Fathiye Absiye iyo geenyada madow maxa dhaxmaray?

  Рет қаралды 24,262

Salma Hared

Salma Hared

Күн бұрын

Пікірлер: 150
@Hidaya-s9y
@Hidaya-s9y 2 ай бұрын
I can't believe somali is trying to normalise coexistence with israel😢. Sad reality of our ignorant community
@dahabizizy
@dahabizizy 2 ай бұрын
Israel waxba naguma samayan ha jirto israel carabta iyaga dhaama😂❤
@NafisoAhmedAbdi
@NafisoAhmedAbdi 2 ай бұрын
@@dahabizizy Miyaadan Muslim aheyn🤔
@FF-by6ci
@FF-by6ci 2 ай бұрын
@@NafisoAhmedAbdi Muslimka Somalia maalinkasta qarxiya soo ma ahan? weliba dadka ee dilaayaan soo muslim ma ahan, Israel maa somaliya wax ku sameysay.
@NafisoAhmedAbdi
@NafisoAhmedAbdi 2 ай бұрын
@@FF-by6ci Walaalo Qof Muslim ah wax ma Qarxiyo tanlabad hadaba Qaraxyada Musliminta lo gesto Yahuuda Kama marno oo qeyb ayey ka yihin
@Aragsan192
@Aragsan192 2 ай бұрын
Walal israel maaha mesha ad na tustey waa masjidul al aqsa waa falastiin ❤free palastinian
@rianaskanal9364
@rianaskanal9364 2 ай бұрын
Ma ogeen walahi
@Aragsan192
@Aragsan192 2 ай бұрын
@@rianaskanal9364 dhibmaleh salma sharafey we love ❤️ you ❤️
@salatho
@salatho 2 ай бұрын
MashaAllah
@rihamosman4549
@rihamosman4549 2 ай бұрын
Sister Isreal occupied that land, that land is palastine, you should have known that it is very simple fact,
@dahabizizy
@dahabizizy 2 ай бұрын
No its the other way around even the quran says and mentioned Israel as jewish land arabs come to the land
@mariamadam-noor140
@mariamadam-noor140 2 ай бұрын
Agree
@travelandnaturechannel5875
@travelandnaturechannel5875 28 күн бұрын
When you wanna advise someone be professional not personal attack usually fatxiyo absolutely she was not professional
@SoumayaHoussein
@SoumayaHoussein 2 ай бұрын
Salaamu calaykum walaashay ma jiro wadan la yidhaahdo israaiil waxa jira wadan la yidhaahdo falastiin...Marka hore Soomaali ahaan waa inaad saxdo khaladka weyn ee aad gashay
@FatimaMaxamed-xp3py
@FatimaMaxamed-xp3py 2 ай бұрын
Muslimiinta soo looma kalifin inay meelkasta galaan wadamadooda laga qixiyey😢😢
@AMIINLABO7533
@AMIINLABO7533 2 ай бұрын
ISRAEL MEESHU MAAHA WALAL WAA PHALASTEIN WALIBA MEESHU WAA MASJIDU AQSA❤
@rianaskanal9364
@rianaskanal9364 2 ай бұрын
Ma ogeeyn walhi. Google ka helay
@ismahan6642
@ismahan6642 2 ай бұрын
Salama you said they are many Muslims that are living in 🇮🇱 do you know how much they are suffering their ?they don't have a voice,and the black people who are living in Israel are being treated like dogs or even worse .so before you start saying there are many Muslims living in Israel 🇮🇱 please do your research on how they are living there and the problems they are facing. 👍
@ismahan6642
@ismahan6642 2 ай бұрын
​@@rianaskanal9364yes it was Palestine 🇵🇸 but now is under Israel and nearly every time Muslims are being killed in that masjid alqasa ,anyway this is not the right time to visit there if you're a Muslims or have some sense of humour in you;
@mariamadam-noor140
@mariamadam-noor140 2 ай бұрын
😂​@@rianaskanal9364
@ikramnor1611
@ikramnor1611 2 ай бұрын
Adiga eeba mid kaa qaldantahy wadan israil la dhaho maba jiro marki muslimka loo fiiriyo ee waa falastiin wadankaas oo xoog bee ku dageen, dadka aad sheegeena xoog baa wadankoodi looga la wareegay oo qadab baa lagu haystaa.
