Fatima Haryan Muqdisho 2013

  Рет қаралды 1,148,047

AHMED HEYKAL

AHMED HEYKAL

Күн бұрын

Muqdisho
Directed by Ahmed Heykal
Codkii: Fatima Haryan
Music by Cujeer Cajami
Erayadii & Laxankii Abdul-Mudhalib
Camera by Ahmed Heykal
Edit by Ibrahim Eagle
Production Of Mali Entertainment and Eagle Media

Пікірлер: 515
@yuusufmacalinxasan3149
@yuusufmacalinxasan3149 4 жыл бұрын
Xasuus wllhi 2018 anigo xabsi ku yaala dalka Zambia ku jiro ayan dhegysan jiray Waan iska ilmen jiray markan heesta dhageysto jacel aan muqdisho u qabo darted Alx maanta aniga muqdisho jooga ayan dhegysanaya 2020
@najuuabbasa3418
@najuuabbasa3418 4 жыл бұрын
😭Alx aboweee
@naazlineon2692
@naazlineon2692 2 жыл бұрын
Tolow ilaa hada ma joogta muqdisho
@engrashka3939
@engrashka3939 6 жыл бұрын
Moqdisho cadey i miss wlh Moqdisho inta ku dhaarato like dhulkeeena hoooooyo
@mukhtaaryare8748
@mukhtaaryare8748 5 жыл бұрын
Lama huraan buulo xubesy sxb
@mowleedxajicabdinuur6933
@mowleedxajicabdinuur6933 5 жыл бұрын
Eng rashka M.a
@ibraahimyusufcismaan8961
@ibraahimyusufcismaan8961 5 ай бұрын
😊😊😊2😊😊😊😊​@@mukhtaaryare8748
@ibraahimyusufcismaan8961
@ibraahimyusufcismaan8961 5 ай бұрын
😊😊😊2😊😊😊😊😊2​@@mukhtaaryare8748
@CismacilcabdulleTifiw
@CismacilcabdulleTifiw 2 ай бұрын
❤❤❤😂😂🎉😢😮😮😮😊😊😅😮😅😮🎉🎉😢🎉😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉😢😮😂😂❤❤❤😂😂😂❤😂😂😂🎉😢😢😮😮😮😅😊😊😅😅😢😮🎉😢🎉🎉🎉😂😂❤😂😢😢😢😮😮🎉😮😮😮😮😅😅😅😅😊😮😮😮😮😮😢🎉🎉🎉😂😂😂😂😂🎉🎉😢😢😢😮😮😮😅😅😅😊😊😅😮😮😅😮😮
@halimamashlhcajiibiigadheh5721
@halimamashlhcajiibiigadheh5721 8 жыл бұрын
Been ma ahan waa u xiisnay' muqdisho wlhi allow nabad nooga dhig' Amiin
@Adil_liban_Abdullahi_buzuri9
@Adil_liban_Abdullahi_buzuri9 7 жыл бұрын
Halima Mashlh cajiib iiga' dheh Amen
@abdimajiidabdikariinaadanw9907
@abdimajiidabdikariinaadanw9907 4 жыл бұрын
Muqdisho Al caasimaha ayaan ka daawanaaayaaa , haddii aaad jeceshahay misna aad kamaqantahay Love ii saar anaa kugu matalaaaayee.
