Farxad Aabihii ayuu Helay 40 Sano Kadib Laakiin Qabilkuu is Mooday Ma Noqon

  Рет қаралды 215,660

Illintir

Illintir

Күн бұрын

Пікірлер: 963
@illintir
@illintir 3 жыл бұрын
Fadlan nala Qaata Farxada Muqaalkii xanuunka badnaa Share dhaha inta ku faraxday Mahadsanidiin 🤩😍🥰
@alixamari1031
@alixamari1031 3 жыл бұрын
Wcs walaal manshallh rabi ayaa mahad leh alx waan kula qabsanay farxadana alx
@halixassan3079
@halixassan3079 3 жыл бұрын
@@alixamari1031 8
@khadraahmed2132
@khadraahmed2132 3 жыл бұрын
Masha allah allah ya mahadleh alx🥰😊🤩
@hakimaheyle9675
@hakimaheyle9675 3 жыл бұрын
Duceysane magacan waaban iga gadmay si buuxda fadlan really naga tuur😅 farxadahana naga soo dedeji usbuucyo ma sugi karnee
@Ma_Ogtahay24
@Ma_Ogtahay24 3 жыл бұрын
Duceysane. Allaha ku barakeeyo.
@fartunhassan8688
@fartunhassan8688 3 жыл бұрын
Hadiyadaan hadiyad ka qaalisan wali maan Arkin walhi kitaabka qura'anka kariimka hambalyo❤️
@ayaanhussein615
@ayaanhussein615 3 жыл бұрын
Abtiyow Alle Adoonka wuxuu u dhawyahay sajuuda wlhi sajuuda kugu soo duceyay Alle wuu Aqbalay Allxamdulilah farxad la ilmeyay mantane😭❤️
@fatuushaxmed1381
@fatuushaxmed1381 3 жыл бұрын
Masha allh ana ii so ducey mcnto adon alla tahe muraadkeyga ino alle ii sahlo
@fartuuncali3050
@fartuuncali3050 Жыл бұрын
Ana iducee abaayo arimahayga kaladad in illaahay itoosiyo macantooy 😭
@sabaxmahamud4311
@sabaxmahamud4311 2 жыл бұрын
Maashalaah tabaarklaah guuleeso c,asiis
@naadiamohamud2097
@naadiamohamud2097 3 жыл бұрын
Masha allh alha usiyadiyo farxada wallkey adigna jizakallhu khayr
@istarmohammed6561
@istarmohammed6561 3 жыл бұрын
Masha Allah magac qurux badan ayu ku bixiyey Abdiaziz duceysane
@muxuboxusen7216
@muxuboxusen7216 3 жыл бұрын
Waa ducaysane run ah
@caaishacadey1487
@caaishacadey1487 3 жыл бұрын
Ducaysane wuu yahay Allaha barakeeyo
@qadromaxamuud7433
@qadromaxamuud7433 3 жыл бұрын
Maansha.alaah.maxaa.dad.ka.farxisay.ilaahay.hakaa.abaal.mariyo
@AbdihakiinMukhtar
@AbdihakiinMukhtar Жыл бұрын
Walahi alaha barakeyo
@khayrdoon5771
@khayrdoon5771 3 жыл бұрын
Cabdi caziiz shaqo wanaagsan ayaad haysaa cumriga ilaahay hakuu barakeeyo
@farhiyamaalin9986
@farhiyamaalin9986 3 жыл бұрын
aamiin
@ashawooo
@ashawooo 3 жыл бұрын
Mashallaha hadi ada hesha famalika oo dhana illahaya ha ku siyadiya faraxadina Abdaziz asiga illahaya qeera ha ku siyo inta xuna illahaya ha ka xijabo
@xaawamaxamed403
@xaawamaxamed403 3 жыл бұрын
Farxad aan la ilmeeye walahi 😍 m.a wllky abdaziiz really barnaamijkaan waankaaga mahdcelinaa runtii
@sahrayasin2555
@sahrayasin2555 3 жыл бұрын
Abdiaziz JAZAAKALAAH khayr mahadsanis qofkasta oo reer beled weyne ah burburka ka hor wuu yaqaan reer jar iska xoor meel ay joogna waa salaamaya gaar ahaan Amina jariska xoor
@Yusufpamer20
@Yusufpamer20 3 жыл бұрын
Wiilka iyo eedadii baaba ISU eg, subxana Allah
@abdullahhassan7323
@abdullahhassan7323 2 жыл бұрын
Alxamdullilah rabbil calamin, Alla oga wafushismo, sabar badan Allah hakudeqo.