@Lanaaxmad
@Lanaaxmad 2 ай бұрын
Usheek❤
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 2 ай бұрын
Salmay Israeli 18 % arab Israeli wa falastiniyinta an qaxin o dulka lagu korqabsaday ayag dagan kadib waxey qaten dalashada Israeli wa ku qasbanaden muslim ku nol gudah yahuda majiro muslim ☪️ daganasho utago yahuda fahma arinkan free Palestine 🇵🇸 ❤
@rianaskanal9364
@rianaskanal9364 2 ай бұрын
Waa is wada dhax daganyihiin walal. Falastiin danbi baa laga galay lakiin in ee iswada dhax dagan yihiin shaki kuma jiro.
@rianaskanal9364
@rianaskanal9364 2 ай бұрын
Kuwa ku dhaxnool waa la dhibaa. Ilaah falastiin haka badbaadsjo yahuuda
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 2 ай бұрын
@@rianaskanal9364 amiin mcto
@abshirokeyr6418
@abshirokeyr6418 2 ай бұрын
Salma wazxaad tiri Muslim ayaa ku nool israaiil is waydii maxay ku nool yihiin waa la abiyuusaa xataa waa wadan kooda haday ku noolaadaan so what Geenyada madow way qaldantahay
@NafisoAhmedAbdi
@NafisoAhmedAbdi 2 ай бұрын
Googlaha ey kaso Aqrisaan u maleynaa ma Fahansano
@ahmedcade5139
@ahmedcade5139 2 ай бұрын
Geenyada weey sax san tahaye fathia absiye waa naag jaahilad ah geenyada she can travel where aver she wants
@munahaybe6749
@munahaybe6749 2 ай бұрын
Farxiya ayaa illa saxsan dad yuhuud wax la martiyo maaha oo nalo buunbuuniyo.
@r00bleawaale73
@r00bleawaale73 2 ай бұрын
Masha Allah Sidaa ad qurxontahay una qalbi fcnthy un inogu dar qurux kale o ah asturnan. Allah haku xafido
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 2 ай бұрын
Sax mashallah
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 2 ай бұрын
Allah ha u fududeeyo.
@TariqOmer-y5j
@TariqOmer-y5j 2 ай бұрын
Mashallah she's one of my favourite KZbinrs and this is my first time watching Salma
@NafisoAhmedAbdi
@NafisoAhmedAbdi 2 ай бұрын
Salmoy Akhlaaqda iyo Zinada Malaga Badalay sidi an ku Naqaanay🤔 Wax kasto oo kugu Saabsan ba ugu Su’aal u Baahan
@hamdixiischannel1482
@hamdixiischannel1482 2 ай бұрын
Xijaab la'aan iyo akhlaaq meel islama galaan hadaa ilaahey ka xishoon weesay ma dad baad ka xishoon Allaha kusoo hanuuniyo walaaley.
@rianaskanal9364
@rianaskanal9364 2 ай бұрын
Baby yaa ka hadloysaa?
@adamjumale4871
@adamjumale4871 2 ай бұрын
She is talking with the Moon 🌙 ​@@rianaskanal9364
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 2 ай бұрын
Genyada awalba qald bay ahed iney malinba wadan muxramlana adaysay hadana maxey kadoonty,maxeysokprdhisay,dhiiga muslinka iyo iimanka lays dheryhy fatxiya absiye wlhi sida lamodo ma aha iimàn baa kabuuxo dulmigana majecla adiga alaha kuso hadeyo
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 2 ай бұрын
Geenyada waa go’b
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 2 ай бұрын
@@Farxadiyoguul fatxiyana sido kle wll wawada gob lkn argti unba lagahdlaya
@abobasement346
@abobasement346 2 ай бұрын
Nah orodoh Afkah Qadhmun umadah kalah farisoh yuhud bad no xayeysinaysan Adigoh xijaban maxaa ku dhax tagay yuhudah gumadayah shacabkah tan hadlaysah waxad modah inay qabtoh Hiv
@mariamadam-noor140
@mariamadam-noor140 2 ай бұрын
Its not Israel its Palestine darling.
@abshirokeyr6418
@abshirokeyr6418 2 ай бұрын
Geenyada madow waad edeb darantahay markaad leedahay soomali uma baahni maxaa afsoomaali ugu hadlee yes sub cries hadaadan ubaahnayn maxaa vedow noogu soo duubee Doqon madow badan wajiga iskaga hagaaji lacata aad israariil siinaysid
@farxiya267
@farxiya267 2 ай бұрын
Asma abyo music naga hadal gaaga aan sifiican umaqalneee😂😂😂
@travelandnaturechannel5875
@travelandnaturechannel5875 2 ай бұрын
😂😂😂😂 walahi are not only funny but you are also very smart
@shantagees9425
@shantagees9425 2 ай бұрын
First things first.. Salma waligaa qofna madaxa haka dadan, sidaad ku tahay somali qurxoon oo dhowrsan. Geenyada waan jecelahay laakiin I did NOT and will not watch that trip and I don't agree with her glorifying and spending money on that a geocide machine. Fatxiyo Cabsiiye, I don't like a lot of things she does but I am with her on this.
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 2 ай бұрын
Salma I s r a i l laguma dhax noolo ee ayadaa falastiin ku dhax nool muslim kaad sheegaysitna oo ku dhax ceesho waa falastiintii Dalka lahayd. Geenyada Qudus
@nastedave9842
@nastedave9842 2 ай бұрын
Horta somalida lugtii la qaadaba maxay meel xun wax ugu fiiriyaan. Geenyada has always bn traveling and will be traveling for the rest of her life and Israel is just a piece of land and visiting there won't make her someone that she isn't. Hadii dhiig laga naxayo kii Somaliyeed oo soddon iyo dhowr sana daadanaayay baa laga nixi lahaa. Washamsi naag jaahilad ah bay wax u dhintaa oo afsomali mooyee wax kale aan ku hadli karin. "Waa dhuusaa i dhageysta" looma jooga dunidan.
@Aragsan192
@Aragsan192 2 ай бұрын
@nastedave9842 walal saad uhadashey ma fiicna israel maxa ka dhigey dhul nabad. dad bey heysata dhulkoodi dadkoodina ay xasuuqdey nabad kuma seexdaan israel wad garayey somaha mida kale somalida dhiiga iska daadineysa cidna ma gumeysan macno darana uma xirxirto waa dad kibir hayo balse maalin an hada ahayn ayey idhaha furi doonaan marki laqaato dhulkooda afkana laga qaraaco. Falastiin baad leedahay maxa naga galay Falastiin waxa u 💔 damqada intii alle iimaan siiyey waxa diinta tahayna og gurigeygii baa gubanayee maxa iga galay guri kale af maaha naagta madow na iyo adigana isku aqli ayad u hadasheen wan arkaye iyadoo shaikh ismacil haniyeh geeridiisa ku jeesjeeseysa haniya dhintey bad leedihiin iyado waliba canjilesa somalida walaaal sidaad uhadashey adigaa fiican iney kugu ekeeto. Gabadha Channel kan iska leh baa horey usheegtey naagaha xijaban iney iyada kadambi badanyihiin haday rabaana ay zineystaan that is true wallhi hada darajo u hayso israel orod haku so boodaane wasakhyahay wax is moodey Islam kana kuuma baahna iyo falastiin stupid uuuuuffffff
@رحمه-ذ1ح
@رحمه-ذ1ح 2 ай бұрын
Israel waa la aadi karaa aniga ayaa joogay hada ka hor waa wadan wacan xukuumada ayaa xun lkn shacabka waa dad wanaagsan, waliba hooyo Somali ah abo Yemeni 🇾🇪 xuuti
@healthylifestyle1565
@healthylifestyle1565 2 ай бұрын
SubhanAllah sis. It's not Israel. The main reason that Palestine is fighting for, is to get their country back Salma please don't get involved or talk about something you have no background sis ❤❤
@CawaalegeediCiirshe
@CawaalegeediCiirshe 2 ай бұрын
Cali Gar leh Caydidna garleh
@Lizzyloveaftonfamily
@Lizzyloveaftonfamily 2 ай бұрын
Fsrhiya is right gabadha arintan wayku fududaty
@libaaxyadabanadir2570
@libaaxyadabanadir2570 2 ай бұрын
I saport genyada madow every thing she said is the truth I watched all her story in palestin she was sporting palestin business
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 2 ай бұрын
Gabadhan geenyadamadaw laleeyahay walal isqaad qaad iyo islawayni ayaakamuqata ee ogoow aduunyo qiimomaleh ee inaga un bawaxkadhigayna