@zakidhaqane1378
@zakidhaqane1378 2 жыл бұрын
Heestaan markay soo baxaysay waa markaan Somalia kasoo tagay anoo tahriibaya baan dhageesanay kwrn alx 9 years kabacdi maanta waan soo booqday waxan idinka soosalaamaa Germany 💙
@yusramohamedahmed9298
@yusramohamedahmed9298 2 жыл бұрын
Waan ka qaadnay❤️❤️
@IlwaadAbdurashiid4631
@IlwaadAbdurashiid4631 2 жыл бұрын
Wan kaa Qaadnay Quruxow
@JabaneRomatic
@JabaneRomatic 9 ай бұрын
Alx masuul waa wakhti dheer
@miskimire8415
@miskimire8415 2 жыл бұрын
Anoo waligee muqdisho ka bixin marka dhagaysto heestaan waxaa is dhahaa see muqdisho la'aanteed u nolaan kartaa. Love you my home muuq bilan❤🇸🇴
@maryuuma6907
@maryuuma6907 4 жыл бұрын
Sanadka waa 2012 waxaan dhex joogaa suuqa bakaaraha aniga iyo saaxiibteey oo aan hada nolol iyo geeri midna ku ogayn waxaan usoo genbinay schoolka anagoo qosol iyo sheeko noo baxeyso ayaan heestaan meel ka maqalnay kadib baan meel studio ah intaan tegnay memory kusoo shubanay bil kabadn baan maalin kasta dhageysan jirnay caawa markaan dib u dhageystay xasuus baan galay😍
@cabdallebiya
@cabdallebiya 2 жыл бұрын
Sorry 😢wlshey
@ibrahimshiikh3826
@ibrahimshiikh3826 2 жыл бұрын
2022 /24 luulyo ayaa lamarayaa markale Nala daawo hee
@IlwaadAbdurashiid4631
@IlwaadAbdurashiid4631 2 жыл бұрын
@@ibrahimshiikh3826 adne kalay cawa ila daawo 😘
@kamal-hassan
@kamal-hassan Жыл бұрын
@@IlwaadAbdurashiid4631 3 bilood kedib adna kaalay ila daawo Ilwadey 😊
@inamamoSahroali
@inamamoSahroali Жыл бұрын
@@kamal-hassan adna kaalY nala daawo 2bilood kadib
@naazlineon2692
@naazlineon2692 2 жыл бұрын
Heestaan 2017 ayaan dhageesan jiray anigoo muqdisho jooga wax micna ah ama saameyn gaar ah iguma lahyn lakin hadda 5sano kadib anigo muqdishadeyda ka maqan ayaan dhageysanaaya wllhi ilinta ma ceshan karo sidaan ugu xiisay xarunti dalkeyga muqdishaay allow ku nabad yeel adiga iyo dadkeygiiba allaha idin amaansado miss you muqdishaay
@lovemom559
@lovemom559 2 жыл бұрын
Heestaan markaa arko buufis aa igu dhaco wlhi muqdisho wan u xiisay 04-01-2023 waye Insha Allaah sanadkaan gudahis wan tagayaa iso duceya inti qoraalkaga aragto
@abdulahiabdi-xh6zg
@abdulahiabdi-xh6zg Ай бұрын
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂
@MaxamedYuusuf-t2r
@MaxamedYuusuf-t2r 24 күн бұрын
😅😮😢🎉😂😂❤❤4😮😅😊
@MaxamedYuusuf-t2r
@MaxamedYuusuf-t2r 24 күн бұрын
🎉😂😂😂😂❤
@IqraMohamed-s5y
@IqraMohamed-s5y 22 күн бұрын
Haa😂😂
@Ismaluug
@Ismaluug 4 жыл бұрын
Heesta iyo gabadhaba isku si baan u jeclahay ilaahay amarkii🥰 bal adigu!.
@Shafie-Mohamed-Osman
@Shafie-Mohamed-Osman Жыл бұрын
SalaamulaaHi
@mubarakali6819
@mubarakali6819 9 жыл бұрын
Allah jiririco ayaan dareemayaa when she says xarunta dhulkeeniyo even though am not from xamar am from bardhere aloow nabad
@nistahamuhamud5462
@nistahamuhamud5462 7 жыл бұрын
Mubarak Ali same here rer bardhere
@EngKaafiye-q6z
@EngKaafiye-q6z 3 ай бұрын
Who is watching 2024❤😊?
