyadaa ayaa loo sheegayaa miyaa? Xaraam hooyadii in ay nooshahay u sheega
@abiibohassan8893
@abiibohassan8893 Жыл бұрын
Alxamdulilah wa ala mahadis mar hadii lahelay ehelki canuga yar man sha alah hambalyo
@sahrayusuf837
@sahrayusuf837 Жыл бұрын
Asc abdicasiis ilaahay khayr haku siiyo mama heshayna ilaahay ajar hasiiyo mama masuulka ka ah si fiican ha u ilaaliso sababta oo sh ilmu hadii uu ilmu lumo Waa dhib sida lagu helo ❤❤❤
@az.o.4694
@az.o.4694 Жыл бұрын
Alxamdulilaah hadii ehelkiisii la helay ,laakiin hooyo ilmo wax u dhaama ma jiro
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 Жыл бұрын
Ajiir iyo xasanad illahay ha ka siiyo Aamiin
@faizahassan3824
@faizahassan3824 Жыл бұрын
Allah is great alxamdulilah
@ismahaanali6163
@ismahaanali6163 Жыл бұрын
Nolosha walidka kala taga waatan jawaabteeda ilo rafaadsan jzkq bro is kale barnamijkan
@Suaad8
@Suaad8 Жыл бұрын
Maasha.alaah.
@mohameddeni6119
@mohameddeni6119 Жыл бұрын
Alxamdulilaah yaarabi😃
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Жыл бұрын
Mashaallah aa nin aqli badan
@aminahusein8399
@aminahusein8399 Жыл бұрын
Maasha allaa alxm faxaday
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Jizaaka Allah kheyr walaalkeen Abdiaziz Really
@sucdihussein7533
@sucdihussein7533 Жыл бұрын
Alla ilahay Qeyr ja idin siiyo mash /Allaah .danbigiina Alle ha dhaafo🤲🤲🤲🥰🥰💕
@realityreality8301
@realityreality8301 Жыл бұрын
Khayr Allaha kusiiyo laakiin dadka meesha cabitaan wax yar oo sahlan usoo dhig. Hadii caruur meesha joogna kasii fiican meesha miiska abaarta ka ilaali sxb horayna usoco.
@sowdobiryar5463
@sowdobiryar5463 Жыл бұрын
manshaaaaalah
@safiyaomar6179
@safiyaomar6179 Жыл бұрын
Caruurtu guryaha burburay ku dhex baaba aan
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
Insha Allah
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 Жыл бұрын
Dumaroow ilmaha ilaahaay uga baqa oo hadaad dhashaan korsada meel kula dhinta ilmihiina hadaad miyirkiina qabtaan
@kiinadan6786
@kiinadan6786 Жыл бұрын
Guulayso c/casiisoow!
@shukricali4188
@shukricali4188 Жыл бұрын
Masha allaah wafarxad
@GALOOL.
@GALOOL. Жыл бұрын
Guulayso Sxb
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
wcs wlc Brother
@samiamohamed2944
@samiamohamed2944 Жыл бұрын
Masha allah allaha xafido ❤
@sabriinahmed1041
@sabriinahmed1041 Жыл бұрын
Mashaa allaah🥰
@luuldeggan2636
@luuldeggan2636 Жыл бұрын
Waa alla mahaadiis haddii ehelkiis loo hellaay base waxaa dhibaato ilmaha haddii waalidku kalla taggaan in ilmaha qeeybi ilmaha been usheeggaan oo dhahaan aabaha ama hoyaddaa waa dhinteen waxaa ficaan ma ah
@hamdiabdirashid6913
@hamdiabdirashid6913 Жыл бұрын
MashaAllah kheyr
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Baraka Allah Tabaaraka Allah
@maslah345
@maslah345 Жыл бұрын
ALXAMDU LILAAH
@najibenhodan7598
@najibenhodan7598 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@manshaalaahsheikhfadumo5997
@manshaalaahsheikhfadumo5997 Жыл бұрын
Masha allaha huuno
@fadumajelle4212
@fadumajelle4212 Жыл бұрын
Salaan sare Cabdiaziz from Pittsburg PA
@onabeat6352
@onabeat6352 Жыл бұрын
Alx rabilcaalamiin. 🤲🏼
@umumascuud3307
@umumascuud3307 Жыл бұрын
alx
@einkundr6483
@einkundr6483 Жыл бұрын
Msha allh
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 Жыл бұрын
Maasha'allah Maasha'allah Maasha'allah
@saadaqmireaxmed6004
@saadaqmireaxmed6004 Жыл бұрын
Masha alaaah❤
@osmandaad8275
@osmandaad8275 Жыл бұрын
mashaalaah
@HaliAhmed-s6n
@HaliAhmed-s6n Жыл бұрын
😢😢❤❤
@qaranimowagoob2405
@qaranimowagoob2405 Жыл бұрын
Walal ma icaawinkartaa waxa iga maqan gabdho lagu ogaa qurbaha wax wara aan kawaayey mudo badan
@faizasaid5745
@faizasaid5745 Жыл бұрын
Mala hubaa in ay dhaleen ileyn is kuma ekee
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 Жыл бұрын
Wiilkaas iyo shiide waxba is uma galin ee wiilka yaan naagtaas lasiinin
@fartun9503
@fartun9503 Жыл бұрын
Sorry
@dubaidubai9715
@dubaidubai9715 Жыл бұрын
Boosaaso 😂😂😂😂😂😂😂cadeeyaadbaan ujeclahay😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 Жыл бұрын
Allaahu akbar
@maxamed8830
@maxamed8830 Жыл бұрын
💜💜💗💗💗👍👍👍💗💗💜💗💗👍👍👍👍💗💜💜💜💜💗💗💗💗💜💜💗💗💗💗💜💜💜💗👍👍👍
@AsliDucale-qi2ox
@AsliDucale-qi2ox Жыл бұрын
Wiilka hooyadii ayu u ekaadey maba u eko jareer weyne
@hanimaxamed4199
@hanimaxamed4199 Жыл бұрын
M a
@wiilohassan3646
@wiilohassan3646 Жыл бұрын
Lah jad reer Boosaaso kuma hadlaayo cunugaan ee halaga fiirsado
@shikriahmed2386
@shikriahmed2386 Жыл бұрын
Mansha allah
@suleimanmuseabdirahman2849
@suleimanmuseabdirahman2849 Жыл бұрын
Alhamdulilaah
@saidaabdi1421
@saidaabdi1421 Жыл бұрын
Maashaa allaah
@ziradmanshaallahmahamedali6987
@ziradmanshaallahmahamedali6987 Жыл бұрын
Masha Allaha
@alisharif1997
@alisharif1997 Жыл бұрын
🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🕌🏥🏨🏥🏨🏥🏨🕌
@foozia426
@foozia426 Жыл бұрын
Maasha allaah
She wanted to set me up #shorts by Tsuriki Show
0:56
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
Жездуха 41-серия
36:26
Million Show
Рет қаралды 5 МЛН
Farxad Aabe dibuu ula Midobay Carurtiisa Coladiina Wa Dhamatay
12:57
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
She wanted to set me up #shorts by Tsuriki Show
0:56
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН