XAAWO KIIN 2013 HA IGA ROORIN OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

  Рет қаралды 3,866,692

Liibaan Jama

Liibaan Jama

Күн бұрын

EREYADII: ABDULAHI GUREY
LAXANKII: XAAWO KIIN
CODKII: XAAWO KIIN
MUSIC: BY MOHAMED KARAMA
DIRECTED & PRODUCE BY STUDIO LIIBAAN
VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
SOOSAARIDII: STUDIO LIIBAAN LONDON UK
Liibaan Jama Website
studioliibaan.com/
Copyright Studio Liibaan

Пікірлер: 2 700
@kenadiid5658
@kenadiid5658 2 жыл бұрын
aad Guursaty Alle hku barakeeyo Qoyskaaga hadii Anad wali guursana Alle mid khayr qaba ha kula kulmiyo hadii Aad xanunsanysana Alle hku caafiyo hadii aad Geriyootayna Alle hku naxariisto wali waxan la nool ahy xususahagii oo ay heestani ka mid tahay somaliyey wan idin salaamay dhamantin hadaad Qoraalka dhamaysato like I saar si aan uso booqdo Qoraalkan wakhti kle
@ayaney4497
@ayaney4497 Жыл бұрын
🥺✊💔🚩❤️
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Жыл бұрын
Aaaamin😢
@muhyadinabdinasirnuure
@muhyadinabdinasirnuure Жыл бұрын
Amiin
@Amiraa__.
@Amiraa__. 7 ай бұрын
😢❤
@AishaAwale-wq2fe
@AishaAwale-wq2fe 5 ай бұрын
Abwe qoralkadu wa mid daremaday dhaqajiyay Allah haku sahlo waxad jeceshahay🥺🥲
@Sharma_cade
@Sharma_cade 9 ай бұрын
2024 inta dhageysaneyso😂Like saar nio xaasidnimada dhaafee😂😂
@ShaymaAhmed1233
@ShaymaAhmed1233 9 ай бұрын
Xasus walhi😢
@HamdaMahmed-p4h
@HamdaMahmed-p4h 9 ай бұрын
N n
@maan_icardi.
@maan_icardi. 8 ай бұрын
Xasuus
@SaalaxYare-vx8ht
@SaalaxYare-vx8ht 8 ай бұрын
Xasuus wllhi 😢
@ZimanAbdirisaq-ug3xt
@ZimanAbdirisaq-ug3xt 8 ай бұрын
Anoo yar ban heestaan ku jeclaaday filinkii lamiis iyo yaxye ilaa hada waan jeclhy waqti xasuusleh 😢 hadan naag wayn oo 2 baby haysataan ahay alx
@mohamoudbuuhoodlaawi1243
@mohamoudbuuhoodlaawi1243 2 жыл бұрын
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂
@hibonuura1036
@hibonuura1036 2 жыл бұрын
Haaa say m.a
@faatuuncartanshire4009
@faatuuncartanshire4009 Жыл бұрын
😂😩💃💔jah
@aadandeero4943
@aadandeero4943 Жыл бұрын
@@faatuuncartanshire4009 jah😂
@axmadbile3476
@axmadbile3476 Жыл бұрын
Yow
@deeqodeeqo7311
@deeqodeeqo7311 Жыл бұрын
Yeah
@mohaniima4857
@mohaniima4857 4 жыл бұрын
Hestan wxa ka xasusta anigo u xnqsan gclisadeyda Bee hestan idarty mrkaas Dreen iqdy😢😭 iska Cafiye lkn nasiib dro macalfn😢😭😭😢 hda iga dambeso like saar 5noveber2020
@hawoyusufhussein7904
@hawoyusufhussein7904 3 жыл бұрын
😭😭 sorry wll
@sucadocadow1745
@sucadocadow1745 3 жыл бұрын
Sorry wllky
@humbleeise9287
@humbleeise9287 3 жыл бұрын
Saameyn weyn Ayeey leedahy wlhi heestan😥
@mohaniima4857
@mohaniima4857 3 жыл бұрын
@@humbleeise9287 dreen goniye xambrsntahy😰
@salaadoqali6129
@salaadoqali6129 3 жыл бұрын
Sorry wll
@cabdalealiisse977
@cabdalealiisse977 2 жыл бұрын
2013 Xingalolo🙃 2015 bososo🤔 2016 hargaysa☹️ 2019 muqdisho🤕 2020 keney🤔 2021 itly☹️ 2022 canad🥺 Allw sahal sfarka nolzha dalkygii dhipka kasaar😭🤲
@yusra11_
@yusra11_ 2 жыл бұрын
Ameen😢
@mariizamoha2424
@mariizamoha2424 Жыл бұрын
Amiin 😥
@mariamruun
@mariamruun Жыл бұрын
Aamin aamin
@safayuzuf5974
@safayuzuf5974 Жыл бұрын
Inaad WR thy yaa ila og
@rayaanmoha3373
@rayaanmoha3373 Жыл бұрын
2013 kenya 2014 kenya 2015 Buhdle 20216 Buhdle 2017 Burco 2018 kenya 2019 muqdisho 2020 garowe 2021 laasanod 2022 Bosaso 2023 muqdisho 🤲🥺alx malin un canada wntagi dono
@Ubah14
@Ubah14 5 ай бұрын
Anoo adi ku raba hayga roorin Oo ruux kujecel haka roorin may 2024 Nololo qurxoon ayan kurajayan inshallah 😢
@hakiim25
@hakiim25 5 жыл бұрын
Oo Ruux ku jecel hayska reebin❤😭 2019 inta ka danbeysa Like
@ayuubmohamuttmohamett1577
@ayuubmohamuttmohamett1577 Жыл бұрын
Heestan waxan dhageysan jirey 2013 wlhy waxey aheyd wakhti aad u adag yaranteydi waxa isomarey jaceyl lkn waxa wayey wax igu garab siiya sido kale waxan kuxasuusta wakhti adag oo ay ii wahelisey hooyo la’aan iyo rajeynimo hadda oo aan farinta aan qorayo waa ilmeynaya lkn wax walba nin baa uhaye 😢😢
@abdullahiabdikadirahmed5340
@abdullahiabdikadirahmed5340 Жыл бұрын
Guuleso saaxib😢💔
@MsSLuUlA5275
@MsSLuUlA5275 Жыл бұрын
Bweh ha rajo dhigin((لاتقنطومن رحمه الله ))🥺😥
@raaxoruun-ry9cv
@raaxoruun-ry9cv Жыл бұрын
Walhi Aniga io Kuwa Nala Midka ah Unba Daremi Karo Hadalkaga Waxan Ku leyahy Guleyso Pro
@Rayan12zcol
@Rayan12zcol 7 ай бұрын
sorry abowe mcn😭💔🥺
@AishaAwale-wq2fe
@AishaAwale-wq2fe 5 ай бұрын
Waad kaguilaysan abwe
@mohamed.dawaco4072
@mohamed.dawaco4072 8 ай бұрын
Jacelkayga ugu horeeyey ayan so xasuustahy anigoo kuhaya pls haiga tagin oohadana marar badan qalad ayiga gashay ayan aniga dusha Iska sari jiray waayo aniga nafwac jacel ayan ahaa wana usamrijiray balse manta ninkle ayey kaso agkacdaa waxan leyhy reer kaaga Alaha kubarakeeyo 😢💔fadlan hada qoraykayga aragtid like isaar pls wall❤
@Malloofficial1
@Malloofficial1 7 ай бұрын
nafteydu nafbey rabtaa naftuna nafkaley rabtaa 😢😢
@simanruxii298
@simanruxii298 5 ай бұрын
sorry😢😢😢
@AbdinasirSalat-l2i
@AbdinasirSalat-l2i 4 ай бұрын
Sorry brother keep going 🙏 ❤
@CabdiShakuur-oe9bx
@CabdiShakuur-oe9bx 3 ай бұрын
Liph no problem yaanay jileec ka dareemin is adke i.a mid ku jecel heli doonta e
@armaanpoi6648
@armaanpoi6648 Жыл бұрын
Hestan markan maqlo waxan so xasusta gabr aan jeclaa walipa darted malin walipa waxn farsan jiray gurigoda agtiisa intas waxan rabay aragtideda walipa waxay ahayd xili kulayn ah waxa lgu jiray bisha maarso😰 iyadna ima ogayn dhipka aan marayo😰anigana aragtideda aya dawo ii ahayd hdana cwa kaligey aya dhageysani hayo 😰hesta waqtigu waa cajiip allow dadka is jecel calafka iskuga dar🥰 hda hestan miraha macan dib uso boqotay like ha ila dhafin✌️
@siman_mohamad
@siman_mohamad Жыл бұрын
Sorry abowe wax kaste dunida wad so marysaye😢
@Rayan12zcol
@Rayan12zcol 7 ай бұрын
sorry wlhiy waa xanuun💔🥺
@Hus3ein
@Hus3ein 5 ай бұрын
Aney ihaysata midas okale😢
@osmanhajji2318
@osmanhajji2318 4 жыл бұрын
Wan ka xumahay heestan markaan daawado waxan soo xasuusta gabar aan jeclaa balse wey geeriyotay hadda ma noola ppe jannada ayaan ku kulmi donna 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@nimcoapdirahman2861
@nimcoapdirahman2861 3 жыл бұрын
😰😰
@luulmohamoud4548
@luulmohamoud4548 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@bishaaro7858
@bishaaro7858 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@yasmiincabdicasiis2162
@yasmiincabdicasiis2162 2 жыл бұрын
Allh ha unaxariisto 😰😭😭🤲🏻
@hussienahmed588
@hussienahmed588 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@xayaatothman2731
@xayaatothman2731 5 жыл бұрын
Marka dhagesto hestan jcl an cadi aheyn ba igu dhaca like hayla dhafiin walige ma heli 3 like xita
@daahqaadmedia5601
@daahqaadmedia5601 4 жыл бұрын
😂😂
@mohamidsadam4078
@mohamidsadam4078 4 жыл бұрын
I hope 97 the other 3 like is your own hhhh
@musekhadir4233
@musekhadir4233 4 жыл бұрын
Walaal malin walba aniga ku sariyee ii sharax like maxa laga faiidaa plz
@abdititahmohammedsalaad5357
@abdititahmohammedsalaad5357 3 жыл бұрын
😂😂😂
@simiranbebbran8046
@simiranbebbran8046 3 жыл бұрын
Lkn single ahay abaayo ee mad amustid adigo raali ah
@CadnaanMuuse
@CadnaanMuuse 8 ай бұрын
Inta 2024 heesta soo raadisey wan salamaya😂❤
@IfraaxAbaay
@IfraaxAbaay 2 ай бұрын
Cawa aniga iyo gacalyaheega ayaa kala xanaaqsanahy heestan wey igu soo dhacday ❤lakiin wax walba oo dhaca haiga tagin nolasheeda aad ayaan ku jeclahy wllhi saadaq ninkeegiii mustaqbalka ayaa tahy waligee kuma dhawacin doono waan ku jeclahy saaadaq i love you tooooo macaan ❤❤
@mohamedadan4914
@mohamedadan4914 4 жыл бұрын
Heestaan gaabdhii iisoodiri jirty isma calfan hadda waa xaas qof kale misna hooyo leh 3 caruur ah....... anna sido kale meel kale ayaa ka lalayaa wlh jacel calaf baa ka weyn waaku soo xasuustay Hodaney rabbi haku amaansado!!
@daahirtalyani2609
@daahirtalyani2609 6 жыл бұрын
Heestan darteed like iisaara waa markii igu horeesay oo aan dhaho
@armaanniinile7025
@armaanniinile7025 5 жыл бұрын
Goooh
@hassanchristobal3239
@hassanchristobal3239 4 жыл бұрын
@@armaanniinile7025 pģf8.n
@mohamedabdullahinour1073
@mohamedabdullahinour1073 4 жыл бұрын
Ane hada ayaan dhageys sxp
@abdiqeyzstarka9849
@abdiqeyzstarka9849 3 жыл бұрын
xasuus
@zaprinaqueen936
@zaprinaqueen936 11 ай бұрын
ok
@heesahamaanta8071
@heesahamaanta8071 Жыл бұрын
Koley waad dhageysan heeztan micnaha badan xanbaarsane hada timaado 2023 like issar❤😂😭
@mohoasad2331
@mohoasad2331 Жыл бұрын
Legen I will back to listing this songs 🎵😊
@maxamedmahdi7010
@maxamedmahdi7010 Жыл бұрын
​@@mohoasad233157😂😂😂😂😂😂😂😂😮 😢😮😅😊🎉❤❤
@abdikarinadenumer2540
@abdikarinadenumer2540 8 ай бұрын
2024
@Cadeyboolo686
@Cadeyboolo686 8 ай бұрын
2024 hadi aad dawanaysid love dhac kusii😂❤
@cadaankudhiigleh
@cadaankudhiigleh 8 ай бұрын
Ciyaal dugsi ahaa markey so baxeysay 😂😂 2024 like ii taabo legend/queen.
@Maan_Ibraahim
@Maan_Ibraahim 2 жыл бұрын
Qadarka ilahay inkastoon la bajin karin heestan markan dhegeysto waxan dareem naxriis iyo jacayl balse dunida ma joogto qofkan jecla oo alle ayaa iga jecaladay Xasuusaheda baan walahi la noolahay❤ Alle janatul fardowsa ha geeyo jacaylkuna ha waaro
@saabir3667
@saabir3667 2 жыл бұрын
oh sory pro ilaahay ha unaxariistoh 😭😭
@Maan_Ibraahim
@Maan_Ibraahim 2 жыл бұрын
😥😢😭
@saabir3667
@saabir3667 2 жыл бұрын
@@Maan_Ibraahim aduu markaa hada maa guursatay
@fathimohamed7811
@fathimohamed7811 Жыл бұрын
😭😭sorry
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Жыл бұрын
Aaaamiin😭
@Esrauptillahi
@Esrauptillahi Жыл бұрын
Who is listening 2023👋😂
@ROCK_GEEZYMUSIC
@ROCK_GEEZYMUSIC Жыл бұрын
Wx kle same days
@anasyere5902
@anasyere5902 Жыл бұрын
Maanta u danbeysa sanadka 2022 welcome 2023
@ROCK_GEEZYMUSIC
@ROCK_GEEZYMUSIC Жыл бұрын
@@anasyere5902 waaw xamdaay alle cimriga Haku barakeeyo dhamanten
@allehakubarakeereyo6405
@allehakubarakeereyo6405 Жыл бұрын
@@anasyere5902 Haa ilaahay nabad hanagu gaarsiyo sanadka cusub sanad kheyrkisa wata alle hanooga dhigo❤️🤲🤲
@ilyasjr3500
@ilyasjr3500 Жыл бұрын
me from tiktok🥰😂😂
@cadey__boolo__556
@cadey__boolo__556 2 жыл бұрын
XaZuuuz wlh 🥺mobile wlashey lahyd ka Daawan jiry AduunYo Wataas 😭🖤After 9 year’s ago baan daawanaya 2022✊🏽
@amiishahmed6321
@amiishahmed6321 3 жыл бұрын
Hestaaan waxaan dhagaysanayaa 2020/24 Dce hamayn 12:51😰😰😰 Qofkaa isjeclanahy waan isla jognaa Wana isfhmi lanahy qofkii igadambeya ismuuji 🥵😰😰😰💋
@dhagayareofficial5349
@dhagayareofficial5349 3 жыл бұрын
Heestan xasuus ayaan udhageystaa sanadkastoo 15 March lamaraayo 💔😭
@aminaadow2889
@aminaadow2889 3 жыл бұрын
Aniga bro hadan ayasba ihaya saxib send wah yela ilatali bl bro
@kafiyakiin3163
@kafiyakiin3163 3 жыл бұрын
3/8/2021 1:04Am hapenimo dawanaya managaranayo sobobta xiliga isojediyey hesaha jacaylka igu diry
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 3 жыл бұрын
Heestan cawa waxa dhagaysanaya anuu u xiisay qof aan jacalahay hdana aan la hadli karin aduunka iska sidaasa 😭😭😭 4/8/2021 8:18 habeenimo khamis so galayso
@kafiyakiin3163
@kafiyakiin3163 3 жыл бұрын
@@yaxyeym3766 iz aadkeye lahadal wll
@Shuceybibrahim777
@Shuceybibrahim777 2 жыл бұрын
Wllhi waan xasusustaa heestaan Anoo yar ayaan dhageystau waxaa igu danbeesay 2013 hada waa 2022😭😭😭
@nasreenmustaphe5941
@nasreenmustaphe5941 2 жыл бұрын
Iskumid ban nahay Ana mantan so xasuustay heestan😪😌😌😌❤️
@shukrijiinow7153
@shukrijiinow7153 2 жыл бұрын
Sidookale
@axmedmaxamedabtidoon4051
@axmedmaxamedabtidoon4051 2 жыл бұрын
😢
@abdulazizmowlid7
@abdulazizmowlid7 10 ай бұрын
We don't search old songs, we do search memories. ❤ 2024 yaa daawanaya 😂
@mubarakabdi7829
@mubarakabdi7829 6 жыл бұрын
Yuu jaclay dhaba hayaa hailaawina laayk iisaara xaawa kiin
@Mohamud_A._Xamaraawi
@Mohamud_A._Xamaraawi 5 жыл бұрын
Jacayl kaba anu Qooq Un baan u aqaaan ee wax jacayl ah oo gaar ahi majiro😊
@alpo__ppt4796
@alpo__ppt4796 2 жыл бұрын
@@Mohamud_A._Xamaraawi dadka qarsadaa tahay lkn marka macata runta sheegi doonta😅🤣🤣
@Mohamud_A._Xamaraawi
@Mohamud_A._Xamaraawi 2 жыл бұрын
@@alpo__ppt4796 26 sanaa jiraa walina jeceel ma igu dhicin what's wrong with me. Lol
@shuriashuria5800
@shuriashuria5800 2 жыл бұрын
@@Mohamud_A._Xamaraawi 20 baan jiraa 2 jacayl maana isoo mary mid weliba haddaan La ildaranahay
@geeska
@geeska 7 жыл бұрын
1000 jeer aan fiirsadey video gaan Princess Xawa Kiin cod iyo qurux MaashaAllah!
@hasanomar9062
@hasanomar9062 7 жыл бұрын
xaawa kiin qurux ma leh ,Reer xamar qurux ma leh , laakiin waa hees macan
@hassanabdiyussuf8706
@hassanabdiyussuf8706 6 жыл бұрын
+hasan omar quruxda qofba si ayuu u yaqaan marka wixii adiga kuu foolxun dadka ha umaleyn in dadka dhan ay uwada xun yihiin.
@zamzamafi3768
@zamzamafi3768 5 жыл бұрын
Hassan Abdi Yussuf Exactly 💯
@cabaascabdullahi3405
@cabaascabdullahi3405 4 жыл бұрын
Heestan dreen gooni beee ileedhy waayoh qof aan jaclaa baa ika tagty gadi 4 sano baa laka jogaa 😓😓😓
@sahrosiciid3785
@sahrosiciid3785 3 жыл бұрын
@@hasanomar9062 hhhb doqon
@maxamedabdirahmaan674
@maxamedabdirahmaan674 5 ай бұрын
Xaawa kiin iyo idil barkhad waa laba fanaan oo cod gooniya leh cidi ma keeni karto codkooda.❤😮
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 Жыл бұрын
Heestan anoo 15sano jira ayan dhagaysan jiray secoundryga dhigta , caawa ayaa xaaskayga sikaftaba iiguqaaday , mar qura xusuus ayaan galay ilaa aan kasooraadiyo , Allow wayaha inoo wangaji
@YahyeAbdale
@YahyeAbdale 9 ай бұрын
Hrestan waa heesti igu horeysay ee aan mopelka ka gacanta ku dhsgeyzto mopelka wax lahaa aabo waana waxana uu iidhiibay hal subax oo jimcaa waxa kaliya ki jiray heestan oo kaliya hada wakhti xaadirkan waxa aan sii dhamaanayaa 31/12/2023 waana malin axadaH 5:10 waxaan soo galaaya 2024 waxaan safar ku sii ahay borama waana hees aan jecelahy waxan ka soo wareegay 11 sano waxaan soo galaaya sanadka cusub 1/1/2024 waxan safarkeyga ka cusub kuma soo dhweymaaya boramaH ilaaho snadka iiga dhig mid naga wada farxiya aamin ❤ Hadii aad iga dambeyzasy like sar
@saraibrahim7901
@saraibrahim7901 5 жыл бұрын
Qofkii ugu dambeeyay sanadkaan ma ahay mise waa liiga sii dambeeyaa😭❤️😫
@amrnnuur2845
@amrnnuur2845 2 жыл бұрын
Lagadanbeya
@subeerkaafi9999
@subeerkaafi9999 Жыл бұрын
Ni
@abdallehaykal940
@abdallehaykal940 3 жыл бұрын
Heestan Markaan DhagaysTO JacayL Aan i Hayn Baa I QabTa 2013 Baan Dhagaysan Jiray Xasuus Hada 2021 15:27 bisha 4 Oo Labo ah Xasuus Like Yaan ILa dhaafin 2021 Hadaad DhagaysanaysO😌😌😰❤
@seynabali7900
@seynabali7900 2 жыл бұрын
Anna 2022
@abdallehaykal940
@abdallehaykal940 2 жыл бұрын
@@seynabali7900 ❤
@hanamaxamed6122
@hanamaxamed6122 2 жыл бұрын
13 waxan moda inaan ku jiro xaladi an marka ku jiray wan oya alx xasuus wanba iska ilasha inaan maqlo😭😭😭
@hanimahamudhussein2285
@hanimahamudhussein2285 2 жыл бұрын
Isku waqti barane wllhi ani 2013 ayaan bartay Alla maxaa aduunyo lasoo maray
@abdallehaykal940
@abdallehaykal940 Жыл бұрын
@@hanimahamudhussein2285 🥺❤
@kenadiid5658
@kenadiid5658 2 жыл бұрын
waxan xasuustaa anoo yar ayaan maqli jiray ayadoo musasal kusoo galeyso markas xta jacel maana gaarin lkn kadib waxaan jec laaday gabar la dhihi jiray suleeqo qurux iyo shar illlahy kumanewaxaan iskul isla dhigan jirnay ichool ku jaalay dagmada kaxda waxan ka xasuusta jaceylkeda ani inaa ayada jeclaa ayadana sxp key ee jecleyd wxaan soo xasuustaa heestan wlllhi saa cadan la joogo dareynkeyga wxaan ku qiyaasu ma aqaani cwa oo tahay cwa arboco ah bisha ay tahay 25/10/ 2022suleeqo hddan nooshahay cimri heer iyo caafimad alaha kusiiyo hddada dhimatatna allha kuu na xariistuaad Guursaty Alle hku barakeeyo Qoyskaaga hadii Anad wali guursana Alle mid khayr qaba ha kula kulmiyo hadii Aad xanunsanysana Alle hku caafiyo wali waxan la nool ahy xususahagii oo ay heestani ka mid tahay somaliyey wan idin salaamay dhamantin hadaad Qoraalka dhamaysato like I saar si aan uso booqdo Qoraalkan wakhti kle
@jawharaxmad7511
@jawharaxmad7511 Жыл бұрын
Heestan waxaan ku xasuustaa gabadh Aan isjeclayn kadib wakhtigu nakala kaxeeyay Anagoo si dhaba isu jecel waxayna Noqotay marwo oo waxaysamaysatay reer maanta Arabaco 1/2/2023 Ayay Geeriyootay Allaah swt haku Naxariisto wll Qadarta Rabi lama baajin karee 😭😭😭😭😭😭😭
@kawtharmahamud5452
@kawtharmahamud5452 Жыл бұрын
Allah ha unaxariisto
@rahmoabdullahi
@rahmoabdullahi Жыл бұрын
Ax😢allahayaw unaxariiso🤲😭
@leylishladan3679
@leylishladan3679 Жыл бұрын
Ilahayaw unaxariiso 😢
@iskufillan4317
@iskufillan4317 Жыл бұрын
Calosha ihurisay walahi ,wanba qiirooday😢😭😭😭 jaceljino kale dad ISU qaba way yaryihin ,ilahay aaqiro haysku kiin tuso insha Allah 😭ayadana alaha unaxariisto aamiin 🤲
@AxmedCabdiraxmaan-jh2ul
@AxmedCabdiraxmaan-jh2ul Жыл бұрын
Sxp ifraaaxeey maad ka hadlooysaa
@NuurMoha-c6p
@NuurMoha-c6p Ай бұрын
ax ya jaceyl ❤ Najmo Gabadhan san u jeclady wlhi qof bani adn waligey uma jeclan ayadana si lamid ah waxey igu tiri san ku jeclady waligey uma jeclan alxm wan heysta 2024 waxan is jeclanny 2020 &2021 allow calaf igu dar❤😢🥹❤️🔐
@AmuuukAmuuk
@AmuuukAmuuk Ай бұрын
Ameen ❤
@DHAL-ABAAREED
@DHAL-ABAAREED 9 ай бұрын
2024 weeyaan welina waan dhagaystaa 🎶 ❤
@hodankayse9495
@hodankayse9495 3 жыл бұрын
Waxaan u qaadi jiray 2019 wiil aan is jacayl Lkn laba uu wacad dhex yaal mid uun buu ku weyn yhy baa la idhi saasooy thy.wuu iga tagay waliba mid kale ayuu aroosay Hadeerse waa inaga hooseeya Allah haw Naxariisto😢💔
@zuhurismail4408
@zuhurismail4408 2 жыл бұрын
Ilahey ha unaxaristo
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 6 жыл бұрын
Ani aya udanbeya 2/25/2018 haben isnina 1:30 🕜 habenimo yaa iga danbeya please like ku si dhaf ✅
@bisharomohamed4441
@bisharomohamed4441 6 жыл бұрын
9 march 2018 ana ka dambeya😂😂😂 gang gang😉
@simanzakariye7182
@simanzakariye7182 6 жыл бұрын
ani😂😂
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 6 жыл бұрын
ahmed mohamed somaha lagama dharko hestan 👌👌✌️
@maxamedcali946
@maxamedcali946 6 жыл бұрын
22.April 2018
@zackj2436
@zackj2436 6 жыл бұрын
5/6/2018
@iamzack9252
@iamzack9252 18 күн бұрын
2013 Ethiopia 2014 Ethiopia 2015 Ethiopia 2020 hargieysa 2024 America HEESTAN XASUUS DHER BAY IGU LEDAHAY
@Hus3ein
@Hus3ein 16 күн бұрын
Noloow sxp mcn
@MursalAbdirashiid
@MursalAbdirashiid 4 ай бұрын
Heestan Sanadkii hore waxan Ku dhegaysanayey Somalia 🇸🇴 Hadana Switzerland 🇨🇭 😢
@munomohamedmunocady1083
@munomohamedmunocady1083 5 жыл бұрын
Alla jaceylka xanuun badana 6/12/2019 yaa iga dambeyo wixii iiga dambeyo like ii saara
@Darkdesires946
@Darkdesires946 2 жыл бұрын
This is not fair .somali songs are iconic they deserve more views and likes 😭😭😭😭
@islamicmotivationsanddua6443
@islamicmotivationsanddua6443 Жыл бұрын
Not really
@Darkdesires946
@Darkdesires946 Жыл бұрын
​@@islamicmotivationsanddua6443yeah they deserve
@Asma-di3bq
@Asma-di3bq 8 ай бұрын
@@islamicmotivationsanddua6443yet you're here listening! Lol shush
@omermohamedshire7949
@omermohamedshire7949 Жыл бұрын
Heestan waxanka xasuustaa maalin aan dugsiga ka Imi qoftan jeclaa aan sii eegayo ayuu roob soo daatey ma Carine aayar bay society ana waanka dambeyey xataa qoyaanka roobka wlhi maan dareemin
@NajiibDarwish
@NajiibDarwish Ай бұрын
Heestan gabadhii ii so diri jirtay Ayaan dhawed baa la aroosay, Ilaahay ha u barakeeuo Nolosheeda❤️😰
@Gabi-bw8ci
@Gabi-bw8ci 3 жыл бұрын
2013 illaa 2021 my fav voice😿❤🤦‍♀️
@abdirisaaqkaraama5610
@abdirisaaqkaraama5610 3 жыл бұрын
Heestan qof aniga ijecel Baa mar wlp dhagaysan jirtay mana Dareemi jirin blse malmo kadib Baan ogaday 😍
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 5 жыл бұрын
I am disappointed in most of the comments here who are focusing on this beautiful young lady's style and looks. Can we give some love to her great voice and beautiful lyrics. Not to mention the song is of the best. Great job Hawo Kiin.
@MrAbshir98
@MrAbshir98 4 жыл бұрын
Indeed yes. Absolutely. I am also very much disappointed so many people looking for to get few LIKES Which doesn’t make a sense to me. Just enjoy the music and the beautiful voice of Hawo Kiin.
@caliabuukar3665
@caliabuukar3665 4 жыл бұрын
Somali ku hadla waxad lahadleysaa waa somali ee ajnabi maahin!!
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 4 жыл бұрын
@@caliabuukar3665 get a grip u knucklehead. This worldwide web. Dont tell us what language to talkto or write. If you don't know English, ask us to translate for you. Yaad isu maleysay markaad na amreysid. Horaan u aragney iska-hadle iyo iska-socde badan oi adoi kale ah.
@caliabuukar3665
@caliabuukar3665 4 жыл бұрын
@@CmonNowTellme kkkk xayawaan. Iga dheh hada u maleysid inuu af qalad aqoon yhy cawaanoow waad dhunsn thy ee isqabo we know the ppl like you
@caliabuukar3665
@caliabuukar3665 4 жыл бұрын
@@CmonNowTellme yaa isu maleysay kulaa kii bhrtaa kaa dhala ahay kalab ku dhala was
@siciidballe2546
@siciidballe2546 7 жыл бұрын
xasuus heestaan markeey soobaxday waxaan jaamacad ka dhiganaayeey Istanbul, Turkey jacayl aan inaba caadi ahaayn baa ihayeey qoftaan jeclaa Sweden beey aaday ana Canada huuno wali waan kujeclahay
@najahothman9003
@najahothman9003 6 жыл бұрын
Siciid Balle wllo alle haysku kiin keeno inshallah
@carabruuxaani4719
@carabruuxaani4719 5 жыл бұрын
Mnshlllh ıllaahay ha ıskukıınsimo kardeşim jeceylku waa balayo
@nagadcabdi
@nagadcabdi 4 жыл бұрын
@abdikaficadawe3519
@abdikaficadawe3519 4 жыл бұрын
Sxb dadaal wad gulesanesa
@amnaali5070
@amnaali5070 4 жыл бұрын
Doğru aşkı bitmez 😭😭😭😭
@munamohamed7516
@munamohamed7516 Жыл бұрын
Heestaan Markan Dhageysto Jceil an iheyn Baa iqabta I like wlhi😭🖤
@ikraabdulle3943
@ikraabdulle3943 Жыл бұрын
Same wlhi ana heesaha jaceylka jaceyl kasoo raadsadaa nolosha alone nimada ah waa dhibka kaliye aan ku qabo allow lamaane i jecel😢😅
@BashirHuzein_17
@BashirHuzein_17 Жыл бұрын
​@@ikraabdulle3943kalay hbbti 😢❤
@fantasticmohamed1722
@fantasticmohamed1722 3 жыл бұрын
2021/1/1 qofki ugu horeeyey ee dhagaysanaya heestan an caadiga ahayn wixi iga dambeeyow gadaal ii fiiri like tana ha iga hilmaamin😆
@dulufdoole8950
@dulufdoole8950 11 жыл бұрын
People who dislike this song waxan ku tilmaamo ma aqaano wallahi Big respect for u dear Xwwo Kiin
@ruqiyarubaabi6999
@ruqiyarubaabi6999 3 жыл бұрын
8 years 😳
@ahmeyfilmsvlogs5669
@ahmeyfilmsvlogs5669 3 жыл бұрын
Ninkan mayara u wrote this comment 8years ago
@Updichanel
@Updichanel 2 жыл бұрын
Manoshahay bro mise .....😨😅
@AliAdam894
@AliAdam894 Жыл бұрын
9years ago 2022/12/28 9:30
@AbdihakiimAbdilahi
@AbdihakiimAbdilahi 18 күн бұрын
Aftere 11 years oon dhagysanyay kolba mar soo buqnayay ma arag qof dislike dhahay ❤
@ahmedmohamednorbisik.4758
@ahmedmohamednorbisik.4758 4 жыл бұрын
2020 yaa ila daawanaya Like ii saar markii igu horeysay.
@jamahasangorod4886
@jamahasangorod4886 4 жыл бұрын
Aniga pro
@ruqiyamohamed3322
@ruqiyamohamed3322 4 жыл бұрын
aniga
@fatumamohamed7030
@fatumamohamed7030 4 жыл бұрын
Ahmed yare 123 Ahmed mohamed nor aniga
@xamda5485
@xamda5485 2 жыл бұрын
Alxd waxan haysta qof ijecel intan jecley inkabadan wana ku fanaya ino yahay qof qalbi fican niyad wanagsan kaligina lasiyay intii raga lagu yaqan l love you (A.h)🥰🥰
@blackboy-lf8rr
@blackboy-lf8rr 2 жыл бұрын
H❤️A
@mahatkassim415
@mahatkassim415 8 ай бұрын
This song have been stuck in my head😢😊old is gold still listening 1/2/2024 Thursday❤at 3:31 pm😢
@Abdale_Osman
@Abdale_Osman Жыл бұрын
Hestan 2014 ban dhgeysan jiray ano jcyl ihayn oo aqoonba lkn 2022 bu ihelay gabdha jeclaa sikazta wax ufahsiyey lkn wey iga diiday balse wan kasamry allena wan ka bryey inu qalbigeyga kasaro Dhalinyro 2023 hada ila dhageysan Wan idin salami🙏❤
@iqracisman4420
@iqracisman4420 2 жыл бұрын
Still I'm listening 🎶 😌 ilahow qof qerqaba iisahal oo xad dhaf ijeclado🤲💔😪😶😥
@mohameddahirkeynan5446
@mohameddahirkeynan5446 2 жыл бұрын
Wali mahelin miya hada masoqora numberka mise wa heshay oo zeydi fcn kuso dhawow ma iledahay
@abdifatahkarbeylow2561
@abdifatahkarbeylow2561 Жыл бұрын
Heestan gabadhi igu horeysay aan jeclaado ayaa aad udhageysani jirtay wlhi aduun alle Haa ku sharfo meel walbod joogto 1/5/2012
@emptyheart09
@emptyheart09 4 жыл бұрын
Watching this song after 8 years, it brings back so many memories. Middle school and having friends.. My life has changed,it makes me a bit emotional....... Thursday 6th February 20 -15::12
@mohamedmalin9023
@mohamedmalin9023 3 жыл бұрын
could you understand the meaning or just beats 😁 wish you all the best and long lufe
@KunoowKunoow
@KunoowKunoow 2 жыл бұрын
Wow xaawo 🥰🥰🥰🥰🤪
@dayibibraahim1077
@dayibibraahim1077 Жыл бұрын
WAAN KU qayilayaa
@AbdinasirSalat-l2i
@AbdinasirSalat-l2i 4 ай бұрын
Waxan so xasutay malin aniga oo hurdayo aya jaclkeyga iso wacdy markas ayey waxa igu dahdey xarirkena inan soafjaro ayan gooansathe sabab na ha iweydinin markaas ayan wareray .06.06.2024 xasus😢😢
@Hus3ein
@Hus3ein 4 ай бұрын
Soory abowe mcn
@dalxacalinuur5675
@dalxacalinuur5675 Жыл бұрын
After 19 years hadad iga danbeyso like iisaar si aan usoo noqdo waqti kale🥺💔
@Sayidka_Exchange
@Sayidka_Exchange 5 жыл бұрын
2019 yaa ila daawanaya? Like dheh
@mouminaahmed7120
@mouminaahmed7120 5 жыл бұрын
Waaaaaaw
@culimoxassanofficialiskufi8422
@culimoxassanofficialiskufi8422 5 жыл бұрын
Ani lkin waa bila bicno iguma socoto
@culimoxassanofficialiskufi8422
@culimoxassanofficialiskufi8422 5 жыл бұрын
Asa tartet like isar
@ilhaancali6202
@ilhaancali6202 4 жыл бұрын
✌✌✌✌
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 5 жыл бұрын
HeestaN my Friend warsame ku xasusta Mobile C1 ku dhageesan jirnay 2013 😢 lkn Hda izlama Joogno muqdizho iyo sweden kala Joogan Nolow wacan Kuuu rajeynaa zxb
@naima5387
@naima5387 4 жыл бұрын
Aniga xata aniga sxbdey C1 ee iyada laheyd baan ka dhagesan jiray Xasus Iyo waqti buu aha 🙏
@RuzaykiMohamed-dt1wg
@RuzaykiMohamed-dt1wg Жыл бұрын
Long time 2014 dhagaysan jirey primary ahaa ciyaal hargeisa maanta soo bookhday aniga is oo waynaaday 10/8/2023❤😢😢😢😢
@jimcaaleaxmedmaydhane1744
@jimcaaleaxmedmaydhane1744 Жыл бұрын
After 13 years still hits what a master peice, oh my old good days and memories Adduunyo 😮
@AxmedCabdiraxmaan-jh2ul
@AxmedCabdiraxmaan-jh2ul Жыл бұрын
10 lee waa
@xikamdaahir3343
@xikamdaahir3343 Жыл бұрын
Jimcaale juuni heestaa goormaa la qaaday? 13 sano aaaaa😂 I believe you have sense
@Abdirisak7
@Abdirisak7 Жыл бұрын
2015 Shabelaha dhexe Jowhar 2016 Shabelaha dhexe Jowhar 2017 Shabelaha dhexe Jowhar 2022 still Shabelaha dhexe Jowhar Alhm
@munaali4156
@munaali4156 5 жыл бұрын
Long time caawe dhagysnayaa 2019 yaa ila dhagaysnaya 👍♥️
@abdirashedhirsi6044
@abdirashedhirsi6044 5 жыл бұрын
Muna Ali me haha
@blacknajiabdi7335
@blacknajiabdi7335 6 жыл бұрын
Wllhi xasuus weyan hestan habenka ay sobaxdaay waan dhagaysanjiray badaana . Dire dawa ayaan joogay imikana anigo Germany jooga ayaan dhagaysanaya cawo axada 14.10 18. Wllhi xasuus an cadiiy ahaayn
@mustafe983
@mustafe983 2 жыл бұрын
9 years ka dib hadad daawanaysoh waxba kaama qaban karoh sidaydaH 2022 ✨😂😂 10/7/2023 😊 habem kle oon soo doontay xasusahi ciyaal nimadi iyo hesihi aan ugu hor dhagays tay hesha somalida i.allah wa inoo Time kle inta iga dambeysa ❤
@azuudiamondofficial1056
@azuudiamondofficial1056 2 жыл бұрын
😂😂😂
@mustafe983
@mustafe983 2 жыл бұрын
@@azuudiamondofficial1056 ma daawanaysa adnah😂
@faatuuncartanshire4009
@faatuuncartanshire4009 Жыл бұрын
😂😂jah
@faatuuncartanshire4009
@faatuuncartanshire4009 Жыл бұрын
@@mustafe983 😂😩anaa kula daawanaya
@mustafe983
@mustafe983 Жыл бұрын
​@@faatuuncartanshire4009caawana kaalay ila dhagayso 😊😂
@somaliclips1
@somaliclips1 2 жыл бұрын
December 2021 yaa ila daawanaya ismuujiya
@Abdalle1-m7h
@Abdalle1-m7h Жыл бұрын
Heestan waxa aan ku xasusta eedooyinkey oo shil gaadhi kudhintey alle ha'idiin raxmado waa idin jeclahay eedooyin waxaanan lanoolnahay xasuusihiina farxad sameyntu ugu horreysa.❤
@nafiisaabdiomar1448
@nafiisaabdiomar1448 2 жыл бұрын
2018kii ayey ahayd markii iigu horaysay ee uu jaceyl dhab ah igu dhaco waxa jiray wiil aanu is jeclayn ka diba dad ayaa intay aniga iisoo dhawaadaan oo ay iska dhigaan dad ii dhaw ayey war iga qaadi jiree ka dibna isaga ayey u gayn jiree isaguna Aniga ayuu i qabsan jiray markii aanu 2sano wada soconay ee ay dadkiina naga dhex shaqaynayaan aanu kala hadhnay immika ma aqaano meel uu ku dambeeyey xasuus baan galay.💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭 11/12/2021
@aishaade591
@aishaade591 2 жыл бұрын
Before I never like this song but my uncle’s wife use to love this song and she make me listen to this song a most, now I like this song.
@nimcacumar1675
@nimcacumar1675 4 жыл бұрын
When I'm listening this song I feel love and believe me I'm still single
@mohamidsadam4078
@mohamidsadam4078 4 жыл бұрын
And I believe you are advertising yourself hhhh
@yousfkhadar2880
@yousfkhadar2880 4 жыл бұрын
baga wlo
@jamanoryasin8593
@jamanoryasin8593 4 жыл бұрын
Hi nimca
@caato
@caato 4 жыл бұрын
Aniga maad iga dhax hadleysas
@adnahussein4731
@adnahussein4731 4 жыл бұрын
Me too am in love with this song
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 жыл бұрын
xusuusuhu isu ekaa! Midda aan sida dhabta ah u hubo, waa in dadku kala duwanyihiin se xusuusaha ay innooga tagaan ay isu mid yihiin. jacayl iyo caadadii ama iswaa iyo dhibkiis. Si lamid ah sidaan u gu baahnaa shan sanno kahor, ayay caawana ii qabatay Xaawa-Kiin iyo heeskeedaan madhaafaanka iyo ruuxdhantaalanka ah.
@abshirsheikh6243
@abshirsheikh6243 9 ай бұрын
2013 ayaan dhegeysan jiray gabaar aad ujeclaa saudi arabia baan joognay hadase meelay ku danbey ma aqaan 1/1/2024
@buuhkayseofficial1011
@buuhkayseofficial1011 4 жыл бұрын
2020 12 march 3:00 pm Heez aan jeclahay oon zoo bookhday weye hadaad zidayada thy Like 😍😍😍😍😍
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 2 жыл бұрын
I have enjoyed this song since the day I heard it and I can say it is a diary, because it reminds me of my childhood.💝 Mobile ma lahayn TV iyo haba yarate aladaha layskala xidhiidho man qaadan hdana nolol macn o dhadhan lehban ku sugna,mala odhan kara ilbaxnimada aadamuhu wxy wxy so dadajisay dhibatoyin naga maqna ka hor?
@kawtharabdulahi3871
@kawtharabdulahi3871 2 жыл бұрын
🥺😩only 9 years ayaan jidhay markay so baxaysay habaryartey ayaa aad udaawan jidhay hadana 18 aduun iyo marxaladii 😢I miss noloshii hore iyo familyadii is dhex tubnaa 🥺dib kolay uso noqon mayso wakhtigaa but ilaahay sida roon hayna waafajiyo 2022/04/10 Actobar ❤
@xalimomohamed2008
@xalimomohamed2008 2 жыл бұрын
17ocotber
@azuzhaji7039
@azuzhaji7039 Жыл бұрын
Noloshiii Hore aad ayay u qurux badanayd hadaynu ogaan lahayn in noloshan maantu ay sidan u bilaa macaan tahay nolosheeeni hore ayaynu ku daysan lahayn lkn macquul ayaanau ahayn guulayso wlaal meeel walba aad joogto
@kawtharabdulahi3871
@kawtharabdulahi3871 Жыл бұрын
@@azuzhaji7039 Mahadsanid walashey qaali
@unknow1871
@unknow1871 Ай бұрын
Same abyo isku da,a nahay hadaan si lama filaan u arkay heestan xasuus I galisay wallahi noloshii hore nolol mee aheed lama soo koobi karo farxad iyo wada noolasho qoys isku xiran sxbo daacada bila telefon but now wax walbo wee is badaleen walashay qolkan kujirto kama warhaayo sidaan isku goynay nolosheenii hore hadaan awoodi lahaa wan so celin lahaa lkn wax walbo waa qadar lamana soo celin karo ألا ليت الزمن يعود يوما ما😔💔
@ikraanahmedbiin1009
@ikraanahmedbiin1009 3 жыл бұрын
Waxan dhagesanayan malin isnin 9 carafa lasomanyhy 🥰 tariqda 19 july /2021 wa malin jaceylkeyga iso labtey 7 bilod kabacdi🥺🥺 dad isku ken diren lkn jaceylka dhabta lagama gulesto ilhy ha isku ken calfo🥺😭🥰
@cabdiqadar3128
@cabdiqadar3128 2 жыл бұрын
Aamin
@sadiriyaaally2539
@sadiriyaaally2539 2 жыл бұрын
Ana waxaan dhagaysan jiray 2013 lkn micno ima lahayn maantay jcylkayga waxan kala maqnayn 7 bil sidaada oo kale lkn hada 4 7 2022 ayaan heahiinay waxaana soo qoray caaway oo ah 10 carafo
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 2 жыл бұрын
Maanta oo kale✨️
@cadeheyabdullahi5528
@cadeheyabdullahi5528 2 жыл бұрын
this song is basically detetected to me
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Жыл бұрын
Aaaamin wllo😢
@kaari767
@kaari767 Жыл бұрын
Habeenka kala badhkisa waxa bilawma qisooyin badan inta ku xasisha heestan iso raca❤😢
@channelkadhalinyaradagerma1685
@channelkadhalinyaradagerma1685 6 жыл бұрын
Heestan xusuus kamida xusuusahayga yaman cadan ban ku xasuusta 2013 iyo sxbkay xasan biiti from italy roma now 😢😢
@zamiamawran9595
@zamiamawran9595 Жыл бұрын
1 October ❤ 2023 xasuus Waxan radiyen racda ugu jiraa Roone waa inan reer ku noqdon raas kula dagaa😊
@abdihakemqurbo5712
@abdihakemqurbo5712 Жыл бұрын
Markay soo baxday Addis Ababa ayaan joogay 2013-kii bilowgiisa. Maanta oo aan soo booqday 2023-ka bilowgiisa ah Addis Ababa ayaan kusoo laabtay oo xasuustii 2013-kii ayay dib iigu celisay.