@Sadiaosmanali-r2z
@Sadiaosmanali-r2z Ай бұрын
Same😂
@naimofarah2621
@naimofarah2621 11 күн бұрын
Me
@ZihaamCabdullahi-x6p
@ZihaamCabdullahi-x6p Күн бұрын
2025😂❤
@ahmedmahamed9095
@ahmedmahamed9095 8 жыл бұрын
Run ahaantii waan taageeraa hesstan magaca mogadisho dartii waxaan rajaynayaa inaan maruun arko mogdisho vs somalia aad ayaan ujeclahay wlaalahay somalia waxaana rajaynayaa inaan maruun arko somalia oo ah sidii lagu yaqaanay viva somali weyn
@ashrafhassan7135
@ashrafhassan7135 6 жыл бұрын
Xashaya. Towfiiq. Heee. Towfiiq Xarinta. Dalkeygiyo. Muqdisho. U. Xisse. Qasatan. Towfiiq. Kac. Wada. Kaca. Rer. Towfiiq💋❤️❤️❤️❤️❤️
@AhmedXaaji
@AhmedXaaji 6 жыл бұрын
Good waa taageer sanahay
@maryamomaanka9157
@maryamomaanka9157 6 жыл бұрын
Muqdisho anoo joogo ayaa dhagesan jiray hada kamaqanahay I miss you xamar cade dhulkaan kudhashay meelago nolada ujeclahay
@hirsiabdi7287
@hirsiabdi7287 6 жыл бұрын
Yurub ayaad joogta wax usobaro uun dalkaga abaayoh wax fcn tii kuso kordhisa allah kaadhigo
@hannaahmed6010
@hannaahmed6010 11 жыл бұрын
Marki la dhaho farxiya fiska ayaa fanaaniinta ugu qurux badan maa faatima haryan la dhaho masha alah beatyful girl
@ZamzamsharafSumish
@ZamzamsharafSumish Жыл бұрын
Hello
@duqowpoiofficiall9237
@duqowpoiofficiall9237 Жыл бұрын
WaaYihii tahriibka baan ku xasuustaa asxaabti Ugandan Kampala 😢❤
@daadirm2669
@daadirm2669 6 жыл бұрын
alla muqdisho markay tirahdo wlhi ani dhan xalad kale galay allow dalka nohagaji aamiiin 2018 4 22 sudan khartoum ❤❤❤❤☝
@yuusufmacalinxasan3149
@yuusufmacalinxasan3149 4 жыл бұрын
Sxb 2018 bisha 4aad oo ah xiliga aad postiga so qoreyse xabsi ku yaalo dalka Zambia ayan ku jiro
@yuusufmacalinxasan3149
@yuusufmacalinxasan3149 4 жыл бұрын
Xasuus wllhi
@daadirm2669
@daadirm2669 4 жыл бұрын
@@yuusufmacalinxasan3149 zxp mcn allah aya mahad iska leh xoriyadada kuso celiyay allaha kuxafido somali wayn mel ay jogan allaha xafido iyo dhaman islamko dhan
@kamal-hassan
@kamal-hassan Жыл бұрын
Kulamid ahay xaqiiqatan xaruntii dalkeena
@daadirm2669
@daadirm2669 Жыл бұрын
@@kamal-hassan Aad ban kusalame walalkey 🙌🥰
@mohamedarab215
@mohamedarab215 Жыл бұрын
Wa heestii aan darteed xabsi u galay 2014kii Al-shabaab naclad idinku dhacday😢😢
@CabdiFataax2043
@CabdiFataax2043 Жыл бұрын
Heestan waxaan igu horaysay January 10 2019kii phone niicle ah bn Ka dhagaysan jiray inta Ka heshay like iisaara
@rashid252romali2
@rashid252romali2 3 жыл бұрын
Faadumo haryan ninkii ka ooysiiyay guurkeeda labaad waxaan lee yahay usoo laabo
@XasanKosar
@XasanKosar 4 ай бұрын
😅 1:35 1:36 1:37
@ahmedabdullah8322
@ahmedabdullah8322 7 жыл бұрын