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 2 ай бұрын
Subxaan alaah oo hadamacaadi ayaad noogadhigaysan in yuhuud lalamacamilo imanka idinkuyar ee alaah ha idiinquweyo Alaahu maaa aamiiiiiin yaarabiii
@RahulKohli202
@RahulKohli202 2 ай бұрын
Masha allaah ❤❤❤
@amranismail205
@amranismail205 2 ай бұрын
Geeyada Madow nolow ❤❤
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 2 ай бұрын
Illaahay ha ku hanuuniyo xujaabku waa faral ee kudadaal illaahay ha ku fuduudeeyo
@xakiimabashirabdulahi631
@xakiimabashirabdulahi631 2 ай бұрын
Abayo aan ku fahaan siiyo Dhulaka Ay haysto yuhuuda waxa is kalee falstiiniyiin musliminta ku nool sidaas u daagan Aya yuhuuda ingiriska dulaan ku sooqadeen kuna qabsadeen malinkey qabsadeen ilaa iyo hada sidaas io si kadaaran ayaa loo gumada Diinta islamka bari sii aad tarikhada islamka u baaratiid dul ay yuuhudo leedhay majiro mesha kaliye ee falistiniyiinta Kali ku dagaa nayeen waa Gazaa waataan hadaa lagu laynayo
@NasNasra-vo4ye
@NasNasra-vo4ye 2 ай бұрын
Fatxiya gar leh muslimku waa muslimka kale walalkiis hadii muslim meel ku dhiban yahay qofkii iimaan leh oo qalbigiisu qoyan yahay waa dareemayaa. Xijaabka ilaahay baa loo xirtaa ee xiro isagaa kuu wanaagsan
@ubahmohammed2770
@ubahmohammed2770 2 ай бұрын
MaanshaAllah
@somalistar8261
@somalistar8261 2 ай бұрын
Dadkaan waa jaa hiliin ogaada farxiyo tuulaayvku dhalataay ismaaciil xaarena gobal buuka yimi taariiqda barta horta
@saredomahdi1569
@saredomahdi1569 2 ай бұрын
Mashallah wll si xiqmad lee yaad u hadashay
@ifrahhassan4737
@ifrahhassan4737 2 ай бұрын
You have right Salma. Genyada wa youtuber
@somalistar8261
@somalistar8261 2 ай бұрын
Jaahilad waxay doontaay maa ogtahay se adaa oday cadaana oo ku wa ka luumaaysta qabee farxiyood shaqo maa waaydaay you tubksa odaayga ku biishaa
@theliberalthinker3308
@theliberalthinker3308 17 күн бұрын
I'm shocked too.
@hamdiomar9103
@hamdiomar9103 2 ай бұрын
Genyada is right 😂
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 2 ай бұрын
Genyada iyo adiguba waad kuqaldantihiin she should,nt go a this time because if you go mean’s you are supporting there economic as tourist
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@Edbashir
@Edbashir 2 ай бұрын
Niyada ayaa wax walba ka minions a lot 😂❤ keep going quruxeyyy
@HiboaldaniMaxamed
@HiboaldaniMaxamed 2 ай бұрын
Iam somali but iam very happy you subscribe
@abshirokeyr6418
@abshirokeyr6418 2 ай бұрын
Soomaali hadaad ka guurtay 2022 maxaa ugu hadlee Soomaali maxaa noo baryee soomali hal waaye Doqon yahay
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 2 ай бұрын
Ikhtiyaar ayay leedahay. Waa go’b
@IsmailAhmed-q9h
@IsmailAhmed-q9h 2 ай бұрын
Naloow genyada madoow Adaa saxaan markale ku laboo israil
@hawaartanhusein7618
@hawaartanhusein7618 2 ай бұрын
ماشاء الله
@safiyohussen9969
@safiyohussen9969 2 ай бұрын
washamsi harota ma taqaniin somaliyey waa surad uu allah ku dharanayo suradas ee allah ka xishoda oo u nabad galiya qolkiisa aad ku jees jeseysan oo quranka barta qof idiin bahan ma jirto ismacil haniya waa nin nasiib badan oo shahiid nimo ku dhintay allah nasiiyo nasiib kaas
@marshalmobile-g8p
@marshalmobile-g8p 2 ай бұрын
geeyadan madow iyo fathia absie wa labo jaaaajuuuus way isla shaqeeyan waxan wa show ay matalayan lakin jahilinto labada bay kala raacen wana mashruc la rabay lakin labadooduba wa labo shuuubo
@NasraMohamed-yj7jc
@NasraMohamed-yj7jc 2 ай бұрын
Machallah ❤❤
@Munadalac
@Munadalac 2 ай бұрын
Abayo sifiican uhadaL dad badan Aya kuguxeran anaga wanku jecelnahaye Waaley cowriyey hadhihin
@adamjumale4871
@adamjumale4871 2 ай бұрын
I know Geenyada is somali, but is fathia carab or somali ?!!