@adarsaid9199
@adarsaid9199 3 жыл бұрын
Walalkey Allah denbigaga iyo midka walidkaga Allah dhafo inshallah walahi Allah darti ayaan ku jeclenahay Allah ha ku barakeyo
@yahyemohamed8609
@yahyemohamed8609 2 жыл бұрын
Masha Allah habo macaan Allah ku xifdiyo Allah ma aamin aamin yarabi 🤲🤲🤲😍😍😍
@kaliahmed6097
@kaliahmed6097 3 жыл бұрын
Maashaallaah Cabdicasis Ducaysane Walal qaali Ajair iyo Xasanaad Aanlasookoobikarin Allaha kusiiyo Aamiin Aamiin 👍👍🇸🇴🇸🇴💖💖👍👍mahadsanid Geesigii Kafaxiyay Waalid iyo Walaalba 🌹🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖💖💖💝💝💝💝💝💝💝👍👍👍👍👍💝💝💝💝👍👍
@subeeda12
@subeeda12 Жыл бұрын
M..a Allahuma baarik illahay haku baarakeeyo wll sid aad ugu dadaalayso in aad ka faraxiso walalaalo iyo hooyooyin Soomaliyeed jasaakullah khayr akhii kariima
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 3 жыл бұрын
Mansha Allaah farxad side cabdi Azzis gulayso👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖💖💖💖💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@YusufMohamud-c6s
@YusufMohamud-c6s Жыл бұрын
بارك الله فيك عيد العزيز How fiican ayaad umadeena u heysaa Xilli dad badan an la waafajin kheyrka Oo ey dunuub ku kasbadan baraha bulshada Ilaaha ku waafajiyay ayaa mahdoo dhan leh Wan kugu faraxsanahay Ustaad ماشاء الله وجزاك الله خيرا
@drs.nabiha7917
@drs.nabiha7917 3 жыл бұрын
Wiilkan sheekadiisa waan dhageysty mudo hore ayey ahyd Alxmdulliillah tabarakallaaH🥰🥰🥰🥰
@rahmak2320
@rahmak2320 3 жыл бұрын
Cabdi casiis ducaysane dadkaa cawisay ajarkeeda alaha kusiiyo aamiin
@AbdihakiinMukhtar
@AbdihakiinMukhtar Жыл бұрын
Amin
@honestdude70
@honestdude70 3 жыл бұрын
Ninkan family giisa xaq badan ayey naguleeyihiin aabihiis difaaca wadankeena ayuu dhintay asaga iyo walalo aad ubadan dhamantud alaha ha unaxariisto amin ya allah
@dreamerboy8693
@dreamerboy8693 3 жыл бұрын
Mansha Allah brother
@doolcaadey5723
@doolcaadey5723 3 жыл бұрын
Alhamduliilah Allah baa mahadaleh
@huda9105
@huda9105 3 жыл бұрын
Masha allha farxad hadaa heshay dadkagii❤️👏❤️❤️❤️
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 3 жыл бұрын
Maasha allah isu ekaa wiilka iyo eedadii.. Allahu akbar Wiilka hala xooleeyo isaaqow oo hala soo dhaweeyo 40 sanuu murugo kunoolaa dad nool laysma siiyo laakiin hanti waa laysa siiyaa Kaa hooyadii dhulbahntaha tahay Ee Canada jooga anagaa soo helayna Insha allah habar yar Haduusan saaqidin
@djimos9058
@djimos9058 3 жыл бұрын
Masha allah farxada allah hakuugu wado cidii kula raadiseyna khayr allalah ha siiyo
@فردوساحمد-ف1ش
@فردوساحمد-ف1ش 3 жыл бұрын
mashaa Allah mabruug inti kalamaqan alla haisuso celiyo