runtii kuma dhalan muqdisho waxaax ku dhashay magaalda baydhabo waxaan kasoo jeedaa golada wuqooyi bari somaliya hasayeeshee marka aan maqlo muqdisho xarunta dalkeena waan qiiroodaa walaahi ilaahow dalkeena iyo, midnimadeena noo xooji
@wiilkriyadh9771
@wiilkriyadh9771 3 жыл бұрын
Aamin lpx
@saidabdihassan07226
@saidabdihassan07226 Жыл бұрын
*Muqdisho ruun ahanti wa mil loxisee otherwise fatuma haryan keep rocking.....*
@alidhofhassan7014
@alidhofhassan7014 Жыл бұрын
10 years kadib cawa 2023 dib usoo eegay what a song iyo style qurux haryan hada maaha fananad waa ganacsato ku nool holand xamar cadey song
@comedianshorts9760
@comedianshorts9760 3 жыл бұрын
2021 yaa ila dawanayo heestan ☝️
@hayatttali
@hayatttali 8 ай бұрын
From Mogadishu 🏊‍♂️🇭🇹😍
@shamsaabdikarim7391
@shamsaabdikarim7391 2 жыл бұрын
8yrs later galabta ayan dib uxasustay heestan anigo kenya jogo, muqdishana xiiso badan iihaayo, Ilaahy wadanka nabad noga dhig🤲 missing my muqdisho
@mohamedabdulaziz9951
@mohamedabdulaziz9951 Жыл бұрын
Aamiin yarabi
@MohamettRastaofficial
@MohamettRastaofficial Жыл бұрын
Intii 2023 ila daawanayso love isaara😂❤️
@Kaya_Arab
@Kaya_Arab Жыл бұрын
Waan kuu saare 😂❤
@hodan3990
@hodan3990 8 ай бұрын
2024😂❤
@Zadik72
@Zadik72 Ай бұрын
Xasuus 2015 / bosaaso maxa heestan jawi qurxon ku qatay ❤️❤️❤️❤️
@simiranbebbran8046
@simiranbebbran8046 3 жыл бұрын
Xasuus qli igu ah wallah wakhtiga joogay mareykanka oo hooyaday udiray ... Handeertan Alxamdullilah
@abdirahmansadiq3893
@abdirahmansadiq3893 11 жыл бұрын
waaaw caadi ma ahan marnaba muqdishaan u xiisee ileykakeey xamar codmacaan nic
@abuabdulle5553
@abuabdulle5553 Жыл бұрын
Thanks walaal. maalin ay xaalada nagu xumeed ayaad naga farxisay , hadaan kusoo xasuusanay
@kaminyare2190
@kaminyare2190 2 жыл бұрын
Wa mel an uxiisay waligeyna ma arkin lakin malin un wan arki doonaa❤
@yusufabdalla9529
@yusufabdalla9529 8 жыл бұрын
muqdisho inbadan waan uxiisnay Allaha Nabad Nooga Dhigo Aamiin
@shukrihussein1892
@shukrihussein1892 7 жыл бұрын
Yusuf Abdalla kkķ0
@abdalleahmed8848
@abdalleahmed8848 5 жыл бұрын
Heestaa xasuus ay igalisay markey soo baxeysay 2013 Adiss ababa aa ku dhageysan jiray
@IqraMohamed-s5y
@IqraMohamed-s5y 22 күн бұрын
Mar un wan tagii moqdisho caadeey ❤❤
@zakariaabdullahi181
@zakariaabdullahi181 7 жыл бұрын
hit like if ur watching july2017 what an amazing song....show love to all cz the life is short....big respect to all somalis around the globe
@elmiabdalle89
@elmiabdalle89 Жыл бұрын
Miss Muqdisho Bilan 🇸🇴❣️❣️
@midnimofoot1050
@midnimofoot1050 15 күн бұрын
Who is watching 2025😢❤
@wiilsomali5933
