Alxamdulilaah alxamdulilaah Aad baan kuula faraxnay abaayo ilaahay waxaan ka baryaynaa inta kala maqan inuu ilaahay usu sahlo wiilkana saas ha uuga harina sida uugu dhakhso badan haloogu tago hana laga soo kexeeyo meesha quraan hala saaro cilaaj sharci ah hala geeyo
@muhachannel5140Ай бұрын
Mansha Allah rabi ha ku xifdiyo wll
@foozia426Ай бұрын
Maasha allaah ❤
@xaawojannaay1068Ай бұрын
Maansha allaah Maansha allaah hooyo allaha ku xafido
@Sah-t8mАй бұрын
Asc alxamdulilaah
@sbofficial3140Ай бұрын
Waa lagu garab istaagayaa. Inshallah.
@dayiboahmed5107Ай бұрын
Ilahay ha ku xifdiyo abdicaziz
@DiegoJotta-du1hmАй бұрын
Abdiaxiz realy pro magaaloyinka somalida sida Baydhabo ,Baladweyne, Garoowe, Hargeisa, kismayo ,xarumo kafuro waxaa jiro dad aan magalooyinka soo aadi karin caaaimada
@xaawojannaay1068Ай бұрын
Ajar iyoxasanaadna ha kaa siiyo shaqada aad dadka u haysid
@ShukriAli-AbshirАй бұрын
Abdiaziz habo waan ku Salaamay Lacagta Studiaha ayaan raba inaan ka qeyb qaato seen uso diri kara waxaan jooga Minnesota habaryar Xawalada ISO dir aan kusodirayo