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 3 жыл бұрын
Asc maaashaa allaah alxh shukran
@umaamina1885
@umaamina1885 3 жыл бұрын
Masha allaah waa la qeybsaneynaa farxada wllken iyo ehelkiisa aad bey farxad u tahay inaad dadkaga garaneyso alaah aya mahad iska leh cabdicaziiz farxad waarta alaha ku siiyo sidad dadka u caawineyso
@hamdy8566
@hamdy8566 3 жыл бұрын
Mansha alaha aadbaan ugufarxay alaha udhameystiro
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 3 жыл бұрын
Wallahi aad baan ugu farxaa barnaamijka baafinta ee aad umada ugu gargaarto iyo sida ugu dhaqsaha badan ee jawaabaha u helaan keep it up the good work 🌹🌹🌹🌛🌛🌛
@hamdihassanahmed976
@hamdihassanahmed976 3 жыл бұрын
Maashalh hidii aad dad kagii heshay somaliyo waa wada qabil marka dhib badan wad soo aragtay nin ducey san ayadtahy dadkan waa isficlan alaha ku nabadyelo cabdi casis waa wilfican qer alh hasiyo asc
@ummuaymanfoos8387
@ummuaymanfoos8387 3 жыл бұрын
Mashaa Allah Tabarakallah Allahuma bariik walalken Abdi Azizi
@yashfeensuleiman999
@yashfeensuleiman999 3 жыл бұрын
Runti farxd ban la oyey 😭❤️ilaheyow abdiaizi no daa ilaheyow noka xifdi wajclh wilkan ilahey dartis walah
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 3 жыл бұрын
Mansha allah, waa khayr iyo farxad.
@fahmoabdi284
@fahmoabdi284 3 жыл бұрын
Masha allaah realy Ilaahey ha ju barakeyo
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 3 жыл бұрын
Maasha alaah tubaaraka laah edo cabdicazizow really qayr badan ku siiyo aamiin yaa alah
@ashajimale6888
@ashajimale6888 3 жыл бұрын
ASC Mansha Allah waa ku farxay qoyskaas Somaliyeed ee is helay Mansha Allah Illow inta kala maqan isku soo sahal Aamin Allaha aqbalo Thanks AbdiAziz Really.❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇹🇷❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 3 жыл бұрын
Masha allaah Anigu 1974 ayan dhashay wan is leegnahay wiilkan eedada u hay
@abdikarinalihashi9777
@abdikarinalihashi9777 3 жыл бұрын
Masha Allah somalida waa dad is yaqaan sheeko walba oo aad u adag hadii dadka lala wadaago waa la helaa waa dad cajiib ah.
@gaasiranagye6178
@gaasiranagye6178 3 жыл бұрын
Maasha allh inaad heshay reerkiinii
@anisaibrahim5765
@anisaibrahim5765 3 жыл бұрын
Masha Allah ninku geesi habr jeeclo wayahay
@umusalmaan7231
@umusalmaan7231 3 жыл бұрын
Maash Allah cabdicasiis Allaha ku barakeeyo waanku farxay
@maryammaxamuudd7324
@maryammaxamuudd7324 3 жыл бұрын
Maasha Allaah cadi caziis liibaan aakhiro iyo aduunba
@Musab.yassin
@Musab.yassin 3 жыл бұрын
Masha allaha tabarakalah farxad waayay walahi hambalyo ♥️♥️♥️♥️♥️
@munamohamed2972