@wiilsomali5933 Жыл бұрын
Listening since 2015 like my comment so that I may come back and watch again and again. Thanks ❤
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 4 жыл бұрын
Xaq waxan u leyahay ma xad gudub jacelba halki u qalbiga jiro ayan ku xasilaya xashaya towfiiq xulkeni xarunta dalkeygi muqdishan u xisay god song
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e 3 жыл бұрын
I Miss You More Fatima Haryan❤
@drsramlo8310
@drsramlo8310 Жыл бұрын
Rer muqdisho is muujiya😭👑❤
@asadkimmich6234
@asadkimmich6234 3 жыл бұрын
2021 yaa ila daawanaayo alxm Mogadishu waan joogaa🥰🥰🥰
@CabdullahicabdicasiisCabdullah
@CabdullahicabdicasiisCabdullah 5 күн бұрын
Heesta waxaan dhageysanayaa 31/12/2024 inta farintayda arki doonto like isaara❤
@simiranbebbran8046
@simiranbebbran8046 3 жыл бұрын
Eebow Rabbi Amni buuxo nasii... Amiin Amiin Amiin wan kuso laaban In Shaa Allah
@abdirizakgaafuun709
@abdirizakgaafuun709 4 жыл бұрын
2020 habeen isniina oo salaasa soo galayso fatima haryan cod io stayl waan ku wataa abaayo mss haryan ❤❤❤
@kamal-hassan
@kamal-hassan Жыл бұрын
Axyaa hees, xaqaa waxaan u leeyahay ma xad gudub jaceylbaa, halkii uu xubigu jiro ayaan ku xasilaya
@nastexoyasin3155
@nastexoyasin3155 9 жыл бұрын
masha allah waa hees jirto muqdisho allow dhowr waa mel an ku faano
@raagekariye2769
@raagekariye2769 2 жыл бұрын
Gabadhan waxan jeclahay ila hada oo ay thy 2023 heesana waxan dhagaysanaya ila hada oo aan joogo finland helsinki xagay ku danbaysay talo❤😢😢
@maajid_________yare
@maajid_________yare Жыл бұрын
Weeka baxday Fanka ganacsade noqotey wll
@AsluubAadan-r5d
@AsluubAadan-r5d 4 ай бұрын
Holand bey ku noshahay heeso wey iska dhaftay
@marwaanyare7180
@marwaanyare7180 11 жыл бұрын
oooooooooof caleek waa hees qaaliya aniga waligay ma arkin muqdisho laakiin waaa magaalada aan ugu jeclahay somalia after borama viva muqdisho
@abdiwahab5928
@abdiwahab5928 10 жыл бұрын
thank to da grt words
@jamaalabdi9497
@jamaalabdi9497 10 жыл бұрын
marwaan yare waad cuqdadaysan tahay waligaa cagta somaliland ayaad ku jiraysaa hooyadaa gadabuursiga kawase
@Mofamisa77
@Mofamisa77 10 жыл бұрын
Jamaal Abdi ninkaan(marwaan)ma asagaa wax qaldan yiri,,oof caleek cay maaha sxb daji banooniga,qabiil dhana ha u gafin waa dad soomaaliyeed oo sheekh iyo shariifba leh,biyo qaboow sxb
@amranhassan6321
@amranhassan6321 9 жыл бұрын
marwaan yare muqdisho waa magalo ilove horama swt hrt hanoladan labadaba
@ghboy2914
@ghboy2914 9 жыл бұрын
+Jamaal Abdi adeer macaafimaad qabtid ee isbitaalka dhimirka tag
@alideeq3293
@alideeq3293 11 жыл бұрын