@Caduur27
@Caduur27 Жыл бұрын
it's best memory's bro
@baashibaltolk5324
@baashibaltolk5324 Жыл бұрын
Wlhi xiliga heestan soo baxesay qof waa jiis ayaa la dhihi jirey wlhi xasuus waaye lkn sida la moodi jirey ma ahan qoftan lixaadkeeda waa taam say mash allah
@abdiwalimohamed7143
@abdiwalimohamed7143 5 ай бұрын
2024 ayay ii suuragashay inaan heestaan si fiican u dhegaysto isla markaana qiimeeyo oo comment ka dhiipto runtii heesta iyo codka fanaanaduba aad bay u macaan yihiin
@suldaanmuxiyodin2528
@suldaanmuxiyodin2528 2 жыл бұрын
Best song xawo kiin wllhi 2014 aniga midle school ah aya dhageysan jirey gabar hada la qabo aya is jecleyn messege iskugu diri jirney xasuus like iska taabo jaceyl dartiis 🌹🙏🥰👍❤️👍💚
@امرأةالقوية
@امرأةالقوية Жыл бұрын
Wxaan dawanaya heestan 2023/1/3 waa cishe dabadiisa maalintu waa tlaado arbaco soo galayso waxan kuso xasusuta ex-kaygii si toosa ayaan u kala hadhnay 2022/9/14 waan ka hadhay kuma laaban kumana laaban doono waa markii ugu horeysey aan ka rajo dhigo haa walhi waan ka quustay waana ilaawi doona goaankaas qadhaadhka badan ayaan dhabarka uridanayaa alle hayla garab galo xaaladuhu marba sidey noqdaan halkan ayaan kusoo gudbin doona xasuus quruxbadan ayay ii noqon doonaan 👋❤
@AishaAwale-wq2fe
@AishaAwale-wq2fe 5 ай бұрын
Abwe hada setahay🥺
@mohamedjirdeh-dw9kj
@mohamedjirdeh-dw9kj 9 ай бұрын
Waxan so raadiyey heestan 10/1/2024 ❤😢
@Alonebird575
@Alonebird575 Жыл бұрын
Wxaan kuso xasuusta heestan guri aan kunoolaa 2018 habaryartay lahyd blse hdda Wey iga dhimatay allowkunaxariiso 🤲🏼🥺ma wxaad dhageysan 2024?🤚
@RidwanCabdilahi-oe2nn
@RidwanCabdilahi-oe2nn 3 ай бұрын
Heestan waxan dhagaysan jiray markay❤soo baxday maantana 22 jir Ayan ahy😮
@elramlisha8932
@elramlisha8932 5 жыл бұрын
2019 an dawanoya wlhi👀🖒👅
@abwaanshucaybyarexasan5383
@abwaanshucaybyarexasan5383 5 жыл бұрын
Hadan dhageysaanaya aniigu bayo hees cajiib ah weeye
@mohamedcise4501
@mohamedcise4501 5 жыл бұрын
ma daawanooysaa mise wa dawanysaa wll 😁😂
@hassanabdiwahab8621
@hassanabdiwahab8621 5 жыл бұрын
Aniga abaayo
@farxaancabdulaahicali197
@farxaancabdulaahicali197 3 жыл бұрын
Wllo ana 2021 aa daawnooyaa kwrn
@AbshirCabdi-fq6ot
@AbshirCabdi-fq6ot 5 ай бұрын
2024❤😂
@boocyusuf7991
@boocyusuf7991 Жыл бұрын
Heestan waxan dhagaysan jirey barigay so baxday gabdhan jecla wakhtigaana alx waxan guursaday 25/5/2023 ilahay ayaa mahad leh Macana kolkad Qof aad jeceshahay aad la midoowdo cajiib❤
@maanshire4040
@maanshire4040 2 жыл бұрын
Waan wada akhriyey commentaga dadka oo dhan respect oll somali people dad qalbi wanagsan batihiin hawaro jacaylku
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 жыл бұрын
xusuusuhu isu ekaa! Midda aan sida dhabta ah u hubo, waa in dadku kala duwanyihiin se xusuusaha ay innooga tagaan ay isu mid yihiin. jacayl iyo caadadii ama iswaa iyo dhibkiis.
@Typings-007
@Typings-007 9 ай бұрын
Kuala lumpur. Malaysia 🇲🇾 2:20Am 24-12-2023
@apdyrahmanhapad3473
@apdyrahmanhapad3473 4 жыл бұрын
Heestan 2020 Yaa ila dawanaya Liketa dhac kusii 👍👍👍👍
@suhuurahmeth6247
@suhuurahmeth6247 4 жыл бұрын
💋💋💋💋💋💋💕💕💕 20/7/0,20___we love cidii illa dawneysa___saka🎀🎎
@AwoweMacsaro
@AwoweMacsaro Жыл бұрын
2013 kii xili duhur ah gaari noha ah qaad saranyahy xusuus wlhi hestan darted memory uxaday after 10years soo boqday waqtigu orod badana🤣
@AbdirizackAbdalla-g8y
@AbdirizackAbdalla-g8y Жыл бұрын
Heestaan waxaan ku xasuustaa wiil saxibkey ahaa oo qarax ku dhintey allah naxriistee haddana waxaan dhageysanoyaa 6/25/203😢
@abdijamaalajchannel5433
@abdijamaalajchannel5433 2 ай бұрын
Xasuus 2014ki walashey iga weyn dhageysan jirtay Waqtigu muuxuucararayaa adunyo 11yers laga joogaa 😢01/08/2024. Hadaa iga danbeeyso like dhac iigu sii😢
@YoIzxaaq
@YoIzxaaq 2 ай бұрын
Seedi commentiyo 2013 laboratory baam akhrinayey mise adiga shaly baaba qorte😂😂
@abdijamaalajchannel5433
@abdijamaalajchannel5433 2 ай бұрын
@@YoIzxaaqdib baan usoo jaleecday sediyo 😅
@Mahamedhadidayib
@Mahamedhadidayib Жыл бұрын
Diri dhabe 2016 Jigjiga 2017 Jigjiga 2018 Jigjiga 2019 Hargeysa 2020 Bosaso 2021 Bosaso 2022 Garowe 2023 ishaalah 2024 Jigjiga ❤❤
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 13 МЛН
AMINA AFRIK 2017 HEESTA RAXAYSO WIILYAHOW OFFICIAL VIDEO
5:58
Waqal WStudío
Рет қаралды 4,2 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 29 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 720 М.
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 45 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 107 МЛН
sad iyo calaf diini&farxiyo
9:59
daadiroow21
Рет қаралды 262 М.
Fatima Haryan CALOLYOW Official Music Video | HD
5:24
Abdirahman Somali
Рет қаралды 3,8 МЛН
Aar Maanta - Dhadhami
4:52
Aar Maanta
Рет қаралды 4,1 МЛН
AHMED RASTA DARDAARAN HEESTI FARXIYO KABAYARE OFFICIAL VIDEO
7:12
Fanka North America
Рет қаралды 9 МЛН
XAAWO KIIN IYO XUSEEN SHIRE - HAR II JIID (OFFICIAL VIDEO)
9:44
Tusmo Films
Рет қаралды 4,6 МЛН
Xamda Cabdi (Xamda Queen) Heestii Mil dhahaabo
4:38
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,8 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 16 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 29 МЛН