@munamohamed2972 3 жыл бұрын
Masha allaha wlhi wanku farxay aabahan farxadiisa marki hore dhibkisa aadban ula murugoday lkn manta alxmdulillah hadu farxad lasoo noqday uu dadkiisa helay illahay Ba mahadleh meel dhow iga sahlay dadkiisa 40iyo dhowrsano ka dib adne duceysane Ba tahay ajar iyo xasanad allaha ka siiyo dadka kala maqan isu baadigoobeyso aamiin ya rabbi inta kala maqana allaha isu soo sahlo🤲❤️💯🤲🤲🤲
@IlwaadAbdurashiid4631
@IlwaadAbdurashiid4631 3 жыл бұрын
Waaw masha Allah Abdulaziz Abowe wllhi dad badan wad ka farxisay Allah ajar haka siiyo allahna haka farxiyo ❤🙏🙏
@zeynabsaynab6729
@zeynabsaynab6729 3 жыл бұрын
Maasha Alaah. Abdiasiis. Realy. Ducada. Dadka ayaa kuu dhalaneysa. Maasha Alaah
@shukrinurre4447
@shukrinurre4447 3 жыл бұрын
alhamdulilaah allah ayaamahadleh adigaana ajar allahakasiiyo ayagaana allaha iskudayoo
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 3 жыл бұрын
Mansha Allah Tabaarakallah haduu helay Dadkiisii illahay baa mahadaa leh Allxamdullillah Alle haku dhowro Magaca hajiro Abid Raxmaanku haydin xafido dhamantin aamiin yaarabi Allxamdullillah 😭😭😭😭😭😭😭😭❤❤❤🙏🙏🖐🖐👍👍
@anabali9733
@anabali9733 3 жыл бұрын
Maasha allaah Allaah ayaa mahadleh
@a.qanialigadhle4206
@a.qanialigadhle4206 3 жыл бұрын
Alxamdulullaah. Illahay baa mahadleh, inankaa CabdiCasiisna haka abaalmariyo aamiin. Xaaji Qasbaaye baridhawayd ayuu xijaabtay isagana Allah haw naxariisto.
@nadiifoabdullahi3266
@nadiifoabdullahi3266 3 жыл бұрын
Masha Allah ilaah ba mahad iska leh adina Allaha ku sharfo
@jaamacnuur4004
@jaamacnuur4004 3 жыл бұрын
Maasha allaah baarakalaah huuno
@zahramaalim2700
@zahramaalim2700 3 жыл бұрын
maashaa,allaah hambalyo aad baan ufarxay
@maryamamatan3219
@maryamamatan3219 3 жыл бұрын
Abdiaziiz duco ayuu qaba masha allah alhamdulilah ilahay ba mahada iska le
@deqaomarhassan1922
@deqaomarhassan1922 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarak Allah ilahey hakuxafido
@faadumomacalim2276
@faadumomacalim2276 3 жыл бұрын
Masha allh alxmdllh hambalyo inta murug heyso farxad allaha ugu badalo
@fadumonuunow8050
@fadumonuunow8050 3 жыл бұрын
Maashaa Allah tabaaraka laah jasaaka laah qeyr c/casiis
@fadumobashir1042
@fadumobashir1042 3 жыл бұрын
ABDIAZIZ REALY wlhi youtube waxaadka shaqeesana lacag xalal ah iyo ajar allah kuu barakeeyo dadka waxa weyn uheesa
@abdifatahahmedqasin4235
@abdifatahahmedqasin4235 3 жыл бұрын
Farxad waanu jeclnahay hamplyo family is helay ❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴💪🏽
@abukids2176
@abukids2176 3 жыл бұрын
Masha Allah baarakallaah Xafiduhullaah Jazaakallaah Kheyr.