@mudiali719
@mudiali719 2 ай бұрын
Manshallah abaayo
@umunabila8706
@umunabila8706 Ай бұрын
Salmay Hijabo hijabka Wa Sharaf iyo qurux
@AminaJele
@AminaJele 2 ай бұрын
Sax falastin waa misaajidki musliminta lkn waxaa kasii daran gaal iyo muslim dagaalamay iyo somaliya ayada is cuneeso uf dheh genyada
@Hamdi.Hassan
@Hamdi.Hassan 2 ай бұрын
Wadankee Falastiin aaaa? Aduunka qof madow ayay u neceb yihiin!! Adna wadankeena ayaadba sii leedahay? Waxba maad falanqeyn ee codadkooda ayaad inii daartay!
@HamidaKhatun-nw2lp
@HamidaKhatun-nw2lp 2 ай бұрын
War habartaan gabadha yartaa haka harto ayadaaba gaal oday ah guursatay yahuuu
@Caliya7
@Caliya7 2 ай бұрын
Yuhuud American ayaa dhalay soomaali oo dhana sheikh iyo sharif wey kunoolyihiin.
@omarmohamoud5892
@omarmohamoud5892 2 ай бұрын
waxaadu was cali garleh caydiidna garleh. socodkii cidiinii waad leedahay, waxbana ma garqaadin ee nadhaaf gabdhaha ha isku sii dirine kkkkk
@umriyaan9
@umriyaan9 2 ай бұрын
Wlhi salmoy hada is asturilaheyd sankujeclahay wakuduceya inaxijabka xirato mcnto gabarqalbi wanagsan atahay
@hamdamarwo1916
@hamdamarwo1916 2 ай бұрын
Marka soomali waanka guuray Oo uma baahni makula saxantahay
@Hamdi.Hassan
@Hamdi.Hassan 2 ай бұрын
Dee runtay sheegtay, ma ku qasbaysaa in ay kuu baahato?
@saynabjama8160
@saynabjama8160 2 ай бұрын
Qof muslin ah udiir naxaaya falastiin matagayo talabiib
@QamarAli-v4z
@QamarAli-v4z 2 ай бұрын
Plz musiga ka qaad wax mala maqlo salmo abaayo.
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 ай бұрын
Wcs walshey allxmduliilh allxmduliilh Masha allhhh Masha allhhh ❤❤❤❤❤❤❤
@dahaboawale1009
@dahaboawale1009 2 ай бұрын
Salma falastin dheh abayo dhulka way xogen yahudu
@IkraamAli-pb5ri
@IkraamAli-pb5ri 2 ай бұрын
Labada waa saxanyahiin ninba aragtidii hadii lo aqriyo waa ayan daro
@Mariamitio
@Mariamitio 2 ай бұрын
Genyada madaw ❤
@surayamoha3945
@surayamoha3945 2 ай бұрын
wan kuso duceyneyna dhamanten allah na asturo
@queenofheart2225
@queenofheart2225 2 ай бұрын
Runtii labadooda adigaa ka xun adiga wxa ka dhigysa yahuda ina la noolado in caadi tahy wd kuso celcelibysa cadi ka dhigty dadka ilahy nacladay
@somalistar8261
@somalistar8261 2 ай бұрын
Xamar qara xeeda maay ka dhiidhiyaan maay ooyaan is maciil xaare qabiilaays te waayn waaye naagaha siilka qado tik toga muu ka hadlo what
@akhalif579
@akhalif579 2 ай бұрын
Adiga wax lagama qorayo ama saxsanow ama qaldanow kk.
@bellazio7410
@bellazio7410 2 ай бұрын
Ii love geenyada fatxiye iyada dadka Lee wax kasheegtaa dadka hh fiirsado kk
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 2 ай бұрын
You’re right Geenyada is a good person.