asaxaabta fanaanad fatima iyo axmed haykal alaa cisik baryahaan yada magaalo madaxda ayaa socotee dad amaanaya waan u baahneyn intaya midnima jecel viva simaliweyn
@caashobashiir648
@caashobashiir648 4 ай бұрын
xaruntii dalkee muqdisha❤❤❤❤ye ye ye heestaydii
@halooyelochannel9798
@halooyelochannel9798 Жыл бұрын
Taariilh 8/5/2023 Sacaduna Ay tahay 9:19am ayaan dhageesanaya heestan cajiibka ah Mogdishu darteed u dhagesnya allow Casimadena Noo Xasili inta iga danbesana commentign Like ii saara Dhalinyaro🫡✋
@dharkeyngeenyo992
@dharkeyngeenyo992 4 ай бұрын
Muqdisho xuusuus 2009 ilaa 2018 hada waan uxiisay❤❤❤❤
@xamiimofficial3818
@xamiimofficial3818 Жыл бұрын
Alla muxuu xasan cujeeri cajami kuraaxeeystay music 🎵🎶❤❤❤❤
@umeymoqurux7010
@umeymoqurux7010 2 жыл бұрын
xarunta dalkeniyoo🥹♥️♥️xamar waiman dooma inshaAllah❤️❤️listening 3/11/2022 time 3:43pm😘😍
@Mali_boy
@Mali_boy 2 жыл бұрын
Welcome wa kuso dhaweyneyna 🤗
@umeymoqurux7010
@umeymoqurux7010 2 жыл бұрын
@@Mali_boy inshaAlllah
@umeymoqurux7010
@umeymoqurux7010 2 жыл бұрын
@@Mali_boy 💕
@Mali_boy
@Mali_boy 2 жыл бұрын
@@umeymoqurux7010 🫶🏽🖤
@Kaya_Arab
@Kaya_Arab Жыл бұрын
Muqdishaan u. Xiisee my home Allow anigoo nabad qabo igu celi 😢❤
@maxamedfarmaajo5609
@maxamedfarmaajo5609 8 жыл бұрын
xaQiiiiqdi muQdishO waaaa mEEEl looo xiiiisO💖💖💖💖💖💖💖💖
@ayuubcali8166
@ayuubcali8166 3 жыл бұрын
2021 4 30 haben sona jimce ah dawana ya ❤❤🔥
@khowla100
@khowla100 11 жыл бұрын
Dirac ayaa mudna inaad ku labisato muqdisho na ku so bixi laha surwalka ku dheelay heesta muqdisho we love you
@jirda-gooyechannel7028
@jirda-gooyechannel7028 6 ай бұрын
Ma nooshahy wali
@CxaafidhamuudAruus
@CxaafidhamuudAruus 5 ай бұрын
2013 hestan markay ay so baxday waxaan joogay bosaaso waxaan ka dawan jiray tv xafada saantos hadana waxaan jooga qardho qof waliba iga danbeeya nolol qurxoon aya u rajenaya
@a.kherow1901
@a.kherow1901 2 жыл бұрын
heestan waxaan kusoo xasusanayaa Ali.H iyo saxipkey shaube 2011 class 7 waa anigoo terry ah.taas oos manta dulka ka hoos maray oo geriyoodi shaube😭😭Sunday Aprill 10 2022 waxaan kaxumaadi geeridis inta lii soo sheega anigoo joogo USA🇺🇸
@IlwaadAbdurashiid4631
@IlwaadAbdurashiid4631 2 жыл бұрын
Sorry Alla ha u naxariisto saxiibkaa🥲🥲🥲
@SumeyaAbdi-c7e
@SumeyaAbdi-c7e Жыл бұрын
😂😂🎉🎉😂
@queensuheyla5203
@queensuheyla5203 3 жыл бұрын
14 Aug 2021 xamar cdy wn uxise😭❤
@MohaAden-h1z
@MohaAden-h1z Жыл бұрын
Ereygas towfiiq markan maqlo xaada i istaagta wlh Towfiiq hajirto ha joogto waligeed Rer Towfiiq ismuujiya
@abdishakuuraliciise1096
@abdishakuuraliciise1096 4 жыл бұрын
Walee aniga Ustaat Cujeeri musigisa ayanba kahelay hah 💯👍🏿👍🏿👍🏿
@nafisonaftauroon65