@fardowsamohammed6566
@fardowsamohammed6566 3 жыл бұрын
Ascwr Alxd Allah ku mahadsan walaalkeen haduu ehelkiisa helay Walaalkeen cabdicasiis habo siiwad hawshad umada uheyso Jazakallahu kheyr
@shukrihassan8234
@shukrihassan8234 3 жыл бұрын
Maasha allah cabdicasiisow allaha kaa farxiyo dad badan ayaad qayb ka ahayd farxadooda
@sucaadobsiye3134
@sucaadobsiye3134 3 жыл бұрын
Maashaa allaah waxaad umada soomaliyed u haysaa hawl culus illaahay ha ku barakeeyo c/casis realy
@marianhassan3364
@marianhassan3364 3 жыл бұрын
Ducasen badtahay khayr badan ALLAH kusiyo ummadu way kuducayseye ALLE hakuqabalo wiillyow somaali ficanbatahay
@yuusufcabdullaahiahmed8476
@yuusufcabdullaahiahmed8476 3 жыл бұрын
جزاك الله عن الإسلام والمسلمين خيرا 🥰❤❤
@idontwan
@idontwan 3 жыл бұрын
PLEASE CONTINUE THIS ILLINTIR PROGRAM WAALAGUUBAAHANYAHAY
@hanaibrahim4721
@hanaibrahim4721 3 жыл бұрын
masha allaah waa alxm alla ayaa mahad iskaleh
@queensaara2481
@queensaara2481 2 жыл бұрын
cabdicaziiz ducaysane❤❤❤❤
@duniyomahamud9232
@duniyomahamud9232 3 жыл бұрын
Maashaa Allaah waa Farxad weeyn
@canabosman4171
@canabosman4171 3 жыл бұрын
Masha allaha waxad samaysa wax lugu farxo wayo dadalkaga dad badan baa isku helay c/casis guuleyso qarban alaha ku badalo dadalkaga
@HM-eh2on
@HM-eh2on 3 жыл бұрын
Realy Allaha kaa farxiyo aduun iyo aaqiro amin yaa Rabi 🤲🙏
@foxeyplayz7524
@foxeyplayz7524 3 жыл бұрын
Masha Allah tabaarakallah ducada illahey ha kuu aqbalo hadiyada waa mahad naq sida aad uga farxisay dhibanayaasha adigana ugu farax waxii ay kuu gartaan ducadana aaamiin yaarabbi dheh xusuusin cabdicasiis soo gudbiye ayaa tahay juhdi badan ayaad galisay barnaamijka ILINTIR. daawada yaasha baahitooda waan ku mahadsanahay jazakallah qeyr
@riyaadbilaan4494
@riyaadbilaan4494 3 жыл бұрын
guulayso gesiyow aaqiro iyo aduun alaha ku xifdiyo ♥️♥️
@kaahomahamuud4801
@kaahomahamuud4801 3 жыл бұрын
Maasha alah maasha alah faraxad kuwara
@user-gi2rd1pr2w
@user-gi2rd1pr2w 3 жыл бұрын
Masha Allah Allah Yaa mahadleh isku keenya abaha iyo family ka Adigan Allah ajir kasiiyo
@hamzaabshir7289
@hamzaabshir7289 3 жыл бұрын
Masha allh allaha ka abal mariyo cabdi casis
@mohamedosman6448
@mohamedosman6448 3 жыл бұрын
جزاك الله خبرا Sheikh Abdiaziz realy.
@sgedle4856
@sgedle4856 3 жыл бұрын
Abdiaziiz ajar aad u fiican ayuu sameystay,maansha allaah Dhibanayaal ayuu codkiisa ugu gargaarey,illaah ha ku barakeeyo,aamiin
@mohan_farah
@mohan_farah 3 жыл бұрын
Mnsha allh brother abdiaziz really✅
@lulmohamed1964
@lulmohamed1964 3 жыл бұрын
Masha allah masha allah 🙏
@fardowsasayidali9012
@fardowsasayidali9012 3 жыл бұрын
Masha Allah wlhi farxad waaye qof walba ilin tir elehkiisa ka baafiyey illahayow u sahal adaa qafuuru raxiim ahee aamiin yaa rabi
@fadumaxassan2137
@fadumaxassan2137 3 жыл бұрын
Amiin amiin amiin yaa rabi
@safiaabdullahi692
@safiaabdullahi692 3 жыл бұрын
Mashallah may Allah bless you brother.