@fatimamudey1434
@fatimamudey1434 2 ай бұрын
Yes genyo horey usoco ❤
@fadumoabtidon3586
@fadumoabtidon3586 2 ай бұрын
Israa il. Aa subxaana. Laahi waa. Wax. Laga. Xumaado
@flamingoshowchannel.1630
@flamingoshowchannel.1630 2 ай бұрын
😂😂 iyodabakuusan salma I great you huuno😂😂😂😂😂❤🎉
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 2 ай бұрын
saxwallah soomali drama ayey wadaan❤❤❤
@suhailah7170
@suhailah7170 Ай бұрын
❤❤
@idileabshir2977
@idileabshir2977 2 ай бұрын
2❤❤❤❤❤
@IdmanBeerdoon-c1o
@IdmanBeerdoon-c1o 2 ай бұрын
Masha Allah geenyo
@JojoSeylac
@JojoSeylac 2 ай бұрын
Labadodaba maqaldana is fahan darrajirta gul inshAllh falastiin 🩸🫶🇵🇸🩸🫶💪
@enisacadey4329
@enisacadey4329 2 ай бұрын
Naa qurux badnida mnta wabo ku jeclade 😂😭
@JojoSeylac
@JojoSeylac 2 ай бұрын
MshAllh ❤
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 2 ай бұрын
Been ma aha falstiniyin badan iya yahuuda la nool oo waliba la shaqeeya yahuuda walalhod laaynaya
@samiaabdi3575
@samiaabdi3575 2 ай бұрын
Laakiin imika xawalada lugu jiro inay aad may ahayn
@ilhanibraahim1
@ilhanibraahim1 2 ай бұрын
Salma mijo masto😂😂😂😂😂😂
@bahjocabdi9357
@bahjocabdi9357 2 ай бұрын
Salma waa ku salaamey
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 2 ай бұрын
Mashallah ❤❤
@marshalmobile-g8p
@marshalmobile-g8p 2 ай бұрын
salmo sxb bila fuudo baaa tahay ee fuuto so samayso walahi wad fulxun tahay yaabka adunka
@huudmaale9650
@huudmaale9650 2 ай бұрын
Muslinkad sheegeso wa falasdiniyinta ... Wamida kale info gas wa khaldanyahay oo kuwa qoray wa kuwa netkale Wana kuwa hada laynaya masaakiinta .... Adi laftarkaga dagdag ba kugu Jira meel dad lagu leenayo kula diina inaad dalxiis u tagto waa doqonimada cadaanku kusheegan africanka iska sax waxad sheegeeso
@rianaskanal9364
@rianaskanal9364 2 ай бұрын
Waa lakala fikrad duwanyahay sis
@Aymo72
@Aymo72 2 ай бұрын
Carab gaalaa jirto oo kunool
@miskidaahir6133
@miskidaahir6133 2 ай бұрын
Abayo ilahy kacbso tinta qarso
@Liidibeacg65
@Liidibeacg65 2 ай бұрын
Dhilo wasmo baratay lama karo allah ku cadaab
@sucaadmohammed7568
@sucaadmohammed7568 2 ай бұрын
Adigaa wax fahansaneyn byo wax soo baar
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 2 ай бұрын
Mansha allah habo
@rayanaahmed6639
@rayanaahmed6639 2 ай бұрын
Shaydaanta madiw igadheh
@Dadirkumar
@Dadirkumar 2 ай бұрын
Adigana waad ku xigtaa fak faktaada ujeedaa
Nin naag qabo baan hada kohor jeclaaday
11:03
Salma Hared
Рет қаралды 12 М.
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 11 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 89 МЛН
ЗНАЛИ? ТОЛЬКО ОАЭ 🤫
00:13
Сам себе сушист
Рет қаралды 2,8 МЛН
Family Love #funny #sigma
00:16
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 3 МЛН
FAFRXIYA ABSIYE IYO GEENYADA MADOW🤔#ARIMAHABULSHADA
8:56
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 10 М.
Ali dheere suaal iyo jawab part 1
11:20
Salma Hared
Рет қаралды 55 М.
SAFIYO TUSMO OO MURUGO  LA SOO DERISTAY WIILKEEDA HADLI KARAYN
9:56
Awdal Media Production
Рет қаралды 11 М.
5 arimo aan awoowge ka bartay
20:05
Salma Hared
Рет қаралды 35 М.
Faaidada ee ledahay in kintirka laso ceshto
15:28
Salma Hared
Рет қаралды 28 М.
Riana aabaheed
17:24
Salma Hared
Рет қаралды 170 М.
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 11 МЛН