@nafisonaftauroon65 6 жыл бұрын
21/8/2018 hadaa dawadatay Liketa kusii qabo 😅
@bilebaashi1864
@bilebaashi1864 4 жыл бұрын
2020 june 5
@ayuubcali8166
@ayuubcali8166 3 жыл бұрын
2021 4 30 cawa waasoon haben jimce ah dawanay
@NashadTigerofficial
@NashadTigerofficial Жыл бұрын
Xasuus hesta 2017 dhagysan jirey qof an is jeclen aya kala dhereyn markas lkn hada toos ayab ukaaa dhereany oo wankala dhamaney👋🏽
@canabcali847
@canabcali847 6 жыл бұрын
Miss more my muqdisho xuduntayda ku duugan we love somalia
@umuzumeyma2652
@umuzumeyma2652 Жыл бұрын
2yrs ano mogdisho kamaqan saaid igu xiisayyyy wlhi🇸🇴❤✌
@eidapdulahi4936
@eidapdulahi4936 6 ай бұрын
heestan waxan dhagaysanjiray anoo joogo baadiye 2014 hadana waxan idinka soosalamayaa amarica gar ahaan san degio calafria
@Muslimo61
@Muslimo61 10 ай бұрын
sanadku waa 10/3/2024 🤝🫡
@ramaazruuxi173
@ramaazruuxi173 6 жыл бұрын
Halkuu xubigu jiro waa moqdisho allaw nabad igu geey heestan sanatwalba dhagestaa kama daalo 😘😘
@hafsahonest8862
@hafsahonest8862 6 жыл бұрын
me sis
@iskufilan-m1o
@iskufilan-m1o Жыл бұрын
faatimah qof aaan jeclaa lkn maanta way iska daysay fankii❤
@maahir5103
@maahir5103 3 жыл бұрын
WLhi ina muqdisho Ka tahribo ma Rabin wa Mel an dhaman familka kuwada dhalanay daruf BA I geysay inaa ina tahribo lkn hada Canada jogo axlmadullahi wan Iman muqdisho cadey
@sowdoibrahnamin7663
@sowdoibrahnamin7663 7 жыл бұрын
2018 😍😍😍😍😍👏👏👐👐👐👈⚘⚘🌷
@fatxibashir225
@fatxibashir225 6 жыл бұрын
Waw muqdisho noolow
@shakirabdiibraibra4490
@shakirabdiibraibra4490 5 жыл бұрын
sowdo ibrahn amin hhh
@mohaaweekend6092
@mohaaweekend6092 10 жыл бұрын
fadumo haryAn Masha Allah nice song + codmacan shaqo wacan quruxleey
@hassankavi949
@hassankavi949 2 жыл бұрын
Really miss my homeland muqdisho🥰🥰🥰can't stop watching this song
@somaliaonline8218
@somaliaonline8218 2 жыл бұрын
Saxiib allah haku xafido isku nayid miyaa nahay waan daaawanoy
@nasraabdi4249
@nasraabdi4249 Жыл бұрын
❤🎉
@hasanfure
@hasanfure Жыл бұрын
​@@nasraabdi4249osßxvnk
@wtfmoments3886
@wtfmoments3886 9 жыл бұрын
waaaw isha baxar quruxleyda allaha kaa duwo cod ba waad heeysa
@nadraqaali2180
@nadraqaali2180 11 жыл бұрын
xaashaye towfiiq xulkeediyo xarunta dalkeeniyo muqdishan u xiise ee yana leyga xaman gabadhan sanadka ka daaya mashqulka viva fatima haryan jir oo joog
@Caska143
@Caska143 4 жыл бұрын
23jun 2020 in Nairobi nin Nairobi joogoo muqdisha lahesta aduunyo allow casimada nabad nooga dhig
@KALXAWAAAJI
@KALXAWAAAJI 11 жыл бұрын
MUQDISHO City of Life. Heesta Fiirsada gabadha qaawanaanteeda yaa idiin dirsaday. waa maxay waxaan qashinkaa. Thanks Fatima & Ahmed Heykal.