@nasraismail4230
@nasraismail4230 3 жыл бұрын
Maashsa Allah wiilka iyo eedadii ayaaba isu ek maashsa Allah tabarakallaah
@duniyaabshir3075
@duniyaabshir3075 3 жыл бұрын
Alxmdulilaah c/aziiz qayr bdn rabi haku siiyo
@ganicabdulla1405
@ganicabdulla1405 3 жыл бұрын
Masha alh wllkey ismaan cidada heshay alx
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 3 жыл бұрын
Maasha alaahu habbo macaanto maalinta qiyaamo jidka cariirigaa sahal u mar aaamiiin aaamiiin aaamiiin yaarabi
@maxamedaxmed3361
@maxamedaxmed3361 3 жыл бұрын
jazaka lahu kheyran
@aishaibrahim2964
@aishaibrahim2964 3 жыл бұрын
Asc mashaalaah ilaahay haku barakeeyo aamiin
@qalanjaquruxu5966
@qalanjaquruxu5966 3 жыл бұрын
Abdiaziz realy marwalbo wanlaqirode barmamijyadada Allah hakuxifdiyo adun iyo aqiroba inshallah
@fardusa411
@fardusa411 3 жыл бұрын
Hambalyo walal Ilahaybaa mahadle ooku siiyay waalidkaagii iyo asalkaagii masha Allah ☘️
@hodanabdullahi2005
@hodanabdullahi2005 3 жыл бұрын
Mansha allaha madax weynaha musqabalka hore u soco
@zuuzuuofficial1035
@zuuzuuofficial1035 3 жыл бұрын
Maasha allaaah dadkii u duceeyay ayaan Qeeb ka ahaa adeerkaan alxamdulilaah hadii aan farxada la Qaadanay💖 Abdicasiis salooto ha dhihin saalada dheh😂❤️👋
@badriamohamed3562
@badriamohamed3562 3 жыл бұрын
Salooto fadhhiga ayuu kawadaa abyo
@sunta1294
@sunta1294 3 жыл бұрын
Salootada waa fadhiga kkkk salaada waa mesha qaliinka ma dadka laqala maxaa kaa qaldan 🤣🤣🤣🤣
@farxiyadagenkwt8428
@farxiyadagenkwt8428 3 жыл бұрын
Gabadha maqaldano e slooto soomaalidaa dhahdo saalada carabtaa dhahdo micnaha waasaas kkkkkk
@koossharif7550
@koossharif7550 3 жыл бұрын
saalada haday carabi tahay iyo hadii kaleba af soomaali saalada waxaa loo yaqaan xaarka geela. salootana waa fadhiga cabdicasiis wuu saxsan yahay.
@Cawrala10
@Cawrala10 3 жыл бұрын
@@sunta1294 😂😂😂😂
@anascabdiqani
@anascabdiqani 3 жыл бұрын
Insha allaah Abdiaziiz Really
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 3 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo hadiiba la helay oo familkiisa maashaa allaah waad mahadsantahay cabdicasiis adiga iyo inta kula daadihinaysa muuqaalada horu mar wacan
@batoomar2137
@batoomar2137 3 жыл бұрын
Masha Allah masul sare guul guul
@istarmohammed6561
@istarmohammed6561 3 жыл бұрын
Masha Allah abdiaziz Allah kudhowro
@nimcoabdi6236
@nimcoabdi6236 3 жыл бұрын
Mansha allh 🥰 ♥ abdi aziz ducaysane
@hudakhadar3185
@hudakhadar3185 3 жыл бұрын
Ducaysane watahayba wlll qof naxaris badana watay allh haku guleyo wll qali
@halimomohamed5387
@halimomohamed5387 3 жыл бұрын
Mash Allah iLaahey ha ku barakeeyo Cabdicasiis walalken haduu helay familkiisa
Как Ходили родители в ШКОЛУ!
0:49
Family Box
Рет қаралды 2,3 МЛН
«Жат бауыр» телехикаясы І 26-бөлім
52:18
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 434 М.
Qurux iyo Diin, iigama tagin Qabiilkayga ayaa laygu nacay😭
16:07
Wuu i inkiray wecel ayaa tahay aniga kuma dhalin 😭 MAXKAMADA DAHIR ALASOW
27:43
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 119 М.
18 Sano ayay Radinaysay Hoyo, Daris ayayna ahayen Farxad & Yaab
18:56
Как Ходили родители в ШКОЛУ!
0:49
Family Box
Рет қаралды 2,3 МЛН