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 2 жыл бұрын
Lknse Calanka israel iska daji Xolo nimada iskadaye
@NajmaYusuf-o8g
@NajmaYusuf-o8g 2 ай бұрын
Wlhi waa uxiisay muqdisho gaar yaaqshiid toowfiiq
@sacdiyomxamed2092
@sacdiyomxamed2092 8 жыл бұрын
Mashlh muqdisha wan uxisay
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 2 жыл бұрын
Ciyal xamar❤️💫The stars
@yusufomar6021
@yusufomar6021 6 жыл бұрын
Fatima heestani waa ka dhacaysaa keep it uup!
@suuzaanmalto1889
@suuzaanmalto1889 8 жыл бұрын
waaw nice cod muqdisho aya u xisy masha allaah
@daadirking3005
@daadirking3005 2 жыл бұрын
Hadaad dhageysto hestaan 8 sano ka dib waxa tahay legend
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 жыл бұрын
Xashaya towfiq xulkeni xarunta dalkeyga muqdisho u xisay good song
@Fitaah69
@Fitaah69 4 жыл бұрын
♥️❣🔥 2020_ka inta ila daawaneysa like_ta iisaara
@Mowlid-z7i
@Mowlid-z7i Жыл бұрын
Aniga oo kenya joogo ayaan dhagaysan jiray 2016 hadana 20/12/2023
@Deek_kimiko18
@Deek_kimiko18 Жыл бұрын
Fatim haryan heestan waxn xasuusta Marian ahaa fasalka 6 aya wllshy dhageysan jirty .
@hanatcade7015
@hanatcade7015 3 жыл бұрын
My home town never seen Inshaa Allah soon🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@aminaomar3816
@aminaomar3816 11 жыл бұрын
woooow nice i love moqdisho am from jabuutiii
@AnfacMohammad-jp8tx
@AnfacMohammad-jp8tx 3 ай бұрын
2012ila 2014 wan joga alxm ❤😂
@MaryamaruunAxmed
@MaryamaruunAxmed 7 ай бұрын
Majiraan sideydoo kale kuwa soo booqdo heesihi dhaxe 2024
@princessayanaragsan4243
@princessayanaragsan4243 4 жыл бұрын
2020 Yaa Dawanya😍
@lifeofthelady8003
@lifeofthelady8003 4 жыл бұрын
Muqdishan uxisee yaiska kee xambar missed my homeland 💙🗯💙
@jirdeaxmed4982
@jirdeaxmed4982 3 жыл бұрын
Faadumo haryan waa fanaanad qaliya waana jeclahay
@wiilsomali5933
@wiilsomali5933 Жыл бұрын
10 years ago and still listening 🎶 ❤️
Fatima Haryan & jelle cade Heestii : Xamdi iyo Xasan 2013
7:27
Aflaanta Studio
Рет қаралды 1,1 МЛН
Fatima Haryan CALOLYOW Official Music Video | HD
5:24
Abdirahman Somali
Рет қаралды 4 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
Sagal Arts Iyo Feysal Hanad Heestii Aroos .mp4
4:34
Aflaanta Studio
Рет қаралды 1 МЛН
Waayaha Cusub hees Garaadley by Falis Abdi 2011.flv
6:09
ALLSIMBA
Рет қаралды 501 М.
Sagal Arts Naf 2013
6:17
AHMED HEYKAL
Рет қаралды 238 М.
dayniile song 2012 OFFICAL VIDEO
7:32
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 3,5 МЛН
FARXIYA FISKA HEES JACEYL QORAAL
7:49
ALI DHAANTO
Рет қаралды 966 М.
Muqdisho 2013
4:27
Ibrahim Eagle
Рет қаралды 2,6 МЛН
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 14 МЛН
Heeskii Haraad
6:35
eyeforaphoto Ruffluv
Рет қаралды 9 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН